Xabashida dhul beey Somaliya ka heeysataa. waxeey weliba dooneeysa in eey dhul kale iyo Bad xoog ku qaadato ee boobto. Xabashid waa cadawga Somaliya soo jireen ah, ninki taagerro waa khaainul wadan oo sharciga baa lagu qaadayaa. Masar dhul somalia kama heeysato, dhulkeedanna ma rabto. waxeey u imaaneeysaa in eey Somalia caawiso. Marka ma labadaas baa isku Hal ah Caqli xumadaada.
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was malin iyo haban been ba la tagan tahay joji waxu adrka xasan gorgurde ku so dhibey mesha hala so fadhisan
Baahane
Maxamed xuseen rooble waa inuu niqdaa madaxweyne soomaaliya waana u qalanayaa
Xaalada wadanku jiq waaye wlh Lafta gareen waa inan gumeed anigaa og suldaan
Waxaa caqli darro ah inaan caytanto grow up
Kam shufna maraakiib macadallaahi huuri Lafta naga is nothing
Qadaad weyney dhidar qudhun ma daayo futadooda iyo xumeystooda ayaa caalamka laga daa wanayaa ha dhaslayso qadaad weyn qosol waxay yiraahdeen jabhado baanu etopia ku kicinaynaa caalamkii qosol ayuu ku maqanyahay maxay hayaan oo ay ku caawinayaan ayaan dhaw qadaad weyn caalamka waa laga mamnuucayaa
Laftagareen waa loo soo caqliyeeyay
Meesha ma gaajo ayaa lala soo aadaa
Maamulkii gadoodaba halal qanciyo xal ma noqoneyso waxa lagu wada qanci Karo waa in dowlada loo wada sinaado
😮😢🎉🎉😂❤😂🎉😢😮😅😅😅😅😮😮😮😮😅😅😅 3:04 😅😅
malaa weykaro baaydha o waa raag nasab aah oo gudoomiyo leh barlaabaan qofki amaar ka qada wayaana wA Soo xoraayan aayaga kashayo daalxureye iyo dowlaada
Yahooda iyo HAWIYE mid naba Amin malaha
Waxaad adigu tahay baa dadka ku sheegee
waa sax waanu taageersanahay koonfur gabeed inay itoobiya garabka saaraan.. waayo hawiye masar ayey garabka saareen.
Xabashida dhul beey Somaliya ka heeysataa. waxeey weliba dooneeysa in eey dhul kale iyo Bad xoog ku qaadato ee boobto. Xabashid waa cadawga Somaliya soo jireen ah, ninki taagerro waa khaainul wadan oo sharciga baa lagu qaadayaa. Masar dhul somalia kama heeysato, dhulkeedanna ma rabto. waxeey u imaaneeysaa in eey Somalia caawiso. Marka ma labadaas baa isku Hal ah Caqli xumadaada.
MAGA SOMALI WAA UU U DHAMMAATAY CIRKA IYO DHULKA AYAA LAGA NACAY HAWIYO TUUG MURYAAN.
Waxaad adigu tahay baa dadka ku sheegee.
kuwii caroodaba hala caburiyo
Somalia ain’t easy you better move over 😂😂🇸🇴💪🏿
Waa kuwee talada lawadaaga xamse iyo xasan sheekh?
Maliibaane lagu liibaanay are hawiyow qajila
Suldaan maxa xasuusataa hadalkii madaxwayne farmaajo ee ahaa haddii aan dalka wada lahayn nin walba tuuladiisii buu tagayaa sidoo kale hadalkii shariif ee ahaa madaxwayne xasan waa qabyaaladiiste dalkii buu ka la geeyey. Xasan isagaa dhibkaan abuurtay.
Rooble waxba ma istaahilo
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was malin iyo haban been ba la tagan tahay joji waxu adrka xasan gorgurde ku so dhibey mesha hala so fadhisan