Xogta Dagaalka Qarsoon Villa Somalia, Xasan sh oo olole doorasho aaday, & Mucaaradkii Oo Soobaxay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 26

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaladhah waquyiga somaliiya hargeysa haa guul wankufaraxsanahay somaliiya

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 2 หลายเดือนก่อน +4

    Guuleeyso suldaanka

  • @awalemusa5466
    @awalemusa5466 2 หลายเดือนก่อน

    Aad Baan ugu xumahay qabyaaladaad meesheey mareeso walee dib dabe ayaan kuu dhageesan

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 2 หลายเดือนก่อน

    Sax guul somaliya

  • @ztrenditv7223
    @ztrenditv7223 2 หลายเดือนก่อน

    Aslcm, aab mala garano farqiga u dhexeeya dowlad gaboled iyo dowlad

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 2 หลายเดือนก่อน

    Suldanaka tv caawa waa taagan yahay fadhi ku naqaanah😂😂😂

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 2 หลายเดือนก่อน

    Sax waaye inay lacag badan ku dhufsadaan xatooyadii hadii laysku maxkamadeynaayo sidan haku cunaano

  • @abdullahoidirisnur5415
    @abdullahoidirisnur5415 2 หลายเดือนก่อน

    Wadankaan
    Allaah SWT
    Hanoo Bad Baadiyo

  • @alisuja3894
    @alisuja3894 2 หลายเดือนก่อน

    Idaacadaha waxay bilaabeween cbb lacag qadasho ee waa in lala xisaabtamaa sida idaacadaan

  • @xahirhaji-fk7rr
    @xahirhaji-fk7rr 2 หลายเดือนก่อน

    7

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk maxaweynihii hore ee aamusnaanta badnaa ayaa fiicnay

  • @MaxamedAadan-z4p
    @MaxamedAadan-z4p 2 หลายเดือนก่อน

    Somali itaaliya wanag banu ugu maqnay waliba hawiye manta way iskayo baren way.iscadeyen macashaka waynagaheli abal rag galanunahay mantokalena midqudhanunahay rag wanaga cidi tida wanaga kuqasbanunahay

  • @YusufAflahar
    @YusufAflahar 2 หลายเดือนก่อน

    Magacaa laftiisu yahay goonni goosad ilaa ay somaliya soo raacaan,markaa waa mudantahay in lala dagaallamo balse xukuumadda SL mooyee shicibku dembi malaha mana mudna in wax laga sheego gooni goosadkana badi waa ka soo horjeedaan

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan ayax waxa ka maamul wanaagsan shirkadaha madaxa banaansidoo kale gudoomiyaha tuulada u yar soomaaliya kooxdisuna waa lamid

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 2 หลายเดือนก่อน

    Wax alale waxa maanta kataliya soomaaliya barlaman io MDX ama hantibixiya ama habixinina.
    Cidi.idin dooranmayso.
    Weligin dambe ✅

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 หลายเดือนก่อน

    Somali land waa gobolada waqooyi.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa la diidan yahay magaca somaliland markii loo isticmaalo in loo qeexo sida dal oo kale wax muran ah ma laha inay u istacmaaleenbsida dal sida khariidad, bixinta dhul iyo bad soomaaliyeed, takoorid dadka soomaaliyeed iyo arimo badan oo gaf ku ah dalka sharafkiisa iyo midnimo magacaabin waxaa yahay halis wayn sida ay u istacmaaleen inkastoo dalka oo dhan yahay somali land.

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliland ayaa u horseedos itoobiyo iney u xalaaleysay dhulka iyo bada iney qaadato markaas waa ku qaban tahay inaay go.aankaan at qaadato sida ay dowlada soomaali ay u difaaco dhulka iyo bada

  • @hassanaliomar2307
    @hassanaliomar2307 2 หลายเดือนก่อน

    Amaa Adiga tahay xawaadle oo la yiri xabaalaha badiya ama yaxar ama rufiyaan afka loo buuxiyay ee meel aad heysatid lama yaqaan ee is cadey

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 2 หลายเดือนก่อน

    Ruux diin leh oo dadnimo u dhashay oo damiir iyo Darren lihi miyaa xasan dooran doono iyo damal jadiid rag iyo dumar iyo daaro kama badbaadin xoogii dalkana iyagiyo dabkoodii wixii dabino loo dhigey dadku waa ogaa dalkana waa duulkii iib saday dadkii soomaaliyeed dabkii uu u qaybiyey dul iyo hoos umuubsiin duulkiisa oo qura ayuu duldhigey away dawlad gobaleedyadii duulaanka uu ka wado dushooda wuxuu UGA Dan leeyahay ma duul Moog ayaa Jira dilaa weeye uu qabiilka dilay alle doorigaa damaca dugaaga lihi xataa duunyada diidan in loo door to haraagii ka Harley dadkii soomaaliyeed

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 2 หลายเดือนก่อน

    Shiitka shiitka shaqeystaa isbaradaa daya wariyasha caytama benta lawarega washa

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 2 หลายเดือนก่อน

    Butlan lama dhaho ee bosaso aya la dhaha ama garoowe iyagana waa in la yiraado hargeysa

  • @AhmedSaid-kp4be
    @AhmedSaid-kp4be 2 หลายเดือนก่อน

    imisu ku soo tuuray musse bixi

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa kaa qaldan weriyow, wax la yiraahdo Dawlada S/land iyo Dawlada P/land, waxaa kaliya oo jira Dawlada Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Somaliland, Puntland, Juba land iwm

  • @maxamuudmuxumud9494
    @maxamuudmuxumud9494 2 หลายเดือนก่อน

    MARKA HORE WAXAA ISWADIIN MUDAN JAWAAB SAXAN LOOGA BAAHAN YAHAY SOOMAALILAND MAGACA LAYIDHAAHDO GAARMAA UDAN BAYSEY???
    MARKAN ISAGA JAWAABO WAXAA U DAN BAYSEY 1/7/ 1960 KII MARKII LA ISKU RAACAY MAGACA JAMUURIYADA DIMUQRAATIGA AH EE SOOMASLIYA HADANA WAA MAGAC REER QUDHA OO AAN CIDI KUWEHELIN UU SAMAYSTAY REER GAARA OO SOOMALIYA KA MIDIHINA DALKA QAYBKA MIDA SHARCI AHAAN SUKAD KHALDAN MAYEELAN KARO WAXKASTANA WAA IN MAGACA SOOMAALIYA LAGU MUUJIYO WAA SHARCI DASTUURIYA MARKA YAAN WAXBA LAGA DOODIN SHARCIBAA MEESHA KA FURANE
    WAA BILAHI TAWFIIQ ALLAA MAHADLEH

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 หลายเดือนก่อน

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was malin iyo haban been ba la tagan tahay mesha suldaanka tv waradka was waxa been