Deg Deg Villa Somalia Oo U Digtay Mareykanka, SSC-Khaatumo Oo Shaacisay In La Aqoonsaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 4 หลายเดือนก่อน +20

    Fowsiya Ha Qalbi Jabin GO AHEAD, DO NOT GIVE UP....Guul Weyn La Soo Laabo......Good luck.....

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 4 หลายเดือนก่อน

      They are traitors ! How can they not back her? Djibouti is a scam it can't win it's for Kenya to save face

    • @Maxamadqasinq
      @Maxamadqasinq 4 หลายเดือนก่อน +1

      Oggooleloof

  • @yusra2501
    @yusra2501 4 หลายเดือนก่อน +7

    Ha. Tanaasulin jabuuti. Waa dalkale. Way ay noogu haysataa waxaan helo haday tahay walal. Somaliyey hala garab itaago fosiya xasana runta haloo sheego fosiya gulgul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dargo114
    @dargo114 4 หลายเดือนก่อน +2

    Fowsiyo hore usoco hana tanaasulin. Inshaa-Allah waa guuleysanee.

  • @maxamedbile2992
    @maxamedbile2992 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks for your information about Somalia

  • @jamacadan2200
    @jamacadan2200 4 หลายเดือนก่อน

    Guul fowsia xaji adan wad ku guuleysani insha allah aamiin idanka allee

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 4 หลายเดือนก่อน +1

    Fowsiyo guul ayaan u rajaynay
    Kuwa aan wadanayiinta ahayna
    U jedadooda guracan ha guuldareysato inshallah

  • @khalifmahmud4770
    @khalifmahmud4770 4 หลายเดือนก่อน +2

    Drs Fowsiya haji wad guleysaneyna in sha Allah

  • @samaronsaid4676
    @samaronsaid4676 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waan ku hambalyaynayna dawlada somalia arinka aTMs

  • @MustafeBashiirali
    @MustafeBashiirali 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah hanaga baxaan xaaraanta mushaar un Bay ku qaataan meesha

  • @HassenMuhumed-ze3pz
    @HassenMuhumed-ze3pz 4 หลายเดือนก่อน +5

    Xasan madantisu ku badalanaya sumcadi somaliyed iyo jiritanki dalka

  • @FadumoJirrow
    @FadumoJirrow 4 หลายเดือนก่อน

    Fowsia❤❤❤

  • @MakoMuxumed
    @MakoMuxumed 4 หลายเดือนก่อน

    Hooyo mako😂❤🎉

  • @YusufHassan-hf6jw
    @YusufHassan-hf6jw หลายเดือนก่อน

    Fiqi unuka leh magalada wa sax soomali market wada joogty dowlad dhexe bey lahed hadan dadka somaliyed wey wada joogaan markad Laga reebo kuwa cuqdada dilaty sidado kale weyna wada jogi donan insha allh

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 4 หลายเดือนก่อน +1

    ارجوا غراد أن تقولو الكلمة ألحق والوثيقة

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 4 หลายเดือนก่อน

    Xasan Sheekh looma ogola in uu tago Maraykanka,haddii sidaasi dhab noqotoXasan Sheekh cilaaqaadka ha u jaro maraykanka

  • @abdillahiabdi7211
    @abdillahiabdi7211 4 หลายเดือนก่อน

    Wariye benaaleh khal-khal gelis baad rabtaan Somaliland

  • @khaliifsalaama88
    @khaliifsalaama88 4 หลายเดือนก่อน

    Marka lawada yeesho HARGAYSA KISMANYO ,BAYDHABO , BOOSAASO , GAROOWE, GAALKACYO , BURCO IYO MAGAA LOOYINKA KALE ayaa MUQDISHO la wada yeelanayaa in muran la galiyana waa doqonnimada DADKA KU NOOL MUQDISHO
    xildhibaan FIQI baydhabo ha oggolaado il lawada leeyahay

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ruufiyaamin beenbadanaa wax aan jirin bay dhoodhobayaan subxaanallah war wuxu ileen caqli m as jiro waxay dheheen MWenaha baa u diiday dadkaas baan siyaasad ka sugaynaa!

  • @amirdahiryussuf10
    @amirdahiryussuf10 4 หลายเดือนก่อน

    Lacklustre Unglued will not 😊

  • @khadigiamohamud9938
    @khadigiamohamud9938 4 หลายเดือนก่อน

    Wax yaar ma ku sheega haa aflagadeen , mw somalia . Fousiyo wa qoof wanaagsaan walal horseed

  • @ismailahmed001
    @ismailahmed001 4 หลายเดือนก่อน

    Jaliyada ssc khatumo oo sijui kubadan weligood

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 หลายเดือนก่อน

    Waa in ciidanka afrikaanka ah laga saaraa wadanka

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 4 หลายเดือนก่อน

    Maraykanka waa wadan fiican oo doonaya inay Somalia waxa noqoto iska saarto cidan afirika ee ilaa liya xerya hooda waa inay baxaan sabata waxaa weeye dhaqalaha ay qaatan wadamada siiya waa inay joojiyaan si ay ubaxaan

  • @AbdillahiFarah-y4h
    @AbdillahiFarah-y4h 4 หลายเดือนก่อน

    WAZIIR FIQI, WAA HADAL MEESHIISA LE' EG, WAX JIRUUNA SHEEGAY . KUWA KA KUMAA NAYAA, IYAAGAA BUKAAN SOCODA, WAA KUWALE UNU KAALE.

  • @mahamedcabdionyoodonyood895
    @mahamedcabdionyoodonyood895 4 หลายเดือนก่อน

    Asc wey kumahadsantahay fooziya xaaji aadan diidmada aydiiday hahadhista kursiga ay utartameysay lona daayo dawlada jubuuti dawlada somaliyana waxaan kacadsan haynaa in ay taagerto fooziya xaaji aadan iyo kursiga a utartameyso taagera xil dhimaanada wey guuleysadoontaaye

  • @ismailahmed001
    @ismailahmed001 4 หลายเดือนก่อน

    Uganda ,tz iyo melwalbo dhulbahante jogaan like 150 years ago

  • @AbdiSaid-pj1qo
    @AbdiSaid-pj1qo 4 หลายเดือนก่อน

    Na cidna Kuma rabti isaga har tartans kurigaasi wa la iibiye eedo

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 4 หลายเดือนก่อน

    Suldaanka Muuse ayaa sumeeyey. Gacan-ku-dhiigle Muuse Biixi ummaddu ha iska qabato.

  • @Xalad.degdeg.ahmedia
    @Xalad.degdeg.ahmedia 4 หลายเดือนก่อน

    Waxa layaab leeh muslimka kunol wadamada urubta iyo marekanka oo kurali ah inay bixiyan canshurtaas oo gantalada iyo risasta lagu dilayo muslimka laguibinayo ALLAAAH miyu ka aqbalaya islamnidas walal ADIGUSE damirku miyu kusiyey sidaas inad kufaraxsanatid

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 4 หลายเดือนก่อน

    Op dadweynaha soomaaliyeed ee degan xamar waxaan uga digayaa in aysan sii joogin caasimad ku sheega soomaaliya in aad isaga guuraan xamar u a dhaafaan dugaag xamar sheeganayo cuno qabateen iyo maal gelin la’aan la dhigo xamar waxaa haysta qabiil aan dowladnimo iyo wadan aqoon isaga guurs xamar marka cadeey baan ku dhashay kuna noqon maayo inta aan noolahay waxaan u dhaafay reer abtigeey oo dugaag isku badelay waanka xumahay in aan koonfurta soomaaliya ku dhashay

  • @xamdicabdi-y8t
    @xamdicabdi-y8t 4 หลายเดือนก่อน

    o haday diday amarka dawlada yeymataleysa wariyoow dadka somaliyed iskuduwo lama barin

  • @khadigiamohamud9938
    @khadigiamohamud9938 4 หลายเดือนก่อน

    Musharka Aminson la sinaayo kuwayna ayaa uu bahaan , wax uu qaabtaan male runti wax sii ballaratay shabab , wax laga qudiiyo cadawga somalia.

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 4 หลายเดือนก่อน

    Atmis lacagta ay Qaataan Askarigii 1000$ iyo ka Badan ha la Siiyo Ciidamadeena Soomaaliyeed .......Haddaba iyagaa AS La Dagaala 150% keliya ayey Qaataan iyagaa Naga badan Atmis ma Rabno.........Haynaga Baxeen....

  • @cabdiugundhe7654
    @cabdiugundhe7654 4 หลายเดือนก่อน

    waxaan taageersanahay in kursiga aan joogtada ahayn ee golaha amaanka inay utartanto waayo kursigu ma ah midkaadhigaya inaad xubin cod leh ee kursigu waa magac uyaal laakin waxaa dhaama kursiga midawga afrika

  • @abdisamadmohamed8662
    @abdisamadmohamed8662 4 หลายเดือนก่อน

    Beenta dhaaf Saciid Dani wuu ku faraxsan yahay aqoosiga SSC Khaatumo, wariyaha waxaa fiican inuu dhexdhexaad noqdo

  • @FarahHassan-fp9tr
    @FarahHassan-fp9tr 4 หลายเดือนก่อน

    Foowsiyo waligaa hakatanaasulin kursigaas.

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 4 หลายเดือนก่อน

    Xasan hunguri intuu helaayo cidna u joojinmaayo sotuu hada ka hor gabar soomaaliyeed uga hiiliyey tansaaniyaan ceebtiisa maaha waa caadadiisa magacas ba doqon aan damiir laheyn duf ku bax xasan ma dherge duli aan damiir laheyn oo bilaa iimaan ah

  • @HassenMuhumed-ze3pz
    @HassenMuhumed-ze3pz 4 หลายเดือนก่อน

    Foosiya gul ayan kuleyahay go an keda haku ad kaysato

  • @duniyomahamud9232
    @duniyomahamud9232 4 หลายเดือนก่อน

    Cali Fiqi waa gartiis in uu sidaas yiraahdo Saa Shabeeladii hoose oo aheyd inay maamul la wadaagto shabeelada dhexe ayaa konfur galbeed lagu daray sidaas ayuu ku haweeystay in Dadka daga labada shabeele iyo Banaadir waxooda lala sheegan karo !!!!!

  • @duniyomahamud9232
    @duniyomahamud9232 4 หลายเดือนก่อน

    Mar Kenya dhaha marna Jabuuti dhaha Aduunka wax waa iska codsadaa laakiin War aanad hubina ayaad ka hadleeysaa Dalxureeye imis guul buu soo hooyay waxuu u taagan yahay sidii Dalka u horumari lahaa Dadka iska hadlaayo oo aan Dalkana wax u Tari karin baa tihiin .

  • @duniyomahamud9232
    @duniyomahamud9232 4 หลายเดือนก่อน

    Fowsiyo Waxaan Dowladeeda la wadin ma wadi karto mana isku sharaxi karto ayadoo aan fursada siineeyn Dowladeeda Xildhibaano badan weey buuxaan Cid walbo weey isu sharixi laheeyd hadaan DFS u qorsheeynin.

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 4 หลายเดือนก่อน

    BEEN KSMA XUSEEDE SOOMAALIYA MIYAA DIGTEY MISE AYADAA LOO DIGAA

  • @khadigiamohamud9938
    @khadigiamohamud9938 4 หลายเดือนก่อน

    See loga baxi kara wax uu wannagsaan kursiga ,

  • @maryamadahir6649
    @maryamadahir6649 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 4 หลายเดือนก่อน

    Noolow

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 4 หลายเดือนก่อน

    Amisom his kiriminal alshabab his from kanya tasaniya gana ihtopiyq sodan hi down have somali alshabab

  • @nuhmohamed7521
    @nuhmohamed7521 4 หลายเดือนก่อน

    FOWSIYO PLEASE GO AHEAD, DO NOT GIVE UP

  • @Maxamadqasinq
    @Maxamadqasinq 4 หลายเดือนก่อน

    ❤😂🎉😢😮😅😊

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 4 หลายเดือนก่อน

    WAA BEEN WAX LA WAREEGAAYA DALKENA MALAHANE ATMIS WAA INEY NAGA BAXDA HADI KALE FURINTAGABA MA TAGAANE HADEY TAGAANA IYAGAABA HUBKA U GUDBIYA SHABAABKE .DHAQAALAHA LOGU TALA GALAYNA DEYNTISA HANAGA HARTO.DALKENANA ANAGAABA KU FILAN CIDANKENA IYO SHACABKENO ISGARABSADAY AYAA KA DADAAL BADAN

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 4 หลายเดือนก่อน

    Kala dambeynti meeday?

  • @fathiaolad6988
    @fathiaolad6988 4 หลายเดือนก่อน

    War beenta Iska dhaaf xagee dowlada ku tiri .ha ka harto tartarka xildhibaanada.

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 4 หลายเดือนก่อน

    Putland ayaaa aqoonsan ssc oo garab taag

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 4 หลายเดือนก่อน

    Amarka ismaciil geele ayuu ku sheqeeya xasan dhiiqo tuug $$$ xadoow

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 4 หลายเดือนก่อน

    Yaab badanaa maxaa nakhuseeya dalalka kale

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 4 หลายเดือนก่อน

    😅

  • @AbdisataarsheekhMahamed-zx9og
    @AbdisataarsheekhMahamed-zx9og 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk😅

  • @abdullahiabdirahman4600
    @abdullahiabdirahman4600 4 หลายเดือนก่อน

    Beeenlow putland waa qaran jira

    • @A-lg5cc
      @A-lg5cc 4 หลายเดือนก่อน

      sax nairobi waa qaran 😂😂😂😂 💀

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 4 หลายเดือนก่อน

    Dilaaga weligiisa la nacban yahay baad ku soo celcelisaan si ay dadka ku daawanaya aysan kugu soo laaban wejiga muuse bixi wuu na dhibayaa asaga iyo Hitler baa isku mid ah wuxuu xasuuqay dadweynihii Laascaanood weli wax denbi ah laguma soo oogin kaaga daran wayla fadhiisteen ka dibna u ogolaaday in uu Gato bada soomaaliya inta la xiri lahaa oo lagu soo oogi lahaa kala gooynta soomaaliya in dagaalkii Laascaanood. Muuse bixi waa denbiile aad u wayn

  • @ismailahmed001
    @ismailahmed001 4 หลายเดือนก่อน

    Deni iyo adigaba ciyaar ayaad kujirtiin ,somaliya oo dhan ayaa xor ahayn ,macal adiga weriyaha ah

  • @abdikarinmohamed8175
    @abdikarinmohamed8175 4 หลายเดือนก่อน

    Beenloow

  • @Suheila22
    @Suheila22 4 หลายเดือนก่อน

    Been low Garad TV Iskaa daa 30 dowladoode ee aaney ka keeni karin 10 cod