Deg Deg Villa Somalia Aqoonsatay SSC-Khatumo, Miuse Biixi Oo Deen Loo Haysto, Somalia Oo Maraakiibta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

ความคิดเห็น • 79

  • @marada2770
    @marada2770 6 หลายเดือนก่อน +8

    Farmaajo Dani Sharif wa magaafe yaal Allahha naaga badbaadiiyo

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 6 หลายเดือนก่อน +2

    Awdal state keep it up good work ❤❤💯💯🥰🥰💪💪💪

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 6 หลายเดือนก่อน +2

    Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work ❤❤❤❤❤💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @ClmaaligSaleebaan-cw5io
    @ClmaaligSaleebaan-cw5io 6 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉

  • @cawilfariidfaarax6637
    @cawilfariidfaarax6637 6 หลายเดือนก่อน

    Madax weyne xassan shiikh maxamud hadii uu diiday dowlad nimo ummada somaliyed ay leeyihin maxaa udiday pland in ay isku tashado ❤😂❤

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 6 หลายเดือนก่อน +3

    KHAATUMO STATE WAA MAAMUL BUUXA

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 6 หลายเดือนก่อน +2

    Guul iyo gobanimo gacmo buuxa dawladeena danqaran Mashallah cadowgiin ha jabo guuleysta amiin yaa allah

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 6 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations SSC keep it up good work ❤❤❤❤️❤️❤️❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @Kowtarosmanali
    @Kowtarosmanali 6 หลายเดือนก่อน

    M. Illhy hanagaqabto dabadhilifka itobiya midnimansomaliya urajeynaa cadowgeenu hajabo guuùl 🇸🇴 ❤❤❤❤❤

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 6 หลายเดือนก่อน

    HA KU WASAAN XASAN SHEEKH IYO DHAAN F SOOMAALIYA

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 6 หลายเดือนก่อน +2

    Cuqdad iyo cabaad lagama waayo kuna jiis dabiyada loo haysto ma ilaaway markuu malin walba meelaha ka qaaleeyahay subxaanallah

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 6 หลายเดือนก่อน

    war wa ka ugu liitay bidhaan e waxba ssc khaatumo uma qaban

  • @GuledAxmed-zs7pt
    @GuledAxmed-zs7pt 6 หลายเดือนก่อน

    Garaad TV
    Beentaada & runtaada, kee rumeysanaa?

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 6 หลายเดือนก่อน

    Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 6 หลายเดือนก่อน +4

    Turkey 🇹🇷 hana ilaaliso bada and barigaba intaan xoog yeelanayno gaalo god bay kugu ridi

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 6 หลายเดือนก่อน

    Burcad badeedka xaage ka dhaqajiyeen . Garacad waay Sacid Dani

  • @shanyfahiye919
    @shanyfahiye919 6 หลายเดือนก่อน

    Guul Puntland

  • @seinabm4750
    @seinabm4750 6 หลายเดือนก่อน +3

    Dani baa hortaagnaa INEEY Khaatumo ka go'do waayo xildhibaano been ah oo khaatumaa ayuu isku sharraxay.

  • @AhmedRoblehAbdillahi
    @AhmedRoblehAbdillahi 6 หลายเดือนก่อน

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 6 หลายเดือนก่อน

    KADAAB WUU WAASHAY SIDA XASAN SHEEKH U WAASHAY

  • @MohamedAhmed-vt9uv
    @MohamedAhmed-vt9uv 6 หลายเดือนก่อน

    war waxan Idaacad baa u malenayay. lakiin kuwan waa ku shubo. ku yeh Aasaasihi SSC ku yeh. War Bidhaan Waa Hilible

  • @MaxamedabdijamacMaxamedabdijam
    @MaxamedabdijamacMaxamedabdijam 6 หลายเดือนก่อน

    Maamulka SSC khatumo waxan ku shegaya ineysan ka goeyn puntland o Degan ahan iyo dad ahanba ay wada dhashen puntland meshey marto ayey khatumana maremma mana amineyno villa somaliya iyo khiyaliga ay wado ilmo Harting wax kala wadi karoo ma jiran

  • @muhammadseyid6400
    @muhammadseyid6400 6 หลายเดือนก่อน

    Cawaan tifii cabaad iyo niic ugu imow

  • @abdurahimmohamedyousuf8395
    @abdurahimmohamedyousuf8395 6 หลายเดือนก่อน

    WAA WAX LAGU FARXO SSC WAA SHACAB QIIMO LEH OO SOOMAALINIMO KA GOAN TAHAY WAA SHACAB KA SOO HORJEEDA KALA GOGOA SOMALIYA REER SOOMAALIDIID HA LALA JIHAADO ILAA AY CAGAHA DHULKA KA DHIGAAYAAN

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 6 หลายเดือนก่อน

    Dhulbahante don't trust dawlada xamar waa tii hubka lagu burburiyay laascaanood one month ago lacagtii schoolada waxay marisay snm haddana waxay wadaa inay isku dirto Dhulbahante iyo majeerteen don't do trust xasan shiikh waa munaafaq mj+ssc waa harti power insha allaah khayr

  • @kariyesoomaaliye9642
    @kariyesoomaaliye9642 6 หลายเดือนก่อน

    Saas ayaa dowladda laga rabaa mid kastana xoog waa in ay u shaqaysaa

  • @Rooble66Rooble66
    @Rooble66Rooble66 6 หลายเดือนก่อน +4

    Warfare taaga 😂😂Butlan iyo ssc waa mid haku habsaamin

    • @YFC-lo9nj
      @YFC-lo9nj 6 หลายเดือนก่อน

      👍🏾

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 6 หลายเดือนก่อน

    Cabdullahi awelba wasiir buu ahaa

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 6 หลายเดือนก่อน

    GEESIYINTA LIBAXYADA CIIDAMADA HINDIYA AYAA CIRIBTIRTAY BURCADA BADEEDKA SOMALIYA

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 6 หลายเดือนก่อน

    Ma Degmaa Loo Aqoonsan maamul Goboleed

  • @faizaosman6214
    @faizaosman6214 6 หลายเดือนก่อน +2

    Dawlad faashila oo meelna ka shaqayen oo kala daadsan danhooda ha ka taliyaan soomalilaand wax ay ka qaadi karaan ma jirto indhahooda oo shana ayaa soomalilaand la aqoonsanayaa maxay ka qaban karaan

  • @AxmedIsmacil-zn2rv
    @AxmedIsmacil-zn2rv 6 หลายเดือนก่อน +1

    ASC

  • @AliHaybe-pp3xu
    @AliHaybe-pp3xu 6 หลายเดือนก่อน

    Ganacsada somaaleyed wax manta odhan karro way ka dheexayan igaa jirra hasaa ahateee nimcooyin alle bixo ee cid udeeqa ee garaasiin meesha aad sheegayso iyo mel allaa mida

  • @marada2770
    @marada2770 6 หลายเดือนก่อน +2

    Farmaajo Iyo kooxdiisaba wa argagixiso magaafe jajuuska shisheyah iyo Ethiopianka ah lamana amiinikaro siyaasiyanta fashiliimay oo farmaajo ugu horeyo

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 6 หลายเดือนก่อน

      Adiga ah argagixiso maafiyo ah iyo guurguurte

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 6 หลายเดือนก่อน

    KHAATUMO STATE WAA MAAMULA JIRA OO AYA LEYIHIIN REER DARWIISH ADEERYAL WAA DAD TARIIKH,DHUUL IYO CALANBA LEH .

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 6 หลายเดือนก่อน

    KADAAB

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 6 หลายเดือนก่อน

    ALLOOW HANA CEEBEYN MA SHARZFTOODII BEY WASAARADII UGU LIIDATEY QAATEEN SSC AWALBA WAALIITEEN

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 6 หลายเดือนก่อน

    Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ha aaminin xasan sheekh ha gooniyoobin Firdhiyow🤣🤣

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 6 หลายเดือนก่อน +1

    Anaga villa somalia aqoonsi noomahayso ee ayey argagixso noo soo dirin

    • @YFC-lo9nj
      @YFC-lo9nj 6 หลายเดือนก่อน

      👍🏾

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 6 หลายเดือนก่อน

    BEENTODA WAAYE BURCADA WAA QAAN GAAR WAA DHAFEEN EEYAHA BURCADA BADEDKA SIMALIYA XUKUMA DIL KU XUKUMO.

  • @saidaabdulle5819
    @saidaabdulle5819 6 หลายเดือนก่อน

    War qayaaleysan ayaad sootabineysa waxaad eed Dushanbe oga tuureysa puntlandi.

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 6 หลายเดือนก่อน

    MUSE BIXI KUMA SOO DUUMI KARO QAABILO.SHUULKOODA ISAGA MIYUU JACAYL YAHEEY IN LAGU SUULO DHUULKIISA SIDA BURCO,HARAGYSA AMA BERBERA.

  • @AliHaybe-pp3xu
    @AliHaybe-pp3xu 6 หลายเดือนก่อน

    Dadka rer somaali llaan umaa adegsadaan dadku aderaw ballayo maa raaban llakiin af xumada afaynaysa umada iyo diinta islaamka waxaa kala xisaabtami alle wax wallaba og hadaada qar ayaa madhallaysa

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 6 หลายเดือนก่อน +2

    Guul soomalilnd Guul gobolada soomalilnd laasocaanod burco Hargeysa barbara ceerigaabo ood weyne wajaale Guul soomalilnd 💚💚💚💚💚💚💚💭💭💭💭💭💭❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @RadwaanAhmedAli-fh8cr
    @RadwaanAhmedAli-fh8cr 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @Mohamedismail-sb6pd
    @Mohamedismail-sb6pd 6 หลายเดือนก่อน +2

    culays la saarayo puntland maaha ee waa xaq SSC ay u Leedahay inay maamul ay yeshaan ma madax banaan puntland iyo somaliland waayo dadka reer SSC sidaas ayay doorteen iyaga oo dad somaaliyeed oo dal jecel.

  • @marada2770
    @marada2770 6 หลายเดือนก่อน

    Kulanejiis asaaga khawaariji ah lamana amiinikaro hadalkiisa sababto ah wa nin beenale dhagarqeebe argagixiso ah taas wa inuu oogado Mohamed Cabdullahi farmaajo wa Mr mahiir

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 6 หลายเดือนก่อน

    MUQDISHO WAA NAARTA JAHANAMADA CADDUUNKA MAANTA MEEQA GARDARO LOOGA DILAY SHACABKA.

  • @CaliCumar-ie3zn
    @CaliCumar-ie3zn 6 หลายเดือนก่อน

    Banaale benaale dhalay

  • @AbdikhadirAbdiBarre
    @AbdikhadirAbdiBarre 6 หลายเดือนก่อน

    Musqul ayaad tahaye ma wax Kirshabelle la yiraahdo baa jira?

  • @AminaAliDibad
    @AminaAliDibad 6 หลายเดือนก่อน +1

    Khaatumo lama aqoonsan karo sababtoo ah waxa hortaagan sland
    Sababtoo ah sland marka ay aqbalaan in ay faderalka somalia ay ka mid yihiin baa la aqoonsan karaa
    Marka xiga beelaha ceerigaabo iyo sool daga ay ku hishiiyaan maamul la yiraahdo khaatumo ayaa la aqoonsanayaa
    Hadaa hadalkeyga si wanaagsan u dhuuxa
    Sool waa afar degmo waxana wada daga izaaq fiqishini dhulbahate
    Sool waa afar degmo
    Degmada laascanood waxa daga
    Dhulbahate
    Degmada xudun waxa daga izaaq iyo dhulbahate
    Degmada caynaba waxa daga
    Izaaq kaliya
    Degmada taleex waxa daga dhulbahate
    Sool waa afartaas degmo
    Sanaag waa lix degmo
    Degmada Ceerigaabo waa guri izaaq
    Degmada Gar.adag waa guri izaaq
    Degmada ceel afweyn waa guri izaaq
    Degmada badhan waa warsanagli
    Degmada laasqorey waa warsangali
    Degmada dhahar waa warsanagali
    Hadaba maamulka somalia wuxuu aqoonsan yahay wixii ka badan laba gobol inay noqon karaan maamul gobleed
    su.aashu waxay tahay maamul kaliya ma noqon karaan dhulbahate waliba iyago oo aan gaar u laheyn gobolka sool kaliya waliba ka daga laba degmo iyo bar???
    Waxaas oo Dhan waxa ka horeeya in sland ay ka mid noqoto faderalka sool
    Waxa ku xiga in beelaha yaal sool sanaag inay maamul ku heshiiyaan
    Waxa ku xiga in ay dastuur sameytaan ay heshiish ku yihiin
    Waxa ku xiga in ay warqad codsi ah u gudbiyaan dawlada oo ah waxdii fulinta
    Ka Dib markuu madaxweynu aqbalo uu isna u gudbiyo hayadii fulinta oo ah barlamaanka
    Halkaas markuu ucodeeyo ayey maamul noqoneysaa
    Hadaba heshiis ma lagu wada yahay khaatumo jawaabtu waa may sababtoo ah somalia uma baahna dhulbahate balse waxay u baahan tahay beesha dhex ee izaaq
    Cid kaliya ay beesha caalamka ay kula xaajoonayeen waa izaaaq ee waliba ay midnimada ka baryayeen
    Sababtoo ah 🇦🇪 turki 🇬🇧 jabuti cid kaliya ee lagula shirayey waa izaaq
    Sland iyo somalia izaaq baa isku keenay 1960 26 june
    Sland iyo somalia waxa kala jarey 1991 18 mey izaaq
    Dad badan baa hadalkeyga karahsanaya ama dhibsanaya balse waa xaqiiq jirta
    Wabilaahi towfiiq

    • @ubahguled96
      @ubahguled96 6 หลายเดือนก่อน

      ADEER FIRDHIYE IYO BIXI WAXEEY KALA HOOGAMANIYAAN LABO QAABIL OO QAABILKASTA UU LEYAHEEY TARIIKH,CALAN IYO DHUUL MARKA MUSE BIXI MA HA LASONOD XAFADIISA MA AHA HARGYSA MARKA IDOOROW ISKA SEXAADA.

    • @AminaAliDibad
      @AminaAliDibad 6 หลายเดือนก่อน

      @@ubahguled96 zxb anigu deegamadan aad sheegataan baan ka Hadley sida loo kala dago iyo sida aan suurto gal wax la yiraahdo khaatumo
      Sababtoo ah kuwo dhulbahate ah ayaa garoowe xilala kaga qaata butlander baanu nahay iyagoo qabiilnimo ku sheeganaya harti baanu nahay
      Balse dhulbahate waa sland
      Dadna tariikh dal iyo xuduud baa mideeya ee qabiil ma mideeyo

    • @YFC-lo9nj
      @YFC-lo9nj 6 หลายเดือนก่อน

      1. “somaliland” wax la yiraahdo ma jiraan, riyadii way dhamaatay.
      2. Awdal state muxuu dadkoodii u baryayaa, oo uu Muuse aftaag iskugu dayi waayay inuu sidii Laaska xoog sheegto. Wuxuu ogyahay, in Hargaysa la iskugu imaanayo.
      3, Awal bay “snm” ahayd sabab dowladii Soomaaliyeed lagu dumiyo, kadibna sabab looga dhigo si aynan Soomaali iskugu imaan. Bal silica Soomaali ay ku jirtay 30 aragnay. “somaliland” ma waxbay faa’iiday mise khasaare bay Soomaali la qabtay. Way iska cadahay jawaabtaasi sow ma aha.
      4. “somaliland” waa “south sudan”, siyaasad iyo qadiyadba, war ordoo isku xishooda oo wax isku fala.
      5. Haduu qabiil idin Deqa a, dee ordoo la taga inta yar ee aad dagtaan. Bal mise mid ogaada, khaatumo iska daa, awalbaad riyoonayseen markaad hawaysateen. Hadii la idin ka maqlo Awdal State baa “somaliland” la go’aysa, taariikh baa qormi doonta, aan cidna dan u ahayn.

    • @ubahguled96
      @ubahguled96 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@AminaAliDibadADEER TAAS WA SOO DHAMAATEY SOOL WAA AFAR,XUDUN,Talex, LASONOD iyo CAYNABA ISAAQ WUXUU JU LEYAHEEY CAYANABA WAQDANA JOOGTAN TAAS WAA WAX SOO DHAMADEEY GOOJECADE AYA LA DADHIYA IYO XUDUUDKA MARAKA DHUULABNATE TAAG ADEER ISKA HAARA

    • @ubahguled96
      @ubahguled96 6 หลายเดือนก่อน

      ADEER , XUDUN,TALEX IYO LASONOD DHUULANTE AYA LEH OO HAYAASTA ADIGU CAYANABA AYAAD KU LEDAHAY BAAL.KALEEY IMOOW XUDUN HADAAD LEDIHIIN WAXA LAYDIIN ARYEEY SOO MA AHA IN AD MASHRUUC WATEEN 15 SANO DADKA LAYSAAN DHUULKAN ISKU BALALRISAAN MAANTA GOOJECADE AYAAN JOOGANA XUDUN GACANAT DHUULABANTE AYEEY KU JIRITA WAANA KHAATUMO STATE AMA QORAAL DHEER SOO QOOR IS TOO LATE ADEER KHAATUMO STATE TAAGTEY ADIGUNA SNM AYAD SAMEEYSTEEY QARAN BEEN AH OO QAABIL.IDOOR AH.

  • @AliHaybe-pp3xu
    @AliHaybe-pp3xu 6 หลายเดือนก่อน

    Labaà qodob AYAAN ku lleeyaahay
    Midweye meell kaca aad ku afaynayso somaali ganacsatadu waa Kawa aan ahayn hatiiido midh aan la iismaali Karin adoogo xakhirro afaafo somaalled inaad ku taab satay ADgu cid cabaare ayaad is llleedahay llaakiin meel ka dhac u mada somaalled ganac siga wa midh kadheeeya somaali llaan mid ganactada waa yaaqana bishaa rabaadan ayaad afoo la wareegaysaa jawab taa qaarkeed alle ayaa kaga jawabi taakale waxaad lleedahay hadalkaga masgaxada Soo Mari jooro aad u baadhay inaad umaada aan ka galabsan aad islleedahay afe cusriiyad ayaad hor seed u tahay

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 6 หลายเดือนก่อน +1

    Lakin dadka in maysku dhufto maaha awelba laban mamul bay ahayen

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 6 หลายเดือนก่อน

    BEENAALE NACALA KU WAS

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 6 หลายเดือนก่อน +1

    Haraad TV beenta ugun imow???????

  • @AliMohamed-id7um
    @AliMohamed-id7um 6 หลายเดือนก่อน +1

    Garaad Tv = been TV

  • @omarabkr-pw5gi
    @omarabkr-pw5gi 6 หลายเดือนก่อน

    Qaatumo iyo puntlind waa walaaalo eee shit hawii iskuma diri karto xasan rufiyaan wadanka haburburinin wasaq baatahay ee mw matihid

  • @seinabm4750
    @seinabm4750 6 หลายเดือนก่อน

    Khaainnimadii Dani Dibiro waa lagu dareemay waayo Khaatumo asagaa hortaagnaay hadana Ethiopia oo CADOWGA khaatumo ayuu la xirtay.

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 6 หลายเดือนก่อน

    War heedh ssc khatumo.wiigiiba ma mar baa la aqoonsada maxa khaldan sowti barlamanku ansixiyen hadii la yaabi jiray meeshan ku yaaban fadhiya waxanba is laha dhawrki mar e hore lakin hadii barlamanka u ansixiyey way dhamatay hada maka dhantahay mise berina way aqonsan doonan meeshan ku yaaban fadhiya

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 6 หลายเดือนก่อน

    Farmajo saxibadis waxey sameyen ba la sameynaya

  • @abuismacil6648
    @abuismacil6648 6 หลายเดือนก่อน

    Coldoon baa online school furtay

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 6 หลายเดือนก่อน

    SSC marna putland iyo SL madoonayaan in khaatumo noqoto maamul gooni isutaag labaduba dagaal ayey kula jiraan

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 6 หลายเดือนก่อน

    Ssc Waxaala zqoonsatey zmarhore

  • @omarabkr-pw5gi
    @omarabkr-pw5gi 6 หลายเดือนก่อน

    Rufianka munaafaqinta filada

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 6 หลายเดือนก่อน

    Xasan isagaa saalix oo ingiriis and Ethiopia 🇪🇹 ushaqanaya 🤠🤠😱😳😳💔☢️⁉️❌📛 and Mahdi guuleed oo shalay Djabuuti kala haa!? Somaliya history geeda hala tiriro 😱🤠😳☢️☢️☢️☢️🇸🇴🤔 ☝️🇸🇴🩸 maanta TV ga kabixi lahaa adeer hadii taariikhda 🛑 laburburiyo that means waa you are nothing why safiirka Ethiopia 🇪🇹 muxuu yidhi somaliya anagay naga tagtay halka aan anagu u naqaano inaanba ka hiraynay Ethiopia 🇪🇹 oo dalkeena 2 meel haysta ayuuba xiijinayaa waxayna ka shaqeeyaan kuligood sida ay Somali uga go ilahaayeen oo ay Ethiopia 🇪🇹 oo cadow aad uxuna ugu gacan galinayaan the whole country waa shaqo shisheeye iyo hunguri aad uxun Somali 🇸🇴 waa hal only but awdal xitaa marabto why way gumaystaan saas daraadeed saxan waa in uu Somali 🇸🇴 one kadhigo!? Why dadku waa Muslim and waa one🩸☝️🇸🇴 60 million buu qabiil karaacay

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 6 หลายเดือนก่อน

    Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work ❤❤❤❤❤💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰💪💪💪💪💪💪💪💪💪