Waraysiga Jamaal Noloshii hore ee darbijiifka iyo tan cusub sababta loogu mooday qof waalan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ย. 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

ความคิดเห็น • 89

  • @illintir
    @illintir  ปีที่แล้ว +37

    Fadlan share dhaha walaalayaal Mahasanidiin 🎉🎉🎉

    • @hiboali4523
      @hiboali4523 ปีที่แล้ว +1

      جزاك الله خير يا اخي

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 ปีที่แล้ว +23

    WXAAN CODSANAYAAA IN SALAADA LAILAALIYO KHAASATAN SALAADA SUBAX 😢😢KOL XTAA TELKA ALARM ⏰ KU XIRATO MAHADSANIDIIN ❤❤❤

  • @newassong7535
    @newassong7535 ปีที่แล้ว +3

    Wuu istahila wa maskiin daruufta wa cajiib intii muslim ah rabi haka saara

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 ปีที่แล้ว +7

    Subxanallah soomaaliyey qof xanunsan ama danyarta ah Maahan in lagu caayo ee waa loo gar gaaraa. ALAH kacabsada mar walba is caawiya. Cabdicaziiz walaal jzk kheyr 🎉🎉

  • @deeqoisse3006
    @deeqoisse3006 ปีที่แล้ว +4

    Cabdi caziiz madaxwrynaha mustaqbilka kuu dooratay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ jisadaada janatulfardowsa insha alaaah

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 ปีที่แล้ว +2

    لاإله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 ปีที่แล้ว +2

    Allaha ha u gar ha u gar garo

  • @Axmedak789
    @Axmedak789 ปีที่แล้ว +9

    Thank you pro codsigeyga waa aqbashay jamaal wareysigiisa waad soodaysay

  • @himolucky9462
    @himolucky9462 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay haku caawiyo cimri dheer iyo cibaado suuban ilahay haku siiyo iyo xaalo xalal ah AabdiAzizi

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 ปีที่แล้ว +2

    mansha ALLAH
    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sharifohassan5387
    @sharifohassan5387 ปีที่แล้ว +1

    Wareysi top ah guul iyo gobanimo

  • @mahmedabuhasan8217
    @mahmedabuhasan8217 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة
    ماشاءالله تبارك الله ربنا يبارك فيك يارب دايما بخير وصحة وسلامة وعافية يارب العالمين اللهم امين يارب جزاك الله خير الجزاء على هذا الكلام تايب انشالله بخير بارك الله فيك يارب
    مرحبا أخي الكريم عبد العزيز

  • @newassong7535
    @newassong7535 ปีที่แล้ว

    Masha allah c.casiis wa u dadashay jizaka laah

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah Tabaarka Allah ❤🤲🏻🤲🏻

  • @AdamAbuzuhri
    @AdamAbuzuhri ปีที่แล้ว +6

    Waa nin karmeed xaaladda meel xun kuheshay. Waxaan rabay inuu yara waydiya sababaha kale ee heer gaarsiiyey. Hooyada lafuray waxba dheer sidaan isleeyahay waayo ayadiina waxba uma tarin, isagiina noolashu kadhacay.
    Calaakulin, wuxuu mudanyahay in lagarab istaago oo halkas laga kiciyo. Waa nin xoogleh oo shaqo diyaar u ah.
    Walaalkay Abdilaziz Allah kaa ajarsiiya.

  • @abaasabshir3583
    @abaasabshir3583 ปีที่แล้ว

    Masha Allha wll cabdi casiis Real saad uu frxisay oo noloshiisa uu badashay Alle hakaga farxiiyo oo noloshada ha u badalo❤❤❤🎉😂

  • @fardosofilsan6402
    @fardosofilsan6402 ปีที่แล้ว +3

    Ilhy baa koso diray jamal 😢😢😢

  • @noumantraders5748
    @noumantraders5748 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid Wariye sare abdiasis really shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo waxa tahay qof qiima badan oo dadkiisa jecel ❤❤❤

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani ปีที่แล้ว

    Aamiin ilaahey haku aqbaalo Abdiaziiz Really mahadsaniid kun iyo kow jeer

  • @hafsahussein2016
    @hafsahussein2016 ปีที่แล้ว +1

    Qofkan tamaam maaha, balwad na way ka muuqataa, Ilaahey meel khayr qabta ha geeyo!

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 ปีที่แล้ว +2

    Ganacsi haloo furo anagana waan ka qeyb qaadaneynaye ninkan ganacsi ufur abdiaziz

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah. Allah wiilkaa qalbiga wacan ee ehelu diinka ah nolol wacan hasiiyo. Allah ha xafido. Cabdicasis Allah haku barakeeyo. Bulshada wax ka maqnaa ayaad kusoo kordhisey. Dadkeena darbijiifka ah hadii ay jiran yihiin iyo hadii kaleba waa in loo naxariisto oo la caawiyo si uu Ilaahay if iyo aakhiraba inoogu naxariisto.

  • @fatal2340
    @fatal2340 ปีที่แล้ว +2

    Cabdicasiis, ninkaan meel ama dad uu raadi oo uu qol ka ijaarto ooo dadka waxay u soo diraan uu hoygiisa , dharkiisa iyo cuntadiisa isaga bixiyo. Umadana wixii shaqo siin kara . Xataa haduu neel ama miis wax ku gad gadan karo oo wixii la siiyo uu busnis ka sameysan karo InshaAAlah wuu shaqeysan doonaa. Adigana ajar iyo xasanaad Alaha kaa siiyo.

  • @walkaaweloo7562
    @walkaaweloo7562 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah

  • @az.o.4694
    @az.o.4694 ปีที่แล้ว +1

    Walaalayaalow aan u kacno wiilkan on si fiican u caawinno waa dhalinyaro ay duruuftu hayso

  • @InaabdulaahimaxamuudXuse-ty7py
    @InaabdulaahimaxamuudXuse-ty7py ปีที่แล้ว +1

    Tnx cabdi casiis royal danbigaaga alow dhaaf ❤️

  • @princessafsomali04
    @princessafsomali04 ปีที่แล้ว +6

    isooboqo walaal qeyr allah hakusiiyo❤

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 ปีที่แล้ว +3

    M,allaah ILLAAHAY AGTIISA WAA LOO SIMAN YAHAY

  • @mahmedabuhasan8217
    @mahmedabuhasan8217 ปีที่แล้ว

    Aad & aad ayaa umaxad santahay Walaal c/asiis ilaahey kheerka sameya neysid ilaahey ha ku cawaal mariyo aamiin aamiin qofkastaba somaali ah melkastaba hajoogo aawi Walaal kaaga

  • @arfonibrahim3150
    @arfonibrahim3150 ปีที่แล้ว

    Alxmdllh

  • @mahmedabuhasan8217
    @mahmedabuhasan8217 ปีที่แล้ว

    Jamaal ilaahey kheer ka meeshii kujiro alaah nawaa fijiyo aamiin aamiin Tankale hala caawiyo jamaal انشالله تعال باذن الله كريم

  • @ibaadohussien6644
    @ibaadohussien6644 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilhey

  • @arabeilyas8661
    @arabeilyas8661 ปีที่แล้ว

    Mashallah Mashallah tabarakalah Mashallah

  • @user-sl5jd3rx3g
    @user-sl5jd3rx3g ปีที่แล้ว +1

    MashAllah khreer Allah kusiiyo Abdulaziiz

  • @farahmohamud138
    @farahmohamud138 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله
    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @fadimadagan7438
    @fadimadagan7438 ปีที่แล้ว +1

    Mash👑🤴🤴

  • @arfonibrahim3150
    @arfonibrahim3150 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 ปีที่แล้ว

    ❤ Allxmdulilh Allxmdulilh walalkey cabdiaziz iyo walalkey kale Masha Allh ❤

  • @saidaabdi1421
    @saidaabdi1421 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah

  • @ramlahabukar4521
    @ramlahabukar4521 ปีที่แล้ว +1

    M.sha allaah ❤❤❤

  • @Nafiso059
    @Nafiso059 ปีที่แล้ว

    Wlhi Masha allah

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 ปีที่แล้ว +1

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 ปีที่แล้ว

    Allaha kuu saa idiyo wanaaga aad u faleyso walaalahaa dhibaateysan masha Allah

  • @ZeynabaliMohamed-mn6hv
    @ZeynabaliMohamed-mn6hv ปีที่แล้ว

    Alxamdulilaah allhu akbar masha allaah 😍🇸🇴

  • @sabriinahmed1041
    @sabriinahmed1041 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah ajir iyo xasanaad allaah ku siiyo Cabdicaziizow aduun iyo aakhiro allaah ku dhooro wllkeen jamaal iyo inta dhiban dhibka allaah ka qaado🤲🤲🤲🤲

  • @khadraabdillahigouled5843
    @khadraabdillahigouled5843 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaah walal ilaahay hakaa abaal mariyo caawimaada aad walalkan caawisay❤

  • @qalbihollactube2553
    @qalbihollactube2553 ปีที่แล้ว +1

    May God bless you Cabdiazizow

  • @sacdiyaalinor3416
    @sacdiyaalinor3416 ปีที่แล้ว

    Masha Allh

  • @Nyusuf-gj6xu
    @Nyusuf-gj6xu ปีที่แล้ว

    Waa Will faraxsan
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaawamaxamed3217
    @xaawamaxamed3217 ปีที่แล้ว

    Cabdicasiisow Kheer Allahakusiiyo Ninka Dhaqtargeey Wax Yerbaa Uharey

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah hore usoco shaqana Allaha kuu sahlo

  • @XusenAhmed-sh5xy
    @XusenAhmed-sh5xy ปีที่แล้ว

    M.a🥰🥰

  • @abdirezaqgabow477
    @abdirezaqgabow477 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @moha083
    @moha083 ปีที่แล้ว

    Shaqo haloo raadiyo inshallah.

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله

  • @faisobashir5241
    @faisobashir5241 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍

  • @user-vg9pw2yk2x
    @user-vg9pw2yk2x ปีที่แล้ว

    Masha alaah jazaaka laahu kheer

  • @MaxamedMacalinmaxamuud-cw7rs
    @MaxamedMacalinmaxamuud-cw7rs ปีที่แล้ว

    Walaaljiraa tahay

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 ปีที่แล้ว

    Alaaha wanaajiyo kii wax qabsada allaha ka dhigo intii garab qabatayna allaha kheyrsiiyo

  • @sundus7452
    @sundus7452 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakalah

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa rabbi abdiAziiz allaha kaa abaal mariyo

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 ปีที่แล้ว +1

    Abadiazis ilahay ajarxsanad ha ka siyo wllo

  • @akh8501
    @akh8501 ปีที่แล้ว +2

    Insha Allah, waxaan kuu soo diri $30 dollar, Alle dartiis. Guul baan kuu rajeyn.

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi ปีที่แล้ว

    Masha allah, that’s beautiful thing.

  • @kowsarhaji1425
    @kowsarhaji1425 ปีที่แล้ว

    Abowe abdi asiz really jisakalahu qeer ❤

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ❤❤

  • @mahamedali6038
    @mahamedali6038 ปีที่แล้ว

    A Di caziizzow sxp ale ayaan kaaga baryayaa kheeyr wlh aad baan kuugu farxay sidaa ninkaa raga ah aad ucaawisay sxp Rag yaqaan baad thy guul baan kuu rajrynaa Somaliyeey Aan Caawino wiilka as yarkaaa

  • @cadercumar3753
    @cadercumar3753 ปีที่แล้ว

    Waxaan dhaho ma qaaan illahay misaanka xasanaadka hakugu daro

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah ❤

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว

    Cabdicaziis ilaahay ajar hakaa siiyo laakiin wiilkaan kolay ilaahay baa og waxa ku kalifay inuu saas sameeyo asagoo miyir qaba. Waa wiil yar oo xoog leh ilaahay waxaan ka baryayaa inuusan noloshii ku noqon oo uu shaqo helo oo horay uu u socdo

  • @YaasmiinCali-po1ct
    @YaasmiinCali-po1ct ปีที่แล้ว

    M.a wll allha kubarakeeyo sidad masakiinta ugarab taagan tahay allah hakuu garab istaago marwalba

  • @muunaabdi3930
    @muunaabdi3930 ปีที่แล้ว

    😭😭

  • @ramlaabdulla9265
    @ramlaabdulla9265 ปีที่แล้ว

    😭😭😭👍👍👍👍👍👍👍

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaah Tabarakala👍🤲🤲♥️♥️💜💚💚💚💖💖

  • @omermhd985
    @omermhd985 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar mashaa allah maskin ukaalmeye illah haku xafido adiga iyo familkaada🤲🏼🤲🏼

  • @aliabdifatah6999
    @aliabdifatah6999 ปีที่แล้ว +1

    masha allah bro ilahey kaso kow ninkan noloshisa ayad bad baadisey shaqo halo raadiyo 😢

  • @garyaqaanfahmi-xf8zh
    @garyaqaanfahmi-xf8zh ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 ปีที่แล้ว

    Somali hada qof ba qofka cawin ilahay ba nacawin lahay angan

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 ปีที่แล้ว

    Mash Allah ❤❤❤❤❤

  • @dahirmire9758
    @dahirmire9758 ปีที่แล้ว

    Asc walal waxaa tahay qof wanagsan oo ahlu salaad ah rabbi kuma dayacaayo shaqeyso oo rabbi ku xirnaaw walal samir iyo dulqaad ayay rabtaa nolosha in aad Alle ku kalsoontahay ayaa ku faraxsannahay hooyana aad jeceshahay oo waalidkaana rabtid in aad caawiso. Barakallah walal.

  • @maryancabdi8728
    @maryancabdi8728 ปีที่แล้ว

    2o
    WWm.

  • @user-br1ys6xf6e
    @user-br1ys6xf6e ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah

  • @user-zi9oi7or1d
    @user-zi9oi7or1d ปีที่แล้ว

    Masha allah