Sidee gabar Soomaliyeed oo xaas ah caruur leh 12 sano loogu dhex waayay Magaaladda Muqdisho dhacdo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

ความคิดเห็น • 24

  • @saidoabdille52
    @saidoabdille52 10 วันที่ผ่านมา +1

    alahakuusahlo walashaa amin yaa alah

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 10 วันที่ผ่านมา +1

    Alaha dahlo hooyo insha alaah

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 10 วันที่ผ่านมา +1

    Illaahay ha kuu soo dhaweeyo hooyadaan somaaliyeed amiiin amiiin yaarabi

  • @user-zw7dl3ym8n
    @user-zw7dl3ym8n 10 วันที่ผ่านมา +1

    Illhey ha u sahalo

  • @shugrimohamedAli
    @shugrimohamedAli 10 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha soo sahlo

  • @farahmohamud138
    @farahmohamud138 10 วันที่ผ่านมา +2

    ILAAH ha idiin sahlo helida gabadha.
    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay hasoo sahlo gabadha ayadoo nabad qabta ilaahay ha idinka farxiyo abaayo

  • @user-eu4yn5bl9k
    @user-eu4yn5bl9k 7 วันที่ผ่านมา

    Allahusahalo.hooyo.aamin.ya.allaha

  • @suleimanmuseabdirahman2849
    @suleimanmuseabdirahman2849 9 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha usahlo

  • @user-pe5dx4eu8z
    @user-pe5dx4eu8z 10 วันที่ผ่านมา +2

    Allah U sahlo Amin 🤲🤲🤲🤲🤲 ya rabi

  • @ashawooo
    @ashawooo 10 วันที่ผ่านมา +1

    illahaya ha ku sahal walasha rabina ha idina soo fudeya inshallaha faraxda waye idan dabesa illahaya inta kale maqan ha isku keno Abdiaz illahaya qeer ha idan siya

  • @shamsosheekh1300
    @shamsosheekh1300 8 วันที่ผ่านมา

    Ilahey hakuu sahlo

  • @AxmadeeySadaqoow
    @AxmadeeySadaqoow 10 วันที่ผ่านมา +2

    Yarabi usahal

  • @foozia426
    @foozia426 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay hakuu soo fududeeyo walaasha insha allaah ❤

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahow u soo sahal maamadood

  • @maslah345
    @maslah345 10 วันที่ผ่านมา +1

    ALLAHA U SAHLO WALAASHEED OO NABAD QABTO

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 10 วันที่ผ่านมา +1

    Alh soo sahlo yaa rabi waa murug 😢

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 10 วันที่ผ่านมา +1

    Shaqo fiican baad bulshada uhey saa alaha kucafifo

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 10 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha soo sahlo.

  • @raqiajama3400
    @raqiajama3400 10 วันที่ผ่านมา +1

    Hal mid ayaan program kan ku darsan laha walaalow dumarka ilinta tiraya eed ku bilowdan qalbiga ayey ixanuujian please cartoon kubadala 😢

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 10 วันที่ผ่านมา +1

    Manta waxaan kusarey ilmaheyga iyo xajiga 3 istagarab makaro😂

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 7 วันที่ผ่านมา

    عن أبي هريرة، عن النبي ﷺ قال:
    (آية المنافق ثلاث: إذا حدث كذب، وإذا وعد أخلف، وإذا اؤتمن خان).
    Abaa Hurayra waxuu Nabiga (ﷺ)
    Calaamada Laba wajiilaha (Munaafiqa) waa Sadex:
    Hadduu Hadlo waa BEENAALE ama Been Buu sheegaayaa
    Hadduu Balanqaado wuu kabaxaa Ballan tiisa
    Hadduu wax loo dhiibto wuu khayaamaa
    ADEER XUSEEN

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 10 วันที่ผ่านมา +1

    Lek u saraa fidiyow mexeey tahay dadkan xasidin ta ah

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 7 วันที่ผ่านมา

    عن أبي هريرة، عن النبي ﷺ قال:
    (آية المنافق ثلاث: إذا حدث كذب، وإذا وعد أخلف، وإذا اؤتمن خان).
    Abaa Hurayra waxuu Nabiga (ﷺ)
    Calaamada Laba wajiilaha (Munaafiqa) waa Sadex:
    Hadduu Hadlo waa BEENAALE ama Been Buu sheegaayaa
    Hadduu Balanqaado wuu kabaxaa Ballan tiisa
    Hadduu wax loo dhiibto wuu khayaamaa
    ADEER XUSEEN