Aabe Wu Helay 3dii Carurta Hoyadod & Caruur ay sii dhalen 20 Sano Kadib Farxad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • #Ilintir #Part_60 AbdiaziizReally_Farxad

ความคิดเห็น • 817

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 3 ปีที่แล้ว +4

    Abayashu xiliigay caruurtoodu yaryar tahag ee aay u bahanyhiin. intay dayacaan. Ayaay markaay isku fiiladan radiiyan. Ilahaay xaaqa ha tuso. Amiin

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah. Jaza aka Allahu kheyraa.
    Waxa kugu filan ducadda dadka aad ka farxineyso.
    Ilaahay baa mahad oo dhan leh fikradda barnaamijkan qiimaha badan kugu abuuray.
    Adna aad baad u mahadsan tahay.
    Qisa kastaa ta ka danbeysa ka qiiro ilmo iyo farxad badan
    Shukran wll. Naxariis iyo Caqli badan isku daaday.

  • @abdirahmaanahmed6098
    @abdirahmaanahmed6098 3 ปีที่แล้ว +9

    Maasha allaah mazuul sare abdiaziz really barnaamish wanaagsan ayaa u heesaa umada si niyad ah ayaan kaaga mahad celinaa walaalkey shukran jazakumulah

  • @jihaanjalaqsan9694
    @jihaanjalaqsan9694 3 ปีที่แล้ว +24

    100lal of ayaa xanunsan alah ha cafiyo dhaman tood inta xanunsan uu sarir lasaran amiin yarabi

  • @illintir
    @illintir  3 ปีที่แล้ว +126

    Mahadsanidiin Share dhaha 🤩🤩🤩

    • @somalimaantatv1522
      @somalimaantatv1522 3 ปีที่แล้ว +4

      Masha Allah

    • @ibrahimmohamoud8236
      @ibrahimmohamoud8236 3 ปีที่แล้ว +2

      الحمدلله الذي رد عليه ضالته

    • @shugrishire3592
      @shugrishire3592 3 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah abowe ilahay ajar ha ka siyo hore u soco ✌🏻👍🏻

    • @ibrahimmohamoud8236
      @ibrahimmohamoud8236 3 ปีที่แล้ว +3

      Malin kasta dadka kala maqan markay isku imadan farxd ima dhinna

    • @xaawocabdulle2442
      @xaawocabdulle2442 3 ปีที่แล้ว +2

      Maasha allah

  • @user-vg9kt7up4s
    @user-vg9kt7up4s 3 ปีที่แล้ว +10

    Maashaa allah Cabdicaziz adiga iyo waalidkaaba ilaahey jannada guri ha idiinka dhiso waad duceeysan tahaye.maamo waa ku jeclahay ❤

  • @sahraisse1149
    @sahraisse1149 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah masha Allah habaryar cabdicaasiis Allah ku barkeey akhir iyo adunba adiga iyo ehelkaagaba dhamaanteen aabe diriyo mabruuk baan ku leeyahay

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allaah tabaaraka laah ❤️ wlhi wa farxad ilaahow Adigaa mahad iska leh ilaahey qeer haku siiyo walalken AbdiAsiis Really ❤️ wax wayn ayaad u heeysaa umadaada Somaliyeed Jazaakumllh bro 👍❤️

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 3 ปีที่แล้ว +1

    Ajir iyo xasanaad allaha kasiiyo walalkey cabdi caziiz barnamijka halkas kasii wad aad ayan new york ayan uga xirnahay barnamijkan adigo adigo radio banadir kashaqeeyo ayan kudhagaysan jiray keep going one love ❤️

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 3 ปีที่แล้ว +6

    Cabdiyow inshallah ' 1 million subscribe baan illahay kaagabaryeeyne.😭😭

  • @لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج

    Wallaahi waan ilmeeyey wallaalka farxadiisa waa farxadaada waxaan wallaalo ku.nahay islaamnimada masha allaah mabruuk aabe 😭😭

  • @nalkacadey7729
    @nalkacadey7729 3 ปีที่แล้ว +8

    Mahadsanid wll wlhi shaqo qaran ayaad heysaa keep going bro.lkn isku day in aad balaariso dhalinyaro kaala qayb qaadato si qof kasto oo ku so waco uu janis u helaan.

  • @fatumahassan4812
    @fatumahassan4812 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabaarak ilaahey ha ku xafido rabi hakaa ajar siiyo walaalkey Abdiaza Shaqada aad bulshada Somali ee kala maqan mudo badan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯👑👑👑👑👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nastehasheikh8454
    @nastehasheikh8454 3 ปีที่แล้ว +19

    Masha Allah abdiaziz May Allah bless you.... Good job
    ..

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic 3 ปีที่แล้ว +20

    MashaAllaah waa farxad buuxda walhi wan qiiroday aad ayu u nasiib badan yahay hadu helay rerkisa alx 🥰

  • @hassanyarrow7564
    @hassanyarrow7564 ปีที่แล้ว

    Maashaa _aiiaah cabdicasiisreally waxaad ku mahadsan tahay howsha wanaagsan ee aad ummada soomaaliyeed aad u heyso , ajir iyo xasanaad allaha ku siiyo adiga iyo ehelkaagana allaha idin xifdiyo adduun iyo aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 3 ปีที่แล้ว +23

    Masha allah wllky wax wanagsan ayaad sameysay illahey hakaa abaalmariyo TH-camrs faa,iido weyn soosiyaadiyay ayaatahay💯🇸🇱

    • @hibomohamed2087
      @hibomohamed2087 3 ปีที่แล้ว

      Nasha sjal qwerty alaha ju siiyo

  • @queenorimas3638
    @queenorimas3638 3 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah wllkey ajar iyo xasanad allaha ku siyo adun iyo aqiraba

  • @user-gh5nx1rf8e
    @user-gh5nx1rf8e 3 ปีที่แล้ว +1

    Qorax. Soomaali u soo baxday Ayaa
    C/ Caziiz Alloow ku xifdi yaarabbi thanks Mom.Hore u soco.God bye.Azuz

  • @faadumamohamed3944
    @faadumamohamed3944 3 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allaah aad baan ugu farxay runtii inuu dib u helo familkiisa adigana ajar iyo xasanaad aan la koobi Karin allaha kaa siiyo aamiin

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 ปีที่แล้ว +4

    ☑️👍abdiaziis realy ilaahay hakaa Abaal mariyo ajarkaas tirada badan ee aad kashaqeeysatay umada somaaliyeed dhexdooda iyo sumcada wanaagsan🤲🙏🙏🙏👍

  • @user-ph3qf9qy7f
    @user-ph3qf9qy7f 6 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allaah , Ubadka Allaha kuu barakeeyo , C/ caziiz Jazaakallaahu kheyr , ( maashaa Allaah ) . Howl fiican ayaad ummadda u heysaaye Allaha kula garab galo , Aamiin .

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel4035 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Alaah Alaha Ku Xafido Walaalkey Adiga U Sabab ah Indad Badan Is Helaan Qeyr Alaha Ku Siiyo Waad Mahadsan Tahay 🤲🤲🤲🤲🤲💯💯💯💯💚💚💚💚

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 3 ปีที่แล้ว +8

    This makes me cry the way he's giving all the credits to their mother just beautiful

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah CabdiAziz meel mihimad Somalida ugajirta sow guuleyso odaygan farxada wanlaqabsanayna waa Aabo caruur jecel masha Allah

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay 3 ปีที่แล้ว +23

    Wllhi I couldn’t hold my tears back 😭
    AbdiAziz thank you wllo wllhi Khayr badan ayaa shaqaysatay Ilaahay haku xafido broh .
    Wllhi kiisaska qaar ilinta ma ceshan karo

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 3 ปีที่แล้ว

    Aslam alaykum walaakay Abdicasiis
    Ilaahay ha ku xifdiyo aduun iyo aaqiro
    Man shaa Allah adiga
    Ducaa guranee oo didkii kale dhumay ayaad waxaad u taagan tahay habeen
    Iyo maalin in aad isu keento
    Dadna waxay rabaan in ay kale
    Cayriyaa oo wadan qaxo ilaahay ha naga hayo dhibaato kale
    Adigana ajar aan la soo koobi karin
    Ha kaa siiyo Amin yaa rabil caalameen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul
    Somaaaaaaaaaaaaaaaaaliya ❤️

  • @nimcoahmed1838
    @nimcoahmed1838 3 ปีที่แล้ว +9

    Mashaalah wlhi wan ku farxay,c/azizow duca qabe atahay Allah ku barakeyo

  • @watinfarey9400
    @watinfarey9400 3 ปีที่แล้ว +2

    Abdiaziz barakow boqol laal gaar dad iyo aduuyo allah dahakaag qaad

  • @user-rt3so9yt4k
    @user-rt3so9yt4k 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah ilaahaya baa u fududeeyo qof baa shalaya wuxuu soo qoraya waa. Caruur uu dayacaya buu raadinayaa Somali warxumaa lagu ibtileeyaya Qof dhibana somaliyeeya yaan lagu digana hadaa u ducaan kartida u duceeya hadii kale ka aamusa Intii u ducayasaya suu ugu ducayanayo waa u jedaana Khaara Allah siiyo intii dadaalka galisaya intii u ducayasaya iyo wiilka Ada waqtigiisa sii yay a ilaahaya habarakeeyo mashaa Allah

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Somali madaxdodiina majaha ay ku dhagan yihin adna madaxad ciida uga sida guilayso abdicasiis

  • @deeqaxasan9325
    @deeqaxasan9325 3 ปีที่แล้ว

    Awoowgeyga Maxamed diiriye xassan iyo caruurtiiiiiiiiiisa allah barkeeyo Ani waa awoowgeyga🥰🥰🥰🥰🥰

  • @dekajama8188
    @dekajama8188 3 ปีที่แล้ว

    Asc Abdivaziiz salaan kadib please keep going waan ku faraxsanahay shaqada aad u hayso dadka soomaaliyeed illaahay hakaaga farxiyo aaqiro iyo aduunba waxa kudhaba ha arkin insha allah aduunka fila nimco aqiro fila jenno Aamiin aamiin yaarabi

  • @leylahassan2386
    @leylahassan2386 3 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah Tabaaraka Allah Adeer hambalyo farxadeeda kula qeysanrynaa
    ❤️❤️❤️❤️

    • @ugbadomar1424
      @ugbadomar1424 3 ปีที่แล้ว

      Wll waxan Ka yabanay dadkan iyago adunka joga lasku bafinayo bal imika carurtani aba hod maxay uso radin wayen 🤔

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 3 ปีที่แล้ว

    Abdull Aziiz allaha ku dhowro. Rabbi haku barakeeyo. Khayr iyo wanaag ayaad ummadda u soo gudbisaa. Jezaka allahu khayr.

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 3 ปีที่แล้ว

    Massha allaah adeer mabruuk calaykum dhamaanteen waankula faraxnay allaahu akbar casuus duca qabe wllkay caawiye taariikhdaa kuqoraysa guulayso aakhiro iyo aduuba adiga wasridkaaga ubadkaaga sawjadaada iyo intaa jeceshahay iyo inta kujecelba waxaan rabbi kuu waydiiyay inrabbi kuu aqbaloاللهم امين امين يارب العالمين جزاك الله خير اخي الله يحفظك يارب

  • @saliimakalsooni3884
    @saliimakalsooni3884 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allaah Abdi aziiz walaalkey aaqiro intaan la gaarin aduunka raxmad allah hakugu siiyo aamiiiiin

  • @ayaanali422
    @ayaanali422 3 ปีที่แล้ว +28

    Mzee gaa mantey qurux uu yah
    Abdiaziz illahey amarkis waaba iska jeclah mashallah

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim6515 3 ปีที่แล้ว

    farxadaa waa farxadeena viv viv viv aado somaliyaad

  • @abwaanmaxamudkoofiyo7287
    @abwaanmaxamudkoofiyo7287 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah farxad kaweyni majirto odaygii shaley murugeysna oo maanta ilmihiisii heley waxana sabab uah amarka ale iyo Abdi Aziz Realy iyo inta lasheergareysaba aniga aragtideyda inta TH-camr jirta waa Ninka keliya ee aan odhan karo waxa uu mudanahey abaal marin aan lasoo koobi karin welibana ka mudan yahey umada soomaliyeed odhan ilshey kheyr haku siiyo cimrigana Ala hakuu barakeeyo Ayaan kuleeyahey shaqo fiican Ayaad umada soomaliyeed iheysaaye

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarakalaah illahow kaa abaayo mari umadada ayaad wax weyn uqabataaye walaahi farxad ayaan la ooyay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏well done czs really keep posting

  • @tufaahofficial4878
    @tufaahofficial4878 3 ปีที่แล้ว

    TH-cambarada inta waxdiga iyo quranka so gudbineysa mahane inta kale kan uguqimaha badan waa kan keep going abowe illahy hakula garab galo hawshaa bulshada u haysid waxkasta waxa kaga fican ducada iyo ajarka 🥰

  • @sahrasahra1913
    @sahrasahra1913 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi m.allah Hambalyo keep going Abdi Aziz adna

  • @maryamomuxumed9402
    @maryamomuxumed9402 3 ปีที่แล้ว +1

    C/caziiz wllhi shalay ayey gabari igu tiri siden ku helaa wiilkan wan ku wareraye wan siiyay nbrkg allaha ku barakeyo wll

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 2 ปีที่แล้ว

    Abdi aziiz farxada aad dadki ka farxisid illah hakaga Farxiyo marwalbo aduunyada wax ku dhibo rabi kuma tuso ❤️‍🔥❤️‍🔥 aaakhiro jazadaada jano alle hakaga dhigo

  • @xawoluul7536
    @xawoluul7536 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wllkey mcn Abdiaziiz wlhi wn kuduceynay Abe Iska dayee aniga xita wan farxay Alle haku barkeyo

  • @ashawooo
    @ashawooo 3 ปีที่แล้ว

    Mashaalah waa illahaya mahadisa hadi uu illahaya caruurtisa iyo hooyada illahaya ha idana siya Abdiziza qeerkasa adiga iska iyo ducada musalinka illahaya ha ku xafido

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah, alxamdulillaah brother kheyr aan dhamaan allaah ku siiyo hadal badan Haan ma buuxsho keep going brother.

  • @seynabmohamed-issa2289
    @seynabmohamed-issa2289 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah Abdizaz ilaahay ha ku daya. Thank you for sharing 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ruqiyodaahir6596
    @ruqiyodaahir6596 3 ปีที่แล้ว

    Cabdi casiis wax fiican ayad ayaad bushada uhaysaa khayr baden allaha kusiiyo adun iyo aakhiro insha allah

  • @asadosman281
    @asadosman281 3 ปีที่แล้ว +21

    Masha allah walal cabdicasiis qayr badam alle ha ku siiyo

    • @xalaawicali278
      @xalaawicali278 3 ปีที่แล้ว

      Asc Cabdicsiis Alahii kugu hanuuniyay in aad howshaan u qabato dadka dhibaataysan ayaa mahad iska leh

    • @fttytuthrutty1172
      @fttytuthrutty1172 3 ปีที่แล้ว

      Alaha kafarxiyo cabdicasiis riyali

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allhhh walkey cabdiaziz waad duceysatay Allxmdulilh 👍👍👍💖💖💖💖💖

  • @sashawwefans6394
    @sashawwefans6394 3 ปีที่แล้ว +15

    Maaansha allah aabaha wuu soo labistay qurux Maansha allah ilaahow adaa mahadle aabahan iyo reerkiisa is heley farxad baa ka muuqata

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 3 ปีที่แล้ว +19

    This guy is the best youtuber for all Somalis! Congratulations for the good job you are doing bro.

    • @noraabdallah7915
      @noraabdallah7915 2 ปีที่แล้ว

      Mash Allah abaha war ragowu ilmah dayacaysan iska day ilmaha waa la mitaye

  • @qadraawil1627
    @qadraawil1627 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah farxad farxad dhaaftey hadey is haleyn aabe caruurtiisa adigana ajar aadhamaan aduun aaqiro allaha kusiiyo🙏

  • @sucdiaweys6995
    @sucdiaweys6995 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah, Abdiaziz well done ✅👍👏👏 👏May Allah protect , guide n bless you n your family 🤲✌️❤️

  • @shukriahmed66
    @shukriahmed66 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah c/casiis ilaahy ha ku barakeeyo dad badan baad kurbo haysaty in ilaah ka dul qaado sabab i noqoty ee adigana alle ha kaa dul qaado kurbada qiyaame

  • @leylanur3645
    @leylanur3645 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allaah Tabaarakalaah guul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤⚘⚘⚘

  • @amiir4me
    @amiir4me 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Abdiaziz keep up the good job. God bless you! Thanks

  • @hanadhaashi8945
    @hanadhaashi8945 3 ปีที่แล้ว +9

    M.a keep going master abdiaziiz really 😍🥰🙏🙏🙏🙏

  • @fatumahassan2881
    @fatumahassan2881 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah Abdiaziz ilehiy cymri deri oo ibada leh allahkusi 🤲🤲Ameen

  • @ugbaadfarah2982
    @ugbaadfarah2982 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla ya cizak bro Adiga usababa inay umadan ishelan shaqo fiican bad somali uhaysa Alla ya cizak mar 2 aad

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 3 ปีที่แล้ว

    MAANSHAA ALLAH ABDIAZIZ REALLY WUXUU MUDAN YAHAY ABAAL MARIN HEER CAALAMI AH ILLAAHAY AJAR IYO XASANAAD HAKA SIIYO WANAAGA AAD UMADA SOOMAALIYEED U HAYSID

  • @abdifatahahmedqasin4235
    @abdifatahahmedqasin4235 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah wll cabdisiis really jir oo joog guuleyso ❤️❤️❤️🌹

  • @fadumonuunow8050
    @fadumonuunow8050 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah ajar hakaa siyo c/casiis

  • @raaqiyamaxamed7863
    @raaqiyamaxamed7863 3 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH cabdi casiis adigan ajir ALLAH kasiiyo umada ugar gartaye Adigana Adigan ALLAH kugar gaaro

  • @farhiaaddedadeed1836
    @farhiaaddedadeed1836 3 ปีที่แล้ว

    Abdiaziz really Allah haku garab galo I really can see you have heart of Gold Allah haka farxiyo

  • @ibrahimmohamoud8236
    @ibrahimmohamoud8236 3 ปีที่แล้ว +2

    Adigaaa wllhi waa duceysantahay
    Walidki ku dhalay nasib badan wllkay allh ku awaal mariyo

  • @daacadyare396
    @daacadyare396 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah waa farxad weyn ilahay baa ku mahadsan. Cabdixasiis adigana % mahadsanid

  • @MohamedAhmed-gm2yt
    @MohamedAhmed-gm2yt 3 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilah aabe Mohamed Ganeey alle ayey mahad u sugnatay noo sahlay reerkeena

  • @mohamedmuhudin653
    @mohamedmuhudin653 3 ปีที่แล้ว

    Abdiaziiz walahi waad iga ilmeeysiisay ilinta ceshan waayey allaha ajar iyo xasanaad kaa siiyo inshallah

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 3 ปีที่แล้ว

    Mashalaa abowe kheer aan dhamaan alla.ha ku siiyo adunyad sharfa akhirona janata fardoso.sidaad dadka u cawiso Allah kuu cawiyo amiin amiin xxxxxxxxx

  • @xamdixasan5809
    @xamdixasan5809 3 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allaah farxad waaye inta kala maqan allaha isku keeno

  • @shamsofarasle8198
    @shamsofarasle8198 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abdi aziiz really allah hakaa farxiyo aduun iyo aakhiro wll. Dar allah ayaan kujeclahay walahi shaqo ajar badan leh ayaad heysaa

  • @taqiyomaxamed6539
    @taqiyomaxamed6539 3 ปีที่แล้ว

    Cabdicasiis really walal abaalkaga allaha raxmanka ah baa ugudi kara bowe sidaa dadka uga farxiso allah kaa farxiyo

  • @abdirisaqfarah8589
    @abdirisaqfarah8589 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. Cabdicasiis khayr Allaha ku siiyo. Annagana dhankeenna ayaan ka faraxnay. Sidaas ku wad ajarka guro ummaddaadana haka daalin gacansiintooda.

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 3 ปีที่แล้ว

    Abdiaziiz Rially asc wr wb masha Allaha tabarakallah sida umada Soomaali u caawisa Allaha kuu caawiya
    Aamiin yaa rabi
    🤲🤲🤲❤❤❤

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah waku farxay inu reerkisa ishelen

  • @xaawocabdulle2442
    @xaawocabdulle2442 3 ปีที่แล้ว +1

    ALXMDLLH shukri RABILCALAMIIN allaa ku mahad leh marka xigana cabdicaziiz really thinks walaalkey

  • @aminaomar6306
    @aminaomar6306 3 ปีที่แล้ว

    MASHALLH TABARAKA RAXMAAN ILLAAHOW KU BARAKEEYO ABDIAZISOW XAYAKALLH

  • @fahmoabdi284
    @fahmoabdi284 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wiilow aqoon an mediaha aheyn kuma lihi handana waxan ku tagera ilahey dartis guleyso (we love you) dhaman familj

  • @salmaansanka8461
    @salmaansanka8461 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllky wlhi Allah ayaa kaa ajar siinaaya runti wanaagaas aad umada u haysid

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allaah waa farxad iyo guuuuul

  • @hadliyamaxamuud9426
    @hadliyamaxamuud9426 3 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaahu ilaahay ha ku xiftiyo hana kugu asturo dadaalka aad u u hayso umadeena soomaaliyeed waana hawl adag waxaan ku leeyahay guulayso

  • @dahabodahir5864
    @dahabodahir5864 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah c casiis riyili aad iyo aad baad u mahadsantahay jisakallah

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaaaaah wa alle mhdisa allxamdullaahi alaaah haidin xafido dhamantin 💯💯💯💯💯😍😍🕋🕋

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga qeebta farxada radiyaa masha allaah keep going amiin yarabi

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 ปีที่แล้ว +1

    🤲☑️Maansha alaaaah aabo ilaahay baa kumahadsan🙏inta kalee kala maaqan alaha isku soo sahlo wixii nool🤲🤲🤲

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 3 ปีที่แล้ว

    Naxariis iyo caqli baad isku darsatay. Shukran abboowe

  • @gaza9871
    @gaza9871 3 ปีที่แล้ว

    M.a waa farxadii ugu qiirada badneyd maxaayeelay waa reer ka kooban sadax ciyaal iyo hooyadood allaa mahadaas iskaleh walalkey c.casiis adna jazaakalaahu qeyran

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 ปีที่แล้ว

    Asckm masha allaah allaahu akber allaahu akbar allaahu akber

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah Aabe mcn hambalyo hamblayo farxadaada waa farxadeena ❤❤

  • @hareisonuur8927
    @hareisonuur8927 3 ปีที่แล้ว

    Asc walaalo alxamdu lilaaha rabil calamiin abdiaziz walaalo aduuyadana kunoo low barwaaqu akhirana janato firdosal aclaa allaahu ma amiin amiin amiin masha allaaha aabe farxad alle ha usiyasdiyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah baraka Allah. Alxamdu lillah.

  • @Busharaabdinasir
    @Busharaabdinasir ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤ cabdi casiis ilahy nada hakugu bishareeyo Aaamiin aamiin yaarabi ❤❤

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 ปีที่แล้ว

    Ilaaheey ha ku xafido Kheyre Ilaaheey U soo Dire Soomaali Tahey

  • @ladanjama4336
    @ladanjama4336 3 ปีที่แล้ว

    Asc cabdicasiis ad bad umahadsantahay runtii waxad tahay xidig u iftiimay somali weyn odhan allaah haku xafido shaqada shacabka uhaysid oo shurud la anta ah allaah hakaa abaalmariyo insha allaah

  • @haawoabdi7102
    @haawoabdi7102 3 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah walaal cabdicaziiz Rabi ha ku xafido laakiin markaan daawaday fiidiyoowgaan kii ka horeeyay ee uu lahaa aabaha 20 sano ilma iyo hooyadood ayaa iga maqan ma leheen waa la helayaa Rabi ayaa ku mahafsan

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 2 ปีที่แล้ว

    Mashalah cabdi casis alaha kubarakeyo sida aad dadka iskugu radisay alaha qerkusiyo oo belada kaa xijabo wad mahad santhy jisaa kalahu qeran asc

  • @umuzaki8476
    @umuzaki8476 3 ปีที่แล้ว +1

    AscKRB MashAllah waxa
    Aad iyo aad wax logu farxo
    Ah sida hagar la.aanta .
    Aad ula kurbotay Walidiinta
    Iyo Awladoda KALA LUMAY
    ILAAHEY so fududeeyo hel.