Yaab Gabar 1991-dii dadkeedii ka qaxeen oo hada raadinayso aabe iyo hooyo magacoodana taqaan laakiin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 109

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 2 ปีที่แล้ว +18

    Waa arin xanuun badan waana wax dhaca anigeyba igu dhacday intaan qaxnay oo hooyaday oo waayel ah oo xanuunsan garabka ka hayo ayaa lix caruura oo 12 ugu weynyahay inta kalena kasii yaryaryihiin dadkii yaacay iga raaceen anigoon meel ku ogen ayaan hooyadey ku haray anigaa og murugta aan maalintaas kaliya dareemay ka dibna waan helay alxamdu lilaah

    • @sihammohammed8671
      @sihammohammed8671 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah waa ducada hooyo ducadey ku duceysey ayad ku heshey❤️

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 ปีที่แล้ว +1

    ABDIAZIIZ HARGAYSA 1991 lagama qixin gabadha waxbaa kaqaldan waxanu qaxnay 1988 1991 markii xamar lagaqaxay ayaanu soolabanay

  • @halimomohamed5387
    @halimomohamed5387 2 ปีที่แล้ว +4

    iLaahey ha u sahlo gabadhaan walidkeed kurbada Alle ha ka dul qaado Amiin Amiin Amiin yaa Rabbi

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani ปีที่แล้ว

    Allah ku sahlo Aabe iyo hooyo mcn aamiin yaa allaah

  • @sahraa1716
    @sahraa1716 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah usahlo inshaa Allaah🤲🤲🤲

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali 2 ปีที่แล้ว +6

    First comment ayuu noqday maanta comment geyga love iisaaar abdiaziiz 😊

  • @ahmedabdalla3599
    @ahmedabdalla3599 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u sahlo

  • @issehassen4203
    @issehassen4203 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey ehelkeeda ha u saqiro aamiin

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 2 ปีที่แล้ว +13


    Guusha Aad maqashaan waa barnaamijka ABDIAZIZ really

  • @ahmedabdalla3599
    @ahmedabdalla3599 2 ปีที่แล้ว

    Allaha u sahlo isha allah

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel4035 2 ปีที่แล้ว +3

    Asxaabta Aan Ku Salino Suubanaheena Muxamed Scw ❤🕋❤🕋❤🕋❤🕋❤

  • @aminayusuf3225
    @aminayusuf3225 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha u soo sahlo faamilkeedii Abdiaziis really Ilaahay ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo aamiin

  • @alimuhamud556
    @alimuhamud556 2 ปีที่แล้ว

    Ya alah amuraha sahal

  • @falisa576
    @falisa576 2 ปีที่แล้ว +4

    Walalashena Allaha u sahlo family geedii
    Dal iyo dad bur buray ban noqonay
    Dhibkas baana ka dhaxalnay

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha ha uu sahalo waladekada iyo walaalahade ayaga nabda qabo inshallaha Abdizaz adiga illahaya qeera badan ha ku siya

  • @sgedle4856
    @sgedle4856 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Abdiaziz suud qurux badan ayaad xiran tahay maansha allaah

  • @mahirabdi3110
    @mahirabdi3110 2 ปีที่แล้ว +6

    Qofkii oogu horeeyay from minnasota 🙏🏽🙏🏽

  • @suleimanabdirahman1299
    @suleimanabdirahman1299 2 ปีที่แล้ว

    Allaha sahlo iinsha allah

  • @qaliahmed6962
    @qaliahmed6962 2 ปีที่แล้ว

    Cabdi casiis guuleeyso aduun iyo aakhiraba

  • @maslah345
    @maslah345 2 ปีที่แล้ว +2

    ALLAHA USAHLO WALIDIINTEEDA IYO EHELKEEDA OO NABAD QABA

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdicasiis really guulayso

  • @hiboclaahi9064
    @hiboclaahi9064 2 ปีที่แล้ว +2

    Ax ilaahay ha u so dhaweeyo waliidkeed

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 2 ปีที่แล้ว +2

    Illaahay ha u so dhaweeyo aabe iyo hooyo insh allaah

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 2 ปีที่แล้ว +2

    Illaahay ha u sahlo waalidkeed iyo walaalaheed inshaa allaah

  • @sacdiyodiiriyeaxmed3144
    @sacdiyodiiriyeaxmed3144 2 ปีที่แล้ว

    Aallaah ha ku ga rab galo

  • @thedanishparkourmarstersl3721
    @thedanishparkourmarstersl3721 2 ปีที่แล้ว

    ilahey ha ku sahlo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay hakuu soo sahlo hooyo iyo ehelkii kalaba

  • @calicabdulle3711
    @calicabdulle3711 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha u zahlo ehelkeeda hooyadeed iyo apaheed iyo walaalaheeda I.a
    Adigane ajir iyo Xasanad alle haka siiyo

  • @foozia426
    @foozia426 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay hakuu soo fududeeyo faamligaagii insha allaah

  • @aminahusein8399
    @aminahusein8399 2 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay kusahalo reerkaagag walaal cabdicasiis adog ajer ilaahay kaasiiyo

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha u sahlo waalidkeed🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 ปีที่แล้ว

    Cabdal casiis jisakalah qeer wax wanagsan baad uhaysaa umada gabadhana ehel keeda allaha usahlo

  • @abdinasirmoalin2849
    @abdinasirmoalin2849 2 ปีที่แล้ว

    ASC. Walaal ABDIAZIZ REALLY barnaamijadaadii hore dib u baar. baafintaan baafin la mid ah oo qof kale aad waraysanayso baan arkay. Ma hubo inay gabaddha hooyadeed ahayd waxa raadinaya.

  • @mariyaali795
    @mariyaali795 2 ปีที่แล้ว +1

    Aallh ha ufududeyo inshaa allh

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 2 ปีที่แล้ว

    ALLE HAKU SAHLO HOOYADAA IYO AABAHAA IYO EHELKAAGA OO NABAD QABA

  • @kiinabdirizaaq8863
    @kiinabdirizaaq8863 2 ปีที่แล้ว +1

    waa qalbixanun ilaahay hawsahlo ehelkeeda

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc walalehey channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allaah idinsiiyo inshaa Allaah🥰💜🤲

  • @mohamedsaladyusufmashaallh7741
    @mohamedsaladyusufmashaallh7741 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah usahlo ehelkeeda

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 ปีที่แล้ว

    Allaha usoosahlo sahlo waalidkeed walaaleheed insha allaah

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 2 ปีที่แล้ว

    Allaha u sahlo dadkeedii aamin

  • @jaaluud5395
    @jaaluud5395 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaha u sahlo walaasheen

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u soo sahlo familkeda

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 2 ปีที่แล้ว

    Allahu uu sahlo reerkeda

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 2 ปีที่แล้ว

    Ale haw so dhoweyo aamin aamin

  • @xaawowarsame9143
    @xaawowarsame9143 2 ปีที่แล้ว

    Allaha u sahlo cedeeda aamiin

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah hakusahlo Eheladaada👍💔💔😭🤲🤲🤲💖💖💖💖

  • @badriyaxiis3479
    @badriyaxiis3479 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaha u sahlo familkeeda

  • @xaawocabdulle2442
    @xaawocabdulle2442 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow kuu sahal rabbiyow

  • @maymuunmohamed167
    @maymuunmohamed167 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha raxmaankaa ha usahlo

  • @ahmedroble219
    @ahmedroble219 2 ปีที่แล้ว +6

    Allah ha u soo sahlo insha Allah

    • @nasro7666
      @nasro7666 2 ปีที่แล้ว

      Ilhay usahal miskin

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 ปีที่แล้ว

    Illaahay how soo dhoweeyo faamiligeedii

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว

    Wcs wallo AbdiAziz really ilaahey gabadhaan ehelkeeda ha ha soo dhaweeyo hadii ey nool yihiin

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 2 ปีที่แล้ว

    91kii muqdisho ayaa laga qaxay waqooyi mayna ahayn

  • @maryamoqurux4152
    @maryamoqurux4152 2 ปีที่แล้ว

    Allah. Hakuusoodhaweeyo.waalidiintaadi.

  • @xaawowarsame9143
    @xaawowarsame9143 2 ปีที่แล้ว

    Walaal Allaha kuxafido

  • @safiyoxaajicusmaan1846
    @safiyoxaajicusmaan1846 2 ปีที่แล้ว +1

    Allh usahlo abaayo reeraheeda

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan952 2 ปีที่แล้ว

    Alle hawsoo dhaweeyo lakiin dadkii ku hadhay magaaalada bay u egtey sababtoo ah anagu 1988 ayaanu ka baxney dadkii dawlada ku shaqalahaana 1991 ayaa laga saarey

  • @maxmadaxmad3638
    @maxmadaxmad3638 2 ปีที่แล้ว

    Allah's usoosahlo

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 2 ปีที่แล้ว

    Alle how soo dhaweeyo

  • @zahra11573
    @zahra11573 2 ปีที่แล้ว

    Allow u sahal

  • @ugaasali8554
    @ugaasali8554 ปีที่แล้ว

    Siyaad bare muxu dad kala diray cajiib

  • @halimaosman8507
    @halimaosman8507 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kusahlo

  • @fatuuzhmohamett3818
    @fatuuzhmohamett3818 2 ปีที่แล้ว

    Allaha usahlo

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 2 ปีที่แล้ว

    1991 HARGAYSA WAA LAGU SOO NOQDAY ISKA SAX INAADEER 88 BAAD KA WADAA

    • @maryan4436
      @maryan4436 2 ปีที่แล้ว

      MARKAAS AYAGAABA ISA SIILAAYEEN DAGAALKA UGU XUMAA OO HARGEESA KU BURBURTAY WAA TII SHEXDIINA SAAXIIBISLAANTANA HAWIYEBAA AHAY BEE TIRI GOD KNOWS INEE DAAROOD AHAYD EE IS QARINEESAY KKKKKKKK

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haku salho abaayo

  • @maryamoqurux4152
    @maryamoqurux4152 2 ปีที่แล้ว

    Allah. Hakuusahlo.inshaallah

    • @haalihassan8745
      @haalihassan8745 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxan umaleyn iney gabadhani ogaden ama absamaha kaletahay wayo qoxotiyada iyaga dagana,absamow gabadhas dadkedi uraadiya

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

    gabadhani waxay u egtahay absame ee absame haloo raadiyo ciday ka tahay

  • @fatumasaado7296
    @fatumasaado7296 2 ปีที่แล้ว +2

    Isoboqda

    • @kinsiamir6781
      @kinsiamir6781 2 ปีที่แล้ว

      Waqooyi
      Lagama
      Qaxin...91 waaxa..Laguna
      1988

  • @siyadissa8041
    @siyadissa8041 2 ปีที่แล้ว

    Cajiib

  • @aaminamaxamed2315
    @aaminamaxamed2315 2 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢

  • @asiaali566
    @asiaali566 2 ปีที่แล้ว

    Hargaysa 88 kiiba laga qaxay

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 2 ปีที่แล้ว

    MIDA KALE HARGAYSA KA BAAFI IYO DADKII YAQAANAY REERKAAGA

  • @naimaomar1490
    @naimaomar1490 2 ปีที่แล้ว +1

    Walalkey abdiaziz malayin bad uqalanta hadan kugarsinkaro wan kugarsinlaha waxan kagasaray 5 telephone 3 computer 🖥 2 iPad hadan awodo intas in kabadan wan kusamenlaha umada shaqafican uheysa aniga cidna igama maqna

  • @ibrahiimmaxamud9073
    @ibrahiimmaxamud9073 2 ปีที่แล้ว

    Asc caziz riyali ilaahay dartiis ayaan kujeclahay ilaaha hakuliibaano aqiro iyo aduunba umada somaaliyeed hawsha aad uhayso

    • @nasro7666
      @nasro7666 2 ปีที่แล้ว

      Gabadha rurted waye mama wax kaoged shegty

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

    markaad waalidka iyo ilmahaaga isku qaadi kariweydo ilmahaaga ka tag intuu habaar waalid kugu dhicilahaa aaqiro iyo aduun kala badane waalid in kaar waa qatar iskajir

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Wa runta qof dumara ba masar dab intu dhacay hoyaded xanbartay o cunug bilo jira ka tagtay dabki ba qasaday gurigi marki la damiyay cunugi waxba kuma dhicin

  • @amranosman1102
    @amranosman1102 2 ปีที่แล้ว

    ALLAH hau fududeyo

  • @mohamedmohamoudhassan1914
    @mohamedmohamoudhassan1914 2 ปีที่แล้ว

    Hargeisa 1991 lama qaxin ee waxa laga qaxay 1988 marka taariikhda aya ka qaldan

    • @husseinigal9029
      @husseinigal9029 2 ปีที่แล้ว +5

      Dadkii aan (snm) ku abtirsan ayaa hargaysa ka qaxay 1991dii dadka (snm)ta ku abtirsada & dad badan oo kalena waxay qexeen 1988dii dadka markii hore aan qixin oo waliba dawladdu askaraysay waxay ubadnaayeen dad kasoo jeeda soomaali/galbeed oo xerooyin qaxooti kadeganaa hargaysa markii dawladdu dhacday waxay ku qasbanaadeen inay iyaguna markooda qaxaan 1991dii

    • @mohamedmohamoudhassan1914
      @mohamedmohamoudhassan1914 2 ปีที่แล้ว

      Waa sida aad sheegtay Lakin labo duruufood oo kala duwan ayay ku qaxeen kuwan 1991 qaxay maxastoodu logistics ayay haysteen ay ka caawiyeen SNM lafteedu diyaarado rushaynaya oo ay ka cabsanayana ma jirin . Qaxoontigii Somali galbeed SnM aya daadguraysay mana jiri karto sabab hooyo ilmaheeda uga tagto iyado transport facility haysata. Inantan ka dhadhansaday hadalkeed xili dhib daran jiro oo la dumarka iyo maxastu lugaynayan cadaw laga cabsanayana jiro ayay waliidkeed kala lumeeen xiligasna 1988 ayay noqon kartaa.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedmohamoudhassan1914 snm qoxoti ma dadgurayn e way laysay mid ku fanaya ana ka maqlay TH-cam 2 qiso o ehelkayga ku dhacdayna og

    • @drs.nabiha7917
      @drs.nabiha7917 2 ปีที่แล้ว

      @@hodanc6255 anba marbaan sheeko ku yara maqlay in dad Ethiopia kasoo qaxay oo xeryo hargeysa kuxareysnaa SNM laysay
      Lkn wax akhbaaro kama maqal
      Waxba ma qarsoomeen amay been tahy
      Snm Ethiopianka wxay tixgalin jirtay
      Markaa dadkaas haddii wax la yeelay waa la maqli lahaa
      1991 dhibaatada iyo fasadka ugu xun ee dad mataa Lagula dhaqmay oo guryahoodii maalkoodiiba la boobay xamarbay ka dhacday
      Ilaa maantada dhibane utahy

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 ปีที่แล้ว

      @@drs.nabiha7917 haday ben tahay muxu ugu fana aniga abtigay guri lagala baxay 2 jer o lo o durka la geyay o shegay in la dilayo kolay tisa ma galin markale wil ad u yara o an is xignay ba ba gari lagala dagay nagta arkaysay dhulbante ayay ahayd ayaga bay shegatay malin dhawayd mid ba iguls dodaysay dagalka bay ku jiren o rufiyan bay ahayen ma umad magan ku ah o ku dhex dagan ba kuligod kula dagala o wax rufiyama

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaana fahmin waxaa uga danleedahay su'aashadan reer maledahayda kadama marsiiyo oo ah ninkaaga makula ogyahay maxaa waajib ka dhigay

  • @saafifood6518
    @saafifood6518 ปีที่แล้ว

    Cabdicasiiso, qof bafinaya gabadhan waa ka dhageystey, TH-cam , Hoyo bafinaysa gabar aa dhashey o ay uga tagtey reer, qaxii hargeysa, madama ay wadey hoyadeed wayeel ah, reer ay ku tiri ii si haya wa so noqanaya youtube gadal ugu noqo. Please.

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 2 ปีที่แล้ว

    GABADHU WAY KHALDAN TAHAY ADIGUNA MAAD SAXIN 1991 WAA MARKII MOGADISHU LAGA QAXAY GABADHAN WAXAY REERKOODA KA HADHAY/LUNTAY 1988 OO AH MARKII TALISKII DHIIGYOCABKA AHAA EE SIYAAD BARRE XASUUQA KA WADAY HARGEISA, BURCO, GABILAY etc. 1991 KII WAA MARKII DAGAALKII DHAMAADAY LOOGU SOO NOQDAY EE UU XOROOBAY WAXAAN RAJAYNAYAA INAAD KHALADKAAGA SIXI DOONTO .

  • @shamishoussein7587
    @shamishoussein7587 2 ปีที่แล้ว

    You have to do a DNA please

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah u sahlo

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah usahlo inshaa Allaah🤲🤲🤲

  • @drfarxiyo8737
    @drfarxiyo8737 2 ปีที่แล้ว

    Allaha u sahlo reerkeeda

  • @xanaanxasanmaxaamed7374
    @xanaanxasanmaxaamed7374 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha u sahlo

    • @nasro7666
      @nasro7666 2 ปีที่แล้ว

      Gsbadha ilha usahl9

  • @shugricalichannel2220
    @shugricalichannel2220 2 ปีที่แล้ว

    Allaha usahlo

  • @sadiyarooney4475
    @sadiyarooney4475 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u sahlo

  • @siyadissa8041
    @siyadissa8041 2 ปีที่แล้ว

    Allah usahlo