Hayeey Somalia O lasoo galay| Dagaalka Baarlamak israi & Carabti O Laceyriyay| Natenyahu & Sisi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Jawaasiista Wadankeena & Digniin| Dagaalka Baarlamak israi & Carabti O Laceyriyay| Natenyahu & Sisi
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

ความคิดเห็น • 264

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  15 วันที่ผ่านมา +37

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @Fast.money86
      @Fast.money86 15 วันที่ผ่านมา +3

      Asc ustadiyow waad mahad santahay lkn ilaahada fariintii aan direy course maalintii uguhorey aad sogudbisey ilaaxada la iimasijawaabin

    • @seyfudiin-xr5hj
      @seyfudiin-xr5hj 15 วันที่ผ่านมา +2

      Ustad qaabkaas waan rabaa ee qabkee uhelaa

    • @AbdirasakKatiitow
      @AbdirasakKatiitow 15 วันที่ผ่านมา +1

      Asc. Walaal macaan dhaqaalihiisa xumahay jirta inaad noo yareyso qaranka jawaabay llaah kheyran

    • @bintusoomaal143
      @bintusoomaal143 15 วันที่ผ่านมา

      Ustaad qali waaye koorsadaada

    • @hassanibrahim7604
      @hassanibrahim7604 15 วันที่ผ่านมา

      Assalam aleykum warahmatullah wabarakatuh sheikh kindly am in need of you this course i sent you message since first day but no response how can i get it please?

  • @oneride8228
    @oneride8228 15 วันที่ผ่านมา +15

    Aniga waxaan arkay oo aan la fadhiistay xildhibaan ku matala beesheyda iguna yiri inuu jaasuus u yahay mareekanka kuna faanaaya.Subxaanalaaha!!

    • @fadumaahmed684
      @fadumaahmed684 15 วันที่ผ่านมา +2

      Jawasis hadu yahey naftiisa ayuu dhibey because canshurtii shacabka uu ushaqeeyo ayuu cuna waa qaainul wadan meel ma gaarayo wali carurtiisa xaaskiisa iyo naftiisa ayuu sumeeyey ehel ma aha nin dalkiisa qayaaney ka fowgow

  • @abdullahdugow5307
    @abdullahdugow5307 15 วันที่ผ่านมา +4

    you are right every government keeps it's security and military activity confidential information

  • @samiramuse2458
    @samiramuse2458 15 วันที่ผ่านมา +7

    Soomaalidu ilaaa ay noqdaan dad wadaniyiina mooye Walee Waligood hagaagi maayaan Waa Waxa halkaa na dhigay calooshii u shaqayste caado qaato ah
    Tawfiiqda ilaahay hayna waafajiyo

  • @naciimomaxamedkulmiye6104
    @naciimomaxamedkulmiye6104 15 วันที่ผ่านมา +2

    Dowladaan Wariyaasha oo waxa runta iyo shaqadooda qabsanaaya Mark ay soo du badan xiraysay may jaajuusyadaan xiraan oo aaway sns toi may shaqadooda qabsadaan Tan dowlad Ma ahee waxa sirta ah banaanka keentaysa allaha wayn mid ka khayr badan allaha noo keeno oo sirteena noo qariso aamiin aamiin

  • @Lights.Upon.Lights114
    @Lights.Upon.Lights114 15 วันที่ผ่านมา +3

    Asalamu Alaikum,
    Ustaad waa ku salaamey Allaha ku barakeeyo kuna Xifdiyo Yaa rabi..... Ustaad Dalka xaalkiisa meel khatar ah ayuu maraayaa marka fadlan Warbixinadaas noo soo gudbi ustaad inshallah

  • @hibowehliye1316
    @hibowehliye1316 15 วันที่ผ่านมา +2

    Sheekh qeyr allaha kusiiyo somali ayaa gudbisay

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 15 วันที่ผ่านมา +2

    Shiikh khayr allah haku siiyo waa Anigu reer burco Ayaan ahay waa runtaa allah wadiniyada allah muslinimada allah hakuu siyaadiyo alluhuma amiin xasan qoslaaye dilaal iyo muse dilaal iyo war lordiska kale waa in laxuusiyaa insha allah Shiikh jasa kale khayr asc

    • @IsmailSuleyman-ur8jh
      @IsmailSuleyman-ur8jh 14 วันที่ผ่านมา

      Asc shiikhi waan ku salaamay ee soo ducee inaga iyo dalkaba asc

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 15 วันที่ผ่านมา +5

    150 aya lagu diley ma israaiil aya run shegta war sida ay wax u sheegto iyo sida runru tahey iskuma dhawa adigu waxad ka dhigeysa in ay run sheegeyso war sida idacadaha kale 15+150 wa dhawac iyo dhimasho

  • @user-pm1pp8of2e
    @user-pm1pp8of2e 15 วันที่ผ่านมา +2

    Maashaa Allaah sheekh Allaha kubarakeeyo danta umada soomaaliyeed aadbaad uugu dadaashaa ❤❤❤❤❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 15 วันที่ผ่านมา +6

    Sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 14 วันที่ผ่านมา

    Soomaalida askarta xildhibanada iyo qaarkalo badan aya wada jaajus ah ader iyo kuwo hunguri yar ka hela ee ha daalin madaxweynaha ayaba jaajus ah meeshii ugu dambeysay ayey jookta Soomaali ☝🏻🤲

  • @Dhaqandahir
    @Dhaqandahir 15 วันที่ผ่านมา +6

    Haa qasab waaye inla qariyo shicibka ayaa laka rabaa iney qariyaan ama badbaadiyaan wadanka

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 14 วันที่ผ่านมา

    Ilaahayow qabo munaafiqiinta nagu dhex jira . Ilaahayow qabo shayadiinta dalkayaga baabiin , qabasho una ka soo waaqsan , Amiin Amiin Amiin.

  • @moallim1000
    @moallim1000 15 วันที่ผ่านมา +2

    Dawlad ka kooban xubno wada shisheeye keensaday. Foreigners. Ajnaba ama shisheeye ayay u shaqeeyaan 100%

  • @MM-mk8dz
    @MM-mk8dz 15 วันที่ผ่านมา +2

    Asc sheekhow qaf afsoomaali keliya yaqaan olayn lacag ma ka samayn karaa

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 15 วันที่ผ่านมา +2

    Me first

  • @ZakariyeEnowAbdullahi
    @ZakariyeEnowAbdullahi 15 วันที่ผ่านมา +2

    Sax waaye lkn sirdonka lagarawa sida dalka wixi udan ah in uqariyan tankaleto dhiwatada kuso socota iney shekto iyo sida fudut loga garo markasto

  • @SadiyaNuh-zt3ct
    @SadiyaNuh-zt3ct 14 วันที่ผ่านมา

    Dowlada iyadaa shar iyo shisheeyaba soo dhaeaysatee sheekhow noo soo badi Arima qaza

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 15 วันที่ผ่านมา +3

    Allaha u gargaaro falastiin.

  • @Qooqaaniandfarjanno
    @Qooqaaniandfarjanno 15 วันที่ผ่านมา

    Ilhay aqligaaga ha kuu barakeeyo walaal!

  • @user-xc3qd3vm9b
    @user-xc3qd3vm9b 15 วันที่ผ่านมา +2

    Waaruntaa basasbaa jira❤

  • @Xiirey2013
    @Xiirey2013 15 วันที่ผ่านมา +5

    Somali iyo falastin guul

    • @maryamhassan8093
      @maryamhassan8093 15 วันที่ผ่านมา

      Aamiin illaahey guul hana gaarsiiyo

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 15 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekhoo
    Somalida
    Allah swt ha hanuuniyo
    Aqlina hasiiyo
    Aqli aan qabiil ahan mahayaane

  • @oneride8228
    @oneride8228 15 วันที่ผ่านมา +1

    Asc dulmidiid

  • @madoobecumar1601
    @madoobecumar1601 15 วันที่ผ่านมา +2

    sheeq waba dowlda waxaan duuby

  • @mohamoudgurreh949
    @mohamoudgurreh949 15 วันที่ผ่านมา

    Qaaidka dalkaram magaciisu waa abu-shujaac ALLAAH hawnaxariisto😢😢😢😢😢

  • @mahadilkacase6323
    @mahadilkacase6323 15 วันที่ผ่านมา +2

    Shiiqow dhoola tuska ayay ka mid ahheyd welwelka itoobiya ayaa laga doonayaa

  • @fadumowarsame2030
    @fadumowarsame2030 14 วันที่ผ่านมา

    Wakusalaamy shihk m somaali. Wareer badiye. Sharcika. Mayaqaanaan

  • @abdirahman8649
    @abdirahman8649 15 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah sedaada oo kale ayaa loobahanyahay

  • @Siciid22
    @Siciid22 15 วันที่ผ่านมา +1

    Shiikh wliha haku barkeeyo ee na sharaxa waa in an bilaaba video video Editing ❤

  • @A_Ibrahim57
    @A_Ibrahim57 15 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid shekh illahay han badbaadoyo 😣😣😣😣😣

  • @user-ww8lx7wh5n
    @user-ww8lx7wh5n 15 วันที่ผ่านมา +1

    Yes u are right it's a matter of agent to treat this as a matter of serious for the same

  • @hodanahmed5908
    @hodanahmed5908 15 วันที่ผ่านมา

    Sheikh somaliya will be falastint of east Africa

  • @samsamhassan8157
    @samsamhassan8157 15 วันที่ผ่านมา +2

    Runtii shikhow hadii ku dhaho wiil aan eedo u hay ba igu yir safarada itoba qofka u taga waxy waydiisa Askar ma nooqon nin tagay ku dahaa waliba ka wa dhar cadka ah bal ka warn inay sidaa yahiin😢

  • @user-wf8ii9mv5c
    @user-wf8ii9mv5c 15 วันที่ผ่านมา

    Bashiir cabdulle waaxaan kaamiro in laga dumbo wax yaabaha xasaasigaa eedowlada jawaasiis badan baajogta dalka halaga digtoonaado

  • @MohamedAbdi-b9z
    @MohamedAbdi-b9z 15 วันที่ผ่านมา +2

    Basaasiinta imaartka ayaa aad ugu badan muqdisho. Ethiopia iyo Maraykanka, iyo Kenya iyagana sidoo kale basaasiin ayaa u joogta

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 15 วันที่ผ่านมา

    Asc Allaha guuleeyo muqaawamada dhammaan ❤❤Ku mahadsanid Tabintaada Wararkamihiimka 😂😂❤❤❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 15 วันที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @bashiircismaanyuusuf4823
    @bashiircismaanyuusuf4823 15 วันที่ผ่านมา +2

    Soomaalidu waa dad aan u dhisnayn qaab dawladnimo inaan baranana uma diyaar garaabin ceebaheena & sirteena oon Soo bandhignaana mararka qaybtood faan ayay naga noqotaa

  • @kingyaasin8580
    @kingyaasin8580 15 วันที่ผ่านมา

    Shiqo somali bari hore ayey dhimatay marka ilahay anoo maqan😢😢

  • @abshiromaxamud4687
    @abshiromaxamud4687 15 วันที่ผ่านมา

    Somaaliyeey yaan qalad la iifah min ee shiikhaan waa qabiilkeee❤

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 14 วันที่ผ่านมา

      Mooyi qabiil qabiil waa waxa na baa bashay

  • @MakoSheekhmuxumed
    @MakoSheekhmuxumed 15 วันที่ผ่านมา +1

    Basaas maaha ee waa sharkiina oo la fashaliyey reer balaayo

    • @abduqadircisse4164
      @abduqadircisse4164 15 วันที่ผ่านมา

      Adinkaa nasoraatsaday ee cabsida jooji amxaar warersan😂😂😂😂😂

  • @Shankharon
    @Shankharon 15 วันที่ผ่านมา

    sir maheyn idaacada wax qarsoon mahan wah

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 15 วันที่ผ่านมา

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 15 วันที่ผ่านมา

    Sheekh programming waan soo dejiyeu laakiin xawaalad aan lacagta kuugu soo diro isoo sheeg

  • @cabdiqadircabdilahi3208
    @cabdiqadircabdilahi3208 15 วันที่ผ่านมา +1

    waa askari

  • @abdiqadirabdullemohamed2883
    @abdiqadirabdullemohamed2883 15 วันที่ผ่านมา

    Waa macquul

  • @BareJaamac
    @BareJaamac 15 วันที่ผ่านมา +1

    Wll korsadii onlinka ahayd waanwaayay

  • @maryamsultan2940
    @maryamsultan2940 15 วันที่ผ่านมา

    Waa cajiib walahi soomaalidu halayaabin iyagi baa toodi baaditahay

  • @zahraosman3540
    @zahraosman3540 15 วันที่ผ่านมา

    Waa Sax walaahi

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 15 วันที่ผ่านมา

    Maashaa allaah waad ku mahadsan tahay wacyi gelin taada waa muhiim inqof kastaa danta dalkeena iyo dadkeena diinteenaba inaan ilaashano nalooma maqna alle kasokoow xilbaa nasaaran intii caqli leh

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 15 วันที่ผ่านมา

    🇸🇴 IYO 🇵🇸 ISU EKAA ‼️ ‼️‼️

  • @Ismail-np9fn
    @Ismail-np9fn 15 วันที่ผ่านมา +1

    Sideen online lacag uga sameeya walal

  • @ohaji42
    @ohaji42 15 วันที่ผ่านมา

    💯 waa sax

  • @Suleko-q9c
    @Suleko-q9c 14 วันที่ผ่านมา

    Haa wa kurdi

  • @nasirmaalim653
    @nasirmaalim653 15 วันที่ผ่านมา

    Sambalolsha Aya kamid ah sirdonka Ethiopia asago ah sirdonka Somalia

  • @axmedsadiiq7079
    @axmedsadiiq7079 15 วันที่ผ่านมา +1

    Sh/soomalida waxsiraba male kaladanbayn male

  • @jamalahmadbadani3890
    @jamalahmadbadani3890 15 วันที่ผ่านมา

    Asc abuu shujjac

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 15 วันที่ผ่านมา

    Somalia 🇸🇴 guul . Cidna wax ka qaadimeyso

  • @dhagaxoqoti1472
    @dhagaxoqoti1472 15 วันที่ผ่านมา +1

    dulmi diid maxaad qari

  • @abdulqadirali5419
    @abdulqadirali5419 15 วันที่ผ่านมา +1

    Jaa juus ma'ahee dad baa iney soo bandhigaan lacag katasdiyaan

  • @shahiidpoy6383
    @shahiidpoy6383 15 วันที่ผ่านมา +1

    Saraakiil xildhibana wasiiro intaba waa laga dhex qortay eebow waana la wada ogyajay

  • @xakiimabashirabdulahi631
    @xakiimabashirabdulahi631 15 วันที่ผ่านมา +1

    Xirfada mawaxa baran karaa qof wax Soo bartay ama qof afsoomliga yaqaan mabaraan karaa sh

  • @abdiahmed2301
    @abdiahmed2301 15 วันที่ผ่านมา

    Arintan waxaa ka Hadlay AUN sheekh Mahamed Rashad sanado ka hor hada ayay taagantahay illahy umada soomaliyed ha badbaadiyo 😢

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 15 วันที่ผ่านมา +1

    “Jawaasiis ayaa nalaku beertay”
    Marka hore waa in leesweydiiyo waxa Federaalka lagu sheego iyo laan, laanka ee dowlada Soomaaliya aad u taqaano soow Itoobiya taangiyadooda laguma keenin!?
    Mahadsanidiin

  • @umuamiira588
    @umuamiira588 14 วันที่ผ่านมา

    Haa ciraaq ayuu kasoo jeedaa🇮🇶

  • @AaxaayCali-yu2lt
    @AaxaayCali-yu2lt 15 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahow naxafid soomaaliya had nahey

  • @IsmailDhitaa
    @IsmailDhitaa 15 วันที่ผ่านมา

    Wll team dulmi did codsigeygi I tix galiya

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 15 วันที่ผ่านมา +1

    WAASAXAN TAHAY SHEEKH DOWLADA SOMALIA IYO WARBAAHINTA WAA RAG DA YAR AAN DOWLAD HADALEE ARKAY 2010KII WIXII KADAMBEEYAY EE AAY QALAD TAHAY IN AAY KA WARBIXIYAANO SIRTII XUKUUMADA OO SHEEGAYA ARIMO XASAASI AH EE AAN WARBAAHINTA IN LAGA QARIYO AHEEYD DOWLADIINA AAYSAN HOR JOOGSAN SAXAAFADIHIINA SIRTII WADANKA LAGU DIFAACI LAHAA DUUBAY HADANA BAAFIYEY SHALAY AYAAN KU CANAANANAYEY WARBAAHINTA

  • @samsamismael4206
    @samsamismael4206 15 วันที่ผ่านมา

    Asc shekh aniga layma jawaabin

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 15 วันที่ผ่านมา +1

    Wadaadkaan waxaad moodaa in uusan Somalia waxaba ka ogeyn war tan sir mahan habar hasta ayaana og, Ethiopia waxaan wax badan ayeeyba kaa ogtahey ee taas ka hadal

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 14 วันที่ผ่านมา

    Waaba soomali kuwaa sheekh

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 15 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw Sheikh Wcs Hamas support Palestine

  • @jiliogacal6750
    @jiliogacal6750 15 วันที่ผ่านมา

    Hayey

  • @GediAhmed-tr5vw
    @GediAhmed-tr5vw 15 วันที่ผ่านมา

    Sithe aan u isticmala onlaan baarakallahu fiika

  • @housseindeheyehofficial2125
    @housseindeheyehofficial2125 15 วันที่ผ่านมา

    Madaxa ha laga toog too jawaasiista duliiga ah

  • @drnurshire8356
    @drnurshire8356 15 วันที่ผ่านมา

    ابو شجاع

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 15 วันที่ผ่านมา

    Alla Ciil waynaa , waar Ciidankan
    Miyaaney Dareen Lahayn 😢

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 15 วันที่ผ่านมา

    Allaha is one ❤

  • @blackhamer3186
    @blackhamer3186 15 วันที่ผ่านมา +2

    Ugaas

  • @abdikarinalihajji9199
    @abdikarinalihajji9199 15 วันที่ผ่านมา +1

    Ciraaqi waye asalkisa

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 15 วันที่ผ่านมา

    Dawlada ruuxeeda ayaa kufaaneyso waxaa uguwarbadan dawladaa duubtey waxuqarsoon abmaleh tvga qarankaa duubay

  • @AbduraHassan
    @AbduraHassan 15 วันที่ผ่านมา

    War coursada yaa igu kaalmeeya pleaseeeeee😢

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 14 วันที่ผ่านมา

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 14 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @Michealfot
    @Michealfot 15 วันที่ผ่านมา

    Sheikhow jajuusiin 34sano la korinaayyey waqti ayey qaadanee inta laga soo qaban doono insha Allah, Oromo iyo masaakiin Somali ayaa ka buuxo Xamar wada jaajuusiin

  • @HUSEINABDULLE
    @HUSEINABDULLE 15 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah mabruuk alfa mabruuk gabadhayda najma xabib iyo wiilkayga mustafe faarax illaahy haidanka dhigo kuwo isku waara owlaad baariyana kalahela iifaraxsanaada inta nolasha iidanka dhiman the bari 😢®

  • @ismailabdi2730
    @ismailabdi2730 15 วันที่ผ่านมา

    Ustat fadlan korsada af somali noga dhik

  • @JaamacMaxamuud-s6w
    @JaamacMaxamuud-s6w 15 วันที่ผ่านมา

    Sheekh lacag aan ku iibsado ma haysto fadlan ii fura aan ka faaideyste😢

  • @hersijama6742
    @hersijama6742 15 วันที่ผ่านมา

    Asc.ninyow garoonka diyaaradaha somaliya waxuu ku yaal xalane, xalane waa xurunta International community mar jaajuus oo dhan wuxuu joogaa airportiga muqdishu.😊

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 15 วันที่ผ่านมา +1

    Asc sidee Ayaan Lacag uga sameyn Karaa social media wali ma Fahmin Qaabka Looga sameeyo

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 15 วันที่ผ่านมา +1

    Sh smli $5 dollars ayay sirta ugu wayn ku bixinayaan loomaba baahna umad kale allaahu aclam

  • @moallim1000
    @moallim1000 15 วันที่ผ่านมา

    Shiikh Maxamed Waiting List goormee ka soo baxaynaa. Is it indefinite????

  • @djamagorgor6357
    @djamagorgor6357 15 วันที่ผ่านมา +1

    Asc masar ciidna wax mayeelikarto
    Masar maxay hayisa

  • @haa8793
    @haa8793 15 วันที่ผ่านมา +1

    Sheikh dulmi did meqo waayo hadad tirido adiga inta 🔺️lasarayay 15 bas inad urumeyso maaheyn

  • @omarbaridi7734
    @omarbaridi7734 15 วันที่ผ่านมา

    Sheikh I'm a Kenyan Somali I want to start the online course in English please start for me

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 15 วันที่ผ่านมา +1

    Goorma goorma goorma ayaa lala wareegay wixii soomaaliya la odhan jiray 3:45 haa waa run soomaali aabaheed bay wastay

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 15 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤ Wcs Wrx WbrSheikhan ❤❤❤❤

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y 15 วันที่ผ่านมา +1

    Dowlada iyadaaba sawir jecel