يارب ياكريم يارب العالمين يا الله يا الله يا رب السماوات والأرض يا حي يا قيوم يا رب هذا كون كله يا ذل الجلال والإكرام يا الله يا رب كل شيء كله يا قوي ياجبار يا ملكوت السماوات والأرض اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا في كل مكان اللهم ثبت قلوبهم وارزقهم حلال طيبا مباركا من عندك واشف مرضاهم وعاف جرحاهم وارحم شهداهم وآمن خوفهم اللهم وسدد رميهم وثبت أقدامهم وأيدهم بنصرك يا أرحم الراحمين يا رب العالمين اللهم أمين اللهم امين
Asc Salam kadib waxaan jkula wadagayaa arin cajiba taas oo ah in dallkii gacanta ka baxayo hayadaha shisheeyo ay xogtii dalka oo dhan faraha loo galiyey haday ahan lahayd tirakoobka dadka hada waxay bikaabeen in ay tira kobaan beeralayda oo ay waydiistaan xogwalba ay u bahan yihiin nooc kasta ha ahatee xitaa Ruuxa beraleyda xogtiisa Isaga Reerkiisa wa ay watermarks wadankiii faraha ayuu ka baxay Maxaa xala
Ilaahay iimaanka idin Ka qaad mediyaha Somalida ha dhagaysanina ciwaanka eray qurux badan ayay Ku qorayan inta Ka danbeesana isreal ayay buun buuniyan ila daaeeral iska daaya
Hortaa carabtan hubkan ay daldalayaan soo ibsanayaan maxay sameestaaan intaa dhashay ila hadda hub bay ibsanayan wa tan la yaabay lacag way haystaan xata maxay isku dayaan inay wax uun samayaan waa su aal is waydiyo tusaale turkiga waa lagu adkayey in u ka iibsado diyaradaha maraykanka lkn sagii aya samaysteen marka carabtaa ma ka dhitaan
Sallaamu allah xijaaj sallaamu allah hitler marka laeego waxan falastiin uu kawado natanyaaho hitler waxba ma samaynin waxan oo kalle dunidan lama arag mala waa tataarkii oo kaĺe yahuudu
maracadow xamas mey uqabato 20 malin ama 30 malin in ay kala baxan cidamadoda hadii ad kala bixi weysana waxan toganeyna maxabista an heysano wakastii finalka aha ay xoqon karan xamas
اللهم انصر اخواننا فلسطين
❤❤❤ Maasha Allaah ❤❤❤
Maasha allaah muqaawamada ilaahay baa garabkooda galay
Mahadsanid maxamad ciise walaal alaha kubarakeeyo aduun iyo akhiraba alaha kusiyaadiyo cilmiga iyo caqliga ba guulayso waligaa walaal
Scw❤
Maansha alah ilahay hagulasiyo falastiin amiin amiin amiin
Haa Mash Allha walaakaye ❤
Suratul Al Kahfi Hada wali Aqrini. wali waqti baa heystaa Hada Soo Aqri.
Ree Falastin Rabi Farah Ha u furo😢😢😢😢😢😢
Has wll maanta ilaa maqribka
Sc
,
Adeer Alaha ku xifdiyo, macalin fiican yaa tahay
Allah swt waxaynu ka barayeynaa inuu guusha iyo gacanta sare ina siiyo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Guul
Mara cade sxp diyaradahan iyo maclumadokada sobadi plasii si an wax badan uga ogano mahadsanid sxp
Alaha awooda xm ha usiyadiyo amin
Nabiga ku saliya walladey❤
Scw
Scw scw
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤please ❤️
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
ilhy ha guuleeyo xamaas iyo dhamaan gobonimada doonka muslimiinta ah ilhy hka xafido sharka gaalada gumaystaha yahuuda ilhy ha halaago
Naxnu somaliyiin naxnu kulanaa xamaas we love xamaas
Asc maracade
الله اكبر ولله الحمد 💪
Wclykm masalaam jumca mubarak
يارب ياكريم يارب العالمين يا الله يا الله يا رب السماوات والأرض يا حي يا قيوم يا رب هذا كون كله يا ذل الجلال والإكرام يا الله يا رب كل شيء كله يا قوي ياجبار يا ملكوت السماوات والأرض اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا في كل مكان اللهم ثبت قلوبهم وارزقهم حلال طيبا مباركا من عندك واشف مرضاهم وعاف جرحاهم وارحم شهداهم وآمن خوفهم اللهم وسدد رميهم وثبت أقدامهم وأيدهم بنصرك يا أرحم الراحمين يا رب العالمين اللهم أمين اللهم امين
alah
Carabi ilaahayna ma aaminsana laftoodana ma aaminsana bal inta ay reer galbeed hoos joogi lahaayeen bal ha u wareegaan xaga ruushka iyo shiinaha
صلوا على الحبيب المصطفى❤
Allaha guusha siyo hamas 🇵🇸
First❤❤❤
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan ❤
Guul reer falastiin iinsha allaa walaalahoodii ayaa gabaye ilaahayow u hiili
Maanshaa Allah haqabtiraha wararka ayaankuugu magacdaraynaa wariye qaaliya ayaa tahay
Carabta Shiinaha daba taagan waa Basaasiin Sahyuuniyada ay lèedahay
Asc wr wb wll
Uj: xasusin
mantay waxaa hilmantay aqriya suratu kahfi iyo qarabada xaririn teyda iyo saliga nabiga (naxris iyo nabad galiyo korkisa ha ahaato )
Wcs ❤
Asc md.Maracade waad ku mahadsantahay wararkaaga tifatiran.waxad naxasuusin jirtay
Maalinta jimcaha. Adkaarta iyo suueatul kahfi akhriskeeda.
Jlmcahan iyo ka horeeyey waad ka booday sxb
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah inshallah
Yahud waligedba badil haku nolato waxa usugan hog iyo halag aya u danbayn inshaa allha
Asc Salam kadib waxaan jkula wadagayaa arin cajiba taas oo ah in dallkii gacanta ka baxayo hayadaha shisheeyo ay xogtii dalka oo dhan faraha loo galiyey haday ahan lahayd tirakoobka dadka hada waxay bikaabeen in ay tira kobaan beeralayda oo ay waydiistaan xogwalba ay u bahan yihiin nooc kasta ha ahatee xitaa Ruuxa beraleyda xogtiisa Isaga Reerkiisa wa ay watermarks wadankiii faraha ayuu ka baxay Maxaa xala
Maracadow sawiradooda nala soo wadaag sidaan ula socono
😮
Kudos for Spain for recognizing Palestine
Allah ha guuleeyo muqaawimada xamaas❤❤❤
❤
Waan dhownay maracadow
Janadii fardosa alaha kucasumo محمد مرسي
Ale wuxu aha geesi geesiguna adunka masijoog 😢😢😢
السلام عليكم ورحمة الله الله يا أخي العزيز ❤❤
2:53 fadlan walal maxamuud xogtaasi ku noqo, in Maxamed mursi xanuun wadnaha ahi kusoo booday!
Maxa cusub
Wcs.
😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
Aloow barakee awoodooda
Safafkooda xooji
Lugahooda sug
Guul mujaahidiinta
Maashaa allaha tabaragka allaha maalin wanaagsan dhamaantiinba melkastood jogtaanba umada soomaaliyed ama umada Muslimstahow kusaliya nabigeena maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw aamiina ❤😂🎉🎉😢😮😅😊
Ilaahay iimaanka idin Ka qaad mediyaha Somalida ha dhagaysanina ciwaanka eray qurux badan ayay Ku qorayan inta Ka danbeesana isreal ayay buun buuniyan ila daaeeral iska daaya
Asc
Weerarka suriya iyo qubarada la qafashy waxa ay cadeyn utahy raali ahanshaha xumuumada qumeyni ee iiraan kadhisan
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Wcs
Mahadsanidsxb
Hadal iyo gacmaholaysgaliyo kaliya loomabahna Eficil dhaba balarabaa incarabtu kudhaqaaqdo
Xamaas way guleesan inshallah 🇯🇴
Shinaha rag waye wlhi😂
1.6 maxaa raac San
Somalia dagaalkan gali ❤
Ilaahay hagarab istaago falastiniyiinta
Mahasanid m.cade warbixin qiimo badan
Somaliya iyo itoboya ka so hadal xagaban uu jelanahay dds ku dar iyagana way doqomomen
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah
Bravo 👏
Allah
alow ugargaar reer falastiin❤
Maraykan iyo jarmal 2duba diyaradahas jiilka4aad mashrucooda waxamaalgalin balaaran kuleh israiil ama shirkado wawayn unasabshegta israil tagerana xormaahan
Taasi waa ilaahay fadligiisa
Shirka sabti ama axad mallaga dhigi kara miyaa ?????😂
Ayantan Ma wada Dhameysanin Video JUMMA XALAAWA EVERYBODY
Maxamadow sxb markaad taariikhda sheegi rabtid waxaad ka bilaawdaa taariikhda hijriga ah ka dib miilaadiga ah . Waa codsi adiga oo mahadsan
Scw scw scw
Hortaa carabtan hubkan ay daldalayaan soo ibsanayaan maxay sameestaaan intaa dhashay ila hadda hub bay ibsanayan wa tan la yaabay lacag way haystaan xata maxay isku dayaan inay wax uun samayaan waa su aal is waydiyo tusaale turkiga waa lagu adkayey in u ka iibsado diyaradaha maraykanka lkn sagii aya samaysteen marka carabtaa ma ka dhitaan
Sallaamu allah xijaaj sallaamu allah hitler marka laeego waxan falastiin uu kawado natanyaaho hitler waxba ma samaynin waxan oo kalle dunidan lama arag mala waa tataarkii oo kaĺe yahuudu
Zxp kas hadal diyarada B-2
wey kucadadin karan yahuda mujahidinta falastin hadad cidamada yahuuda ad uga labixi weysan mudo 30 halbil ah waxan toganeyna yahuuda maxabista an gacanta kuheyno wayo badarkii ayeyba kadhamenayan
Sxp maracade labada wasiir maxayka dhigantahay salanta gacanta bidixda ee ay ka midaysanyihiin
First
Waxaay ilabeen gaal oodhan in hal aay wada yihiin waayna ku fiican tahay in kasoo baxo xaqa walalahood
Mesha.maad ilaahay..xagiisa.garabhasiiyo
Barnaamijada sirdonka nosobadee
maracadow xamas mey uqabato 20 malin ama 30 malin in ay kala baxan cidamadoda hadii ad kala bixi weysana waxan toganeyna maxabista an heysano wakastii finalka aha ay xoqon karan xamas
Sababta israil jarmal ugufasaxday inlagaiibiyo diyaradan maahan sidayudhigeen!! Zogowna dadkan fursadi madhafto sababtii logudiiday markiihore ayaa midlamida waxagalay israiil oqaza kagashay magaran sucudi inufursadas kalahormaro laakin iyagiibaaraba hadan inayufasaxaan balse fursadkale ooxoriyad kaqaada ugafaidaystaan tasna haduuogolaado sucuudigu waceeboobay barina waxbaumatarayan iyado wixiilarabo gumaystuhu kusamaynayo dadkacarbeed
Video marko marayo 12:47 kamaal❎ jamaal ✅ 🫡
walee carabi waa u dhamaatay lacagtoodaa la uruursan hub aan jirin baa la siin duli
Maxamed ciisaw waxaa kadanbeysay xalay in iran ay beenisay in warkii ahaa in lagadilay asakar qaarna la afduubay waxayna tiri majiro aakdhig aan leenahay oo laweraray oo Syria kuyaal manajiro wax ciidana oo nalaga dilay qaarna nalaga dhaawacay qaarna laqafaashay.
Tiyaradhaha amerika waxey leyihiin passwordka yahudha
.
Diyaaradaha wadamada carabta laga iibiyaa waa sawir iyo dhoolatus uun
Saan dunida uga ogaano wax banana.
Cadaadiska natanyahu sheegayo uleyahay xamas halasaro mataqaan? Wuxuyahay madama xamas waxwayn lagarsinkarin yihina daddhulkahoose joga bedelkii halaxasuuqo rayidka siloxanuujiyo qiilnahalogadhigo hoganmiye xamasan usoconay
Mararka qaarkood waad qaracmaysaa markaad aragto dawladihii islaamka oo sidii neef xoolo ah wixii la doono laga samaysanayo waxaad aad uga xumaaday 12:34 iney reer galbeedku ay wali xuquuq ka sheekaynayaan inagoo arkayna waxa dhacaya
Carabta hadee wax fahmeen marki USA lacagta ka dhameeye 😂
Guul
Scw❤❤❤❤❤
Asc