Yaab! Y.Sinwaar O Mareykan lagu Cabsiinayo| Dhagar isla markiiba loo maleegayo cajiib| Sucuudi & Isr

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ย. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Y.Sinwaar O Mareykan lagu Cabsiinayo| Dhagar isla markiiba loo maleegayo cajiib| Sucuudi & Isra heshiis miyaa?
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 115

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  หลายเดือนก่อน +20

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @Isseosman114
      @Isseosman114 หลายเดือนก่อน

      Ustad what'sapp kaala so hadlay iima aadan so jawabin

    • @DaauudDalnuurshe
      @DaauudDalnuurshe หลายเดือนก่อน

      Shiiqoow xayeesiinta vedio-ga dhexda ugu jirto nagadaa,
      Oo dhig dhamaadka adoo raali ah🙏

  • @ZainabGuleid-c4b
    @ZainabGuleid-c4b หลายเดือนก่อน +10

    Allah ha soo afjaro dulmiga iyo beenta yuhuuda waxa allah doo nayo ayaa soconaya inshallah way dhowdahay xoriyadi falastiin

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi หลายเดือนก่อน +2

    Bismillahi raxmani raxiim wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan ❤

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h หลายเดือนก่อน +6

    allow dhibka ka dul qaad rer falastiin yaa rabi oo dhulkooda xor uga dhig🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸✌️✌️✌️

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh Warbaahinta oo dhan dad diinta Yuhuuda haysta ayaa leh

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 หลายเดือนก่อน +2

    Insha allaah way ku guulaysan doonaan guushana illaahay ayaa siinaya

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 หลายเดือนก่อน +1

    In sahaa,allhah waxa imanaya nasarkii alle.

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 หลายเดือนก่อน +3

    Yuhuud.iyo.nasaara..ilaahay
    Ha.ka.qabtay.muslimiinta

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 หลายเดือนก่อน +2

    SHEYKHUNAA in Islaamka is doortaan oo qof iyo cod helaan si ay diintooda muqadaska isugu xukumaan, waxaan ogolayn marawaynta madax kutida na wada haysata.

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo xiisbuulaah yamane Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 หลายเดือนก่อน +2

    waa isku day wanaagsan

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 หลายเดือนก่อน +2

    .insha.allah.cadalada.alle.ayaa.dhaw.dhulmiga.iyo.dadkiisuna.wey.baabayan.

  • @Mr..laqaaye
    @Mr..laqaaye หลายเดือนก่อน +7

    Kusali rasuuka ❤ scw ❤

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 หลายเดือนก่อน +2

    Illaahow kuli inta mdx Muslim ah oo unaagaynaya amaba kabaqaya yahuuda iyo xulifadeeda wada rid

  • @Mowliidmuuse-f8l
    @Mowliidmuuse-f8l หลายเดือนก่อน

    Allaaha guulsha ha raaciyo muslimiinta
    Way dhawdahay xoriyadii falastiin

  • @itzManha125
    @itzManha125 หลายเดือนก่อน +2

    Shiikh carab waa camiiliin gaalo badankooda hadeeba gaalo aheen wasaqda kuwa runta ah waa rer palestine and yaman inta kale qashin baa u badan

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 หลายเดือนก่อน +2

    Alla gacanta ku hayo haduu uqoray haday Nabiga scw suushagnotana waaba taas

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 หลายเดือนก่อน

    Asc wll meshaan waa laga adeeg umadana waxaa lagu mash quuliyay qabiil iyowaxaanla garaneen ee illah ha noo gargaaro aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 หลายเดือนก่อน +1

    allow u hili reer falastiin iyo muslimiinta

  • @muhanadyusuf8487
    @muhanadyusuf8487 หลายเดือนก่อน +7

    Hada waqtiga isbedelay sidi hore maahan muslimiinta wey baraarugeen

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 หลายเดือนก่อน

    Sidaan sax. Mahame sidee yeelnaa siyaaasiin. Meesha Kuma Haynee illaahay waddankeena Hanoi badbaadiyo waa haliis sidaan

  • @Lilyvlogs3.1
    @Lilyvlogs3.1 หลายเดือนก่อน +4

    Dulmi diid on the beat shalalala😂❤

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 หลายเดือนก่อน +2

    Walee xukaamta faaquudka hogoodii aa biyo ugu galeen ,suuxa dheh ilaahay silic haku dilo

  • @haawowaheliye920
    @haawowaheliye920 หลายเดือนก่อน +1

    Saxmahana

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @hibowehliye1316
    @hibowehliye1316 หลายเดือนก่อน +1

    Waa madax aan xishooneyn oo dhamaan tuugsi Utada sharaxan

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 หลายเดือนก่อน +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤

  • @ApdoukadermahadAli
    @ApdoukadermahadAli หลายเดือนก่อน +1

    wa siyasad banan tala somaliya cadawada carabta

  • @hibowehliye1316
    @hibowehliye1316 หลายเดือนก่อน +1

    Qeyr allaha kusiiyo waa laga shaqeysanaa ee looma shaqeynayo

  • @ApdoukadermahadAli
    @ApdoukadermahadAli หลายเดือนก่อน +1

    alahu akbar

  • @abdurahmanyusuf7704
    @abdurahmanyusuf7704 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آلي محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آلي ابراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آلى محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آلي ابراهيم إنك حميد مجيد

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m หลายเดือนก่อน +1

    maraykan iyo israaiil nooma kaladuwana

  • @abdurahmanyusuf7704
    @abdurahmanyusuf7704 หลายเดือนก่อน

    اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 หลายเดือนก่อน +1

    Shelkh ismoday xarif weriye,

  • @maxamudibraahim8019
    @maxamudibraahim8019 หลายเดือนก่อน +1

    WAXAAD KU RIYOOTAY DAWLAD SOOMAALIYEED INAY JIRTO ILAAHAY RIYADAADAA HAYNOO RUMEEYO

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv หลายเดือนก่อน +1

    Waayo dowladda ma jirto
    Magac ah
    Waxaa wadanka hayista hal reer oo ka aradan dowladnimada

  • @aminayusuf3051
    @aminayusuf3051 หลายเดือนก่อน +1

    Asalam aleikum warahmatullahi wabarakatu

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 หลายเดือนก่อน +1

    ☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LA 💐 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA 💐 BILLAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH 💐 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA 💐 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII 💐 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍💐

  • @hasmedroukya162
    @hasmedroukya162 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHOUMA AHFIDHOUM

  • @FaadumoIbraahimmaxamad
    @FaadumoIbraahimmaxamad หลายเดือนก่อน +1

    Wa duni daacaduka dhamaate ayaa Laga hadleyaa

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw หลายเดือนก่อน

    Allaha jabiyo yahuuda

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood หลายเดือนก่อน

    ❤😂😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ❤😂🎉❤❤

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 หลายเดือนก่อน

    News ka soomalida aad soo dhex gelineysid pls naga dhaaf

  • @DARAWSH24
    @DARAWSH24 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi หลายเดือนก่อน

    Allow xaqah adaa u hiiliya

  • @GureeyHaabay-lf9og
    @GureeyHaabay-lf9og หลายเดือนก่อน

    Golaha aman ka hada jira wa laga gurayaaa sxb

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 หลายเดือนก่อน

    Siyaasi Somaali waxuu ka fakaraa naftiisa iyo wax yar. Oo jabka Ku qaato, Ethiopiayana waa taa xaduudadeena soo gashay oo qaadatay .illaahay xaq ah tuso Somaali

  • @KhaLidHuseen-v5n
    @KhaLidHuseen-v5n หลายเดือนก่อน +1

    😊😊

  • @FaMo-v8p
    @FaMo-v8p หลายเดือนก่อน

    Sheikh. 9 11 soow ma aheen this week. . Israel waa beentood

  • @Husseinibrahimhusseinyare
    @Husseinibrahimhusseinyare หลายเดือนก่อน

    Isbadal baa kuyimid dhanwalba is really waykudaysay waayo doorodhooyinka caalamka hagjir dhamaal waa laga wareegay ingiriiska france and Holland siday kudhacday ayaa kudhicidoona kuwa arabta

  • @sunniic
    @sunniic หลายเดือนก่อน

    Somali waa wan foorarah ee inaga daa

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 หลายเดือนก่อน +1

    Golaha amaanka israa'iil ayaa iska leh!israa'iilna waa maraykan! markaa arinta falastiin waa shinbirayohow heesa.

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 หลายเดือนก่อน

    Asc codka fiitooga 👈👉codbaa kahireyay kaasoo sheegaya yahuuda in lababi indoono meelkaste oo ay kudhuuntaana sheegayso inay kibrayana wanalo shegay walaso afjaraya mardhaw insha allaah

  • @aliguha199
    @aliguha199 หลายเดือนก่อน

    Skeikhow sax maha midaas

  • @blackhamer3186
    @blackhamer3186 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ugaas

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 หลายเดือนก่อน

    Waa faik news

  • @dahaboawalehdirieh6335
    @dahaboawalehdirieh6335 หลายเดือนก่อน

    400k🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 หลายเดือนก่อน

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @hasancadaawecabdihasancada2352
    @hasancadaawecabdihasancada2352 หลายเดือนก่อน

    Allah Akbar

  • @MuhiimAhmed-v8c
    @MuhiimAhmed-v8c หลายเดือนก่อน

    Dad aan dowladnimo wax ka aqoon ayaa wadanka madax u noqdey kuligood na dano shisheeye ayey kuraasta ugu fadhiyaan waana adag tahay si mentality ga noocaas ah lagu badalo waayo waa dad hunguri ku shaqeeyo iyo dawarsi shisheeye fekerkooda maahan iney dad iyo dal hormariyaan waxaad ka garaneysaa hab dhawan kooda.

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 หลายเดือนก่อน

    Somaaliya waa laga shaqeestaa nimanka somaalaida waa xayawaanin

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 25 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 หลายเดือนก่อน

    MAHA SAX CEEB

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 หลายเดือนก่อน +1

    Shelkh alle kacabso,oo kitabka alle unoqo

  • @ShukriahmedMoalim
    @ShukriahmedMoalim หลายเดือนก่อน

    Waa qalad in ladhinac maro dowlada dalka uu leyahay labada dhinacba

  • @aliastur6777
    @aliastur6777 หลายเดือนก่อน

    13/Septembe/2024

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 หลายเดือนก่อน

    ☝️ ALLAHU 🤍 MASSALLI 💐 CALLAA ☝️ MUHAMADIN 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 MUHAMMAD 💐 KAMAA ☝️ SALAYTA 🤍 CALLAA 💐 IBRAHIIMA ☝️ WA 🤍 CALLAA 💐 AALLIHII ☝️ IBRAHIIM 🤍 INAKA 💐 HAMIIDUL ☝️ MAJIID 🤍 ALLAHU 💐 MABAARIK ☝️ CALLAA 🤍 MUHAMADIN 💐 WA ☝️ CALLAA 🤍 AALLIHII 💐 MUHAMMAD ☝️ KAMAA 🤍 BAARAKTA 💐 CALLAA ☝️ IBRAHIIMA 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 IBRAHIIM 💐 INAKA ☝️ HAMIIDUL 🤍 MAJIID ☝️🤍💐

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 หลายเดือนก่อน

    mareykanka waa cunsuri

  • @aliabdiali272
    @aliabdiali272 หลายเดือนก่อน

    war dowlad kama jirto meesha

  • @AbuukarMohamud
    @AbuukarMohamud หลายเดือนก่อน

    Arinta mujahidka Aya ka tagtay sheikh warbixinta

  • @UbaxCali-h6u
    @UbaxCali-h6u หลายเดือนก่อน

    Hadd shacabka ayaa sojeeda umaleymayo inlaga qaadiidono

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 หลายเดือนก่อน

    😭

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 หลายเดือนก่อน

    Dhulkaba yaa hasnaya madhe

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 หลายเดือนก่อน

    5 nin ma ahan waa 31

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 หลายเดือนก่อน

    Halayaabin waa madax illeen
    Madaxwene illaa Agaasime
    waxay wadaraadinayan hanti
    Marka meelkasta ay kahelikara
    ayeytagaayan!!!!!!!!!.

  • @itzManha125
    @itzManha125 หลายเดือนก่อน

    Shiikh sarah dheer markii la duminaye sacado kahor ee duubayaan meel dheer wiliba iyagoo hubah in la qarxinah markii la qarxiye kadib wee farxeen boodbood kadib duq aa argteye sheegteye waa la qabteye sacado kadib waa la dhoofiye warkoodanah lama sii wad wadin yee yahiin israeli xagee loo wadan dhilka laga heesto palestine ilaa hada soo noolteye xumaanta ee dadkaan sameeyeen aduunka oo dhan baa dacwo ka ah inshallah waa markii la burburin lahaa allah awoodiisa uu dhulka la goonaye aduunka ma ka siiyaan ciyaalka daanyeer and doofaar sheekda ee ku rogayaan rer palestine kilaab waye banu israel

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 หลายเดือนก่อน

    Looks like, ninkasta inuu soo shaqo tagay oo Raadinaayo wax yar oo jeebka Ku. Rito Dadka iyo dalka Uma. Shaqeeyane ayaga naftooda ayeey u qaraabtaan

  • @SiaAbdi-e9x
    @SiaAbdi-e9x หลายเดือนก่อน

    Golo amaan majiro yuhuud iyo maraykan baaleh yuhuud kool koolin baa kasoo baxaysa

  • @mousamooge8228
    @mousamooge8228 หลายเดือนก่อน

    5taa nin EE urdun xildhibanada noqday waa in laga saara macnaheedu waa in la dilaaa . Marka 5 nin wada lagu daba Jira in la laaayo

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw หลายเดือนก่อน +1

    SCW SCW SCW SCW

  • @luulwatsame354
    @luulwatsame354 หลายเดือนก่อน

    Goormaa lagatagey warkaas cid dhageysanaysa maleh odaga eyga ah dadkii reer galbeedka way fahmeen beenta dowladahooda dadka ugu duuleen guul darada kasoogaarteyba

  • @MouminHersi
    @MouminHersi หลายเดือนก่อน

    Amnika mandiqada Med ben Salman iyo emiratka ba caqabad qu ca

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct หลายเดือนก่อน

    Arintas 11seb israil qudheda kadanbaysay sirdonkeda alqacida dhexgalay malgaliyay waxbadan ufududeeyay ogowna sirdonkeeda barigadhexe waacarab muslimiina ujedkaykalahaydna qaybahan waxalaorankaraa wakufaiiday sida eraybixinta argagixiso musliminta kaliya garuah wahalkas taykafaiday kentayna incidkasta xornimo udirira reerfalastiin argagixiso loaqonsado iyo cidkasta rergalbed kahortimada carabtina intaykadiririlahayen baykuqancisay inayqudhodu kafaidaystan mucaradkodana uaqonsadan sida ikhwanu muslimin lakin walogabaxay olaguyiri mashrucan anagakaliya iskaleh

  • @SabahSalem-i4u
    @SabahSalem-i4u หลายเดือนก่อน

    Israël ta maanta tii shalay maaha huuno
    Way galbatay tan maanta jogtaa wsc

  • @nestehamohame
    @nestehamohame หลายเดือนก่อน +1

    bisinka Israël waba dad xanuunsan eyga dulmu ku heyesta wadan wesan laheyn dadki xasuuqey hadan been abuur eye wada yaxaye sinwar wa nin awoowihiis la so gumeyesteye wadankiis xurnimo u raadi nayo aragagxiso yahuud an ahey ma jirto xata galadi eye og

  • @MohamedAbey-d5g
    @MohamedAbey-d5g หลายเดือนก่อน

    As c ❤❤❤❤❤❤😂

  • @ApdoukadermahadAli
    @ApdoukadermahadAli หลายเดือนก่อน

    hagulaysto falastin

  • @roodanuur2196
    @roodanuur2196 หลายเดือนก่อน

    Well alxamdulilah everything is not westerners world hands of Israel everything is Allah is hands

  • @hindarooble4075
    @hindarooble4075 หลายเดือนก่อน

    Oo muslinka oo dhan ayaa neceb iyaguna way na neceb yihiin waay ogyihiin ee maxay raadinayaaan

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi หลายเดือนก่อน

    Waa iska celin wayay marka in ay America soo galiyan dagalka

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 หลายเดือนก่อน

    Golaha Ammaanka (UN) waa maqaar saar iyo maqaaxi ay leeyihiin reer galbeedka iyo YAHUUDDA, hadaladoodan waa QAWDA MAQASHII waxna ha qaban.

  • @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb
    @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb หลายเดือนก่อน

    Aniga waxey ila tahay madama dowlad mamusha wadanka esan jirin mamul walba waxuu radiniya sidu dadkisa wax ugu qaban la haa ama wax uu dhici la haa dad badan waxey uu yimadan somali eney xil qabtaan sey wax uu dhacaan marka mesha waa loo shaqa tagaa nin walbo qurbaha wax ka qabsan wayey somalia ayuu tagaa suu dadka masakinta uu dhaco wanna aregnaa mar walba dadka xilka ka haya Somalia into badan waa dadkii qurbaha wax ka qabsan wayey

  • @AntonioMartial-t4p
    @AntonioMartial-t4p หลายเดือนก่อน

    Macnaha dowladi mafahansa iyagadhan waxaas umalaysaa ilmo toys lasiiyey maskaxdooda is all over the places without agent what's wrong with them

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi หลายเดือนก่อน

    Naf ayaa hey so walaahi hadey ka godo wadankada jecelkisa illahayna aminto waa tan oo kale wey iska celin la yihin marka waa hooyin qarsan noo imada soo gala dagalka ilen ma dhihi Karan waan iska celin weynay Hamas

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u หลายเดือนก่อน

    Waa protocol xumo, madaxda soomaalida waa dad badankooda danahooda ka shaqeeya carabtuna waxay bixiyaan wax la yiraa "sooryo siyaasi" oo macnaheedu yahay ii dhega nuglaaw waxa luuqada siyaasada lagu yiraahdo. Carab oo sahyuuniyada maanta u shaqeysa ayay somalidu usii shaqeeyaan.
    Shame on them.

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 หลายเดือนก่อน

    Beentoda waalaga bartay meelkasto

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u หลายเดือนก่อน

    Marka magaalada barakeysan ee makka la xoreeyo ayaa qudus iyo falastiin xoriyad heli doonaan, sababtoo ah maka waa wadnihii islaamka waxaana si dadban hadda u maamula sahyuuniyada dad ay sameysatay waana in laga xoreeyaa, markii dawladii islaamka bur burtay 1924 waxaa makka iyo medina la wareegay koox sahyuuniyadu gadaal ka taagan tahay.
    Wax fahan, cadowga gudaha ayaa ka daran kan dibada ah.

  • @sahidgelle1682
    @sahidgelle1682 หลายเดือนก่อน

    SHEEQOW,QOFWALBO,WAA,OGYAHAY,,BEENTA,YUHUDU,MESHA,KA,FAFINEYSO

  • @MouminHersi
    @MouminHersi หลายเดือนก่อน

    Darihi matanaha ee mareykaka qaraxyadaa Israël ba qa dabeesey siey dowladaha carbeed loqu karbaasho