MAXAY TAHAY DIGNIINTA CULUS EE LAGA BIXIYAY BIYO XIREENKA ITOOBIYA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq200 4 วันที่ผ่านมา +9

    Itoobiya inaga halis bay nagu tahay jiritaankeena...masarna sidoo kale ayey kutahay...marka inaga iyo Masar waa in aynu iska kaashanaa si dowlasaas xabashida loo duminlahaaa

  • @mmusabdymmusa6621
    @mmusabdymmusa6621 4 วันที่ผ่านมา +2

    Akhiyaarey tariikhda dib uraacaa webiga somali galbeed ayaa lagau gatay cidii ku gadatay waa masar hadana contract igii ayaa ka dhamaaday lkn dhulkeenii contract igiisii ma dhamaaday taas ka hadla

  • @CaashoHaji
    @CaashoHaji 4 วันที่ผ่านมา +2

    Biyaha Xireenka markey sameysay Dalkena waxaa kusoo lalabtay biyo baxo soo noqnoqotay waa inlesweydiyo biyahan maxaa sababay biyo xirenada EThopia marki labilabay ee bilabatay arintan mar horane waa qalalay

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 4 วันที่ผ่านมา +1

    Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l 3 วันที่ผ่านมา

    Biyo
    Xireenka hadduu buuxsamo sow aakhirka biyaha ma soconayaan,

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 3 วันที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 3 วันที่ผ่านมา

    Scw.scw.scw.❤❤❤❤❤

  • @AbokorShide
    @AbokorShide 3 วันที่ผ่านมา

    Horta. Masar. Rafax iyo. Biyo xidheenka. Gudaha itoobiya. Kee. Udhaw

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 3 วันที่ผ่านมา

    Maser dhib weyn bey qabta dowladaha calamka ka jiro labadii ugu xumeyd ba cadow ku ah kuwas oo ah itobiyo iyo israiil oo isku dabecad ah allaha u gargaro

  • @abdigouled
    @abdigouled 3 วันที่ผ่านมา

    Viva Ethiopia masar waxba Islamahayso guuul Ethiopia welkom somalilan Somalia wa ay nacaladba kugu tala

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 4 วันที่ผ่านมา +4

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo ninka aan sugnaana codkiisa maxamed cade waa salaamay

    • @AxmedYare-ee4sx
      @AxmedYare-ee4sx 4 วันที่ผ่านมา

      Dhibaatada wabiga ama biyo xireenka ithopia ay sameeyneeyo waxay dhib ku yihiin Suudaan Masar iyo soomaaliyaba sida la caddeeyey

  • @BushraMaxamud-yi9fq
    @BushraMaxamud-yi9fq 4 วันที่ผ่านมา

    Itooobiya is the best

    • @Abdi-q3d
      @Abdi-q3d 4 วันที่ผ่านมา

      Hooyoda was 😮

  • @AsliOmar-rc4gk
    @AsliOmar-rc4gk 4 วันที่ผ่านมา +1

    Horta waainaan ogaanaa ithopia waa. Yuhuuda Africa Abiye wuxuu aaminsanyahay fakarka NATANYAHU in xoog wax lagu waayo waxaa gadaal kataagan. Ree galbeed oo iska dhigaya dheydhexaad

  • @AliMuktar-h2n
    @AliMuktar-h2n 4 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @TommyEdward-e1v
    @TommyEdward-e1v 2 วันที่ผ่านมา

    Mann Meadow

  • @AliMoha-p7x
    @AliMoha-p7x 3 วันที่ผ่านมา

    Masarida waxay joogeen gobolada waqooyi taas tunta ka dheer,,waqoyiga somaliya waxaa joogey Turki oo dhisey xabsiga mandheera ee dagaanka berbera 1748 kii

    • @Xamseaxmed-x9c
      @Xamseaxmed-x9c 3 วันที่ผ่านมา

      Joog sxb markad waxbarato kahadal arimaha noocan ah mandheero xagay ku taaaal

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 4 วันที่ผ่านมา

    Soomaalida waxay ku maahmaahdaa ri haday wax tarayso dabadeeda ayeey dadan lahayd
    Waxaan ooga jeedaa siisii hadii wax taraayo reer falastiin ayuu cuntada iyo biyaha u fasixi lahaa
    Wax kale iska daayee
    Isaga dartiis caruur badan ayaa
    Gaajo u dhimatay

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 4 วันที่ผ่านมา

    Odaygan makuu hadlayo aa aa maxaytahay midakale Soomalidu maxayawaanbaa ninkii yiri Ethiopia bad umadiirani ee aniga saxeexa ha iilatimaado dagaalka uu usooxawilayo miyeyba kuqanacsanyihiin yaab!

  • @FarahAden-wm6pp
    @FarahAden-wm6pp 4 วันที่ผ่านมา

    Waan x-ray mada xeda car for wakasi

  • @zahrabourleh3349
    @zahrabourleh3349 3 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 3 วันที่ผ่านมา

    Masar wax haka qabato marinka rafax kaasbaa ka khatarsan biyo xidheenka Itoobiya'e ciidanka somaliya imanaya Rafax baa looga baahan yahay
    Falastiin baa gurmad uga baahan reer qayla weyney Iyo carab OO dhan Itoobiya Iyo somaliya iyagaa jiraana Arimah Hoodana dhamaysan Kara.

  • @abdigouled
    @abdigouled 3 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia weliba labada webi ee Somalia yina ka xiir hoyadood naga wasne

  • @burjilibax
    @burjilibax 4 วันที่ผ่านมา

    Masar maxa naga galey biyaha nile

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 4 วันที่ผ่านมา

    Marka anaga muxuu na tarayaa

  • @FarahAden-wm6pp
    @FarahAden-wm6pp 4 วันที่ผ่านมา

    Etho

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 4 วันที่ผ่านมา

    War Mahamad Masaarida aad buun buuninayso maxaa heysata hoog , waxba mahaayaan Hubkoodu waa kii duqoobe oo aan xili haadda lajoogo isticmaal kiisa lagatage oo Garaajka iska yaalo, mid kale War Soomaali maanta Masaarida gaashaabuur lanoqoneyso oo Ethiophia dagaal lagaleyso Aawey?
    ma Reer Banaadir oo kali Ethiophia laladagaalami karaya oo Masaarida la socto, mid ha ogaadaan Reer Banaadir Soo ma keensanin Ciidanka Masaarida Wallaahi Biyaha aad Cabeysaan Ciidanka Masaarida ayaa idin dhaami doonta,
    Waa maax maaxyo
    Wiilku intuusan arkin ayaa Dabka kucayaara.

  • @FarahAden-wm6pp
    @FarahAden-wm6pp 4 วันที่ผ่านมา

    Hadanan kafuranin hawarta aad qabto waad arki don't waxba siyasada hadba dhinac hao dhigin

  • @AbdirahmanYunis
    @AbdirahmanYunis 4 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤