Adiga Laguuma Dirsan Ha u qiil bixin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 155

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +7

    Legend always ayuub Ahmed go forward best teacher's 💪💯💯👍♥️❤

  • @kimali6435
    @kimali6435 ปีที่แล้ว +14

    Marka hore waan ku salamay macalin. Salan ka dib waxan ku leeyahy kheer Allah ku siyo. Waayo hadalada aad ayay saameen igu yeesheen. Malintee aan ku soo biirayey kanalkan ayaan iska soo xiray wax kasta malayacnii ah. Nolosha kuma hayso ajarna Allah kaa siyo wllo.❤❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +11

    Mowduuc aad u muhiim ah thanks ustaad ayuub inbadan 💚

  • @Zakihimilo
    @Zakihimilo 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb walhi maraka an kudhagaystay isbadal wayn ayansameyay hada quranka bilabay 3 bilod waxan xifdiyay 8 jus ale sxb hakuxafido❤❤❤

  • @bureeqasulaymaan1164
    @bureeqasulaymaan1164 ปีที่แล้ว

    Ustad Ayub ahmed alle abaalkaga jano haka dhigo wll❤waxan ahaa qof aad uniyad jabsan lkn waxan dareemay inan ahaay qofka aduunka ugu qiimaha badan thnk you kun jeer wll😢😢

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh tabarakalh my best teacher ❤

  • @sackali1464
    @sackali1464 ปีที่แล้ว +15

    We miss you ustaad ayuub ahmed 💙💯

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 ปีที่แล้ว +2

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤

  • @Wiizamiin
    @Wiizamiin ปีที่แล้ว +4

    Yaa ilq taagero lgendkan like❤❤

  • @MadaalePromax-lj2dy
    @MadaalePromax-lj2dy ปีที่แล้ว +2

    Tnks teacher you led me
    To live like human .

  • @izaalove797
    @izaalove797 ปีที่แล้ว +5

    Saas waaye ku soco warkaan kaa bartay lee waligaa qof kle maka baran ❤❤❤❤

  • @Cabdalinho
    @Cabdalinho ปีที่แล้ว +1

    Our teacher ihave full respect

  • @Issechannelyoutube
    @Issechannelyoutube ปีที่แล้ว

    Ustaad thanks lkse ustaad malin kasta hal vedio ino so gali waan kugu xiranahy vedio yadii dhiragalinta waxa modaa inad mudo aadan vedio so galin waxa umaleynaa arimo iney ku heysteen sidaa adan vedio inogu so dubiweyday ustaad waan kula socdaa waxa thy dhiira galiyahern aan jclnhy ustaad allaha ku xafido🤲👍❤️

  • @safainuabdi2507
    @safainuabdi2507 ปีที่แล้ว +1

    shukran ustad really xalada ku jiro ka hadshay indhah ikala qaday🙏💯

  • @nimcoahmed1794
    @nimcoahmed1794 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarakalaah aqoonyhn intaba waan kula aaminsanhay 🙏

  • @hafiif
    @hafiif ปีที่แล้ว +2

    Kusaliya xabiibkeenii Mohammed NNKH ❤❤❤

  • @hachimdjama8491
    @hachimdjama8491 ปีที่แล้ว +1

    waad mahadsantahey walalkey ayub axmed allah haku xifdiyo wll

  • @asmaceline6893
    @asmaceline6893 ปีที่แล้ว +6

    Vraiment vous êtes mon guider ❤ longévité à toi frérot

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว +1

    Jasaakumullahu kher ❤👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @farhiaabdullahi7135
    @farhiaabdullahi7135 ปีที่แล้ว +2

    Markasta ku dawado masakaxda ikorotto 😢❤❤Mashallh Wllkey ayub thank u😍

  • @adoontialle6755
    @adoontialle6755 ปีที่แล้ว +2

    Geesigu kama baqo inuu runta sheego haba xararateen ayuub wlhi Waxa tahay qof hadal kiisa oo dhan ay xikmad ku saleysanyihiin Waxa aad sheegeysana waa wax dhaca hadad badanina la noolyihiin weli aad iyo aad ayaan uga hela talooyinkaga runtii weligey qoraal ma so qorin dhageysiga iyo like ayaan u badanahay lkn videogan waa i taabtay cimrigaga ha waaro wll qaaliya ❤❤❤

  • @izabellayuusuf9873
    @izabellayuusuf9873 ปีที่แล้ว +1

    Macalin aad maan kuu jaclahy janadada illahey Hana kugulmiyo ❤

  • @ayanothman4963
    @ayanothman4963 ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allaah thanks brother 🙏

  • @MustafeSureer
    @MustafeSureer 11 หลายเดือนก่อน

    Wlaalayaal iigusooduceeya inaan noqdo khaliiluraxmaan aakhir

  • @kowsar39
    @kowsar39 ปีที่แล้ว +2

    Saas waaye ku soco walkey 💔💔😭😭💔💔

  • @Abdirahman_Hassen
    @Abdirahman_Hassen ปีที่แล้ว +1

    Thank sir for your motivation 🙏

  • @Wardoonmedia
    @Wardoonmedia ปีที่แล้ว +6

    Sxp imtixaanka Dawlada kasoo hadal insha Allaah dhalinyarada dhiirigeli❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sawsanahmed8325
    @sawsanahmed8325 ปีที่แล้ว

    Mansha allah thnks wllkay🙏🤲🙏🤲
    Alle cimriga iyo caafimadka haku dheereyo wll aan aad u jeclahy
    Suhayb sajid

  • @falhathoahmed9944
    @falhathoahmed9944 ปีที่แล้ว

    Qof walbo oo qoralkeyga aqriya isoduceya wil ayan jeclhy inan waca maaogiye imaaasowaaca asaga markan.wacana waxu igu daha mashqul ayan ahaye anigana daacadi allah ayan ujeclhy runtiii

  • @sabrinmoh5201
    @sabrinmoh5201 ปีที่แล้ว +13

    Ayuubow walal mahadsanid anigaad si toosa iila hadashay gabar dhalinyaro ah oo 21 ah ayaan nin ayaan 2 sano wada soconaa ninkaas aad ayuu iixumeeyaa ii aflagaadeeyaa xaaladaha qaar raga kale ayuu ila xantaa waxbuu iga sheegaa anigana wuxuu idhahaa mustaqbal iyo guur ayaan kaarabaa hal astaan oo kamidana malahan go'aan ayaan iskaga gaaray waan ka gaabsaday😢 wuu isoo wac wacaa mararka qaar waxan is dhahaa nasiib xumidaa qofkan muxuu saas dhan kuugu galayaa 💔 iisoo duceeya in ilaahay qalbiga iiga saaro

    • @AhmedHassanAhmed-i9d
      @AhmedHassanAhmed-i9d ปีที่แล้ว +2

      Walal talo ahaan waxaan ku siin lahaa
      1. Adkaar sabab iyo masaa inaad aqsirisato maalin walbo.
      2. Subaxdi suratul Bakhara aqrisato .
      3. Inaad Allah mar walbo weedisato Qalbiga inuu xasiliyo.
      Walal hadda intaa sameso waxaa xaqiiq ah inaad xalad aad go'aan ku gaarto imaaneso

    • @sabrinmoh5201
      @sabrinmoh5201 ปีที่แล้ว

      @@AhmedHassanAhmed-i9d waan hubaa midaas walal waana ku kalsoonahay ilaahay baryadiisa inaan waxba ku waayaynin insha allah ku mahadsanid taladada

    • @mariaabdi867
      @mariaabdi867 ปีที่แล้ว

      Bizmillah marba hduu ku aflagaadeyo ka har xppti qofku raba oomustaqbal Kaa leh kuma caayayo wllhi illhay qalpiga hkaaga reeebo xppti ❤❤❤❤

    • @Sadgirl12386
      @Sadgirl12386 ปีที่แล้ว

      Mcnto qof mustaqbal kaa leh kuma aflagaadeyo ilhy bari oo ducayso qofks go an ka qaado iskaga hadh kuma rabo dheh ilhy qalbiga hakuu qaboojiyo mcnto 😢

    • @caashocabdulaahi3354
      @caashocabdulaahi3354 ปีที่แล้ว +1

      Abyo xili wanagsn bad goan qadaty hadaba gur la wadagin qalbiga ka xiro illhey qalbiga hakaga xiro bahdilad waliga ha aqbalin

  • @UmulkheyrAbdiwali
    @UmulkheyrAbdiwali ปีที่แล้ว +2

    Ustaadkeeniii ❤🤍

  • @muscabahmed8704
    @muscabahmed8704 ปีที่แล้ว +1

    masha,Allah mahadsanid ustaad

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 ปีที่แล้ว

    Alaa macaliin ayuub xageen Kala soo xirira qisaan Kala Wadagi laahaye

  • @sumayomohamed2831
    @sumayomohamed2831 ปีที่แล้ว +2

    Strong girl inaad noqotid wa waxa fican apaayo😊

  • @NasraSalax-zn7dk
    @NasraSalax-zn7dk ปีที่แล้ว

    Masha Allah wax badan puu ipary Ustadayuup

  • @Maryaneey-l4h
    @Maryaneey-l4h ปีที่แล้ว +19

    U don't have to ask someone to give u the bare minimum like basic attention, respect and etc I learnt in a hard way but late better than never thanks ayuub

    • @suhairamustaphe9848
      @suhairamustaphe9848 ปีที่แล้ว

      😢

    • @MohamudAadan
      @MohamudAadan ปีที่แล้ว

      Soomali ayaa tahay faan ha u arkin luqada afka qalaad
      Waa iga talo luqadada hooyo ku hadal.

    • @Maryaneey-l4h
      @Maryaneey-l4h ปีที่แล้ว

      @@MohamudAadan what makes u think every Somali person has to know Somali language get life bro

  • @mohahuzka.-js4ys
    @mohahuzka.-js4ys ปีที่แล้ว +1

    THE BAST TEACHER

  • @dhashane517
    @dhashane517 ปีที่แล้ว +4

    Waa muhiim inaa fahanto qofka aad nolashada la qadaneso labadan noca oo yahay narcissist ama cover narcissist. Marba hadii oo ku dhaqmayo dhaqamadas ka carar qofka nolashiisa inta oo waqti kaga lumin wll.

  • @Kowsar15
    @Kowsar15 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaa 💯

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 ปีที่แล้ว

    Thanks ayuub

  • @sahromaxamuud252
    @sahromaxamuud252 ปีที่แล้ว +2

    Mclinkaygii nolosha ku taageeraa plz weekii 3 muuqaal inoo soo sameey 😢❤❤❤❤

  • @MOHAMMADALI-jk5fl
    @MOHAMMADALI-jk5fl ปีที่แล้ว

    Ayuubow walal qaali umada howl fcn baad u haysa rabi swt haka awaal mariyow xaqiiqdi talooyinkaga waan ku qancaa

  • @maxamedabdirihmaan
    @maxamedabdirihmaan ปีที่แล้ว

    Noi xireer Wan ka so jestay ee waxad u fa ideysaa dhalinta sida ey u hormariyaan dhaqalahoda❤

  • @zuldaanzeed7788
    @zuldaanzeed7788 10 หลายเดือนก่อน

    Qof ruuxi ah bad tahay masha allah

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว

    Ustaad ayup sharaf iyo karaamo 🤎🥺🙌

  • @nimahassan9080
    @nimahassan9080 ปีที่แล้ว

    Thanks ustad

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. ปีที่แล้ว

    Ayuub ilahay haku barakeyo wllky qli runti dhiri galinta mel badan ku garay tnx😊

  • @sakariyesayid
    @sakariyesayid ปีที่แล้ว +2

    Wllkay ayub ahmed❤️

  • @C.raxmanCbdullahi-tl3vs
    @C.raxmanCbdullahi-tl3vs ปีที่แล้ว

    Wad mahad Santa pro

  • @salmanabdi957
    @salmanabdi957 ปีที่แล้ว

    Thanks Ayub

  • @cismaanmuusecaawiye
    @cismaanmuusecaawiye 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @khadraxuseen7291
    @khadraxuseen7291 ปีที่แล้ว

    Mansha allh wll waxad tay qof aan video giisa sugo alle ha Ku sharfo

  • @KhaliiliCajiip
    @KhaliiliCajiip ปีที่แล้ว

    Xidhiidh iyo balaayadan nagadaayo Waxkle Soo gali shb👍👍❤

  • @ahmedsoomaali8409
    @ahmedsoomaali8409 ปีที่แล้ว +2

    Walalkay ayub prodcast english ah noo soo duub

  • @saadish5471
    @saadish5471 ปีที่แล้ว

    Aniga wiil baan 2xarir lenahay waxaan kubalanay bishaan lkn wiilka suu ila hadlaayo baa call usoogali xataa isug asoon dhihin bujaraa aniga hadaan waco asoo call kujira dhowr daqiiqo kadib uu isoowacaa

  • @fatuumohamuud6286
    @fatuumohamuud6286 ปีที่แล้ว

    Wllhi anigoo u jeedo inuu ii jaakiraayo ayaa hadaneh raadiyaa waan xanaqaa sbuuc ka amusaa kadib anoo la hadlay is arkaa markasa si jes jes la igu jawapaa mise intuu arko ka ammusa😢 yaarapi

    • @KhuluudQueen-nc2cl
      @KhuluudQueen-nc2cl ปีที่แล้ว

      Go.aan ka qado baayo nin ku dabeyn oon ku ixtiramen faaido maleh stay strong queen❤️wardiga Alle badi insha Allah bani adamba uma baahaneysid

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay

  • @HassanEleyeh-gf4xb
    @HassanEleyeh-gf4xb ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad

  • @maaslimmedia
    @maaslimmedia ปีที่แล้ว

    Guulayso Macalin 💙💯

  • @pearlsiaa_99
    @pearlsiaa_99 ปีที่แล้ว

    Thanks ayub 😢. Allah haku sharfo ❤

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 ปีที่แล้ว

    Jasakalah macalin ❤

  • @bushrabintumohamed7513
    @bushrabintumohamed7513 ปีที่แล้ว

    Thank u maclin🤗

  • @nimcuushali7712
    @nimcuushali7712 ปีที่แล้ว

    Thanks abowe ❤️

  • @QeyrQabe
    @QeyrQabe ปีที่แล้ว

    Markastoon kudhageeysto qalbigaan ka farxaa Allaha haku barakeo

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustad

  • @cumarxakameeye3097
    @cumarxakameeye3097 ปีที่แล้ว

    ❤️wll ayuub alle haku xafido

  • @iqraali73
    @iqraali73 ปีที่แล้ว

    Wallhi videogan markan dawaday waxan ogaday inan aniga qaldanhay wayo qalad walbo oo dhaco waxan u samesta excuse oo ah inan aniga si qaldan u fakiray qofka hadu qalad leyahy wu leyahy
    Ustad wad mahdsantahy fikirka cusub oo ad ikordhisay

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 ปีที่แล้ว

    Asc thanks abti keep going

  • @Caliibraahim-e7u
    @Caliibraahim-e7u ปีที่แล้ว

    Mahadsinid❤ wll ayuub

  • @halimoabdi7947
    @halimoabdi7947 ปีที่แล้ว

    Ustaad keep going ❤

  • @HaawoibraahimNuur
    @HaawoibraahimNuur ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 ปีที่แล้ว

    Su al aan idin waydiiyo qof I jecel Ana aan jeclaa hduu igu qaldamo Ana aanan rabin inan naftyda hoos dhigin waayo naftydu ixtiraam bay iiga baahan thy kdib aan qofks iskaga tago ma nabsi baa ???ileen naftyda inan qof aanan rabin ku qasbo ma fiicnee jwb🤔

  • @252soomali
    @252soomali ปีที่แล้ว

    mahadsanid macalin💯❤️

  • @ubahsalah2773
    @ubahsalah2773 ปีที่แล้ว

    intee aaday waa lagu waayey

  • @savvy150
    @savvy150 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub wll su'aal
    Majira wax aad ka shalaysay markii aad waynaatay oo aad dayacday dhalin yaranimadaadii

    • @zamiira.abdi.
      @zamiira.abdi. ปีที่แล้ว

      Koloy haa waxa ugu badan laga shaleeyo waa wakhti micno daro kaaga dayacmay 😔

  • @CabdinuurSaleybaanmohamed
    @CabdinuurSaleybaanmohamed ปีที่แล้ว

    Ilahy haku barakeeyo ustaad ❤❤❤❤

  • @fooshaaji3596
    @fooshaaji3596 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid walalkeen allah ku sharfo ❤

  • @dahaboadam2258
    @dahaboadam2258 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa sax my bro

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 ปีที่แล้ว

    Jizakallahu kheyr

  • @diaatik9022
    @diaatik9022 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah waa hadal xaqiiqo ah

  • @ilyasmohamed5899
    @ilyasmohamed5899 ปีที่แล้ว

    SubxanallaH😮 Ustaad AniGa Miyad iga Hadleysa WalaHi Mgca Eeßße Ayan Ku DhaRTay QofKa Adka Hadleyso In uu AniGa Yahay ayan Ku Naxay Dhaßtii Ustad Dhißkas aya iheysto AniGa wllyaal Si Niyad HaleyGu Duceyo wa Iga CoDsi😊

    • @mariaabdi867
      @mariaabdi867 ปีที่แล้ว +1

      Illahy dhibka hkaaa dulqaado bweh adkaarta badi Inzha Allah 🥰

    • @fartuunfarry
      @fartuunfarry ปีที่แล้ว +1

      Ilah haka dulqaado qaado culees walpo kusaran 🤲

    • @ilyasmohamed5899
      @ilyasmohamed5899 ปีที่แล้ว

      Amen DhaMaaNTiiN AllaHa idin Xafido WllaHey insha AllaH WaN GuLeysan✊️😊☝️🤲❤

    • @mariamaanka2406
      @mariamaanka2406 ปีที่แล้ว +1

      Abowe typinka iska sax ß xarafkaas ba ma ahan kan B ayaa ba ah qaladna ha ifahmin🥰

    • @ilyasmohamed5899
      @ilyasmohamed5899 ปีที่แล้ว

      @@mariamaanka2406 ok Sister thnks😊

  • @miskitagane1678
    @miskitagane1678 ปีที่แล้ว

    Cadi maha

  • @AbdiazizElsisi
    @AbdiazizElsisi ปีที่แล้ว

    Ayub sxb ka so hadal taloyin aad siinayso ragga ku jira guurka dhexdiisa.

  • @HaboonAbiib
    @HaboonAbiib ปีที่แล้ว

    Mash allh ale haku xifdiyo wllo❤❤

  • @dagandarajo8030
    @dagandarajo8030 ปีที่แล้ว +2

    Sax waye😔

  • @cabdicarabcabdi8245
    @cabdicarabcabdi8245 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalinka noolasha

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 ปีที่แล้ว

    Ayuub ruuntan kugu jeclahay walal ilaho guryaha islamka isu hagajii daxadnimadu macana khiyamadu xuma

  • @nafucadey7973
    @nafucadey7973 ปีที่แล้ว

    Siduu yahy uunba u arka wllh😊alx

  • @asmacabdulqaadir
    @asmacabdulqaadir ปีที่แล้ว +2

    Slmn moalim❤

  • @raxma2674
    @raxma2674 ปีที่แล้ว

    Shugran wll ❤❤🥰🥰🥰🥰👍

  • @abdirizakahmed1781
    @abdirizakahmed1781 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsan tahay walal

  • @SalmanAhmed-ms5ui
    @SalmanAhmed-ms5ui ปีที่แล้ว

    Channel ka aan 400k aan gaarsiino

  • @zakariamusa9444
    @zakariamusa9444 6 หลายเดือนก่อน

    waa siidha sxb in an kuso Waco baan raabey

  • @nastehamohamed7455
    @nastehamohamed7455 ปีที่แล้ว

    Itsb true gabdho point sifican udhagysta wahubal dhawac idinma sogaridono qof loqilsameyo xanunkeda Ana so arkay

  • @princess_naduu
    @princess_naduu ปีที่แล้ว +2

    Siduu Ila dhaqmo looma dulqadan karo wllhi😢💔

    • @ruweydoabshir6700
      @ruweydoabshir6700 ปีที่แล้ว

      Abaayo naftaada waxba ha cadibin qofaa ku ixtiraaamin waqti hasiin

    • @zamiira.abdi.
      @zamiira.abdi. ปีที่แล้ว +1

      Abaayo maxaa isku bahdishaan hortu goo ku dheh dunidu waa wada rage jileecana laysma baro 🤚

    • @Sadgirl12386
      @Sadgirl12386 ปีที่แล้ว

      Wligaa qof aan qiimahaga garanayn ha isku liidin kor isku qaad mcnto markaas cidwalbo way ku jeclan

  • @aboudy-
    @aboudy- ปีที่แล้ว

    Suhayb saajid media ayn kugu ogaH blze dhip malahan wllky😊

  • @Mohamed_Qadar
    @Mohamed_Qadar ปีที่แล้ว

    Keep going wll❤❤❤

  • @Mariaabdi-pc5gb
    @Mariaabdi-pc5gb ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير اخي

  • @marwo3271
    @marwo3271 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤐 mudo labasano ku jira walba nin i qabo ma qaano sida u sheego 💔💔💔💔💔💔💔💔💔