MEELAAD ISTAAGTID MA JOOGTID GORGORTAN MAGASHO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 มิ.ย. 2023
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 186

  • @axmedxuseen-gx6ot
    @axmedxuseen-gx6ot ปีที่แล้ว +48

    Walaal haddii aad fariinteyda ku soo gaarto ❤ilaah waxaan Ka baryaa Allah inoo nawada sugo oo jannada noogu kulmiyo❤

  • @KHAIRULDIIN
    @KHAIRULDIIN ปีที่แล้ว +10

    Ustaadi kasoo hadal xaqiiqada qurbaha ka jirto waayoo badanaa dadku meesha waxey umaleeyaan iney jano ka horeyso xitaa qaarkood badaha naftooda ugu halaagayo maadaama aad america ku nooleed in ka badan 17 sano nala wadaag xaqiiqada qaraar ee qurbaha ka jirto thanks ustaadii ❤️

    • @hamzikapdirizak
      @hamzikapdirizak ปีที่แล้ว

      May wllll way saxan yihiin dadkaasi wadanka mxa yaall Aan ahayn faqri iyo gaajo iyo abaaro

  • @axmedxuseen-gx6ot
    @axmedxuseen-gx6ot ปีที่แล้ว +13

    Dadoo dhan haddey rabaan iney ku dhibaan kuguma dhibbi karaan wax rabi kuu qoray mooye😢😊

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +15

    Mahadsanid macalimuu inbadan Sida jirku ugu bahan yahey Energy ayeyna Maskaxdu ugu bahan tahey Energy oo ah inad hesho dhiiri galin markale mahad korkga ha ahaato Ustaad ayuub👏

  • @youngbdi5590
    @youngbdi5590 ปีที่แล้ว +3

    Congratulations 🎊 👏 💐
    My dear ♥ teacher ayub Ahmed 2023
    Keep going 💪 forever 💙
    Miss you 😘

  • @amiinkeeyamiinkeey1244
    @amiinkeeyamiinkeey1244 ปีที่แล้ว +3

    Sxp video yaashaaada balwad ii noqdeen😊 thanks

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว +11

    Congratulations 400k🎊 my best teacher ayup Ahmed👑🖤alle haku sharfo maclin ngu qaaliya

  • @thebestshortsvideo5154
    @thebestshortsvideo5154 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah Jazakallah kheyr Best TH-camr ever Guul iyo Gobanimo ayaan kuujareynaa walalkey

  • @Saamia101
    @Saamia101 ปีที่แล้ว +1

    "Cidna ha u ogolaan iney dantaada kaaga sheekeeyso."Ppowerful reminder. 🔥

  • @queensister2406
    @queensister2406 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah jazakllh qeyr walal ❤

  • @sackali1464
    @sackali1464 ปีที่แล้ว +7

    Mahasanid ustaad ayoub ahmet will miss you more 💙✋

  • @hooyomcn1682
    @hooyomcn1682 ปีที่แล้ว +1

    Msha Allah ustaad 400k insha Allah 500k

  • @sundaosmansundaosman9060
    @sundaosmansundaosman9060 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah abyub ahmed abowe dhirintada aad ayay noguthy muhiim waxaad thy hiil iyo garab ❤❤ allaha garabkaga noqdo sida aad ujeceshahay in aad walalaha waqi kaste in aad garabkoda noqatid ani ahaan tayda sanado badan oon wax barasho kujiray tacab iyo rafaad wax aan baran baan kaa barty abalkaga iyo boska aad itaaganthy qoral kumaso kobikaro hada waxaan kalsoni kugugu qabaa aan ugu kalsonahay wallkey ay hoyo MCN idhashay farxadadu hawaarto abowe❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤😊

  • @user-qg2es3yf7e
    @user-qg2es3yf7e 7 หลายเดือนก่อน

    Hampalyo WALAKEY ayub Ahmed ❤❤❤❤

  • @kiinali5994
    @kiinali5994 ปีที่แล้ว +29

    I have to fight with my inner enemy untill I win internally I can't face any bottle outside 😢

  • @DJOVI4070
    @DJOVI4070 7 หลายเดือนก่อน

    Congratulasion for 400k❤🎉🎉🎉

  • @ahmedabdirashid687
    @ahmedabdirashid687 ปีที่แล้ว +6

    Ustaad problem with the our somali community is that they listen rubbish podcasts and content 😢😢which is really sad😢otherwise thanks 👍 for sharing the knowledge

  • @user-oo3oh1nh8f
    @user-oo3oh1nh8f ปีที่แล้ว

    Congratulation for 400k teacher kuu xiisny welcome back🎉💙

  • @maryamadeganayaanleabdi5802
    @maryamadeganayaanleabdi5802 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad ayuub ahmed

  • @abdikadirfarah1750
    @abdikadirfarah1750 ปีที่แล้ว +1

    Isku dayga ka wanagsan iskuday la aanta thanks my teacher ❤

  • @abdiraxman5287
    @abdiraxman5287 ปีที่แล้ว +2

    Congratulations 👏 ustaad Ayuub 400k kabadan ayaad uqalantaa dhiiragaliyaha nolosha

  • @mohamedziyad8279
    @mohamedziyad8279 ปีที่แล้ว +1

    Thanks dhiirageliyaha keliya ee noloshyda wax inaan kabadalo igu sababay ❤

  • @nimahassan9080
    @nimahassan9080 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations for 400k macalin❤🎉

  • @baskarproduction213
    @baskarproduction213 ปีที่แล้ว +7

    Hadii Cid Hadal bilyoner Ku Noqoneyso Soomali Baa Ku Noqon Laheyd Taasaa Iga Gadan 🤩

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad ayub alle hakuxafdiyo

  • @apdinaasir674
    @apdinaasir674 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations 🎊 wllky mcn 500k insha allaah❤

  • @user-jn7rg5eq2b
    @user-jn7rg5eq2b ปีที่แล้ว

    Jazakallahu kheyran ustaad ayyub allaha hakubarakeeyo

  • @thebestshortsvideo5154
    @thebestshortsvideo5154 ปีที่แล้ว

    Ma arkin dhiirageliye kaa wanaagsan Jazakallah kheyr walalkey ayuub thanks milion times

  • @boloalifaiza8435
    @boloalifaiza8435 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah shukran walal dhirigilintada . Runtii waxatahay walalkeen wanaga Nalajecel ilahay hakuxifdiyo😊

  • @lafta9854
    @lafta9854 ปีที่แล้ว

    Congratulations 400k macnlinkeena qali
    Waa ku salaama guulayso

  • @queensuad3301
    @queensuad3301 ปีที่แล้ว

    Congratulations for 400k❤

  • @LibanWaisom-bz1ty
    @LibanWaisom-bz1ty ปีที่แล้ว

    Mahdsanid macalin wlhi aad ban kugu xidhanahay allha ku barakeeyo🙏🤲

  • @hoodohirsi8733
    @hoodohirsi8733 ปีที่แล้ว

    Alaha kuxifdiyo wll ayub axmad xili anubahna ayad sodhigty wad ku mahadsantahy nosobadina fadlan❤

  • @Golxjrdj
    @Golxjrdj ปีที่แล้ว +3

    Ustaad Mahadsanid Ayuub Hore Wa Macqul inan Intayda Ka Gabin Jiray Sbbo Jira Awgod Se Xili Hore ayan Kaso Gudbay Fahmayna Wakhtiyada an Hore uso Dayacay Manta Danayste inan Noqdo Xidhiidh iyo Wx Waliba Dib i Dhigi Kara Kala Bartay Dantayda Kaliya Aqana Wx an ku Fikiri jirin Si Fudud inan ku Gadho ayu Alle i Dhib Yareyey AlhdulillaH 🤲🏽

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  ปีที่แล้ว +3

      Waa sax wll dadka dhan dhinac iska dhig waxaan ka ahayn qofkaa isku hadaf tihiin nolosha dadka badankood waa wakhti lumis dad badanoo kuu qoslayaa jabkaaga jecel si cad baa loogu sheegaa qofkaadan dan ka lahayn qalbigiisa ugu yaraan been jmaad sheegin
      RUNTAADA KU NOOLOOW

    • @Golxjrdj
      @Golxjrdj ปีที่แล้ว

      @@ayuubaxmedmedia Wll Midasa Xaqiiqada ah Noloshu Way iso Bartay Hada Wayuhu Si Fcn Ayu i Kala Baray Qofka Hore Isku Wadan Karno Nolosha Hadaf ahaan iyo Qofkan Isku Wado ba Anan Ahayn Inan Kala Saaro Hal Mid na Hore Wn Kaga so Qoray Wana Mid Videoyadadi Hore kuso Qeexday Qof Waliba inta u Ka Ag Dhow Yahay Wa Inta u Dad Tisa Ka Dhex Arkayo 🫵🏽 Ustad Nolow Geerida Haku ilowdo Qof Wx Badan So Fahmay Kaliya Ma Tihid Se Ka Badan Aya Maskaxada ku Duugan ❤️

  • @saidaabdirahman983
    @saidaabdirahman983 ปีที่แล้ว

    My best teacher alle hku xafido

  • @niciimaismaaciil9494
    @niciimaismaaciil9494 ปีที่แล้ว

    Congratulations my teacher of life 🎉🎉400k

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @caashocabdulaahi3354
    @caashocabdulaahi3354 ปีที่แล้ว

    Congratulations wllo 400k kabadn bd u qalnta mahadsanid sida no dhiri geliso

  • @hanaahussein3961
    @hanaahussein3961 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad ayuub hanblyo 400k🎉❤

  • @sahromaxamuud252
    @sahromaxamuud252 ปีที่แล้ว

    Congratulations 🥳 400 subscribers mcln ka badna u qalantaa wlhi Hore usoco ❤

  • @Ahlu-Quran123
    @Ahlu-Quran123 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations 400k ustadhah

  • @Ramlo275
    @Ramlo275 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations 400k🎉😮

  • @amounahmad1197
    @amounahmad1197 ปีที่แล้ว

    Congratulations 🎉for 400k dr😊

  • @hodandiiriye-bk4cf
    @hodandiiriye-bk4cf ปีที่แล้ว

    Aslaamu Alaykum first one thanks my teacher

  • @axmedxuseen-gx6ot
    @axmedxuseen-gx6ot ปีที่แล้ว

    Ustad noo soo badi❤

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @maizaqurux2470
    @maizaqurux2470 8 หลายเดือนก่อน +1

    Naftada iyo dantada garo❤😊

  • @deeqa-ubax
    @deeqa-ubax ปีที่แล้ว

    Caqliga alle hakuu daayo ustaad🤲🤲

  • @naimaabdi8782
    @naimaabdi8782 11 หลายเดือนก่อน

    Hadal ad urabay😢 tnk u abtiyo❤

  • @cabdirisaaqrashiid4627
    @cabdirisaaqrashiid4627 ปีที่แล้ว

    Came back teacher congratulations 🎊 400 halkaa dadaalka ka waD 😊🎉

  • @user-sc3hs2mj8f
    @user-sc3hs2mj8f 5 หลายเดือนก่อน

    My teacher ayuub

  • @axmedxuseen-gx6ot
    @axmedxuseen-gx6ot ปีที่แล้ว +3

    Dadoo dhan haddey rabaan iney ku anfacaan kuguma anfici karaan wax rabbi kuu qoray mooye😢

  • @mubarikmedia6471
    @mubarikmedia6471 ปีที่แล้ว

    Congratulations 400k

  • @MowlidAbukar-yi2yd
    @MowlidAbukar-yi2yd ปีที่แล้ว

    Thanks my teacher jazakumu llah

  • @cabdibore4137
    @cabdibore4137 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @saynabhassan2
    @saynabhassan2 ปีที่แล้ว +1

    Habaluyo habaluyo wllke 4000k

  • @Eagle7904
    @Eagle7904 ปีที่แล้ว +1

    Thank you teacher 👍

  • @nastehamohamed7455
    @nastehamohamed7455 ปีที่แล้ว

    Mash alh mahadsanud macalin casharadada waxbadn ayay energy isiyan ohoray iwadan❤

  • @xamdidheeman4039
    @xamdidheeman4039 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations ustaad 400k kabadan baa u qalantaa

  • @AhmedAbdalla-qk5kb
    @AhmedAbdalla-qk5kb ปีที่แล้ว

    Welcome back teacher 🥺

  • @axmedxuseen-gx6ot
    @axmedxuseen-gx6ot ปีที่แล้ว +1

    M,a sxb sare❤wax bdn baan kaa faaiday lejenow

  • @ayubmohamedmohaud300
    @ayubmohamedmohaud300 ปีที่แล้ว

    Sxpky ayuub axmed waaa kuslmyaaa keep gowin

  • @waxtarkawalaalkamedia1400
    @waxtarkawalaalkamedia1400 ปีที่แล้ว

    ustaad jizakaaalhu kheeyrul jazaa

  • @maxamed_Ali
    @maxamed_Ali ปีที่แล้ว

    Waa mahadsanthay walal wa u baahanaa farintaan❤❤❤

  • @caaishocabdullaahi787
    @caaishocabdullaahi787 ปีที่แล้ว

    Wllo ayuub mhdsanid mar walba wa ku xiranhy dhiirigalintada

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 ปีที่แล้ว

    Thank you teacher❤❤🙏🙏💯💯

  • @axmedxuseen-gx6ot
    @axmedxuseen-gx6ot ปีที่แล้ว

    First common😊

  • @Drs__InaApdu123-io4qf
    @Drs__InaApdu123-io4qf ปีที่แล้ว +1

    Dhiirigaliyahayga congratulations 🎊 👏

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Congratulations🎉🎈🎊 Dhiiragaliye ka badan ayaan ku rajeyaa Insha Allah🙏💯😍❤🙆🌹🎁

  • @FaadumoYuusuf-kh9pt
    @FaadumoYuusuf-kh9pt 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaallaah❤️❤️❤️

  • @halimoabdi7947
    @halimoabdi7947 ปีที่แล้ว

    Ustaad thanks keep going ❤

  • @axmedxuseen-gx6ot
    @axmedxuseen-gx6ot ปีที่แล้ว

    First comment 😊

  • @zonaabdalla5120
    @zonaabdalla5120 ปีที่แล้ว

    Thnkz ustaad, wxan ubaahnahy Tallo blse ma granayo qof manta fikirkiisa igu biiriya si,an wax uga qaato😷

  • @AymanSahro-nv3lk
    @AymanSahro-nv3lk ปีที่แล้ว

    Horay usoco wll thanks

  • @ayuubpoi9571
    @ayuubpoi9571 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid.😊

  • @IBRAHIM-GAMING190
    @IBRAHIM-GAMING190 ปีที่แล้ว

    Hambalyo macalin 👑🎉400k

  • @AyaanJamac-ty6xc
    @AyaanJamac-ty6xc ปีที่แล้ว

    Maasha allaah hore usoco

  • @cabdicarabcabdi8245
    @cabdicarabcabdi8245 ปีที่แล้ว

    Congratulations 400k Aan gaarnay

  • @cabaazbizoz-dp3rl
    @cabaazbizoz-dp3rl 10 หลายเดือนก่อน

    Waad mahad santahay sxp

  • @MustafYareMustafYare-gq2dj
    @MustafYareMustafYare-gq2dj ปีที่แล้ว

    Keep going my teacher

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Ustaad shukran

  • @aishaadaud2612
    @aishaadaud2612 ปีที่แล้ว

    Dhirigalin qurux badan mnsha allah nolow walal ❤🥰🥰

  • @nimconuur3681
    @nimconuur3681 ปีที่แล้ว

    Guuleyso ustaad 😘

  • @ramlayusof8922
    @ramlayusof8922 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations 🎉❤

  • @suweeyshassan4891
    @suweeyshassan4891 ปีที่แล้ว

    Mhd snd wllky hore usoco🥰🥰

  • @Hk_editor.
    @Hk_editor. ปีที่แล้ว

    Hanbalyo taliye keep up i hope you 1m insha allah ❤️

  • @abdallabilow6389
    @abdallabilow6389 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll Ayuub waxa thy dhiiro geliyo ruuxda la hdlo.

  • @Ahmedii171
    @Ahmedii171 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub sxp guuleyso muuqaaladaada markaan daawado fadhiga Ayaan ka kacaa

  • @user-xm8jo3gi2w
    @user-xm8jo3gi2w ปีที่แล้ว

    Hampalyo 400k🎉

  • @NajiibAsam-he9wd
    @NajiibAsam-he9wd ปีที่แล้ว

    Hambalyo saaxiib ayuub 400k

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, Mahad sanid
    Insha Allah waanu Da.daali.

  • @khaalidbootaan1549
    @khaalidbootaan1549 ปีที่แล้ว

    400k hambalyo 🎉🎉🎉🎉

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. ปีที่แล้ว

    Hambalyo 400k ❤❤

  • @faaisomuqtaar9821
    @faaisomuqtaar9821 ปีที่แล้ว

    Shugran ustat 🙏

  • @muusemaracade3228
    @muusemaracade3228 ปีที่แล้ว

    Asc hore usoco bro

  • @respectreally36
    @respectreally36 ปีที่แล้ว

    Conguralatoin🎉❤

  • @zahruuja3754
    @zahruuja3754 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah shugran

  • @axmedxuseen-gx6ot
    @axmedxuseen-gx6ot ปีที่แล้ว +1

    Wll Ku Sali nabigeena صلى الله عليه وسلم

    • @Zahruush
      @Zahruush ปีที่แล้ว

      Salalhu calyhi wasalam

  • @ahmedsoomaali8409
    @ahmedsoomaali8409 ปีที่แล้ว

    Asc wlala ayub waan ku slamay slaaan qiimo badan wlaal wayadaan waad mashquushee maalin le nooga dhig muqlaada ama maalin dhaaf walal sidoo kale podcasts english ah ama quraan dheer noo soo duub sidoo kale Barnaamij podcast ah oo daqiiqado dheer soconaya noo soo duub walal mahad sanid

  • @maandeeqahmed1438
    @maandeeqahmed1438 ปีที่แล้ว

    Hanbalyo ayuup😊