034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 372

  • @mohasalad828
    @mohasalad828 11 หลายเดือนก่อน +118

    20 Fikradood oo ay tahay in aad deg deg wad uga beddesho (Khulaaso).
    1. Ku mashquulka dadka ( Ugu yaraan hadiiba lagugu mashquulayo noqo qof wax wanaagsan laga sheego ), Haddii aad ku mashquusho kuwa aan danahooda aqoon ee dadka kale shaqada ka dhigtayna, ogoow ayagaad la heer noqoneeysaa.
    2. Hadalka dadka ( Wuu ku dhibayaa balse ha la fal-galin ee is moogeeysii ee horay u sii wado noloshaada).
    3. Qorshe dejinta ( Labo geeriyood baad tartan kula jirtaa (Wadkaadii iyo wadka qorshahaada) ee sal-dhigga qorshahaadu ha ahaado fulin iyo dhaqan gelin sax ah).
    4. Ixsaanka ama sama falka ( Wax bixintu waxay ka macaan badantahay wax qaadashada, Ixsaan aad sameeysay Abaal ha ka sugin. Ilaah dartii wax walba u qabo kuna sireeyso Rabbigaada, ilaah ayaa kaa abaal marinaya).
    5. Inaad noqoto qof marka xaajadu adkaato loo baahdo waa sharaf iyo karaamo, in lagu soo xasuusto waqtiyada baahida waa sharaf ( Dadku maalinkeey kuu baahdaan ineey ku soo raadiyaan darajo weeyn ee iska saar fekirka ah dadku marka ay kuu baahdaan uun bey ku soo raadiyaan waa daneeyste-yaal ).
    6. Dadku sida ay u fikirayaan iyo sida ay wax u fahmayaan masuul kama tihid adigu ( Wax walba aad sameeyneeyso niyadda aad ku sameeyneeyso ayaad masuul ka tahay, sideey doonaan ha u qaataan ayagu).
    7. Dal jacaylka ( Haddii Waddanka aad ku nooshahay uusan kaa saacideeyn halka aad dooneeyso mustaqbalka inaad gaarto, dhex jooggiisu waxba kuuma tarayo jacaylka aad u haysana ugu dambeen wuu dhamanaayaa, dal jacaylku maahan kaliya inaad dhex joogtid waligaa, kuwa qurbaha aaday macanaheedu maahan inuu dalkiisa necebyahay. Marka aad dalkaada ka baxdo ama deegaankaada deegaan aan ahayn tagtid fikradahaadu way is badalayaan hor mar inaad gaarto ayayn u badantahay ee haddii aad awooddo socod sameey ugu yaraan deegaanka badalo haddii aadan dalka ka bixi karin).
    8. Adduunka inta aad joogtid wax walba ku liido balse waligaa ha ku liidan xiriirka ilaah iyo qodobka aas aaska u ah oo ah salaadda ( Ha gooynin xiriirka ilaah idinka dhaxeeya, Internet haddii laga waayo dunidu macno ma lahn Aaladaha aan wada isticmaalno oo dhanna macno ma sameeynayaan, salaaduna waa waxa macnaha u yeelo noloshaada).
    - Jacaylka ilaah iyo jacaylka rasuulka ( U gudo cibaadada ilaah jacyl aad u qabtid iyo naxariis aad ka raadineeysid ee ha u gadin baqdin iyo adigoo kaliya hadafkaadu yahay cadaab ka bad baad, ha noqon qof kaliya u cibaadeeysta cabsi uu ilaah ka qabo ee jeclaaw ilaaheey kana cabso oo naxariis waydiiso).
    9. Qof kasta oo innaga mid ah dambi ayuu ku imtixaananyahay oo meel buu caasi ku yahay, Ha isku dayin inaad xalaashato dambiga oo cudur daar u raadiso ( Garawshiyo waa gar barkeed, qir in waxani dambi yihiin aadna ku ibtileeysantahay, Yaanu quur kugu beerin oo dambiyo kale ha ku dhicin ee ka soo laabo dambiyada), ha dabaqin maah maahdi aheed " Nin qoyani biyo iskama dhoowro". Haddi ha dambi kaa dhaco wanaag ka daba geey.
    10. Loollan la gal naftaada iyo sheydaanka, Loollan u gal dalkaada, dadkaaga iyo diintaada.
    11. Wax kasta oo wanaagsan dadaal ayay ku yimaadaan ( Fursadaha waa la abuuraa waana la soo jiitaa ee lama sugo ).
    -Haddii aad dooneeyso inaad wax weeyn hesho waa inaad wax weeyn hurtaa.
    12. Ha aaminin in waalidkaada iyo saaxiibkaadu kaa hor taaganyihiin guushaada ama ka xunyihiin guushaada ( Way dhici kartaa in waxa aad damacsantahay iyo dadka kugu hareereeysan oo waalid iyo asxaab ah is keeni waayaan balse taas macnaheedu ma ahan ineey kuu diidanyihiin guusha iyo horumarka).
    13. Baro xirfad si aad uga dhax muuqato adduunkan horumaray fursadahana uga faaideeysato ( Engineering, Computer science, Content creation, video editing, Turjumaad ).
    14. Nolosha waxaad u halgameeyso dooro haddii aad sameey weeysana Noloshu ayadaa kuu dooreeyso waxaad u halgami laheed iyo waxaad noqoneeyso ( Noloshu ma aqbasho qof meel iska fadhiyo ) Shaqeeyso oo dooro waxaad jeceshahay, ilmahaadana bar sideey u shaqeeysan lahaayeen.
    15. Qof walba oo maanta xirfad yaqaana loona daba fariisto waxa ay yaqaanaan, maalin maalmaha ka mid ah Eber beey ka ahaayeen ( Waxa ugu muhiimsan waa inaad bilaawdaa barashadeeda).
    16. Baro sida wax la isku baro ama Self Study ( Waxaa kaa hor taagan waa luqadda waayo afkeenu af aqooneed maahan, macluumaad badanna afkeena kuma qorna, baro luqad aan taada aheen English ama carabi ama labadaba).
    17. Is badalku ma ahan inaad noloshaada oo dhan baddasho ( Waxaa jiro waxyaabo badan oo ay wanaagsantahy sida ay hadda yihiin ineey sii ahaadaan, kaliya baddal inta u baahan inaad ka badasho noloshaada ).
    Is badalka fikradeed ama jireed ee aad sameeysid waxa uu ka marag kacayaa inaad horumar sameeyneeyso oo qof horay u socod sameeynaya tahay. Waxaa jira fikrado aad ku saxantahay 100% nolosha, waxaa kale oo jira kuwo aad qar taagantahay oo aad is leedahay wa sax balse 100% qalad ah. Fikradahaada shaandheey oo dhageeyso fikradaha ka soo hor jeeda kuwaada.
    -Shakhsiyadaada haddii aadan isku jecleeyn qof kugu jeclaanaya ma jiro ( Tusaale, Haddii aad faqiir tahay oo dooneeyso in gabari kugu raacdo faqiirnimo horta adigu is weeydii ma ku qanacsanatahy shakhsiyadaada, waxaada isku jecleyn cid kugu jeclaaneysa ma lahn, Faqiirnimadu waa in jeebkaada oo maran iyo caqligaada oo han iyo horumar ka maran isku kaa raacaan, ee badal noloshaada).
    -Hadal heeynta dadka ee aad ka baqeeysaa waxba kuguma soo biirineeyso, haddii aad darteed isbadalka ugu baqdana halkaa dhaafi meeysid.
    -Ha uga baqin inaad isbadal sameeyso ineey dadku tagtadaadi kaa daba keenaan.
    18. Noqo qof dhex-dhexaadnimo leh wixii dhex-dhexaad laga noqon karo ( Sheeyga wixii manfaco leg ka qaado wixii xun iska tuur, dadkuna waa sidaas).
    19. Baraha bulshadu noloshaadu way kula leeyihiin ( Qashinka baraha bulshada ha xambaarin, ku xidhan kuwa positive ka ah gaal iyo muslim kuu doono ahaado, ku xiran kuwa kaa anfacaya inaad dhisto mustaqbalkaada, Ku xira cidda aad ilmahaaada u sheegi laheed ineey ku xirmaan ).
    20. Filashada weeyn waa waxa noloshaada fashilka u keenaya, Filashadaadu ha yaraato si niyad jabkaadu u yaraado.

    • @idilkhadar4583
      @idilkhadar4583 9 หลายเดือนก่อน +3

      mahadsanid wll ,wn dhamaystay 1:24baabiga soo furatay. Mahadsanid alle ha kaa abaal mariyo wll.❤🎉

    • @mohasalad828
      @mohasalad828 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@idilkhadar4583 Adiga mudan wll, Welcome 🙏

    • @AbdirahmanYusuf-
      @AbdirahmanYusuf- 9 หลายเดือนก่อน

      Legend Allah yacizak waad iga furatey

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 8 หลายเดือนก่อน

      Aad bad u mahadsantay wll waad noosoo koobtay nuxurkiiba

    • @apdallabashiir7488
      @apdallabashiir7488 8 หลายเดือนก่อน

      thx zxb

  • @ARAGTIYO-m.a.2.6.2.
    @ARAGTIYO-m.a.2.6.2. ปีที่แล้ว +59

    Allaha kaaga abaal mariyo sida aad ooga fikiraysid dhisidda maskaxeed ee dhalinta soomaaliyed ❤🎉

  • @ABDIFATAHALMUFTI
    @ABDIFATAHALMUFTI ปีที่แล้ว +139

    Dhamaan inta dhameysatay ee yool iyo hami leh Allah haku simo inay maalin uu ka miro dhaliyaan 🤲🏻

    • @mssdhibley4536
      @mssdhibley4536 11 หลายเดือนก่อน

      AMIIN 🥺🤲

    • @AMiNBushuP
      @AMiNBushuP 10 หลายเดือนก่อน

      Ameeen pro ducada allah haino aqpaLo hadafkenana haino rumeYo

    • @aragsanMohamed-wy6gr
      @aragsanMohamed-wy6gr 10 หลายเดือนก่อน

      Amiin

    • @Malloofficial1
      @Malloofficial1 9 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiem bro

    • @maxamedmacruuf8207
      @maxamedmacruuf8207 8 หลายเดือนก่อน

      Amiin🔥

  • @abdullahihassan2937
    @abdullahihassan2937 ปีที่แล้ว +33

    Axamdulilaah video gaan 1 saac iyo dheeriga socinaayo hadaan dhameestay waa ilaahay mahadii
    Dadaan usuura galin inee dhameestan muuqalkan
    Aadan walal aad ayaan u mahasan tahay iska quruxda badan ee aad inuugu soo gud'bise 20 talao ama fakradood👍✋

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 ปีที่แล้ว +43

    Ustaad waxa tahy dhisaha maskaxdayda sanadki tagay isbadale nololeed ayaan ku jira ilaa hada guul ayan kuu rajaynaya adun iyo akhiraba ❤❤

  • @Shariifoaxmed-pt3dr
    @Shariifoaxmed-pt3dr ปีที่แล้ว +9

    Hacaajisin weligaa waa nadhiirigelisaa mashallh

  • @qalbitajir-j3w
    @qalbitajir-j3w 2 หลายเดือนก่อน +1

    waalidkaaagu cadaw wadda guusha kutagan maha ee waddda dqoniimada ...ayay kaa hortaaganyihiin. aaaadanow zxp mahadsanid inpdan .100%

  • @nuuradiinseead2022
    @nuuradiinseead2022 ปีที่แล้ว +2

    Guulayso wallaalo mar walba Horumar wacan

  • @abdirahmanarab7010
    @abdirahmanarab7010 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah baraamijkaan ka kooban 20 qodob ee nolasha dhalinta aan filayo inay jiho iyo tusaale fiican ka qadan donan waad ku mahadsan tahy ustad .

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 ปีที่แล้ว +93

    درس في غاية الأهمية والخطورة أرى بأنني لم أبالغ إذا قلتُ بأن هذا الدرس بمثابة مجلد كامل، بارك الله فيك وأحسن الله إليك على هذا الجهد

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 ปีที่แล้ว +6

      أللهم آمين
      Akhayaarey Wadankii haloo Duceeyo Allaha swt hanasiiyo Madax Mu'miniin aho Caadiliin ah inana hadaanu Shacabkii nahay Allaha swt ha inaga dhigo Mu'miniin Muttaqiin ah
      أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين

    • @upthikariim6467
      @upthikariim6467 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 2 หลายเดือนก่อน

      @@hafsaali4297آللهم آمين يارب العآلمين ❤️🤲❤️

  • @Bashka252
    @Bashka252 ปีที่แล้ว +5

    Ilaah dartiis ayaa kuu jeclahay wallahi❤️❤️❤️ sababta oo ah walaal jira ayaa tahay isla markaana wanaaga la jecel umada uu ilaah ka beeray, ilaah hakaa abaal mariyo allahuma aamiin

  • @sahamiyemedia6174
    @sahamiyemedia6174 ปีที่แล้ว +1

    20 fakradood ee aad ubaahantahay inaad dagdag wax uga badashid
    1.ku mashquulka dadka kale
    2.Hadalka dadka wuu ka saamaynayaaa ee maaree
    3.qorshe dajinta ha dajin qorshe aadan gaadhi karin
    4.samafalka ama ixsaanka in aad dadka wanaajinta
    5.inaad tahay qof maaljnta adag loo baahdo
    Asxaabta inta kale ku dara
    Salaad aadayaay e

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap4321 ปีที่แล้ว +12

    waxyaabo badan baad iga saxday runtii wll , jazakalah, fikiradaha qaldan inay hadaan iga tuuraan baan kabaqayaa nolshayda😢

  • @ridwanhirsi363
    @ridwanhirsi363 11 หลายเดือนก่อน

    aadan sxp mahadsanid , dhinacyo badn baad aniga ahaan iga toosiyay noloshayda , ilaahay haka abaal mariyo addun iyo aakhiro , wxn markhaati ka ahay inaad soomali oodhan meel muhiim ah aad ugu jirto , siiba ahan dhalinyarada mahad sanid😍😍😍😍😍

  • @saedsuugani558
    @saedsuugani558 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh runtii arimahaas oo dhan waxaad mooddaa in'aad aniga toos iila hadlayso ka saed ahaan waad mahadsantay 100% sxp aadan sahan.

  • @hamdamohamed7145
    @hamdamohamed7145 ปีที่แล้ว +6

    14:14 inanti hamdi baa hawsha dhameyn karta ee hala hadlo . Qodobkas si weyn baan ugu dhaqmayaa hadaan hamdi ahay😁

  • @nasrahassanmoo956
    @nasrahassanmoo956 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll
    Waxaa kaa codsan lahaa inaa soo qorto warbixinta ka dibna aa muuqal ka sameey .
    Dawashada dadka qaar way ku adagthy .
    Waxaa u fudud inay wax akhriyaan .
    Haday qoran yihiin meel aan ugu hagaagno noo sheeg.

  • @faraxabiib5342
    @faraxabiib5342 ปีที่แล้ว +1

    Shugran wllo runtii waxad ka mid tahay dad dhif iyo nadirka ee bulshada ugu jira kalmaha muhiimka waxad tahay dhiri galiya saxa aqona ay udher tahay❤❤❤❤

  • @abdiwaliyarre4917
    @abdiwaliyarre4917 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad ku mahadsanid barnaaminkan qiimaha badan ee aad nala wadaagtay.
    Ham talo ayaan kugu darsan lahaa oo ah in aad maqduucyada aad bartan nagula wadaagayso sida kan oo kale aad noogu qodobayso.
    Mahadsani nar labaad iyo saddexaadba.

  • @farxaandhuxul2948
    @farxaandhuxul2948 8 หลายเดือนก่อน

    Hal,suaaal waalidku caruurtooda waxay utaba,baraan waqtiga iyo juhdiga iyo lcgta usiiyaan waa inaay hadhow ku dheeftsadaan ma liis,dhihi,karaa meeshaas io qodobka abaal,suga way is diidan,yihiin ustaaad❤

  • @muneerayusuf3055
    @muneerayusuf3055 ปีที่แล้ว +12

    Well done, connecting Salah and the internet example to resonate with our Youth. masha Allah.

    • @saybyuu1066
      @saybyuu1066 ปีที่แล้ว

      Asc wll eglishta ma iga cawinkarta

    • @muneerayusuf3055
      @muneerayusuf3055 ปีที่แล้ว

      @@saybyuu1066 ma aniga

  • @3nmww545
    @3nmww545 11 หลายเดือนก่อน +3

    Marba inta uu loollankaagu le egyahay ayuu sharafkaagu le eg yahay. waahadal meel iigu yaalla intani

  • @mustafali7104
    @mustafali7104 ปีที่แล้ว +1

    wacalaykumu Salam waraxma mahadsanid Adanow ilaahey hakaa abaalmariyo qodobadan quruxda badan ee aad noo soo gudbisay anagana ilaahey hanagu anfaco

  • @nimoabdi4526
    @nimoabdi4526 11 หลายเดือนก่อน

    ManshaAllah ilahay abaalkada janadul firdowsa ha ka dhiga

  • @MubarikHaybe555
    @MubarikHaybe555 7 หลายเดือนก่อน +1

    "Hadaanad Dooran Nolosha Waxa Aad Doonayso Noloshu iyada kuu dooraysa" Ustaad Qodobka Waan kaa qoray iyo dhamaan qodobadanba Noloshaydana Wax badan bay ka badaleen. Nin Soo Jabay baan ahay Hadana halgan Cusub ka bilaabay New Zealand Noloshuna ay u doortay wuuxuu qaban lahaa balse dadaal ma yaraysan doono. book taada halkeen ka heli karaa.

  • @xamsexiis7217
    @xamsexiis7217 ปีที่แล้ว +7

    Saxiibkay aadam Sahan ilaahay haku barakeeyo walaal runtii kaalin wayn ayaad noogu jirta , dabayaaqadii sanadkan sanadka aad ayaan u naawilayey barnaamijkan wll alle haku barakeeyo danbigaaga alle hadhaafo caafimaad iyo cidhib wanaagsan alle hakugu arsaaqo rabi naarta kuma tuso guulayso wll
    Ilaahay miisaanka xasanaad ka hakuu saaro abaal ka aad nogashayn waanu gudi doona inshalah wananu ku ducaynaynaa wllo

  • @AyaanleCabdi-nt4dy
    @AyaanleCabdi-nt4dy ปีที่แล้ว +1

    Aadan naw ninkaagaasi nin maskax leh oo aqoon leh mashaa'allah.
    20 qodob oo lama huraana weeyi mid kasta oo kamid ah waa in aan fuliyo intaan ka awoodo, gaar ahaan xirfad barashada iyo wixii lamid ah.
    Aad baad u mahadsantahay saaxiib anoo kamida saxiibada ugu qadiimiga ah ee sahanka xogaha 😎👏↖

  • @SaynabCabdilaahi-t5o
    @SaynabCabdilaahi-t5o 8 หลายเดือนก่อน +1

    مشاءالله افكر متقدم تنمية الا أجيال باهدفه متقدم اشكرك اخي ادم

  • @abdifatahahmed7005
    @abdifatahahmed7005 ปีที่แล้ว +1

    aad baad u mahadsanthy Adanow
    ustadii wxan kula wadaagi lahaa halkan commentka ama detailka video ga qodobada ku soo qor iyagoo qodobo ah uun

  • @maxamedabdisamad64
    @maxamedabdisamad64 ปีที่แล้ว +6

    Wll #Aadan sahan qaybta podcast-ka #google podcast iyo #podcast go #Akoono inooga fur

  • @zakibashiir8315
    @zakibashiir8315 ปีที่แล้ว +7

    Mr aadan sahan thank you for Sharing this my Freind since become subscriber on your channel i have get big ideas,tactical and advice from and appreciate that a day i succeed i will tell you every somali person to watch your vedios and your podcasts

  • @AMIINIsse
    @AMIINIsse 11 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad ayaa muhadsan tahay wall jazakalah qeyr wax badan kaa faa'iday ❤

  • @SamiiroFarxaan-b1m
    @SamiiroFarxaan-b1m ปีที่แล้ว +1

    Wallhi vedio yadada waxban kafaida wllky ilahay ha kudayo adiyo inta kulamida tnks pro❤❤❤❤❤

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 ปีที่แล้ว +3

    Anu runtiii gacan kuu taagay wll dadaal kaagana halkaa kasii wad baan ku leeyahay 💯

  • @ismaciilismacade275
    @ismaciilismacade275 9 หลายเดือนก่อน +3

    Wanagaad sameeysaa waamid kuusoo laabtaa saxwaaye waan tijaabo kuleeysatay ❤❤❤

  • @saciidahmedshariifnour3012
    @saciidahmedshariifnour3012 10 หลายเดือนก่อน

    Axsan axsan alla yaacizak
    zxp arimo muhiim ah aan kaa faaiday
    xittaa qof walbo meeshuu ka xanuunsan yahy daawadiisa wuu ka helaya
    #mahadsanid

  • @NajaxYuusufxasan
    @NajaxYuusufxasan ปีที่แล้ว +4

    Dadku waa mid isagu caan baxa iyo mid isaga magac lagu yeesho❤❤❤marka anakana magac noo yeeshay adna horu martay❤

  • @goodmboyz8054
    @goodmboyz8054 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad qeyr Alle hakusiyo dalinyaro bdn aya nolashoda sameyn weyn kuyelan donta

  • @HamdaJamaismail
    @HamdaJamaismail 6 หลายเดือนก่อน

    Jasakallah wll aadanow fikradahan aad nala wadaagtay qofka sida saxda u qaata wlhi kuma khasaarayo❤

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 ปีที่แล้ว +1

    Rabbow kuwii aad ka aqbashid naga yeeeel dhamaanba wixii samaa eenu bixinay, noogu danbi dhaaaf, noogu naxariisato, nooguna abaaal mari 🤍

  • @ayuup______kilwe4268
    @ayuup______kilwe4268 ปีที่แล้ว +18

    Waxan umalen inay tahy marki igu horeysay oon comment kabixiyo zhp
    Lkin waxyabo bdan aan aminsana waan iska masixi manta laga bilaabo
    Waxybo badan aan aminsanana waan sii xoojinaya oo wan si laba jibaaraya insha allh

  • @hooyo994
    @hooyo994 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waa talooyin iyo waano dhaxalgalah
    Allah ha kaa abaal mariyo
    Jazakallahu khayr

  • @nimcoahmed5815
    @nimcoahmed5815 ปีที่แล้ว +4

    بيض الله وجهك يوم تبيض وجوه وتسود وجوه

  • @Nurayn-z9k
    @Nurayn-z9k ปีที่แล้ว +2

    Illahay khayr badan haku siiyo wax badan noo faa,idaysay❤

  • @Fuadapdillahimuse23
    @Fuadapdillahimuse23 ปีที่แล้ว

    Aad bad umahadsantahay sxb aden allah ha kaa abal mariyo waxyaabo badan baan kaa faaiday waxyaabana isku mid baynu ka ahayn

  • @Suheibsuldan7
    @Suheibsuldan7 11 หลายเดือนก่อน

    Ilahay haku barskeeyo uztaad runti cashro badan oo anan cid kale ka faaidin ban ka faidey EEBE misanka xasanaadka hakugu daro

  • @suhaybzalaad
    @suhaybzalaad ปีที่แล้ว +4

    Nio shp buugii ismalure maktabad kasta waan kawaayay zhp

  • @MaarigCabdi-s1q
    @MaarigCabdi-s1q ปีที่แล้ว +2

    Leggend ❤qodobka ugu danbeeya waan ka faa iday waayo hooyaday oo canada joogta ayaa iiso dacwootay fikir keygu wuxuu noqday inaan canada wax ka barto arimaha cyber secuirty but imaka waxaan ogaadey inaanay muhiim aheen taasi imikaanan xirfad kale baranaya si aan uga soo kaabtoomo dhibaatada hadii aanay dacwadaasi ii shaqeyn ❤❤❤❤❤

  • @zakariaaweys105
    @zakariaaweys105 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aad umahasnthy ustaad

  • @shukriibrahimismail1488
    @shukriibrahimismail1488 11 หลายเดือนก่อน +1

    "Hadaanad dooran waxaad doonyso noloshu iyadaa kuu dooraysa " hada micno wayn ii leh isagoo practical ahna aan arky.

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 ปีที่แล้ว +7

    Ustaad buugeni ismalurre halqadisa 9aad nooso same next ❤

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Jazaakalaah walaal Adan Rabbi haku xafido❤ Podcast Gaan aad baan UGA heley noo Soo badi

  • @NeverloseAbdy..
    @NeverloseAbdy.. 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waan..bilaabay...waan..dhameeyey vidiokaaN waxaana qoraayey 1..chapter oo la.isoo dirayy waxaa ka xasuustaa podcast tikaaN >>dad yeyna badaliN ko.aankaa qadaneyso....sidii...cumar...iyo abuu.. bakar🎉🎉🎉

  • @AbuIbrahim84
    @AbuIbrahim84 11 หลายเดือนก่อน

    great brother, I am big van of yours. keep up the good work akhi

  • @fihiimamukhtaar9681
    @fihiimamukhtaar9681 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wllo aadan sahan podcast gani aad ayuu ii anfacay .

  • @CabdilaahiMaxmuud-y1z
    @CabdilaahiMaxmuud-y1z ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا يا ءخي

  • @Apdihamiid-Aim
    @Apdihamiid-Aim 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah allaha ku barakeeyo
    Waxbadan ban ka faiday
    Allha cimriga ku barakeyo

  • @hassanwarsame3121
    @hassanwarsame3121 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Macallin Allha nagu anfoco dhammaanteen, cilmiga iyo caqliba eebe ha kuu siyaadiyo oo barakeeyo.

  • @AyaanFaysal-o8s
    @AyaanFaysal-o8s ปีที่แล้ว

    Walal Dhirigelintisa jeclahy inan mar waliba iska dhagaysto Alle haka abalmariyo wll anaga hanaga dhigo kuwii wax ku qaata oo lasima🥺🙏

  • @Araweelo.599
    @Araweelo.599 ปีที่แล้ว +1

    Waad waqti aad nogu faaideysey ilahay qeyr hakugu badalo wll ❤

  • @maslahmohamed1515
    @maslahmohamed1515 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku barakeeyo aadanoow, wax badan ayad ka badashay hab fikirkayga.

  • @MunaHassan-gx3dy
    @MunaHassan-gx3dy 3 หลายเดือนก่อน

    Wll video yada dhiira galinta noo badi madama dadka aad wax fahansiin karto Tnx😊

  • @Istahilmuse-e8f
    @Istahilmuse-e8f 11 หลายเดือนก่อน

    Ugu danbayn alhm waan dhamaystay videogan wakhtiga socda aadbaad umahadsanthy wll adan shadow illahy caqligaaga io fekedahaagapa haka dhigo kuwo ku anfaca aakhiro io aduunba❤

  • @anisoelmi9933
    @anisoelmi9933 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh Adan sahan cilmiga aqoonta allh kuu barakeeto cilmiga aad sida hagar la,aantaa noolo wadaagto ee wakhtigaga noo hurto
    Waan kula wabaa dhiirigalina khadldan dadka qaar soo gudbiyaan iyi waxyaakaha aan macquulja ahayn ee ay kadhigaan wax cadiya
    Anyway gaardkaagu hakuusiyaado❤🙏🙏🙏👍👍

  • @camraomarsheikbilan438
    @camraomarsheikbilan438 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay haku barakeeyo cafimaadka iyo aqligaba wll waxaad tahy iftiin uu alle siiyay dhalin yarta somaaliyeed

  • @MuuseCabdalelle
    @MuuseCabdalelle 6 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin aadan ilaa waxaan ku taageerayaa 2020 noolaw macalin ❤❤

  • @AhmedAkhii50
    @AhmedAkhii50 ปีที่แล้ว +10

    Muqaal aan dawado midkii iigula wanagsanaa wayadan alle hakaa jazo siiyo ustqad❤

  • @MustafeClqani-j4i
    @MustafeClqani-j4i ปีที่แล้ว

    Alle ha kaa abaalmariyo wll, ma garanayno wax aan kuugu abaal-gudno

  • @Golahamedia
    @Golahamedia ปีที่แล้ว

    MAASHA ALLAAH USTAAD AADAN SAHAN, WAXBADAN AYAY DHALIN-YARADU KAA FAAIIDAA, Alle haku barakeeyo ❤❤❤❤❤

  • @MohaAmiIn.
    @MohaAmiIn. ปีที่แล้ว +2

    "Isbaddal la aanta wx alaale iyo wax ay kga bahantahy majirto"

  • @SudeysFaarax
    @SudeysFaarax ปีที่แล้ว

    Allaha ku sharfo
    Waxaa tahay indhaha dhalinyarada
    Somaaliyeed
    Allaha ku xifdiyo

  • @Ikraan-y1i
    @Ikraan-y1i 7 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid Wll Aden Wax badan ka faa.iday ❤🎉

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa ปีที่แล้ว

    Wax badan ayaa ka faiday bodcastigaan shukran 😊

  • @qubalagadali9703
    @qubalagadali9703 ปีที่แล้ว

    Mnshlh waa xog deeqi doonta dhalinyara iyo umada soomaliyeed

  • @maxamedcader4615
    @maxamedcader4615 ปีที่แล้ว +18

    ADUUNKA INTAA JOOGTO WAX WALBO KU LIDO LKN XIRIRKA ALLAHA AMA SALADA HAKU LIIDAN
    28:54❤😊

  • @mohamof
    @mohamof 7 หลายเดือนก่อน +1

    ''Shakhsiyada aadan isku Jecleyn Cidna kuguma jeclaaneyso''

  • @Sweetie0021
    @Sweetie0021 11 หลายเดือนก่อน

    Mawduucyo muhiim ah ayaaa ka hadashay🎉

  • @Abdallah_672
    @Abdallah_672 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah Guul Sare zxp

  • @Nnoks828
    @Nnoks828 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @salmaannorahmed9879
    @salmaannorahmed9879 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsantahay wll, sida aan wax ucabiraye si kafudud ayad ii tustay.

  • @NajaxYuusufxasan
    @NajaxYuusufxasan ปีที่แล้ว

    M.n tabaraka rahman alle haku barakeyo hayaanka iyo hagaha dhalinta soomaliyeeed❤❤❤

  • @NastexoWarsame
    @NastexoWarsame 4 หลายเดือนก่อน

    Wll soomaliyed halyey baatahay ilahay hakudaayo Allha kubarakeyo❤

  • @BisharShide
    @BisharShide ปีที่แล้ว +2

    بوركت يا بطل❤

  • @CabdiHage-ek6qf
    @CabdiHage-ek6qf ปีที่แล้ว +18

    ما شاء الله يا استاد والله انا احب افكارك ❤❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 5 หลายเดือนก่อน

    Aden Sahanow i hope inaa marhore ku barto, podcast yadaadana ka faaideysto.
    wxn aad uga helay qodobka denbiga sida aad u tafatirtay.
    Aad ayaad u mahadsantahay Aden.

  • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
    @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu ปีที่แล้ว +9

    nio maqalkan anigu hal kalmad ban kala dhexbaxay wa nolosha boos ka doro hadikale iyada ku dooraysa yacni waxd u hal gamayso dooro hadi kale iyoada ku doraysa de legend😮😊

    • @HamiishAdeh
      @HamiishAdeh ปีที่แล้ว

      Kaasi qodob buu ahaaye qodobadii kle maad ka booday zhp😅

    • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
      @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu ปีที่แล้ว

      ​@@HamiishAdeh zxp maye sigaru qodob kasi itabtay 😅

  • @aaminahmed3513
    @aaminahmed3513 ปีที่แล้ว +2

    Madaxwayne manoo noqotid zhp somali hor Mar bay gaadhi lahayD

  • @fahiimasabrie2310
    @fahiimasabrie2310 11 หลายเดือนก่อน

    Msha allah wlal
    Jzka allah 🤲allaha ku dhowro 🤲🤲🤲🤲

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433 ปีที่แล้ว

    Mawduucii ugu faa'iidada badnaa ee aan sannadka ku bilaabay weeye.

  • @Daacichannel1
    @Daacichannel1 ปีที่แล้ว +1

    Nin hurumaray ba tahy zxp Allah ha kuu siyaadiyo

  • @ubaxisxaq1161
    @ubaxisxaq1161 หลายเดือนก่อน +2

    8/12/2014
    Mantay ayaan kuguso biiray hope inan wax uun ka faiidi dono🙏

  • @Nora__mohen
    @Nora__mohen ปีที่แล้ว +1

    Alle haku xafido wll❤

  • @HudasuuriAbdilahi
    @HudasuuriAbdilahi ปีที่แล้ว

    Ustaaaad guuulayso labada daaaroooodba 😇

  • @daauud77
    @daauud77 ปีที่แล้ว +1

    Aadanow sxb mudo aad u badan kugu xidhnaa waxaana u baahanahay buuugtaa turjuntay ee ma ii hadyayn kartaa dhowr mid😊

  • @mushtakseed8376
    @mushtakseed8376 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad adan sahan

  • @zadammohamed8518
    @zadammohamed8518 11 หลายเดือนก่อน

    Thnks bro wax badan ban ka faidey❤

  • @haniibtaahim
    @haniibtaahim ปีที่แล้ว

    Mansh Allah Wll alle cilmiga haku barkeyo iyo caqligaba❤

  • @AsmaDaror
    @AsmaDaror ปีที่แล้ว

    Wlhy waaa run shakhsiyad ahaan qodobkaa danbe ee 20 aad ayaan uga waaniya dadka iigu dhaw
    Waa dad raba markay plane yeelan waayen iney naftooda ku deymiyaan oo lugta kaa xidhaaan
    Si caadiya hala wada noolaado hadana iyadoo qof kana muhiima kuu yahey

  • @nouraabdifatah7421
    @nouraabdifatah7421 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsanthy wax badan baan ka faaiiday muuqaalkan👏👍

  • @Malloofficial1
    @Malloofficial1 9 หลายเดือนก่อน

    Jasa,akalaahu khyran ustaad wlhie wax bdan ayaan kaa faaidney runtii👑