GOOGLE ADSENSE 2024 | SIDEE LOOGU XIRTAA YOUTUBE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 26

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 8 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllaah❤

  • @abusheequna1446
    @abusheequna1446 8 หลายเดือนก่อน

    Thnks my teacher

  • @maxamedsomaali1104
    @maxamedsomaali1104 8 หลายเดือนก่อน

    Sida. TH-cam losameyo. Ama podcast nalawadaag sxb.❤🎉

  • @abdiqadirmahamoudgalaal9564
    @abdiqadirmahamoudgalaal9564 8 หลายเดือนก่อน

    Thankz bro

  • @QueenSabnaa.
    @QueenSabnaa. 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks❤

  • @Barkhad181
    @Barkhad181 8 หลายเดือนก่อน

    SIDEE lagu xidha website Blogg tana Soo samee legeng

  • @ZAKARIE44
    @ZAKARIE44 8 หลายเดือนก่อน

    Asc cabey
    Sxbow wadan kale ayaa gacanta iga dhacday qofna kama aqaano hadii aan qof helo malagq yaabaa inaan dib ugu furo mahadsanid bro

    • @Cfataxyare6
      @Cfataxyare6 8 หลายเดือนก่อน +1

      Zhp ana kaacawinaya ee iso qabo

  • @modawiil.4kedit
    @modawiil.4kedit 7 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp su aal sidee youtube keyga copyright ugu xirtaa. Pro aniga waxaan rabaa video inaa soo uploaded gareeyo .football highlights. Marka waxa kaliya oo iga dhiman waa waxa waaye sidaan copyright ugu xiran lahaa. Pro video ka soo samey plz mdsnid ❤

  • @Aminaabdullahi24
    @Aminaabdullahi24 8 หลายเดือนก่อน +1

    Bisinka wadanka aa ku xirty hdana inaa badalo wuu diidey maxaa xal ah

  • @raqiibmedia
    @raqiibmedia 6 หลายเดือนก่อน

    Advanced feature maxa waye iga caawi channel history ayuu igu dhagan yahay

  • @caliaadan8580
    @caliaadan8580 8 หลายเดือนก่อน

    Google adsense Ethiopia qofka joooga qaabkee ayuu lacagta usiinayaa??
    Sodee ayuu ku qaadan karaa??

  • @Macalimoo788
    @Macalimoo788 8 หลายเดือนก่อน

    Sxb tiktok ban leyahy 10k wu dhafay america ayana laga so sameye qabka verify loo samen laha iyo qabka lacagta loogu xiri laha muqal noga soo duub sxb teda kale muqal ayaa 280k i dawatay 1 day lacag dhan ima so qabanayo mid kale oo 4k fursatay 0.13$ u sioo qoraa sidee kubdhacday sxb

  • @Aminaabdullahi24
    @Aminaabdullahi24 8 หลายเดือนก่อน

    Meel aan kaala soo xiriiro isheeg wll

    • @Cfataxyare6
      @Cfataxyare6 8 หลายเดือนก่อน

      War ani ilaso xidhiidh waxad rabto iwYdii zhp

    • @Aminaabdullahi24
      @Aminaabdullahi24 8 หลายเดือนก่อน

      @@Cfataxyare6 intee kaala soo.xiriiraa

  • @Aminaabdullahi24
    @Aminaabdullahi24 8 หลายเดือนก่อน

    Wll anaa sidi igu xiri lahaa kasi weysan ee wll intaan address jarmal ah ku xirty aa rabaa hdana inaa ka badalo waana ka noogey

  • @EdurOnline1
    @EdurOnline1 8 วันที่ผ่านมา

    Pasport gee ogol yahay

  • @Midaays28
    @Midaays28 7 หลายเดือนก่อน

    Asc wll waxan leeyahay youtube channel sharuudii waan buuxiyay
    Xage kala soo xariira wll iso jawab mahad sanid❤😢

  • @awesomegamer9693
    @awesomegamer9693 7 หลายเดือนก่อน

    Somalia 😢ka waran hadan youtube channel ka samaysto

  • @Alinabeerdon
    @Alinabeerdon 8 หลายเดือนก่อน

    Cabey Ka Soo Hadal Updated 2024 Watch time 4000 iyo sida deg deg Loogu Gaaro please

  • @Suldaan_Sayid
    @Suldaan_Sayid 8 หลายเดือนก่อน

    Lkn shpow hadda update ka cusub shuruudaha waala qafiifiyay only 500 subscribes iyo 3k watchtimeh

  • @NUURADIINBASHIIR
    @NUURADIINBASHIIR 8 หลายเดือนก่อน +1

    TH-cam Ethiopia lacag Malaga samaynkaraa

    • @Ducaysane-to1qv
      @Ducaysane-to1qv 8 หลายเดือนก่อน

      Haa bro
      Wllkey aa joogo ethiopia oo Ka sameeyaba
      But is other gmail

    • @caliaadan8580
      @caliaadan8580 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@Ducaysane-to1qv Google adsense sana zxp