ADSENSE IYO SIDA ADDRESS LOGU XIRO YOUTUBE-KAGA SI LAGUGU SOO DIRO 4TA NUMBER EE VERIFICATION-KA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • WAXAA JIRA WALAALO BADAN KUWAAS OO MAR WALBA ISOO WEYDIIYO MUQAALADA AAN SOO DHIGO WAXA AAN U ISTICMAALAY MEEQO AA LA GADAA INTEE KA HELI KARAA QAAR KAMID AH WAXAAN KU SHEEGAA MUUQAALKA DHEXDIISA QAARNA WAAAN KUSOO QORAA MEESHAAN ASXAABRA QAARKOOD MA AQRIYAAN MUQAALKANA MA DAAWADAAN MARKA WAXAN IDINKA CODSANAA INAA SI DAGAN U AQRISAAN WALAALAYAAL
    #LINK: GOOGLE ADS: www.google.com...
    WAXAAN KU DUUBAY MUUQAALKAAN
    #GOPRO HERO 7 BLACK
    CODKA WAXAAN KU DUUBAY
    #GOPRO HERO 7 BLACK MICROPHONEKA KU XIRAN
    WAXAAN KU JAR JARA MUUQAALAKA
    #FINAL CUT PRO X
    COMPUTERSKA AAN ISTICMAALAY
    #MACBOOK AIR

ความคิดเห็น • 40

  • @AASAASTv
    @AASAASTv 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashqruuca bilkeydis nooga soosamey muqalkan kan kuxiga inta iguraacsan laaktu waa muhiim

  • @AbdallaFilms
    @AbdallaFilms 5 หลายเดือนก่อน

    Qofka kaliya aan ka fahmay Google ads inta muqal aan dabtay kaga ugu fican!❤ . Walal sare .

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial1927 4 ปีที่แล้ว +1

    CABEY TV wad mahadsan Tahay insha Allah Video kale nooga soo samee

  • @galaydhproduction8765
    @galaydhproduction8765 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan Ku Hyaa Hadda Zxp. hore usoco

  • @malyunabdisheikh2231
    @malyunabdisheikh2231 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaal Cabey keep going 💯🙏

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 ปีที่แล้ว

    MashaAllah hoorey usooco qaali

  • @Fasaxayste
    @Fasaxayste 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllhy wallkyow wad iifa idaysay ilahay hakaa abaLmariyoH♥️♥️♥️♥️

  • @salaadocismaan6706
    @salaadocismaan6706 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh wan deremay

  • @umufatuma1440
    @umufatuma1440 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu Qeyran

  • @nasrahjeylaani444
    @nasrahjeylaani444 ปีที่แล้ว

    mahadsanid

  • @wanaagzamechannel5723
    @wanaagzamechannel5723 4 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco wllshy

  • @hayfaamallin8840
    @hayfaamallin8840 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @deeqfilms9040
    @deeqfilms9040 4 ปีที่แล้ว +1

    WLAAL CABEEY LEGEND❤

  • @Elyashagi
    @Elyashagi 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco✔

  • @ciyalkaxafada8537
    @ciyalkaxafada8537 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah keep going pro

  • @hamidaabdi7065
    @hamidaabdi7065 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going wll mahad sanid ❤❤❤❤

  • @akqalinle5388
    @akqalinle5388 4 ปีที่แล้ว

    Good lesson 💖

  • @ibnuahmed_01
    @ibnuahmed_01 4 ปีที่แล้ว +2

    Wll..Cabey...Qofka Asgo Usan Shurudaha Buuxinin....maku xeran kara Gogle Adsens....Si u hadhow Marku shurudaha Kaso Baxo...O Ey Oga furmato....

  • @qbc4825
    @qbc4825 ปีที่แล้ว

    Walaal addres ka haday isiiyaan war qada gurigooda maa loogu keenaa
    Ama mel loo dhigaa oo ka qaata ladhahaa thnks

  • @xogtakharson34
    @xogtakharson34 4 ปีที่แล้ว

    Asc dhamaan asxaabta somaliyeed waxan ahay TH-cam cusub 🏅 🏅 somstar Media 🥇 taagerada waa xagiina

  • @ramlamohamed3497
    @ramlamohamed3497 3 ปีที่แล้ว +1

    Walal cabey posta miyan so furana marka hore

  • @abdirisaaqiscovlogs3418
    @abdirisaaqiscovlogs3418 4 ปีที่แล้ว +2

    1000 subscribe ayd u qlnta bro

  • @bidhaanibrahim98
    @bidhaanibrahim98 ปีที่แล้ว

    Asc wll 5jer wan dalbaday ila hdana ma helin pinka ugu dambeyn xayesinti dhan wala iga qaday adresskana waxba kama qaldano mxa sameya ma iga cawin karta iso dir mel an kala xiriro

  • @EdurOnline1
    @EdurOnline1 2 หลายเดือนก่อน

    Ma adegsan karaa vpn iyo adress aan googalaha ka soo qaatay

  • @Dahabsan
    @Dahabsan ปีที่แล้ว

    Wall plz meel aan kala so xiriiro isheeg

  • @ilasocomedia9726
    @ilasocomedia9726 4 ปีที่แล้ว +1

    Mid aakuweydiiyo accounka marka lagu xiraayo channelka lacag miyaa acount

  • @EdurOnline1
    @EdurOnline1 2 หลายเดือนก่อน

    Google adsence pasport miyu rabaa

  • @Daily-Hadith10
    @Daily-Hadith10 4 ปีที่แล้ว +2

    sxb su'aal waxaad dhahday ciwaanka aad tusalaha nagu sineysay waa iska tijaabo oo kun subscribe mugarin hadana wuu kaa yeelay inaat adsense ku xirto sideey kudhacday? waayo aniga inaan magaarin wali intii ads an ku gashan lahaa sidaas na ay tahay wan isku dayay mana ii shaqeynayo tan kale waxaaddhahday descriptionka ayaan sodhigi links ka adsense ka mana adan so dhigin why? iga so jawaab sxb thanks

    • @cabeyhassan8038
      @cabeyhassan8038  4 ปีที่แล้ว +1

      Sxb marka hore link Description-ka wuu yaalaa adaa si fcn u daawan ama u raadin mida xigta sababta aniga uu igu shaqeeyay waan sheegay asna si fcn muuqaalka u daawo qeybna haka boodin qeybna ha qaadan

  • @Akramtatefilms
    @Akramtatefilms 2 ปีที่แล้ว

    Sxp waxan raba inaad ikasaciteso inaakurito

  • @engabdiidirisscientificchannel
    @engabdiidirisscientificchannel 4 ปีที่แล้ว +1

    cabey Waxan kuweydina adsense ango soomaliya joga masameynkara hadi dalka an badalo islamarkana address an ka qaato qof mareekanka joogo meesha soomaliya aan badalo Jawab wacan

  • @somalitiktokfunny8245
    @somalitiktokfunny8245 3 ปีที่แล้ว

    Sxboow

  • @suldaantaariikhofficial4608
    @suldaantaariikhofficial4608 4 ปีที่แล้ว

    Lanbar SOOMAALI malgu xirikaraa