Daauud Xanfar | JACAYLKAN DUULAY | New Somali Music | Official Video

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 214

  • @kingmohasuubane308
    @kingmohasuubane308 2 ปีที่แล้ว +42

    The best song daauud xanfar
    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Codka 100% macaan
    Jiliinka 100%
    Ciyaarta 100%
    Like saar inta taageerto daauud xanfar

  • @nalafaraxofficial405
    @nalafaraxofficial405 2 ปีที่แล้ว +17

    awood sheegasho faneed ayaa meesha mareysa war Daa'uud Xanfaroow waa ku wadanaa legenood

    • @naasirmaano3799
      @naasirmaano3799 2 ปีที่แล้ว

      Dadki fanku ubahna dauud xanfar kimgoon heestani waqisodhabah

  • @MaahiiJama-mb5qg
    @MaahiiJama-mb5qg ปีที่แล้ว +22

    Adunyo daad yuusuf ahmed daaud xanfar waa boosaaso gabadhaha dhan isku dili jireen dhmntood darisban ahayn xafaada dhan asaga io wllki yaxye aa shidi jiray ❤❤ wllhi anigo yariisa xata wakahelijiray oo 13jir melahaasaa❤

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi 2 ปีที่แล้ว +12

    Fananka Fanaaninta Daauud Xanfar respect ✊ Abdi Askari

  • @abdirahmaaxassan2844
    @abdirahmaaxassan2844 2 ปีที่แล้ว +7

    Waan Ku Daalay Caashaqaagii
    Dabraynbuu Ila Haleeloo
    Kolba Nabar Damqanayuu
    Warn Igu Duraaaaaaaaa
    Hadba Durrus cusaybuu
    Ii daabacayo Dhiig Iga Daashaa
    Legedn Ustaad Xanfar 🙏

  • @mohanedali3436
    @mohanedali3436 2 ปีที่แล้ว +18

    Wllee fanaan aan la buun buunin waaye ninkaan legend

  • @Caaqibtube
    @Caaqibtube 2 ปีที่แล้ว +15

    Waa another level heestan,inta sheekadooda qisada jaceel heestaan ka dhex aragto is muujiya

  • @NadiiraNayruus
    @NadiiraNayruus 2 ปีที่แล้ว +16

    Welcome back Ustaaad Xanfar fanka ayaa kuu baahan ee noo soo badi heesaha

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 2 ปีที่แล้ว +12

    Cod iyo Laxanba ilaahay waa isugu Daray Ustaad Xanfar❣

  • @fananadodmacan769
    @fananadodmacan769 2 ปีที่แล้ว +4

    Hasta xaaqada waa in la siiya soomaliyay halmalyan malinki waa ino daawada hastan erayada laaxanka odka dauud xanafr labiiska fananka vidyowga walahe intoba waa top top to top ee fananka waa in ixtiram gooniya la siiya noolow inader daauuud viva dauuuud

  • @boojadheere
    @boojadheere 2 ปีที่แล้ว +41

    keep going wll kusali nabi maxamed SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ✅🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋✅✅✅✅

    • @kingdaacadyare3387
      @kingdaacadyare3387 ปีที่แล้ว +1

      Scw🥰

    • @somrab
      @somrab ปีที่แล้ว

      Lengend laba maha daud waa fanàn ku xasuusinaya fananintii hore woow

    • @spongebobsquarepants4079
      @spongebobsquarepants4079 ปีที่แล้ว

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @cabdiraxmaanmaxamed1372
      @cabdiraxmaanmaxamed1372 8 หลายเดือนก่อน

      Scwscwscwscw

  • @Mudug___Star
    @Mudug___Star 2 ปีที่แล้ว +4

    The king master of melody daaud is back legend
    Somaali wayn ninkaaan waa dadka faro kutiriskaa o fanka ku haraye u cimaamada lipaaxa

  • @KaatunTube
    @KaatunTube 2 ปีที่แล้ว +8

    *Lafihii hire wow esh calaa hees GOLDEN VOICE🥰🎵🎻*

  • @husseinhared
    @husseinhared ปีที่แล้ว +1

    Ustaad fanka abihiisa caqiloow ustaad fanja manta la anta wa mugdi ustaad daud aloow ku dhoor amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 ปีที่แล้ว +5

    King is back 😃😃🙏🏾

  • @yuukeylyrics3622
    @yuukeylyrics3622 2 ปีที่แล้ว +4

    Alla yaa cisag macalimuu da,uud xanfar
    Mala dhihi karaa dadka aan u baahanahay in ey noosoo heesaan ma helno sida daa, uud xanfar waa MarLA, arag😭

  • @11naa44
    @11naa44 2 ปีที่แล้ว +3

    Welcome xanfar marku dhahy an isku ka marmaro bn xasusta

  • @khadartawane276
    @khadartawane276 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninka kali ee aan 🙋‍♂️Gacanta u taagay wllhi wllhi waan kuwataaa Moalimuuuuuu👌💖

  • @DIGAALEMUSIC
    @DIGAALEMUSIC 2 ปีที่แล้ว +2

    Daa’uud xanfar welcome back Abdi Askar tube la yaab bro by digaale yare music

  • @djabalinga
    @djabalinga 2 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk walahi dauud xanfar wan ku heeya wan kusoojafa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 2 ปีที่แล้ว +7

    Welcome Back Legend Weyn
    Intaa Heesta aabahood
    Xanfar xeys
    Fanaan Kaliya maahee waa Macalin Faneed
    Kuwa waxaan arka aan aqoon u laheyn OO Iska Hadlaya
    Barasho wanaagsan Horta
    Ninku Daa'uud Yuusuf ahmed xanfar xeys Heesaha soomalida From 2002 ilaa 2022 ninka Ugu badan Ee Laxameeya Ama Codeeya Una Yeela micnaha iyo Macaanka Heesta
    Nolow Macalin

    • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
      @Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 2 ปีที่แล้ว

      @@macaaneeyahmed Mahadsanid walal🙏

    • @Boqoradda
      @Boqoradda 2 ปีที่แล้ว

      Dee magacii daa uud xanfar buu ka qaadaye codba mesha kuma haye

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว +1

      Malaha majiro qof xanfar yare xaqiri kara oo in uun fan wax kayaqaanee.
      War cumar dhuule tubeec hanuuniye shaymire dacar ito ragii lamidka aha dabadood isagaa fankii kuhadhay qof quman oo la dhagaysto

  • @nicmodaud3767
    @nicmodaud3767 2 ปีที่แล้ว +3

    toban jeer ayaan kuso ceshtay hestaan wlhi axsan sowd ustaad daud xanfar💯❤🥰💯

    • @daahirxasan
      @daahirxasan ปีที่แล้ว

      Okay 👍 adiga ayaan kuu wiidiinayaa hesta nimco soosaar baan leyahay

  • @fananadodmacan769
    @fananadodmacan769 2 ปีที่แล้ว +3

    Booqorka odka ayan u aqana daauud fanan axsaan fanan axsaan fanan dauud waa qof waanagsan viva dauud

  • @nafisaathem8597
    @nafisaathem8597 11 หลายเดือนก่อน +1

    Cajaaibeey
    Waan ku Daalay Caashaqaagi
    Dabrayn Buu ila haleeloo
    Kolba nabar danqanayuu
    Waran igu duraa

  • @daarali
    @daarali 2 ปีที่แล้ว +2

    Dauud xanfaf another level waan wataa fanaankan from borama

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 2 ปีที่แล้ว +2

    Yasalaam Mr xanfar waa Dhanaansade macalimo waan kusalaamayaa welcome back

  • @ShakaShakad
    @ShakaShakad 11 หลายเดือนก่อน

    Armaan dawaafaa bada dulmeeraaa oon dooni raacaa oon dayoobaaa ❤

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 2 ปีที่แล้ว +3

    Awood sheegasho faneed ustaad daauud xanfar😍💪.

  • @kinsifaaraxsaalax3387
    @kinsifaaraxsaalax3387 2 ปีที่แล้ว +2

    Anigu fanankan adban u tageera cod qab qurx qalbi wangsn waxn rajnya cibadadna ku darban leyah 😍😍😍😍😍😍

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +3

    Dauud xanfar ciyalki hore🥰

  • @nasirnuux5832
    @nasirnuux5832 ปีที่แล้ว

    Iska hees looma heeso! Fanku waa u dhalasho, Master piece xanfar

  • @supervisermohamed9111
    @supervisermohamed9111 3 หลายเดือนก่อน

    Heestan daraad uunbay si kadis ah igaga soo hor baxday waaaban ka xiiso dhici la ahay fanaan fanaaniinta wakhtigan ka shidan weeye legend

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 2 ปีที่แล้ว +4

    Fan. Waa. ‘ U. Dhalasho
    He. Is the. One 🎸🎤🎬✅

  • @Mrgarka00
    @Mrgarka00 ปีที่แล้ว +6

    “Armaan dawafaa oo dooni racaa bada dulmeeraa oo dayoobaayeeey”
    These words stolen my heart, i hope i will listen this song for some years to come

  • @barccccc
    @barccccc 2 ปีที่แล้ว +1

    Woow Mashaa Allah Al fannan Dauud Xanfar nice pure Somali Legend .. Keep going bro

  • @abdiisi65
    @abdiisi65 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa Fanaanka Kaliya ee Ugu codka macaaan. Somalida

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 2 ปีที่แล้ว +2

    The besti hees
    Legend daauud xanxar
    Wllkey horeu usoco

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว +9

    This guy is still on fire 🔥 never ever down da,ud xanfar ciyaalku garan maayaan.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 ปีที่แล้ว +1

    Ab Iyo Isirbuu Uleeyahay Daauud Intaba100%

  • @xamdicabdi8744
    @xamdicabdi8744 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan qisadayda katurjumarsaah fanku was one iyowaxsheeg noolow ustaaad

  • @hodanguray8593
    @hodanguray8593 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxn lahy qisadayda jcl buugan ka qori lahaa magacn ubxin heetsn si garayba iiga hadlaysaaye❤😭😭😭😭

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa lafahahi hoore DAUD xanfar laafo dabaal yaqanaa maa shiidmaan ❤❤

  • @AyanAhmed2024
    @AyanAhmed2024 5 หลายเดือนก่อน

    Heestaan ugu jeclahay kamaba dhargo 🔥❤️❤️💙

  • @xuseenmaxamud6402
    @xuseenmaxamud6402 2 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad,alfanan, legend wax walba

  • @gulledkenyo1147
    @gulledkenyo1147 2 ปีที่แล้ว +4

    Waw Cadi Asgari tub 🎬💻📀📷

  • @husseinhared
    @husseinhared 10 หลายเดือนก่อน

    Allow udtaad rabiyow ku dhor wa hebad alla kusiiye walal ❤❤❤❤❤❤

  • @barccccc
    @barccccc 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah keep going..
    Legend of legends

  • @suleimaan45
    @suleimaan45 2 ปีที่แล้ว

    wax kale weeyaan heestani xanfar waaa fanan unique ah aad baan u taageeraa fankiisa

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 2 ปีที่แล้ว +4

    Michael Jackson ka maryooley da daauud xanfar boowe guulryso from dhulka uduga

  • @abdirahmanblue3621
    @abdirahmanblue3621 2 หลายเดือนก่อน

    Armaan dawaafaa
    Bada dulmeeraa
    Oon dooni raacaa
    Oon dayoobaayee😢💔💔💔 dhaawacyada iyo boogaha qalbigayga ehelka u ah ayay caawa heestan igukicisay😭💔

  • @hakiim1
    @hakiim1 2 ปีที่แล้ว +1

    another level vedio #ABDI ASKARI TUBE
    the legen xanfar father of melody is back

  • @Xasnaa.
    @Xasnaa. ปีที่แล้ว +4

    Dadkii fanka lahaa ❤️‍🔥❤️‍🔥🥰
    Waan ku daalay caashaqaagi dabreyn buu ila haleeloo 😩

  • @qandalacaynab7058
    @qandalacaynab7058 2 ปีที่แล้ว

    Legend Daauud Xanfar
    ABDI ASKARI faafiyaha afkeena iyo dhaqankeena alla yacizak

  • @husseinhared
    @husseinhared 10 หลายเดือนก่อน

    Qurey maihi dociif sdunka ku jrclahsy sidi nafteyda jeceshay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤nåbar dam1ayo dhig iga dhiig iga dasha❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanleomar8881
    @ayaanleomar8881 ปีที่แล้ว

    Da ud xanfar wlhi heesahaga inan dhageyso waan jeclahay way macanyhihin nin wayn nolow ayaan ku leyahay

  • @BXuseen
    @BXuseen ปีที่แล้ว

    Waw cadi ma aha 🇸🇴🔉💬♥️♥️♥️♥️📢💯🖤🖤🖤🖤💞📮📦📬📫

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 ปีที่แล้ว

    Da uud xanfar legend ❤🎉

  • @ahmedyuusuf3582
    @ahmedyuusuf3582 2 ปีที่แล้ว

    DAA'UUD XANFAR⭐
    BIG LEGEND 🎶
    WAA HEES IYO BAR✈🎶👏

  • @Nasroyarey01
    @Nasroyarey01 ปีที่แล้ว

    Jecliyaa codka daauud xanfar fanan wen respact nolow

  • @abdullahiugaali7121
    @abdullahiugaali7121 2 ปีที่แล้ว +1

    Wwww dauud xanfar waxkle viva ciyaal xamar

  • @farduuscali795
    @farduuscali795 2 ปีที่แล้ว +1

    Codka wa ku haysta legend waw👌🏻🥰

  • @adayyfarah9599
    @adayyfarah9599 ปีที่แล้ว

    ❤lenged ustaad daauud xafar best song 🎉badi heesaha macalin🎉 abdi Askari keep goin bro❤❤❤❤❤❤

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 2 ปีที่แล้ว +2

    Best song amazing dauud 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💕💕💕💕

  • @nimcocawke3721
    @nimcocawke3721 2 ปีที่แล้ว +1

    Show ilayn fizku wiilkay guursatay ayeeyo ahanbay ugu beegnayd

  • @daacad3109
    @daacad3109 2 ปีที่แล้ว

    legendry is back .......daud xanfar inthe builing ...♤♤♤♤♤♤

  • @puntlandland2679
    @puntlandland2679 2 ปีที่แล้ว +6

    Legend Daud Xanfar 🇸🇱🇸🇱

  • @StevnSmith-p8k
    @StevnSmith-p8k 6 วันที่ผ่านมา +1

    Goodwin Underpass

  • @caamir6094
    @caamir6094 2 ปีที่แล้ว

    Soo noqosho cajiiba ustaad xanfar🎻

  • @abdiikow7624
    @abdiikow7624 ปีที่แล้ว

    Lagend horey u soco❤

  • @mohamedabdihussein3304
    @mohamedabdihussein3304 2 ปีที่แล้ว

    musiga Bashiir xanuuniye mise hanuuniye kakakakakakka way dhacdaa kakakak

  • @engabdifatahsamirjama5604
    @engabdifatahsamirjama5604 2 ปีที่แล้ว +2

    Alfanaan daa.uud xanfar
    Musicaan .bashiir hanuuniye

  • @maxamadcabdi6708
    @maxamadcabdi6708 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤fanaan weeye daaud

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 2 ปีที่แล้ว

    Woooooowooow Rageedii waxaasaa hees kaa ah

  • @Boqoradda
    @Boqoradda 2 ปีที่แล้ว

    Fanaankii waynaa ee da uud xanfar markuu dhintay baa magacii lagala wareegay

  • @bedraqani94416
    @bedraqani94416 2 ปีที่แล้ว

    Ruug cadaagii soo rogaal celi daauud xanfar lefend❤❤👌👌👍👍

  • @abdullahi1515
    @abdullahi1515 2 ปีที่แล้ว +1

    heestan wxa rajeeyna erayada kujiro inuusan so qorin qof qofkale asigoona qalbigisa kujirin sida fanaanka ookle 🔥

  • @ahmedabdi6488
    @ahmedabdi6488 ปีที่แล้ว

    ww legend weye alfanan daaud xanfar horay usoco bro

  • @kingbeegsade
    @kingbeegsade 2 ปีที่แล้ว

    Tani hees waa dhaaftay cabdi iskeriyoow daauud xanfar legen aan la holin karin waan wataa heestaa laxanka iyo mucsiga eryada

  • @cabdiqaniaadan1576
    @cabdiqaniaadan1576 2 ปีที่แล้ว

    Legend of the legend nin weyn baa saaxaha fanka dib usoo kacsaday

  • @mushtaqeytaninmadownagtii1808
    @mushtaqeytaninmadownagtii1808 2 ปีที่แล้ว

    welcome back ustaad daaud xanfar

  • @volodomirdanielhenry6614
    @volodomirdanielhenry6614 ปีที่แล้ว +1

    King is always king🤴👑🦁

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaaaaw noolow my legend

  • @nuuromaxamedcabdulaahi9678
    @nuuromaxamedcabdulaahi9678 2 ปีที่แล้ว

    Woow ustaad cod waad haysaa wlh❤️🥲

  • @anisosaid8225
    @anisosaid8225 2 ปีที่แล้ว +7

    ayyy is back the legend another level daauud xanfar🔥❤

  • @realwarya1016
    @realwarya1016 ปีที่แล้ว

    Sxb waka soo dahay hesta lkn aad ayan ugu qancay waa dhaxalgal
    Ii nolow ❤️🇸🇴👌🏾

  • @ciraabcali1974
    @ciraabcali1974 ปีที่แล้ว

    Gold voice cimiri dheer

  • @yaasmiinlove1054
    @yaasmiinlove1054 2 ปีที่แล้ว +5

    Faaniinta fara ku tiriska ah soomaali uhadhay wn kugu faanaaana xanfar

  • @cabdikariindayib250
    @cabdikariindayib250 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend wayn xanfar nin kii garan baa garan wlhi

  • @elmohanadadam3090
    @elmohanadadam3090 2 ปีที่แล้ว +1

    Music iyo laxanka soma ahn heestii nimcan hilaac bartey noloshii cusbed

    • @cumarhabaasiye4514
      @cumarhabaasiye4514 2 ปีที่แล้ว

      Waa isku egyihiin ma aragtay

    • @mohamedyusuf9563
      @mohamedyusuf9563 ปีที่แล้ว +1

      Isuma eka shaqana iskuma laha music and melody are different waxay ka dhigantahy innago dhahna da'ud iyo Nimcan ba isu eg cidina innaga dhegeysan mayso marka niyadda fananka ha la ilaliyo fadlan

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 2 ปีที่แล้ว +1

    Legendär Xanfar yare 🙏🙏🙏🙏🤙🥰🥰💯💯💯✅✅✅

  • @kooshinyare6215
    @kooshinyare6215 2 ปีที่แล้ว

    Daa ud ader marna sxbkey Lagend waaye

  • @jamalguta5809
    @jamalguta5809 2 ปีที่แล้ว +3

    Daud hanfar he is a legend, and he’s super legend musician of Somalia an awesome man also he is attitude very good. legend and legend thank you Daud my friend and god bless you sir

  • @drsnoolixaaji6946
    @drsnoolixaaji6946 2 ปีที่แล้ว

    Legend fanku u baahanyahay big fan

  • @ahmedYare-vb5fe
    @ahmedYare-vb5fe ปีที่แล้ว

    Legend daauud xanfar

  • @taajiroffacial7141
    @taajiroffacial7141 7 หลายเดือนก่อน

    The goat Best song

  • @cabdikariindayib250
    @cabdikariindayib250 2 ปีที่แล้ว +1

    Lkin wax baan dareemaya yacnii gacan Labaad markaa inaga daa masuul

  • @Abdisalanmohamoudahmedilkacase
    @Abdisalanmohamoudahmedilkacase ปีที่แล้ว

    Ala yaa cisak dadkii fanka looga hadhay😊

  • @ekraanabdi2950
    @ekraanabdi2950 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah golden voice 💕💕💕🔥🔥🔥

  • @abdinoorsahid5769
    @abdinoorsahid5769 ปีที่แล้ว

    Pest song daa uu d xafar

  • @cawiyesport196
    @cawiyesport196 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend❤❤