DAAUUD XANFAR OO BILAABAY BIXINTA CASHARO KU SAABSAN BARASHADA CUUDKA AMA KABANKA PART 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • Please subscribe like share and comments

ความคิดเห็น • 288

  • @abdikarimali1666
    @abdikarimali1666 3 ปีที่แล้ว +19

    Casharadana Tixane nooga dhig waa iga codsi aniga iyo inta jecel barashadiisa❤️❤️👍

  • @jaahuur3233
    @jaahuur3233 2 ปีที่แล้ว +15

    One of the best oud music lessons I have seen in life. your make easy to understand. well done daud.

  • @abdallagullwarsame2464
    @abdallagullwarsame2464 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa wareey, ustaad xanfar noo soo badi casharada, AAN KAA BAAWSADEE 👍

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 3 ปีที่แล้ว +10

    Cajiib ustaad wlh.. dhawrsano In ka badan O aan isku dayay in aan Kabanka Khdka ka barto, Inta Galabta aan ka fa'iday baa iga anfacday wlh, Allah ku sharfo, Erayna lakala dhihi Og allena lakala baryi Og. Nin ardayda wX fahamsiin kara thy, Sidaad u sharaxayso, Qar baan ka Yaba Sharaxadoda maba Modid qof bilaw ah in ay wax u shegayan, war Nio shaqadadi Hore macalin bay ahayd mala Xanfarow... Legend Halkaas nooga si wad Allah ku sharfee🤝

    • @mohamed-dx8lr
      @mohamed-dx8lr 2 ปีที่แล้ว +1

      @@alisaladahmed424 sxb xagee joogtaaa aad i aliftid e please wlh wAnheestaa wuuna iiyaalaa mana aqaan sid loo tumo bro icaawi please hadaan bilowga helo anaaba dhameestiran lahaaa intee joogtaaa wlly ani waxaan joogaa jarmal gaar ahaa magaalada koln

    • @mohamed-dx8lr
      @mohamed-dx8lr 2 ปีที่แล้ว +1

      @@alisaladahmed424 hadi aadan arag kaada iisoqor

    • @mohamed-dx8lr
      @mohamed-dx8lr 2 ปีที่แล้ว

      @@alisaladahmed424 bro anigaba wuu iga diidanyahay lkn waxaan kuugu sheegayaaa af somali ahaaan
      Ee isku day inaa fahanto
      Eber eber afartan iyo sagaal waa furaha intaas
      Kadib waxaad qoraysaa
      Hal shan todobo sadax kontan iyo kow
      Sideetan & sadax afar todobo lix waa intaas ... sikale looma soqpri karo kaaape

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 3 ปีที่แล้ว +26

    Daauud waxaan is iri macalinnimuu soo maray. Waayo waxaan arkay rag badan oo kabanka tuma sida Cabdi Baadil, Cabdulqaadir Filfil, Cabdinaasir Macalin iwm oo kaban barashadiis bilaabay. Lkn sidatan basickga ah ee fudud uma sharxaan Filfil ha uguba liitee. Waayo hees aad tuntay wax laguma baran karo. Lkn Xanfar farihiisii iyo xarkahay kala lahaayeen buu sharxay. Well done

    • @MohamudAhmed-vn5ue
      @MohamudAhmed-vn5ue 9 หลายเดือนก่อน

      Aad oo Wayn

    • @aliosman8418
      @aliosman8418 8 หลายเดือนก่อน

      Gaadhsiintu ama balaaqadu waa u dhalasho

  • @inacarab1999
    @inacarab1999 8 หลายเดือนก่อน +3

    Woow Inaba Caadi Mahan Macalin Weyn walee wanba Ku Raaxaytsey heesta wagareyy Inteeda Hore waliba Wlhi alle Gacanta Haku Barakeeyo Cimri dher iyo Caafimad Ustaad ❤️

  • @sharmaakecalixaarato3768
    @sharmaakecalixaarato3768 3 ปีที่แล้ว +10

    Macalinka fanka daaud xanfar waligay baan ku taageerayey ustaade guulayso

    • @abdisalantahir8749
      @abdisalantahir8749 3 ปีที่แล้ว

      Daauud xanfar keep going legend subscribta wad iga haysaa

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 3 ปีที่แล้ว +6

    War ninyohow Daud Xanfar caadi mahan woow dhibadan yahay Kabanku ileen kk

  • @khalidkeynaan
    @khalidkeynaan 3 ปีที่แล้ว +6

    Ustaad waxbadhan baa kaafahmay marka cashirada nooobadi
    Tan kale inaa fursad hayso magaalada kuljooga isoo qawo ama imaylka iirayb 💥👏

  • @abdikarinsuleimanali5518
    @abdikarinsuleimanali5518 3 ปีที่แล้ว +2

    Inaad la yaabto Ustaad gar baad u leedahay. Anaaba hortaa yaabey xaqiiqdii😍😍😍😍😍😍😍

  • @maxamedabdirashiid4487
    @maxamedabdirashiid4487 2 ปีที่แล้ว +2

    Bashiir waaa xaasid kaaabe insha allaaah waan baran doonaaa bashiir waaa qabuaaladiiste

  • @xareedbileofficial3878
    @xareedbileofficial3878 3 ปีที่แล้ว +7

    Waw m.a daauud xanfar Soo Badi sxb wllhi waan ka helay casharka aad bixisay waliba aad iyo aad oga helay aniga sxb

  • @iiraan111
    @iiraan111 3 ปีที่แล้ว +9

    waligey waan jeclaa barashada kabanka. waana kaaga mahadcelinaa inaa clipkan wax badan ugu faaiday. part 2 aan sugeenaa

  • @abdihussein5039
    @abdihussein5039 3 ปีที่แล้ว +3

    Eesh calaa macalin kaban ,waan kuu baahan nahay macalin.

  • @qayz42music42
    @qayz42music42 3 ปีที่แล้ว +4

    Macalin nosoo badi casharada kusabsabsan barashada kabanka ama cuudka❤️❤️💯

  • @awildirir1163
    @awildirir1163 3 ปีที่แล้ว +5

    Daaud xanfar zxp heesta hestan nimcaaan hilaaac noso dhamaystir wlhi caadimahan waacodsi bro

    • @ahmedabdi1658
      @ahmedabdi1658 4 หลายเดือนก่อน

      Daaud xanfar waa musician the best singer he is my favorite singer

  • @hamsesameter1647
    @hamsesameter1647 2 ปีที่แล้ว +3

    Good job 👏 nin aan jeclahay kamankisa

  • @Abdifatahyussuf21
    @Abdifatahyussuf21 2 ปีที่แล้ว +1

    Daud xanfar Sxb heesta logada qalbiga kaban ah ayaa ka codsanaya💯💯💯

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 3 ปีที่แล้ว +6

    Xidiga ha looboobsiiyo
    Waa legend weyn 🌟🤩

  • @ahmednaajiofficial8710
    @ahmednaajiofficial8710 3 ปีที่แล้ว +3

    m.a abti xanfar keep going abti mcn runtii waxaan aad ujeclqhay inaan barto kabanka lkn meel aan ka helqqn waayey

  • @warsamecabdullewarsame7558
    @warsamecabdullewarsame7558 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going my barathar daa uud xanfar waanku wataa

  • @dayaxbuule6476
    @dayaxbuule6476 3 ปีที่แล้ว +5

    Noosoo badi ustaad daauud xanfar❤❤💯

  • @Som-fr1or
    @Som-fr1or 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend waankugu soo biiray guulayso anay sharaf itahay inaan funnskaaga ahay

  • @maxamedxasan5578
    @maxamedxasan5578 3 ปีที่แล้ว +9

    Waad Mudan Tahay Ustaad Waxaan Kaa Codsanayaa Heestii Axadii Inaad Noogu Soo Luuqeysid.Mahadsanid.

  • @maxamedkoorre3958
    @maxamedkoorre3958 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ustaad adiga ayaan kuu daba fadhiyaa anigu noogu raaxee.

  • @carafadcabdi9326
    @carafadcabdi9326 2 ปีที่แล้ว

    Mr xanfar sxb noo soo badi barnaajiyada fanka sida kamanka loo barto waxaan nahay bulsho badan oo hargaisa joogta sxb nooolow

  • @muxudiin_bakaari332
    @muxudiin_bakaari332 2 ปีที่แล้ว

    Wow.mashllh Ustaad Xanfar Wan.ku salmy.Inn Ka bartaan.Donya Ana Kaba Ustaade

  • @husseinhared
    @husseinhared ปีที่แล้ว

    Ustaad caqil ada ah walal daud guleyso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuleyso cawilkeen ada landhere runta ah ❤❤❤❤guleyso

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 ปีที่แล้ว +1

    Macallin Bro Legend wa ku wata aad ba u jeclah kabanka ani 🤩👍🏽

  • @AnfacD
    @AnfacD ปีที่แล้ว

    Masha Allah MY FANAN Da,ud Xanfar Yare Allaha ii kaa daayo.

  • @MaxamedMaxamedcabdiwahab277
    @MaxamedMaxamedcabdiwahab277 6 หลายเดือนก่อน

    Qolo iyo qabiil waa qudhun sxp daa uud xanfaroow dar allaan kuu jeclahay ee dee insha allah
    Janadaa inoo balana🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shacbaan17
    @shacbaan17 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha alh ustaad casharada noo soo badi 🙏🇸🇴❤

  • @29msub
    @29msub 2 หลายเดือนก่อน

    One the best lesson..thks walaal.

  • @shukriyoqanciye3793
    @shukriyoqanciye3793 2 หลายเดือนก่อน

    I really loved this lesson

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ runtii waa muhiim iyo casharo bulshadda ay ka faaiidaysan karaan adiguna maal galin kuu ah runtii. Mahadsanid walaal

  • @milagam9
    @milagam9 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaa xad uga helay ee wll noo soo badi🙏🏽

  • @KaltuunDaahir-x1b
    @KaltuunDaahir-x1b 2 หลายเดือนก่อน

    Wilkan wxa ku barty heesta madhiban ilayn waa ustaad Caan ah horay usoco hno❤

  • @maxamedgaceyte1294
    @maxamedgaceyte1294 3 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwww abwaan fanaan laxameeyste ustaad daauud xanfar

  • @MohamadHadi-vs6ww
    @MohamadHadi-vs6ww 11 หลายเดือนก่อน

    You are amazing and the best. You deserve many likes and shares. Please people give your support

  • @HAYKAL377
    @HAYKAL377 ปีที่แล้ว

    Alla yaa Barik ustad xanfar
    Runtii qof walbo bajalkan tumaa xasidbuu noqda
    Lkn adgu waad noo hagar baxday ustadka❤

  • @jameelaxersi146
    @jameelaxersi146 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan ha joojin
    Inaadeer waa dhaxal kaa haraya
    Gamarada noogu soo dhawee cuudka
    Waana kaa baranayaa

  • @khaliifafarah1548
    @khaliifafarah1548 3 ปีที่แล้ว +3

    MacLin horay u soco

  • @naasirzirro
    @naasirzirro 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin noo wad hanaga joojine izku Day waliba inaad camerada kudhaweyso

  • @AbdiAden-r2r
    @AbdiAden-r2r 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaclaha❤😂🎉😢😮😅😊❤😂🎉😢😮😅😊

  • @zuhaipmohamed8787
    @zuhaipmohamed8787 ปีที่แล้ว

    Walaahi farahaan ka taagay wa fanaan gacmaha ka gubtay mahadsanid ustaad aad iyo aad baan walaahi oola dhacay wax soo tabintaada iyo qaapka aad wax no fahansiisay walaw aan la soo habsamay oo an soo qorayo commentiga xili danbe🫡

  • @madaxeycali1254
    @madaxeycali1254 ปีที่แล้ว

    Daud macalin macalin dhaafey dheh.. Mahadsanid daudow sida fiican ee u sharaxdey garaacida kamanka..

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 10 หลายเดือนก่อน

    I like canfar Legend ❤ aad baan u dhagaysta heesihiisa way I sameeyaan❤🎉

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 2 ปีที่แล้ว

    Maanshallah waar utaadka ha Loo kala kiciyo waa macalin Ku qaaliya fanka Somaliga runti mahadasanidiin

  • @runsheeg
    @runsheeg 2 ปีที่แล้ว +1

    waanku saaray abti xanfar boqortooyaatahay

  • @awaarechannel1758
    @awaarechannel1758 3 ปีที่แล้ว +3

    Daa'uud xanfar waa Macalin mullaxan fanaan IYO wax kasta

  • @SakiChanel3730
    @SakiChanel3730 3 ปีที่แล้ว +2

    Masuul casharada noo soo badi

  • @bashirsheikabdibashircabdi2559
    @bashirsheikabdibashircabdi2559 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk sxb waakuuaary kaftkana waa furanyahay ❤❤

  • @ugaasocabdilahi9296
    @ugaasocabdilahi9296 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤mashaa aalah adiga ayaaa kuqabalanakarana lajanaka fananakadatahay fanana ana adaada uujacelahaya ayaada tahayee

  • @YusurDeeqa
    @YusurDeeqa 2 หลายเดือนก่อน +1

    GORMAD CASHARKA OO QORAN AAD BILAWEE. GABDHA HEYAGA
    AA JECEL.

  • @maxamedhagar2052
    @maxamedhagar2052 3 ปีที่แล้ว +1

    ustaad 4.5 mahe dadku hda wxd mooda inay wxn macnaha lahyn xiiseyn

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว +3

    Barnaamij aan ubaahnaa waaye ustaad barakow ❤

  • @daudali2592
    @daudali2592 6 หลายเดือนก่อน

    Forget 4.5 ilahey wixi ka dhigay qabilka ugu sharafta baday somalida brother ❤

  • @AbdaleXasa
    @AbdaleXasa 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa waa daa uud

  • @khadaraweys4398
    @khadaraweys4398 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid, Si fiican oo fudud ayaad noo fahansiiyey.

  • @Zuzubeauty1
    @Zuzubeauty1 2 หลายเดือนก่อน

    We proud of you Abti ❤🎉

  • @mawliidqaraami5508
    @mawliidqaraami5508 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaadkii waynaa daa,uud xanfar

  • @halimah.c5720
    @halimah.c5720 2 หลายเดือนก่อน

    La socoo Haka hadiliin qabiilka❤😂❤😂

  • @Madarshiine
    @Madarshiine 3 ปีที่แล้ว +1

    Soo badi waanu ka sugaynaaye

  • @nadiim175
    @nadiim175 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaad gaartey heer aad kabanka kusheekaysid horay usoco ultra legend

  • @gulsidegorgor6475
    @gulsidegorgor6475 ปีที่แล้ว

    War sxb masha Allah wllhi inaba caadi ma han hal sano kadi ayaan arkay

  • @iskaciyare1075
    @iskaciyare1075 2 ปีที่แล้ว

    Macalin abihiiiis , thanks sxb inaba caadi maaha

  • @qaranmnet5973
    @qaranmnet5973 2 ปีที่แล้ว

    Inta qosol uu ka soo go ay sida uu noogu sharaxay wlhi waan ladhacay kaape going subscribe kaaga iga hoo

  • @faraxibnusalax775
    @faraxibnusalax775 3 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq macaliin waan ku tagera waxaanna jeclahay inaad noo soo badiiso cashaarka

  • @sacadsaleebaan5314
    @sacadsaleebaan5314 2 ปีที่แล้ว

    Daa,uud waan u baahanahay Waan Hayaa kaban 12 Xadhiglaa Ee please lanbarkiisa Ii sheega waan ugu Tagaayaa meel kastuu joogee

  • @nazirahmet932
    @nazirahmet932 3 ปีที่แล้ว +1

    Inoo soo badi ustaad

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 3 ปีที่แล้ว +1

    waan ku wadanaa fanaaan horey u soco

  • @jajkamedia3716
    @jajkamedia3716 6 หลายเดือนก่อน

    Cajiib ninkanoo kale isagoo nool buuu taalo uqalmaa ❤

  • @sacidmohamud9131
    @sacidmohamud9131 ปีที่แล้ว +1

    xagee joogtaa aduunka?

  • @alicagjar1441
    @alicagjar1441 3 ปีที่แล้ว +1

    war waa reer burce nokalay zxp oo burco kaly niow

  • @adawesaid1510
    @adawesaid1510 3 ปีที่แล้ว +3

    Masuul gacantu kuma godo walaal qaaliya

  • @bashtransport619
    @bashtransport619 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallah bro 😎

  • @maxamadaxmad3763
    @maxamadaxmad3763 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan fankaa ubaahan runtii daa uud xanfar

  • @mohafaysalmoha3821
    @mohafaysalmoha3821 6 หลายเดือนก่อน

    Xanfaroow mahadsanid ustaad.

  • @somalitiktok9816
    @somalitiktok9816 3 ปีที่แล้ว +2

    Wallahi waxas uma qalantid lagend aatahay zxp

  • @somepersonmohamed4949
    @somepersonmohamed4949 2 ปีที่แล้ว +1

    Xanfar like iyo shere wxka weynba u qalantaa alle hku sharfo anigu wxan raba ina mar heesta nimcaan ad i tunto wa heesan ad u jeclahay inanku luuqeeyo

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 2 หลายเดือนก่อน

    DAUD XANFAR xidiga Puntland 🇸🇱❤️

  • @guuleedproduction
    @guuleedproduction 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad xagee kala sooo xidhiidhaaa waxaan doomayaaa inaaad iga caawiso dhanka fanka hibo faneed baaaa igu jirta meelaan ku sooo bandhigo ayaan waayey waayo caqabadahaa iska badan ustaad waxaan rabaaa kaliya inaan kula sooo xidhiidho bas

  • @deeqoowyare
    @deeqoowyare 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad inoo soo badi kabanka

  • @abdullaahmohaali
    @abdullaahmohaali 8 หลายเดือนก่อน

    Heesta loogada qalbiga ustaad noo dhameystir wad nagu badh goosay’e😊

  • @saidawehliye3464
    @saidawehliye3464 3 ปีที่แล้ว +1

    Well done ustad keep going

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 2 ปีที่แล้ว

    M.a bro xanfar keep going

  • @laylaahmed5872
    @laylaahmed5872 ปีที่แล้ว

    Wan tageerah dauud xanafar❤

  • @mohamedjama6237
    @mohamedjama6237 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa like ah adigu madaa mbaryikaraba sxb dhab baad tahye

  • @abdirashidsicid1797
    @abdirashidsicid1797 2 ปีที่แล้ว

    Waa fanaan buure ah daa’uud xanfar

  • @Thekingkillerson
    @Thekingkillerson 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow xanfar yare cajiib ya salaam

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 ปีที่แล้ว

    Fadlan Ibarra kabanka Waanudhimata inaanbartee

  • @anisali2266
    @anisali2266 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow horey usoco wll

  • @waa_tacab_noloshu
    @waa_tacab_noloshu 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad, Casharka hore qaadanay oo fahanay ee ka ku xiga.

  • @noorhassan3605
    @noorhassan3605 ปีที่แล้ว

    Ustaadh logada kaban eh noo soo qaad

  • @NimoOsman-g4n
    @NimoOsman-g4n 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ no inder keep going

  • @ridwanmuxiyadin8841
    @ridwanmuxiyadin8841 10 หลายเดือนก่อน

    Wagareey sida uu u qaadayo❤😢axyaa daauud

  • @ZakariaAli-v2w
    @ZakariaAli-v2w 11 หลายเดือนก่อน

    I’ve watched other Oud tutorials and this one seems different. Also tunings please for Somali style Oud

    • @sidemenreact221
      @sidemenreact221 18 วันที่ผ่านมา

      Did you ever find out how to tune Somali oud I need help

  • @axmedcabdullahi3097
    @axmedcabdullahi3097 ปีที่แล้ว

    Waxaani waa fanaan+ laxamiiste fadhiya

  • @farxaanabdi6147
    @farxaanabdi6147 3 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad heestaa soo dhamaystir ayaaney ila dheel

  • @calisayid6917
    @calisayid6917 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin casharada soowad wan ka helay runtii