KOOXDII BADA CAS DAAUD XANFAR - CALOLYOW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- Copy Right Protected By Liibaan Jama 2020
ERAYADII: ABWAAN MAXAMAD CALI DHERE
LAXANKII: BASHIR FARAX GUREY
CODKII: DAAUD XANFAR
MUSIC BY: ILYAAS IDIRIS
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...
Heestaan inta qofood ee maalinkii 10 goor ka bdn dhageysata farta soo taaga
Dauud Xanfar ifka hibo ku noolow Aakhirane Janadii ku hoyo
Ilyas raja mesha ciyarta ka daa alfanane
Jamal Ali aniga miyaad i taqaanaa sxb
Anaa kula mid aah daily wan dhageystaa hhh
Yes aniga
@@afroboy1713 p
Hé les gars l'homme et fille qui écoute vos chansons est un homme qui aime les choses et qui peut ressentir à propos du chanteur vous touchez le cœur humain et vous touchez la force de tout amoureux qui peut ressentir quelque chose dans votre chanson ou connaître l'amour❤❤❤❤❤
Dadka fanka qimeYa MIyeYsan Arag Daaud Xanfar BoqoRka codka Keep Going
Fanku Haduu hadli lahaa magacaagu ku dhawaaqi lahaa Legend Daa'uud XaNFaR❤
Wlhi haduu fan jiro waaa xanfar oo hadlaaya ❤❤❤👏👏👏👏
cod bu haya
Daa,ud xanfar waa fanaanka kaliyee Cod haykal ama qaab faneed ba u dhamaystiran yahay hadii aanu Puntiland joogi lahayn fankiisu sida cadceeddu uga soo dhex bixi lahaa Fanka somalida
Daud xanfar wallahi waa underrated Somali legend 🤴🏽💙🇸🇴🤞🏽 adiguna caloshiyo ninya how cindi gada ha iga lin waxas baa hees laga dha haa
Way igu socotaa heestani Daaud Xanfar fanaan cod dahabiya leh🤩❤🙏
Lagend daud xanfar hadu fanan jira waa adiga heestan cawa le dhagestay aad ugu hellay hada oganlahay quf an ogahay ayaan uso dubi lahay allah bless you xanfar❤️
Ismuusanncady aditn baa ku dhacay afxumada kala taga hore usocda dhalin yaro sharf buu alle inu kumanaystay af caytamy qofluu ku yaalaa 🥰🥰😎😎
Mr daaud qui est de la meilleure chanson de l'Afrique
Soomaali ma ihi, laakiin Daa'uud Xanfar waa heesaaga aan ugu jeclahay.
Sidoo kale ayaan u maleenayaa!
Xanfar waa nin aan aad ula yaabo waayo marka uu masraxyada kaheeso waxad soo xasuusaneysaa 8 dee tamaadkii iyo 90kii wax kale xanfar🙌🙌🙌🙌👍👍👍🙌
Erayada Heesta
Anoo Kuu Calool Nugul
Cidna Kuugu Jecelahay
Ku Canaanan Waligaa
Adigaa is Cayrshee Nayaa
Ciirsila Is Dhigayee
Ana Cawda Kuu Jaray
Markaad Shalay Cudooneyd
Calankaagu Taagnaa
Adigaa Is Ciiloo
Isu Kaday Cadaawaha
Kooras
Ruuxi kuu Cuntamayoo
Ku Cajabiya Adigaa
Ceesh Lala Wadaagaa
Hadba Gees U Caradhayoo
Caga Dhigana Waydayo
Nabsibaa ku Ciilee
Adiguna Calooshiyo
Cindigaaga Ha i Galin
Waxba Hay Calaacalin
Markaan Caalamkoo Idil
Carfi Tii u Udgoonaydiyo
Cadrad Tii u Fiicnayd
Nabad Kula Cawaysimin
Kooras
Ruuxi kuu Cuntamayoo
Ku Cajabiyo Adigaa
Ceesh Lala Wadaagaa
Daauud Xanfar Big Legend
Mid ka mida fanaaninta ugu codka wanagsan jiilkan daauud xanfar✅✅✅
Wllhi daaud waa cod mcnyhy dad waaweyn kasoo qaad kulahaa inta soo boqatay like saara
Inta af somaliga kuhadashuu ugu cod macanyhy daud xanfar💯💯💯✌️
Boqortooyadda madhibanku waa dadka somali ugu cod macaan I respect you guys
Ma madhiban baa wll dauud xanfar🤔🤔🤔
@@amiiraadan3017 waa gabooye Adigu waa reeraha somalidu takoorto
@@MohamadAli-tc3kx wooow daa uud inadeerkay qalli jiro joog booskii maxamed saleban tubeec waad no buuxin doontaaa alleh ha unaxariisto cumar dhuule maxamed salebaan tubeec axmed yasiin Tigfeer iyo fananin kalo badan kana dhashay beesha gabooye intii dhimatay alleh ha unaxariisto inta noola alleh cimriga ha udheereyo maryan mursal ka mid thy
@@bashiircawil6063 hdg
Hees la dhageysto tan qof madhibaani ku luuqeeyaan u jecelahay ❤wali dhagaheygu ma dhibsan fanaan iyaga ah oo heesaya , big respect 🫡
Axyaaa fanan walaaahi hadaaad rabto fanan wakanaaa viva daud xanfar♥️👌
Ustada xanfar hadu fanan somali jiro
Wa adi nolow
guntu hayska hadashee fanan haduu jiro waa xanfar yare
Xaqiiq
Cod qurux iyo lstyl intanba wuhaya
DAAUUD XANFAR HA IS CADEEYO HADUU RABÒ LKN WAA FANAAN JIRA WLHI🤗🥰
haduu doono ha is modoobeeyo
Legend sxb aan mudo isku fasal ahayn ustaad daaud ali xanfar
Intaa ilaa midka ah oo heystan ku so aragtay titko kadib Ana so radisya like ah ilaa dhafin 🤣🤣🤣
Kow tktok ka imid hada
Heestan hees waay dhaftay wooow super weeyan👌💯🌹💐💚👑
🥵😜 21 November 2020😂waa iga horeysay show
@@amiiraadan3017 o halkan miyad joogta🤣🤣🗡
Bishan November ayaan heestan dhagasany maantan 25 November 2021😏
Heestan maanta ayaan dhegaystay 02/18/2024
Soomalidda inay xigmad guurtay waxaa cadayn u ah heeskan 409 k baa daawatay erayda iyo xigmadda ku jidha waayahan heesla mid ah lama samayn fanaanka qaaday daa uud xanfar oo aan oran karo waa tubeeca jiilkaan inay intaas daawato waxaan ku sifeyn kara in dadkii ahlu xigmada aha dhamadeen
Hees waxaa arkee aan hal xigmad ah ku jirin oo qub iyo qac ah 3 m gaaraya hal asbuuc
Heeskan 8 bilood oo ay ku jidhay intas maraysaa daa uud xanfar fanaan cod toolmoon leh guulayso alfanaan
Haa wlhi
Run Badanidaa walalow
Hada milyan qofaa daawatay jaale😂😂😂
Daaud xanfar coodba kudhamaday waxu nooqday maxamed saleman tuubec oo kale axya soow said xanfar👈👈👈👈👈♥️♥️♥️♥️♥️
waaw abti Keep going
Fanaka cayda halaga daayo sanadkan waa 2020 horay osoco steal ka idiilay ❤️❤️❤️❤️
Waxaan layaabanahay dadka aan codkan iyo laxankan iyo erayadan umuuqan ama aan fahmayn ee fanaanka kumashquul san gaar ahaan ragga 😀
Daa uud xanfar codkii oo qof ah hadduu fanku hadli lahaa magaca xanfar buu kudhawaaqi lahaa
Kooxda bada caas ooonan kala reebeeen waxan leeyahay nolol wcn yaqeee wiilka codkiiiso tabasho ayooow leeeyahay meeeyla aragtiin dauud canfar
Ok.zbwaa codmacanyahya daud anfar
dauud xanfar🙏
qofki ugu horeyay ee dawada like isaara
Daa’uud Xanfar Fanaan aan jeclahay Caadi maahan
Somali best Singer this time Daud Xanfar❤❤❤
Inta ila garatey in heestan dureeso kooxdii hore badacas ka tirsaneed oo ay kamid yahiin maxamed tobanle iyo Sacdiyo siman iyo asxab kaloo farabadan oo katagay like✍️🤟 hadba gees u carartayo cago dhigan weedaye caloshada ha,igu qaban😎calamka soo tiriya🤣👊
Kkk
Alla daaud xanfar wax walbo an haaayo wan siiiiin lahaaaa
Xita wadnaheyda wan ubixin
Lahaaa wlh
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Heestan waxay ka hadlaysa qofkasta oo qof ku adkeeyey kadibna qofkii wax ku adkeeyey gadaal iska soo canaantay hhh
Aws
waad haysaa wlhi💔
Xanfar Yare ciyaalki hore iyo Wajiya-xuntii Bosaaso🔥
Bilad Sharaf ayuu mudan yhy Daauud xanfar👑
Asc badacas waa idiin salaamay kadib hees ayaan wataa ee daa uud xanfar haloo dhiiba qisa ayeeyna wadataa waana jeclahay
Legend aan taageero cod iyo deganaan masha Allh iyo weliba qurux
Alfanaam daauud xanfar is back balse gacmo badan ayuu ku maqan sxbky.. lol yaaab
He is a beutiful human being, waeeysigiisan arkay, very intelegent ciduu tahay ma aqaan mana doonayo inaan ogaado, lkn .... alfanaan , fanaanku waaa inuu adigoo tusbaxa ku dhagan inta aad dhigto musana is xasuusato aad tiraah bello waxay waxani kkkkk. I sulete him👍
Hhhh
Ustaad daa'ud xanfar isma cadayn ee waa laytka oo lagu badiyey iyo farsamada.
Cadees kaliya maahee salina xamuuradbaa u marsan asaga iyo wiilkuu adeerka u yahay
Atoorihii badda oo fannaan noqday legend Da,ud xanfar 👋👋👋
Xanfar fanku dhiigisu kujiraa.
Team xanfar 👌👋👋🇸🇴🇸🇴
Alfanaan daauud xanfar inaba caadi maha waa fanaan buuxa 👍👍👍👌👌👌👏👏👏🙏🏽🙏🏽🙏🏽🤝🤝🤝
Like makaa helaa wllo
haa shuubo
Ustaad waan ku wataaa fanaankii Bosaso wuu soo laabtay xanfar Yare ❤️🥀🎈🎈🎈🎈💞
🫶👍👍👍👍🫶🫶🫶
Heestan waan iska jecelhay fanaan codmacaaan
Daauud xanfar fanaan buuxa hormar wacan 🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤💯
Alloow na astur midabkiisii quruxda badnaa tolow muxuu ku nacay xanfar yusuf kolba haduu ogyahay midabka ilaahay siiyey midka qurxooni maba jiree???????
I like his songs. Balse tani wa daadi gabdhaha ku ciyaraya iga yaabshay. Mindhaa ani maaha. Kkk
Heesta ereyo iyo laxanba waa saranyahay
Dhaama gilee macneheedu wàa nin wayn runtiii
Tol hadii layahay ninka muqdisho ha laga soo kaxeeyo oo halageeyo hargaysa ama jigjiga wlhy cod baa ku dhamaaday
Kkkkkk maxaa muqdidho ugudiiday
Wwwaaw Cod iyo dheelba barteda dhigtay heestani boowe
Ustaad fanaan musishin dhamaan waad soo koobtay sxb
Adeer maanta alxaqiqa is a very good 👍 friend and ❤❤❤❤❤ Cooper 2jirka yaqaana 3rd of ❤❤😂❤
Ilahow ha idilin anoon lakulmin dauud xanfar
Heestan dadiska ah aad bay umacaantay da,uud xanfar waa fanaan mustaqbal fanleh
USTAAD DAA.UUD XANFAR BOQORKA CODKA EE AAN LA BUUM BUUNIN
INTI IGU RAACSAN 👍 DHAC KSII
Waa camarada baas ee wiilku isma cadayn
Xafar inta heysano Bk yaa ubahan ❤️❤️❤️
Heeskaan anoo iga hadlaayaa shalay wiil ayaa i jeclaa ana waa dhibi jiray maantane anaa jecey asne wuu iga tagay gu aan ayuu iga qaatay marka jaceylka waa xanuun
Walashy wad kasban kartaa ha ka niyad jabin indhahu waxey arkaan weey hilmaamam Lkn qalbi wax jecladay ma hilmaamo
Dhibmaleh
Xanfar is unique legend
Qofka qisadaasi so maray uunba garanayaa micnahaa erayadaa😢😭
Waa runtaa
muran kama taagna inuu yahay ka kaliya ee dhabta ah ee maanta heesa.
Waxaan xasuystay wiil aan xiriir wadaag ahyn oo maalmo iga aamusy kadib habeen ayaan wacay wuuna igu jaray kadib wuxuu isoo qory wll sorry waan guursaday iSkey cafi ani waan naxay mana cafin waan isaga aamusy kadib dhawr bil kadib ila sooxariiry wuxuuna idhahay gabadhi waan kala tagny iska key Cafi waxaana rabaa inaan isku soolaabano kadib ani waxaa igu soodhacdu inaan ka aarsado waana hada waxaan kasugayaa inaan maalinta arooskeyga heestaan udiro tuuga 😭😭😭😂
Maka arsate 😂😂😂😂😂😂😂
@@sabrinalimohamed4228 Waa lasugooyaa 🤣
@@rakia143 qofka aqliga leh ma arsadho walal.doqonka aya arsadho Abayo.
Wanag ugu badal xumanta wa barwaqowi donta in shaa Allah.
2018 markan high school bogi ayan rabi inan dalka israil udo waxbarasho criminologica] [dambe baro] blasé adeekey aya iga hor istagay waqtigas aniga wxn u fikiri hormarkeyda inu ka xunyahay zaid ayan ugu fogaday blasé 1 sano kadib waan cafi wax ka kheir badan tee hore waan helay .
Jamacad ladho University of Nairobi ayan degree qataay 2022 .
Cafiska Aad iyo Aad ayu muhim u yahay
CIIDMUBARAK ❤❤🙏
Heestaan beryahaan Tik tok iyadaa haysatay waa hees aad u heer saraysa👏❤👌
Undisputed singer 🎉
Daaauuud. Hee Saha muuqalo cajiib ah usamee hadaa rabto in Aad horumar gaadho fanaaankaaa fiican I majiro lkn caajislow baa tahay
Hhhhh
Balo oo heedhee dawuudna miyuu iscadeeyay
musica iyo heesta siday iskula socdaan ba cajiibA❤️
Wooooow👏👏👏👏👏
Waxba hay calaacalin
Mubarik oktober iyo xanfar ma walaalo baa mise waa wiil iyo aabihiisa isheega wey isku egyihiin wlhi waana isku cod
Walalkii aya dhalay adeer ayu uyahay
Wa adeerkiis
Ninkan heesahisa wan iska jclhy
Masha allh abowe mcn c.fatah nalo hore usoco❤
One of my favourite fanaan daud xanfat legend
⁹------ll0--lo
Keep going bro what a amazing voice
Heestan dhagaysigeeda kama daalo😃😃
Reet barinimo horay usocda my boys🤩🥳💥
wlhi big legend daauud xanfar 🔥🔥🔥🔥
Qiso ayaan dareeemya
daaud xanfar miyu xanunsadey weigt lost ba iga muqda dadku cadan iyo waxan lo dirsan bay ka hadlan lagend xanfar ciidul cafiya
Sxb daud Xanfar 2005 wixii ka horeeyay laacib reer Bosaso ah buu ahaa, oo adag, dhisan. Fanka suu ugu biiray 2006 wuu baabay Wright loss.. Anyway Xanfar legend
Abshir Awad 😂😂😂 Boosaaso markii uu kayimi asaga iyo Nadiira iyo koox wn xasuustaa wlh Duruuf ayaa haysay beentu xaaaraan wye e..
Nin kani daud xanfar maha
doqonkaa dharka cad cad dheel xumaa laga roonaha
Ninkan fankiisa wan jeclhy
Quruxda wuu udhashay fanaanku, halaga daayo aflagaadada maryooley .
Daud iyo Mubarak Dadkaaomaali Uquruxda badambay Udhasheen Masha Allah
Fahanoo Fahanoo. Tallow Imisa Gacmood Buu Maraya Daa,uud Xanfar.🤠🤠
Kuwii Dumar Ahaa Maalin Dhow Suuqyada Ka Heli Maayaan Alaabtii Lagu Xaman Jiray Waayo Ragiiba Toban Toban U Miisanaya.
Waad iga qoslisay wllshy waba la yabanyahay ayaantan dayax waa la iska barajeyay
Badowyahow so kala saar mida suuqa iyo mida loo dhasho bahlul ayaa tahaye 😎
Hees iyo Badh weeye wllhi
Wow horay u socda somaliyeey 🔥 💧 ✌✌✌✌✌✌🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💔👍💟💟💟💟💟💟👍👍👍👍💟👍👍👍💟💟👍👍👍👍👍👍👍
Duud wa fanan.jiira.wlhi.sxiabayal.soomali.maxamaday..away.fananki.codcod..ladhiiganayay.mniimAa..nimcaan
Hilaac.. baa.
Awal booqorka odka waxa aha maxamad saalaban oo madhiban aha hadana dauud xaanfar oo isna madhiban ah viv
Ceeeeb wllo
Madhibaan ma caybaa, mideedakale fanku qabiil maleh sxb.. Ninkaan waa legend yar, Tubeec big legend Rip
Sxb MA dhiban maaha ee waa nin binu xaniifa iska sax
Ku buuxzo tirada😅🤣
Kadaa beenta maxamed saleeban madhibaan ma ehe
Liban jama keep going bro❤️❤️
Luuban
Mubarak Iyo Adeerki Ayaa Halkaas iigamuuqda
Aderky wllky sxpku samiir yare farxad ku nolada dadkaygii
Ayy 🥺From tiktok 30/6/2022 hees caadi ehen
The best song of the year 🥳🥳🥳🇸🇴🇸🇴🇸🇴