Maxamed BK 2016 Heestii Saynab iyo Showgii Sweden

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024
  • เพลง

ความคิดเห็น • 880

  • @zhucaypdhacarbe9775
    @zhucaypdhacarbe9775 11 หลายเดือนก่อน +89

    Waryaa dhagaysanya 2024 bk waa laku tabay dabadaa fan maleh ❤❤❤❤

    • @nermanbbea3179
      @nermanbbea3179 11 หลายเดือนก่อน +5

      Anaa kula dhageysan sandka cusub

    • @SerDon-lr5gp
      @SerDon-lr5gp 8 หลายเดือนก่อน

      Waan kula dhgaysanena

    • @fat-hikaise8361
      @fat-hikaise8361 7 หลายเดือนก่อน

      Waligay maan arag heestan maanta ka hor

    • @zhucaypdhacarbe9775
      @zhucaypdhacarbe9775 7 หลายเดือนก่อน

      Abyo m.a iska yree dhagysiga heesaha

    • @NajmaMuxumed-u7g
      @NajmaMuxumed-u7g 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ani wll mcn 😂

  • @nasiyay3868
    @nasiyay3868 ปีที่แล้ว +55

    Ma ahaanin saakee
    Malaa saadambiyo beri
    Saakuunba waa iman
    Sidan ugu sabaaye
    Nafta ugu sasabaya
    Sanadku ii dhamaadaa 💔2023

    • @KhadarIndho-if4fh
      @KhadarIndho-if4fh ปีที่แล้ว +1

      3:42 3:47 3:49 ❤❤❤❤❤

    • @muneiraguzel7212
      @muneiraguzel7212 10 หลายเดือนก่อน +2

      Ma fahmi jirin wlh ereyada hada ayaan fahmay oo heesti sii jecladey thanks ❤❤❤

    • @NouhDaud
      @NouhDaud 6 หลายเดือนก่อน +1

  • @rayanabdi5072
    @rayanabdi5072 5 ปีที่แล้ว +95

    2019 heesta waxan kuxasuusta jacelkyga dalmar wa ixasuus ilahay hana kulansiyo ani iyo my love intii kala maqnba alle haisku keeno💞

  • @aarkamudug
    @aarkamudug 5 ปีที่แล้ว +102

    Heestaan waan ka fuqi la, ahay
    2020 yaa wali ila dhagaysan

  • @abdallamgabay9351
    @abdallamgabay9351 7 หลายเดือนก่อน +22

    Wxn ku dhageysanaya habeen khamiis ah Addisababa 🇪🇹 anigo qalbiga kadaremayo jcl aan ila joogin . Wxn rajeynaya in sidii rooon Alle igu beego ileen sugitaan iima yaro laimana soo socdo. ❤❤ S.H.M.XBD❤❤

    • @CimranAhmed-g1g
      @CimranAhmed-g1g 7 หลายเดือนก่อน

      Wll wanigan😢😢

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar หลายเดือนก่อน +2

      Inshalaa ilahy hakula kulan siiyo qofkaad jeceshahy wll

    • @abdallamgabay9351
      @abdallamgabay9351 หลายเดือนก่อน +1

      @@MomtasOmar amin wll . Thanks

    • @gulledtalasamelyrics
      @gulledtalasamelyrics 17 วันที่ผ่านมา

      Ilahay hakuso dhaweeyo qofkaad jeceshahay wllo

  • @somalcigaal7539
    @somalcigaal7539 8 ปีที่แล้ว +181

    When I listen to Bk, I am reminded of how great Somaliland is. My parents are from Burcao, I was born in Kenya and reside in the US, but believe I will buried in Somaliland. Noloow Somaliland, Ilahi aqu deeysto BK,nolaada Xidiiga Geeska!

  • @hiboosmaan4092
    @hiboosmaan4092 4 ปีที่แล้ว +24

    2020 maanta ayaan bk ku arkay hotel damal barkinkisa isagoo kitaab kasoo marsaday sheekh dirir cabaar 9:30 oo gaadhiga halkaas k raacaya subaxnimo runtii aad ayuuh u nuurayay ALLAH naxaristisa yaan marna laga quusanin

    • @jannoomer7263
      @jannoomer7263 3 ปีที่แล้ว

      Masha allah
      Alle ha barakeeyo wlo

  • @maryanmacalim2916
    @maryanmacalim2916 8 ปีที่แล้ว +18

    masha alah bk sharaf ku nolow sxb heestaan waa tan kaliya aan ujeclahay heesaha bk waxanba ka sii jeclaan lahaa inaa nosoo qaado mid kalo seynab layiraaa thnks yaqy

  • @hafiid
    @hafiid ปีที่แล้ว +10

    Ma ahanin saake mala saadanbe iyo beri saakunba wey imaaan sidaan ugu sabaaye naftu ugu sasabaye sanadku ii dhamada 🇺🇸 insha Allh sanadkan inaa tago waan rajeyna hadu alle idmo🤲

  • @simanali7559
    @simanali7559 2 ปีที่แล้ว +88

    Amarka ilahay whenever I listen to BK I fall in love with the unknown lol 😂

    • @nashaadnuura5421
      @nashaadnuura5421 2 ปีที่แล้ว +3

      same 😂😂

    • @hanatcade7015
      @hanatcade7015 2 ปีที่แล้ว +3

      Same

    • @mrviral4735
      @mrviral4735 2 ปีที่แล้ว +2

      May be anaa igu dhex nooshahay 🥰🤣✌

    • @xaso
      @xaso 2 ปีที่แล้ว +1

    • @Munayo12
      @Munayo12 ปีที่แล้ว

      Same here lol 😆

  • @abdihakimyusuf2971
    @abdihakimyusuf2971 2 ปีที่แล้ว +21

    Ma sugbaad i leedahay 🤐 mise samirka kaagu waa sandule ku yeel 🥺 the legend one of a kind Mahmed saed bk 18 August 2022 Thursday 8:20am

  • @suumi-zs1vc
    @suumi-zs1vc 8 วันที่ผ่านมา +1

    Ma sug baad i leedahay ayaamaha mise
    Samirka taag wa sandulan ku yela😭😭❤️

  • @mohamedek4362
    @mohamedek4362 2 ปีที่แล้ว +15

    Inta 2022 dawnysa sida anigoo kle waliba malin sabTi ah ismuujiya 👆
    Alfnn mohamed scid bk wlhi fanan qarn buahaa
    Lkn halkii ugu doorka wacneed ayuu hdda kujiraa 🥰🥰🥰💯💯💙

    • @fardowsaismail4701
      @fardowsaismail4701 2 ปีที่แล้ว

      Anaa dawanaayo waliba maanta ay tahay aaxad

    • @hoyomcnaminayusuf5052
      @hoyomcnaminayusuf5052 2 ปีที่แล้ว

      @@fardowsaismail4701 sdkle wllhi sabdi sii baxaya axad sogaleeso

    • @hamyaabdrahman9301
      @hamyaabdrahman9301 2 ปีที่แล้ว

      @@hoyomcnaminayusuf5052 anigu na imikaan dawanayaa 😂

  • @usaamemaxamed7372
    @usaamemaxamed7372 ปีที่แล้ว +8

    Saacadu Africa bari waxay sheegaysa 1:40 waxan ku suganahay magaalo madaxda burco waana goor habenimo ah waxaad dhex dabaalanaya xasuuso alle inta kala dheer ha isku so dhaweeyo wixi wax iska tabanaya alle hakala siiyo wixii is jacelna allow maalinkooda sida qurux badan isku gaaadhsi waxan idin leeyahay ha waaaro jacaylku 👍🖐

  • @Ayanabdi7
    @Ayanabdi7 9 หลายเดือนก่อน +4

    2024 ❤ ma sugbad iledahy

  • @basher94s
    @basher94s 2 ปีที่แล้ว +30

    2022 and still in love with this song..whos with me ? Hit the like bttn!

  • @amedomer971
    @amedomer971 3 ปีที่แล้ว +13

    Bk legend walahi tariikhda xusi doonta heesihiisa ima kala dhacan showgan live aya u joogay Stockholm ♥️

  • @mohamedmussa8034
    @mohamedmussa8034 6 ปีที่แล้ว +41

    Wlhi heestan kama daalo dhagaysigeeda waayo maa marxalad aaa kujiro
    Isoo ducee wllyal inan jacaylkayga la kulmo 3 sano ma lama kulmin (sidan ugu sabaayen nafta ugu sasabayan sanadku ii dhamaada ax 😭😭😭

  • @prettyhamda9683
    @prettyhamda9683 3 ปีที่แล้ว +16

    Xasuus xasuuus heestaN waxay kusoo gali jirtay fillim socoN jiraY 2016 moth 3 aadpaan ujeclaa ana filimkaaspaan kumaqalypa mar aan purco joogi jiray aniguna HapeeN walpa markuuu soogalayo fillmku tv ga siii hor fadhiisan jiraY saan udhagaysto heestaa filimka mapa xiisayn jiriN markuuu paxayo fillinkuna waan dhagaysan jiraY mar marka qaarna jumcaha filimka markuu 9 sogalo ayaaan ku ceshan jiray muhiimadaydu waxay ahayd inaaan heestaas uun maqlo xiiso padaN aan uqapo kadip hada ayaan soo xasuustay waanigan soona pooqday hada ay oo ay thy 2021 plese like hayla dhaafiN wll 🤗👑

  • @zeynabsocial72
    @zeynabsocial72 7 ปีที่แล้ว +12

    axyaa hees runti bk waa ka baxsaday magacey hees u qalanta u soo qaday thanks bk 👍👍👍👍👌👌👌👌👏👏👏

  • @mohamedwardi2185
    @mohamedwardi2185 6 ปีที่แล้ว +39

    qof Hada Dawanaya 8/2018 Oo Calacalka Bk Ku Raxaysanaya Haduu commentigan akhriyo hit like✌️

    • @hudiitailwaad78
      @hudiitailwaad78 6 ปีที่แล้ว

      Bk top wlhi hestan wn jclhy 12/2k18

  • @mahadmaxamed7393
    @mahadmaxamed7393 8 ปีที่แล้ว +23

    waaaw masha allah eshqalaa hees mcn Bk waa fananka kaliya ee dumarka oo dhan uheesay magaca hablaha somaliyed

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 ปีที่แล้ว +24

    Every time I re-listen to this song, it makes me feel tears and sadness.
    Nostalgic feelings. Maxammad S. Cabdiyoow Eebbe kuu naxariisay

    • @olol.9005
      @olol.9005 2 ปีที่แล้ว

      Sanabeey ayaamahan.

    • @ismaaciilkingeero758
      @ismaaciilkingeero758 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxiiib abdi naasiroow Anuu meel walbaa Waan ku daba taaganahy

    • @AbdinassirShukri
      @AbdinassirShukri 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ismaaciilkingeero758 kkkk. Waar boqor baa tahay ugaas.

    • @Khaalid155
      @Khaalid155 ปีที่แล้ว +1

      Heesaagii jiilaalka magac yaableh salan sare sxb

  • @abdishakumohamed3314
    @abdishakumohamed3314 2 ปีที่แล้ว +8

    Heestan waaka xiiso dhici la ahay 2022 baa wali dhagaysanaya ,mohamed saciid bk the Goat of fan ,from Bosaso

  • @intifaacabdi2690
    @intifaacabdi2690 5 ปีที่แล้ว +14

    2019/12/26keda waa dareen gooniya dhankeyiga Alle hayigu simo qiimo badanahyiga qof waliba halku wax ka tabayo Alle haka ciil tiro

  • @SarkaalHawd
    @SarkaalHawd 6 หลายเดือนก่อน +10

    Habeenkay soo baxday heestan 2016 dhamaadkiisi december 29 ayan dhagaysanayay xasuus gaara ayay iileeday jacaylkii iigu daacadsanaa noloshadayda habeenka iga dhooftay oo samir taagwaa ku kala tagnay call massengera kuwada dhagaysanay heesta wxn dib isu helnay 17 july 2021 dalka turkey lkn iyadoo hooya ah oo guursatay still wn dhagaystaa xasuusteeda iga go'i la 2024 😢

  • @muhanadcade7835
    @muhanadcade7835 ปีที่แล้ว +7

    Never get tired 0f this amazing Song🎵🥺❤️ whenever i listen to bk i fall in ❤️ still listening 2023 14:50

  • @nermanbbea3179
    @nermanbbea3179 ปีที่แล้ว +35

    waxan dhageysanaya 23/2/2023 Anoo alle mooye cid kle I fahmi karin ❤️🥺isma laheyn jaceyl u qaadi wiiL sxb tihiin waxee sidaa ahataba
    markii danbe dad wada xariira xiriir jecel dhex mara aheyn fariima qurxoon dhafar bdan isla qaadany jaceylka siyaady farxada lagu jira
    19/6/22 maalin madow ii ahed😭 waxa arkay inan wada shekeystan fariima jaceyl iyo video is dhaafsaden 💔 raali gilin iyo maslaxa waxa leygu qanciye inee tahy qof hore u wada xariiri jiren hada waxan eysan jirin
    Ka dib nolol iska normal sidii hore aheyn iskaga jiray 😭 dulqaadkii iga dhamady qaladkii igu baty kadib waa tanasulay dhexdooda Ka baxa wiilka ku dhhy xariirkan masii socon karo nabad galyo 😭💔hadana waa sugaa qofkii aan jeclaa hdana aan iska fasaxay
    Sidaan ugu sugaayi nafta ugu sasabaya 🥺 sanadka ii dhamada 😭😭
    Intaa wixi Ka danbeye waxa noqday naftii sida qaldan wax u jeclaty 😭😭nolosha halka kaga sugan tahy farxad waarta ❤️🙌

    • @shekhawi
      @shekhawi ปีที่แล้ว +3

      Qalbi alle hakaga reebo oo mid qimahaga garta hakuu sahlo walalo , waxad u qalang wanaag o dhan siday inan walbo somliyeed ugu qalanto , dahab baa tihiin wlhy hablahayagoow ana dad xun ahe ❤

    • @usamasalah743
      @usamasalah743 ปีที่แล้ว

      waa iska aduun😮

    • @usamasalah743
      @usamasalah743 ปีที่แล้ว

      Waa iska aduun

    • @Mohazz80
      @Mohazz80 ปีที่แล้ว

      Ani nh😢

    • @nermanbbea3179
      @nermanbbea3179 ปีที่แล้ว

      😢😢

  • @boqoradawaceslecadeboqorad3026
    @boqoradawaceslecadeboqorad3026 8 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah bk afkaaga caano iyo Malab lagu qby Wan kahelay heska seynab

  • @kawsarosmansalah
    @kawsarosmansalah 4 ปีที่แล้ว +21

    Haah 2020 ana dhagysanaya hada 14 September Monday 🎧🎧🎧 waxay dhaxal uthy ciyaalka 2027 heesta xaquuqdeda dhowra hadan idinka horeyo shacabkygiyow

  • @hoodohappy6608
    @hoodohappy6608 2 ปีที่แล้ว +13

    2022 dhamadkisa so boqdaya wxa rajyna in badana ka dip ina so boqdo😍

    • @king_ipriyoz47
      @king_ipriyoz47 ปีที่แล้ว

      Lanbarkaga ii Soo qor jacayl I hayee 🥺

    • @hoodohappy6608
      @hoodohappy6608 ปีที่แล้ว

      @@king_ipriyoz47 xge jogta hno

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 ปีที่แล้ว +20

    somali is a rich language
    BK you have turned back the price of art

  • @abdazupdatebwoy
    @abdazupdatebwoy ปีที่แล้ว +6

    My fav singer legend Mohamed Bk rilly miss my mother land hi frm Chicago America 🇺🇲🇸🇴 my all my Somali people 🇸🇴🇺🇲🙏💙 love all outhere yeah man

  • @asadjeesto540
    @asadjeesto540 7 ปีที่แล้ว +49

    Heestan marwalbo wn dhagaysta ❤saynab hees mcn ya dhagaysanya2017 /9/20farta taag😂😂

    • @fardowsaismail4701
      @fardowsaismail4701 2 ปีที่แล้ว

      Manooshahay wll😱

    • @SimanAli-m3e
      @SimanAli-m3e 6 หลายเดือนก่อน

      Manta o tahaay dariqdu tobon iyo sagal bisha lixad sanadkan uyahay 2024sacadu eey tahaay 3,25 galabnimo ayaatana tahaay carbaco anigo ur aah ninkeygaa hirmaac macankii nafteydaa waxan rajeynii inaan anigo mareykaan kaiimad nabad kukulano i,a allow hestana adigan kugu soxasusanii alle hadu idmo wilkeygaa abihii cabdullahi mahamud Malin yarrow ifka cafimad igu waar jacelkaan kuqabo orah iyo kelmed kuma sokobii karii anaa alle haikala keno adiga cafimad igu waar muscabow hoyo adna waxan kurajeyna inaad cafiimad kuimato ifka ❤

  • @midabwacan5520
    @midabwacan5520 5 ปีที่แล้ว +17

    2019 yaa dawanayaa farta taag xasuus :)

  • @abaadirmaxamed6412
    @abaadirmaxamed6412 ปีที่แล้ว +6

    August 13/2023 Maalin axada from Ethiopia still I'm here hees ankadaalin❤😊🎉

  • @sahalbuuni596
    @sahalbuuni596 2 ปีที่แล้ว +15

    Waa mid ka mida heesaha soomaalida kuwa aan ugu jeclahay xasuus gaarana igu leh kamana xiiso dhaco djagaysigeeda iIlaa 2015
    Inta loo socdaalee
    Sareedada aduunyada
    Dadka sahansigeediyo
    Salkasii baraasado
    Adaan saaci la joodaba
    Ku saadaaliyaayee
    Maxaan ka xanuun badan qof aad dunida intaa leeg kaligii ka sugayso oo aanad marqudha ka raja dhigin helistiisa 💔

    • @abdirashiidjees8539
      @abdirashiidjees8539 3 หลายเดือนก่อน

      Hadalkaaga wxn ku cabiro waan garanwaayey guulaysaan ku leeyahay intay nololi jirtaba qalbiyadayaad ka dhex hadashe

  • @Mohamettabdi-c2o
    @Mohamettabdi-c2o 4 หลายเดือนก่อน +21

    Heestaan waxaa dhagaysanayaa galab saacaduna ay tahay 4:55 maalinti ay tahay talaado taariikhduna ay marayso 20/8/2024 hada waxaan joga galkacyo waxaan rabaa inaa tahriibo qofkii qoraalkeyga arkow like isaar si ay xasuus igu noqoto 😢

    • @rahmaxasan7597
      @rahmaxasan7597 3 หลายเดือนก่อน

      tahriib sxb maxaad waalidkaaga u dhibeysaa maxaad u maleyneysaa siday u naxayaaan waalidkaaga ,imisa xanuun bey ka dhaxli karaan naxdintaada

    • @Mohamettabdi-c2o
      @Mohamettabdi-c2o 2 หลายเดือนก่อน

      @@rahmaxasan7597 abyo tahriibta tii magafe ma ahan ❤️

    • @Everybodywelcome
      @Everybodywelcome 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@Mohamettabdi-c2o wllkya mahamed ma tahriib tay mise wlli waye wan is raacay naa sxp

    • @Amiirah-r2i
      @Amiirah-r2i หลายเดือนก่อน

      ​@@Everybodywelcomezxp anaa tagayee ma is raacnaa😢💔😭

    • @CeydaruusMohamed
      @CeydaruusMohamed 18 วันที่ผ่านมา +1

      Heestan waxan dhageysanaya malin isniina tarikhduna thy 02/12/2024 Wana tahriibaya hada qoralkeyga aragto like isar wxna rajeyna nolol tan dhaanto😢

  • @fatmaali4968
    @fatmaali4968 8 ปีที่แล้ว +30

    heestan I'm lessen just Wlh waaba ku haystaa ilaa xala waa dhagaysanaaya We love you Bk Wax kaste Somalida ha Sheegan xaqiiq inaa fanaaninta ugu sareeyso❤❤❤❤❤👈 Ani ahaan Bk ma taageeri jirin waxaa taageeri jira nimcaan hilaac lkn Markuu bilaabay ha lagaa sheego iyo magac raadis Sidii nin Somali jecel asaga iyo Cawale adan waxay taageero ku raadshan film la la dhaho Somali jecel lkn bk nin go'an leh iga dheh

    • @yasinhussein2395
      @yasinhussein2395 8 ปีที่แล้ว

      inder runtad ka dhawjisay
      waa rubtaa

    • @samiirxidigahadaldedkaomar263
      @samiirxidigahadaldedkaomar263 7 ปีที่แล้ว

      Faiza Qooto Qooto quruxey waxbo been yaan LA isku sheygin hadad jeceshahey asiga inaad ceydo fananinta kale waa qalad mida kale aniga fanaan walbo oo heesa waan taagera waayo darajadooda LA fiiriyaa aniga Kenya Ku korey I have never seeing Somalia hadane waxan ka jeclahey ma jiraan fananinta somaliyed bk cawale aadan dayax nimcan yurub iyo kuwo kale oo bdn marka fananinta lama kala laha sorry caruur nimo Ku qaadey

    • @durdur77
      @durdur77 7 ปีที่แล้ว

      Wllhy labadaas sidaas aad sjeegtay anba ku nacay

    • @mohamedabdi2332
      @mohamedabdi2332 7 ปีที่แล้ว

      Rubta wlhi filinkaasi na soconayee dadkiiba dhinac ka raaca cuqdadba ku jirta labadoodaba iska dhaadhicin ishaad ka riday

  • @IsmailAwil253
    @IsmailAwil253 4 ปีที่แล้ว +20

    May 2020 cid dhagaysanaysa majirta😍

  • @dahirfinin8135
    @dahirfinin8135 5 ปีที่แล้ว +4

    waaaaaaw walaahi hees igu qaali ah because seynab xaaskayga waanan ku jecelahaye thanx mr bk

  • @daahirgudhane1996
    @daahirgudhane1996 5 ปีที่แล้ว +8

    Waryadha bal igu qabta seynab was my wife I love you so much seynab

  • @abdazupdatebwoy
    @abdazupdatebwoy 2 ปีที่แล้ว +5

    Masug baad iledhaay seynabey Aww damn sing legend fav singer hi Frm America Miniabolis love all my Somali people ❤️🇸🇴❤️🇸🇴😭😭😭😭😭

  • @maslahaboubakar6464
    @maslahaboubakar6464 5 ปีที่แล้ว +14

    Ya ila daawanaaYi 2020👍🙏

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 3 ปีที่แล้ว +5

    Ma ahaanin saakee
    Malaa saadambiyo beri
    Saakuunba waa iman
    Sidan ugu sabaaye
    Nafta ugu sasabaya
    Sanadku ii dhamaadaa😔😔😔

  • @SiciidGabarre2419
    @SiciidGabarre2419 4 ปีที่แล้ว +7

    2020 baan dhegaysanayaa heestan. Waa hees ka mid ah kuwa Bk taariikhda u gelaya

    • @caliyacali4561
      @caliyacali4561 2 ปีที่แล้ว

      Anuu heestan waan iska jeclahay mar wlba waan dhageysttaa yaa dhageysnaya hadeer 2022 bisha 9aad 13 keeda

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 6 ปีที่แล้ว +6

    Ax yaa fanan
    Legend of centery
    Who listening 2018
    inta loo socdale
    Sareedada adun6ada
    Dadku sahansigediyo
    sadbursimo radsan
    adanvsacyiga jogaba
    kusaadalinaye
    oh
    my
    Heart

  • @hamzeharagohaaji4879
    @hamzeharagohaaji4879 5 หลายเดือนก่อน +4

    ma sugbad iledahay Asmoooy😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢2017...........2024

  • @mowmow1757
    @mowmow1757 2 ปีที่แล้ว +4

    qofkaan jeclahay aaad bay iiga fogtahay si kastay tahay caaqa oo ah isniin 2022 xasuus ii gaara weeye inta iga danbaysa wakhtiga wax ka barta

  • @abdiaziizleo8808
    @abdiaziizleo8808 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mnta ay tarikhdu thay 15/10/2024 ayan ku raxesnya best singer of all time MAXAMED SICIID CABDI BAKEERI(bk)❤

  • @maasimahmed7225
    @maasimahmed7225 2 ปีที่แล้ว +2

    2022/6/9 hargaysa
    masug baad iledahy ayamaha
    mise samirka taaduwa
    sandulan ku yeela
    hargaysa sacada 2:49 duhurnimo bk allow ku laraame😭😭🥰🥰🖤🖤👥👥

  • @CarabETo__1210
    @CarabETo__1210 9 หลายเดือนก่อน +3

    I'm still listening 2024 😢

  • @bukaancaashaq2334
    @bukaancaashaq2334 2 ปีที่แล้ว +12

    Jawi hore xasuu saan 🤕
    Ku qaataa habeenkii 🤒
    Dadkoo wada hurdaa yaan 😪
    Heeso jacayla daar taa😭
    25 Aug , Thu 1:38 pm 😖🥲

    • @kingdarmaan5092
      @kingdarmaan5092 2 ปีที่แล้ว

      Be stronG saaxiib Maalintaada suG🖤🙏

  • @hamzerashid632
    @hamzerashid632 5 ปีที่แล้ว +4

    Feeling som thing 😓😓 wakhtigay sobaxaday iyo jacyl yaran igu helay 2016

  • @XasanCabdilaahi-w4i
    @XasanCabdilaahi-w4i 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ma sugbaad ileedahy 2025😢😢

  • @nololwcn2658
    @nololwcn2658 7 ปีที่แล้ว +4

    Ma haanin saakee mala saadambiyo bari saakuunba way iman sidaan ugu sabaayee nafta ugusasabayaa nadkuu ii dhamaadee ma sugbaad ileedahay saynabeey ayaamahan imise samir kaagu waa sandulaan kuyeelaa ♥♥♥♥♥♥ bk love you wlhi

  • @hibaaqmaxamud3747
    @hibaaqmaxamud3747 6 ปีที่แล้ว +6

    Esh cala hees bk fanan antagero maba kala dhacan hesa haguba yaa dawanya hestan 2018ka

  • @FOOTBALLPLANETYT
    @FOOTBALLPLANETYT 6 ปีที่แล้ว +11

    deep wllhy what asong.
    bk libaaax 2019

  • @aiys11
    @aiys11 2 ปีที่แล้ว +6

    One of my favorite song of BKs ❤❤🤌🏽🤌🏽 mise samirkaaduwaa sandule ku yeelaa🔥🔥🔥

  • @nasreinali2702
    @nasreinali2702 8 ปีที่แล้ว +3

    Woooooow Bk fanaan qaali ah thanks!!!!zainab!!magacii maaamaday allaw iika dhawr hooyo !!! Bk mar kle aad bd ugu mhdsn thy 😙😍😘😙😍😘

  • @samatarismail1718
    @samatarismail1718 7 ปีที่แล้ว +4

    wxn kuso xasuustay inan shidan oo bari wajibook iska baranay omg xusees dheer hon var jättesnällt ❤

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 4 ปีที่แล้ว +14

    Bk tabliiq kadib ayaan an meeshan jooga the legend

  • @caydaruuzmaxamed736
    @caydaruuzmaxamed736 ปีที่แล้ว +3

    2017 heestan aaaad io aaad u dhagysan jiray 💜 maanta waa hiraanta sanadka cusub 2023

  • @Maahirnuux
    @Maahirnuux 10 หลายเดือนก่อน +2

    Who,s lostenin2024❤❤ ax😢Xaqiiq dii jaceelka marhaduu yimado waxa kaweyn waxa aad qufka uqabata wxn anigu leyyahay rux aaan nafteyda aan ka jeclhy wllhi waa qiso Aduweyn still cayni waligaa wan kusugi mcn sidee donta ha igu qaadata wxa ila daremi karro shaqsigii anigo klna talana ku darsan taa ah hupal waa wad jeclan palse duqadiki dhaxdina yala ilaali ❤❤❤❤❤❤❤

  • @UmeymoHirzi
    @UmeymoHirzi 4 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan xasuus gara iledahy waxn wayey walahey wilashii Liibiya isku barany oo wakhtigu igu.adka an bartey oo habeen doon iga racey an dib u arag hadalkoda wayey tanyo hada heesta idaran xilimey ila so hadlin hadey nool yihiin mar hore ila so hadli wayey hadaa dhimatena allha idin na xariisto ya rabi 😭😭😭

    • @muusempk
      @muusempk 2 หลายเดือนก่อน

      sorry wllo😢

  • @zhucayb1865
    @zhucayb1865 2 ปีที่แล้ว +113

    Who’s listening 2023❤❤

  • @HamdaNour-xg4mq
    @HamdaNour-xg4mq ปีที่แล้ว +2

    Heestan 2021 dhagsan jiray mantay titok ku Arkay 😊waab soo radiyy 2023 /6/

  • @suleimanrigaah5064
    @suleimanrigaah5064 6 ปีที่แล้ว +10

    Love ayan ku ahay heestan

  • @Filings-d3z
    @Filings-d3z 8 วันที่ผ่านมา +1

    2024 lagu jiraa markaa ayaa igu hiraysa walipo Bishi 12😂

  • @abdazupdatebwoy
    @abdazupdatebwoy ปีที่แล้ว +3

    Legend lawaa mahan wlhi macalin an so husii donaa damaan sidha Somali unaxaaay hi frm America Chicago 🇸🇴🇺🇲🇺🇲 one love my Somali people outhere imaa moss my mother land yeah men

  • @aminayusuf7286
    @aminayusuf7286 3 ปีที่แล้ว +10

    You can neva ever go wrong with Bks’ songs

  • @wllzaki96
    @wllzaki96 8 หลายเดือนก่อน +2

    Alla inta loo socdaalay sariidada addunyada😢😢😢/2:15___/19_apr__2024

  • @califaaraxzabaray4759
    @califaaraxzabaray4759 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masug baad ileedahaY 11/9/2024 😢❤️‍🔥

  • @munizhaupthihuzain6892
    @munizhaupthihuzain6892 2 ปีที่แล้ว +2

    Inta sideyda 2022 soo raadisay Heeataan 🥺🥺

  • @Nabiil47
    @Nabiil47 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ma ahaanin saakee
    Malaa sadanbiyo Bari
    Saakun-ba weyn imaan
    Sidaan ugu sabaayee
    Nafta ugu sasabayaa
    Sanadku iidhamaadaa
    Ma sugbaad ileedahay
    Seynabey ayaamahaan
    Mise samirka taadu waa
    Sandulaa ku yeelaa
    BK 2015 HARGIESA SOMALILAND

  • @Boqorkatiktok
    @Boqorkatiktok 5 ปีที่แล้ว +11

    Saynab hees shidan 2019 yaa farta taag

  • @munishmunishaa5178
    @munishmunishaa5178 ปีที่แล้ว +1

    2023 Habeen Qamisa Sacadu Tahy 11:39 Habeenimo dhageysanaaa Xasus bey ii tahy Jaceyllkii 6 Sano illhey Calaf haiskugu kayo daro anii Amar❤️iyo inta is jecellba🤲🏻😩🥰

    • @Ikhrah
      @Ikhrah ปีที่แล้ว

      Aamin allh haku rumeyo riyadaada wllo Nasiib wacn🤲🏻

  • @suboy9380
    @suboy9380 8 หลายเดือนก่อน +2

    Who’s watching April 2024❤

  • @SulekhaMaxamed-cv3ot
    @SulekhaMaxamed-cv3ot ปีที่แล้ว +1

    25/10/2023 habeen arbaca❤
    Hees aanan dhagaysigeeda ka xiiiso goynin weeye❤

  • @cashoqalif5023
    @cashoqalif5023 ปีที่แล้ว +1

    Xasus walahi waqtiga orad Badana musal salke ku so Gali jirtay yaa ila xasuusto Aniga wanba ilway wayo wayo waqti an soo noqonen 😢❤

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 4 ปีที่แล้ว +31

    Yaaa dawanaya 2020 like ✊🙋‍♂️

  • @SaYiDcali-66
    @SaYiDcali-66 2 หลายเดือนก่อน

    Ale inti is jecel haysku geeno anatayda an isjecelnahay hakadhigo calafgayka ❤🎉

  • @fariidaacooking4506
    @fariidaacooking4506 8 ปีที่แล้ว +14

    Woooow love this SOng BK 😍😍😍😍😍

  • @Asiya_collection
    @Asiya_collection ปีที่แล้ว +1

    Heestan waxaan dhegaysanayaa 29/06/2023 😢 waxaan sugayaa qof aan jeclaa mudo 3 sano ah.😢

  • @I.F.J
    @I.F.J ปีที่แล้ว +2

    FRIDAY 08/12/2023 TIME 18:15
    MAALMAHA ADAG OO AAN WALI DHAMAAN IYO MURUG TO SII SIYAADEYSA......!!!
    Halkii aan rajaynayay iska daaye waxan ka hoos maray halkiii aan shalay taagnaa After 8 years,,,,So Sad wlhi...💔)) Anyway ALX
    ((Aduun hadan weyno illahey aakhiro nama tirro insha Allah,
    Please Manta wa jimce nabiga ku sali (scw)

    • @Cawiyeboyoffice
      @Cawiyeboyoffice 11 หลายเดือนก่อน

      Is adkey pro nolosha marna waa mcn marna waa qarar pro😮maalmaha adag waa laga pixi❤

  • @mohaqoje452
    @mohaqoje452 2 ปีที่แล้ว +5

    One love this Song Amazing word😋 2022 still watching

  • @xafsiinacabdullahi4750
    @xafsiinacabdullahi4750 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ma sugbaa I leedahay 💔😩
    Zenabey ayamaha
    Xanun badana markad sugeysid qof aad ogtahy inuu so noqon doonin
    17 /7/2024

  • @mohammadhusein6716
    @mohammadhusein6716 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 April 21 ayaan daawanaya bk fankii intaad ku baashaashay baad na leedahay heesahayga ha dhagaysanina
    adigu waad iska dhaaftay lkn somali
    Yaa idin garnaqa fanaan hore bk🤔

  • @MATAANoffishical9791
    @MATAANoffishical9791 7 หลายเดือนก่อน +2

    Bk wakhti tagy aheey ah wa aduunyo 2016kii wakhti macanaa 😢 dibyaa soo cesha

  • @misbah5800
    @misbah5800 9 ปีที่แล้ว +32

    wuxu isku darsaday laxan wanaagsan, cod degan iyo dareen ka turjumaaya.

  • @alone_girl721
    @alone_girl721 7 หลายเดือนก่อน +6

    Who’s listening 2024❤️‍🩹

  • @nesteshomahamed3526
    @nesteshomahamed3526 9 ปีที่แล้ว +4

    wow cadi mahan mahamed bk waa ninka ugu cod macan bk wow nice

  • @zaynabhassan6244
    @zaynabhassan6244 8 ปีที่แล้ว +7

    woow I like this song magaceyga cadi mahan zaynab saxar la'

  • @fardowsoyacquub
    @fardowsoyacquub 2 หลายเดือนก่อน +2

    Manta tariiqda waa 7 october 2024
    Ilahay hamikeyga ha irumeeyo walhi waxa an dareemayo qof hami leh unba fahmikaro adunyada waa layaab hurdada waxan ugo goay wa shaqo la aan cuntana warkeda daayba haben iyo malin wan fikiraa xaqiqdii wxana ku fikira sida an shaqo kuhelilaha i.a ilmada iga socoto ayado farxad ah wanso boqon donaa qoralkan an manta qoraayo sanadka cusub 2025 inta lagarin ina shaqo hela rajenaa hamikeyga alle irumeeyo
    Isoduceey walal qali😢😢😢

    • @RahmaHassan-mo9kp
      @RahmaHassan-mo9kp 2 หลายเดือนก่อน

      Inshlaah. Rajada wad heli

    • @safiyaabdullahi6293
      @safiyaabdullahi6293 หลายเดือนก่อน

      Wax kaa farxiyo iyo shaqo qeyr qabto allaha kusiyo abayo

  • @jamalismail3934
    @jamalismail3934 9 ปีที่แล้ว +17

    heart touching song waan ku wataa bk all indonesia boys waa ku wataan sanadka jakartana noogu imo

    • @mouddahir8739
      @mouddahir8739 9 ปีที่แล้ว

      aleyleh waa looga fadhiyaa jk

    • @durdur77
      @durdur77 9 ปีที่แล้ว +1

      +Moud Dahir kkkk sxb jakeerta iyo Indonesia ms somaliba ku nool

    • @mouddahir8739
      @mouddahir8739 9 ปีที่แล้ว

      why not zhp aniga ayaaba ku no0le
      markaa geesiga waan sugaynaa

    • @mouddahir8739
      @mouddahir8739 9 ปีที่แล้ว

      +yasin abdi mayna sidaa ahayn zhp

    • @durdur77
      @durdur77 9 ปีที่แล้ว

      waar waa sidaas sxb wadan muslim badan ayaad joogtane alle haydinku nabad yeelo isma la heyn somaliba dagane

  • @mohamednuralfa
    @mohamednuralfa 2 ปีที่แล้ว +5

    You Will never get failed to match your situations with BK songs

  • @ebhead101
    @ebhead101 3 ปีที่แล้ว +6

    I will never get tired of this song

    • @xack-2033
      @xack-2033 ปีที่แล้ว

      sannadkan ma ila dhagaysanaysa

  • @mohamudabdi4582
    @mohamudabdi4582 9 ปีที่แล้ว +7

    inaba caadi maaha bk this singer amazes me

  • @Hayan-j9b
    @Hayan-j9b หลายเดือนก่อน +1

    Ma ahanin saake mala sadanbiyo bari
    Saakunba wuu iman sidan ugu sabyee nafta ugu sasabyuu sanadku iidhamadaa. 🤎4.11.2024....10:12 malin isnina 🔐waxan kuso laban dona sandka 2025 ano marwadisa ah🥀M🔐
    Safarkisa sacado yar aya ka dhiman u blse safarka xiga aniga ayad iiso safri noloshydii
    Qofkii iga danbeya like ❤

  • @AbdifatahAbdulahi-q5g
    @AbdifatahAbdulahi-q5g 4 หลายเดือนก่อน +1

    9-8-2024 qof dhageysanayo miya jira gadasheey