Armuu Idilaa Cishqigu - Official Audio Release - 4K

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 เม.ย. 2022
  • Song Title: Armuu Idilaa Cishqigu
    Lyrics: Maxamed Siciid BK
    Music: Axmed Weli Furinle
    © Maxamed Siciid BK
    ℗ Maxamed Siciid BK
    iTunes: / maxamed-siciid-bk
    Spotify: open.spotify.com/artist/2TXJV...
    TH-cam Music: / maxamed siciid bk - topic
    Facebook: / mohamed.said.abdi.bk
    #Maxamed_Siciid_BK
    #bk
    #mohamed_bk
    #maxamed_bk
    #bk_hees
    #bidhaan_qurux
    maxamed bk, cilmi baan ku bari lahaa, maxamed bk cilmi baan ku bari lahaa, bk cilmi baan ku bari lahaa, bk, maxamed bk cisi iyo wanaag, maxamed bk 2021, cisi iyo wanaag bk, cilmi baan ku bari lahaa lyrics, maxamed siciid bk, bk hees cusub 2020, bk cisi iyo wanaag, mohamed bk, maxamed bk cawo, maxamed bk cilmi baan ku bari lahaa lyrics, bk cawo, heestii cilmi baan ku bari lahaa, maxamed siciid bk 2021, hillow, bk cilmi baan ku bari lahaa lyrics, maxamed bk 2020, bk dantiisa qof aan aqoon, hees bk, maxamed bk dantiisa qof aan aqoon, mohamed bk songs, cawo bk, biikey hees cusub, mohamed bk cawo, hees maxamed bk, maxamed bk 2019, cawo, bk 2020, bk 2021, bk maxamed, maxamed bk heestii cilmi, maxamed bk jacayl, bk heestii cilmi, maxamed bk 2015, maxamed bk 2016, bk hees, maxamad bk, maxamed bk 2018, maxamed bk qof baa kaligii dadka, maxamed bk cawo lyrics, bk hees cusub 2021, hees bk cilmi, bk doqon, bk hees cusub, dantiisa qofka aqoon, heestii maxamed bk,
  • เพลง

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @user-wy2ku2ol3n
    @user-wy2ku2ol3n หลายเดือนก่อน +245

    Waxan aamin snahay hestan iney xasusu badan kugu ledahay hada iga danbeyso liketa ha,ila dhafin

    • @munaladachannel6724
      @munaladachannel6724 หลายเดือนก่อน +21

      Diwanka inan galo ayan ka baqayaa qalbi jaab 😢😢😢 25.6.2024

    • @nuura-vw1yy
      @nuura-vw1yy 17 วันที่ผ่านมา

      😊

    • @ridwaanyusuf6584
      @ridwaanyusuf6584 15 วันที่ผ่านมา +2

      10/7/2024

    • @RuweydaMaxamed-ip7fi
      @RuweydaMaxamed-ip7fi 8 วันที่ผ่านมา

      ​@@munaladachannel6724😅😅😅😅

    • @maxamedaxmed7415
      @maxamedaxmed7415 8 วันที่ผ่านมา

      @@munaladachannel6724😢

  • @Caaqil-yare1
    @Caaqil-yare1 หลายเดือนก่อน +149

    Waan hupaa iney heestani ku saamaysay haday ku taabatay love ii saar wllo anba kula midbaan ahaye Aamus😢😢😢

  • @asmahassanabdirahman529
    @asmahassanabdirahman529 หลายเดือนก่อน +62

    Halkan waxan uso boqda inan akhristo qisoyinka mucashiqinta halkan kunafiso eee inala wadago qisoyinkoda allow inta isjecel isku beeeg hadad iga denbeyso loveta ❤isar

  • @AhmedHayaan-Biribiri_47
    @AhmedHayaan-Biribiri_47 2 หลายเดือนก่อน +67

    Caawa ayaan heestan dhegaysayaa oo ay taariikh-duna tahay 17-5-2024-ka dhegaysigeedu keliya waxay tahay dhegaysi uun lkn anigu qofkii ii qalmaayey waan haystaaa keliya bilo ayaa naga xiga midowgayaga.

    • @omargabow4491
      @omargabow4491 หลายเดือนก่อน +3

      Allah ha iskukin.calfo😊😊😊😊

    • @user-yu6cy6vl3p
      @user-yu6cy6vl3p 28 วันที่ผ่านมา +2

      Ilhy inta dhimn si qerleh hydin ku dhameyo wll kulmid bn ahy anh iso ducee😢

    • @AhmedHayaan-Biribiri_47
      @AhmedHayaan-Biribiri_47 25 วันที่ผ่านมา

      ​@@user-yu6cy6vl3p guulaysta idinkoo wada jira, marka aad midowdaana ama hadii aad mid tihiinba barakooba oo Bata.

    • @hamzeParut
      @hamzeParut 23 วันที่ผ่านมา +1

      Ilaahay ha isu kiin calfo walaal

    • @user-zx2ll1kw8f
      @user-zx2ll1kw8f 18 วันที่ผ่านมา +1

      Mzha allah

  • @user-xr3xe2pi6b
    @user-xr3xe2pi6b หลายเดือนก่อน +105

    Inta dawanaysa 2024 wan Odin salaamay 😂🖐

  • @ahmaddahir6887
    @ahmaddahir6887 2 ปีที่แล้ว +802

    Waan hubaa inaa heestaan miraha macaan aad dib usoo booqatay 🫠 hadaa iga danbeyso like isar 😃✊🙏

  • @Mumtaskaysse
    @Mumtaskaysse ปีที่แล้ว +83

    Heestan xasuus bay igu ledahay hadu maxamed duugta dhigay armuu ana igu dara qof kan aduunka ugu jecla geerida nakala fogaysay mohamed wanku xiisay balse dib kuma arki doono alle haku naxriisto😢😢😢🤲

    • @bishuubea318
      @bishuubea318 9 หลายเดือนก่อน +9

      Ilah unaxriisto kuwa janada kuwada kulma alle haidenka dhigo❤

    • @Qatamiahmed-ww3qt
      @Qatamiahmed-ww3qt หลายเดือนก่อน +1

      Amin😢

  • @farxaanshakaal7739
    @farxaanshakaal7739 6 หลายเดือนก่อน +132

    meshaan wxa usogala ina ina aqrio qisooyinka mucashaqa io legendskaa hda ila mithy love isaar 15/1/2024❤😢

    • @xasanmacalinaxmed
      @xasanmacalinaxmed 5 หลายเดือนก่อน +4

      23/2/2024💔😭

    • @Dhool412
      @Dhool412 4 หลายเดือนก่อน

      3/9/2024

    • @Saadaqoww1242
      @Saadaqoww1242 4 หลายเดือนก่อน +1

      17/3/2024 sacadu ay tahay 00:58 habeyn isniin

    • @user-si8su2me1j
      @user-si8su2me1j 4 หลายเดือนก่อน +2

      Wllhi comments kuma mashquli jirin balse qiso an aqristay daqiqasadahan latagan yahy oo qof kamid ah comment ley aya qisadisa akhristay marka ani wax qalbjab wan so arky xasus ikuma rebin runtii tii baxdo mid kle ku qalbi qabosan jiray 💔🔥
      Balse dadka isku mid ma ahn alxm alle ihi I uumtay aya qalbi adag iku abuuray 💔😂😂استغفر الله العظيم

    • @user-yd1xr8rh8k
      @user-yd1xr8rh8k 3 หลายเดือนก่อน +1

      12/4/2024💔🥺 sacadu thy 22:33 habeyn sabti😭

  • @zadaamyaaziin2659
    @zadaamyaaziin2659 ปีที่แล้ว +41

    12/07/2023
    Waxaan dhambaalkann Uga Tagaya Qof kastoo xallad aan Cid Dawaysa Jirinn ku jira. Waxann ku jiraa wakhtigii ugu adkaa nolloshayda boholyowga Iyo xiisaha qof aan hooyaday dhalinn ayaan waxaan rafaad u marayo Illahay ogyahay balse naxariista rabbi marna kama Quusann.❤😢😢

  • @cabdimuhumed872
    @cabdimuhumed872 10 หลายเดือนก่อน +37

    Heestan waxaan dhagaysanayaa
    Habeen arbaca ah taarikhduna thy
    5/9/2023
    Xiligaa aanan lahayn wax xidhidh ah ama aan soo marin wax jaceyl ah
    Hadana ilaahay waxaan ka rajanayaa inaan
    Helo tii dumar ugu wacan
    ❤❤❤❤❤❤❤

    • @Dhool412
      @Dhool412 4 หลายเดือนก่อน +3

      Maheshsy wll😅

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 ปีที่แล้ว +129

    Nafteyda qofkii ee rabtay 2021 aya is baranay Qof kale ayu iga raacay Lkn been ayu igu qancin jiray iyo familkeyga iqasbaayo balse been meel ma gaarte dhibaatada iyo dhibka aan so maray asiga aya hada ku sugan gabdhii u iga raacayna wey ka tagtay, aniga nafteyda waan qanciyay waxana usheegay iney wax walba bilow iyo dhamaad leyihin Lkn aniga hada wiil naxariis badan oo wixi hore dhan I ilowsiiyay ayan helay Alxmd dhawaan waan is guursan rabnaa

  • @user-xh4jx3nd1n
    @user-xh4jx3nd1n ปีที่แล้ว +28

    Alla walahi dadka dhan wey dhaawacan yihiin markaa qoraaladiinna aqriye waan ilmeeye ilaahey qalpiga haidiin qaboojiyo aniga hal qof jeclahy waana kala fognahahy ilaahey calaf haiigu daro ❤❤❤❤❤❤ iisoo duceeye

    • @Dhool412
      @Dhool412 4 หลายเดือนก่อน

      Aamin wll ❤

    • @user-jc1ph3cl5o
      @user-jc1ph3cl5o หลายเดือนก่อน

      Amiin aamiin

  • @geenyo1595
    @geenyo1595 ปีที่แล้ว +83

    Waxaa dareemayaa Dareen aan waligey dareemin oona ley ogeen maxaan ubartay ,ilaahow iisoo jeedi qalbigiisa
    Iisoo duceeya 🥲

    • @abdalleali
      @abdalleali ปีที่แล้ว

      Ilahey calaf ha iskugu kiin daro😢

    • @AhmedMohamoud-bn9rp
      @AhmedMohamoud-bn9rp ปีที่แล้ว +1

      😢😢😢 Allah hakuusoo jeediyo

    • @fardawsoxaragojecelcumar4377
      @fardawsoxaragojecelcumar4377 11 หลายเดือนก่อน +1

      Allaha kuu soo jeediyo abayo jacayl aan lagula wadin waa xanuun😢

    • @LibinDoofil-ju4ib
      @LibinDoofil-ju4ib 6 หลายเดือนก่อน

      😢😢allaha kuu soo jeediyo sister

    • @asmaabdullahi4479
      @asmaabdullahi4479 4 หลายเดือนก่อน +3

      Abaayo Anigana xanuun kaaga o kale ayan daremaya jaceyl aan lagula qabin wlhi wa dhibato habeen walbo anigo ilinta iga qubanaysa sexda illah qalbiga hano wada qabojiyo 😪💔

  • @Qadrorabuushmaxamed
    @Qadrorabuushmaxamed ปีที่แล้ว +63

    Hestan waxan iga tabatay qalbiga 🥺waxan dhageysana xili ey sacadu thy 9:07 subaxnimo sanadkuna u yahay 11/5 2023 allow qof walpo qof jecel isku ken🥺🤦🏻‍♀️

    • @canab-wd1sy
      @canab-wd1sy ปีที่แล้ว +2

      Amiin ya rabii

    • @farmajoinaabdullahi8771
      @farmajoinaabdullahi8771 ปีที่แล้ว +2

      3:35 habeenimo salad subax ayaan dhagaysanaya 1/06/2023
      👋🏼

    • @Qadrorabuushmaxamed
      @Qadrorabuushmaxamed ปีที่แล้ว

      @@farmajoinaabdullahi8771 hes daren leh wye 🥺🖤

    • @fatxiabdisalanfatxiabdisal7404
      @fatxiabdisalanfatxiabdisal7404 10 หลายเดือนก่อน

      24/9/2023 saacad sadexsaac subaxnimo 😊❤

    • @farxaan66
      @farxaan66 8 หลายเดือนก่อน

      Amiinn😢after five months😢😢

  • @Kingashraf2024
    @Kingashraf2024 2 ปีที่แล้ว +159

    Iyado Ahmed beef qaaday qofki dhagestay like ta haila dhaafin bk libax 2bo MA ahan 🙏🔥🤟

  • @user-ny5su1vl9h
    @user-ny5su1vl9h 3 หลายเดือนก่อน +14

    2024 dadka soo boqodey wayaan salamey xalad walba oo ad ku jirto nafta daji anigub samiir ayaan ku noloeh eee😢

  • @muhipohilkocaz9268
    @muhipohilkocaz9268 ปีที่แล้ว +77

    3anno xiriir isla leenay since 2020-2023 laga joogo hadana weli wax naxariisa sidi hore ugama helo wana arka inu idhayalsanyo waxwalbana waa u jeeda hadana weli waddnahan kaga tegi lahaa ma hayo 😢 marban is ira aduunka maw dhafta hadana imankaygu i qabtay oo idhahay qof kuu og baa loo dhinta cidlo qol mugdiya iyo keli socod baan la walalobay ❤️‍🩹💔 ha jeclaan amabah qofna rajo beena ha gelin mar hadanad ofinayn 🥺

    • @MuseAfrah
      @MuseAfrah ปีที่แล้ว +10

      Saas ha odhan wall Naftaaa bin aadan ha u gooyn adduunka ayaaba ah Imtixaan marka iska sabar wall mcn
      Fariintaan waxaan kusoo dirayaa 04:40Am habeen jimca ah 10.3.2023
      Hadii eey kusoo gaarto waxaan ku leeyahay Alla bari oo sheydaanka iska naar
      Asigana Runta usheeg🙏

    • @saamiabdi
      @saamiabdi ปีที่แล้ว +1

      Abyo naftan illha ku galiye gumeysi weliga ha ogolaan iska jar asaga dhan 3bil gudahoda ayad ku ilabi donata insha allah😢😊

    • @abdyomer
      @abdyomer ปีที่แล้ว +1

      😢😮😢

    • @Cayuush-ppeh7mq2n
      @Cayuush-ppeh7mq2n 8 หลายเดือนก่อน +1

      Qalpiga allh ku qaboojiyo😢💔

    • @LibinDoofil-ju4ib
      @LibinDoofil-ju4ib 6 หลายเดือนก่อน +3

      Naftada la sheekeyso abaayo plz una sheeg iney noloshu tahay imtixaan 2 ragco salaad ah dunko kana duceyso qofkaas ❤❤

  • @Maxamuud-fx2cf
    @Maxamuud-fx2cf หลายเดือนก่อน +14

    Inta bk waraysigiisa katimid ✋️

  • @IbrahimQhalil40
    @IbrahimQhalil40 3 หลายเดือนก่อน +17

    Dhalinyaro wax barta wakhtigiina maala yacni haku luminina😁QABRIGA II DADAHSHA🥺💔😭Diwanka Arman Gala This song ❤️🔥
    Miss Sxpky Mohamed Saciid Bk

  • @likeyou3193
    @likeyou3193 ปีที่แล้ว +20

    Maxamed fanka buu u xiisay waa khalad laakin fankaa uxiisay Maxamed the legend of xidigaha geeska ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AsliJimcaale
    @AsliJimcaale 2 หลายเดือนก่อน +8

    meshan waxan uso glly inan aqriyo qisoyinka adg ee mucashaqiinta waliba anigo murugesan xasuusna glly qisadii jaceylkeyka qalbiku ilin moye hadlba makaro 😢 hadad ika danbeyso 👍1/5/2024 😢

  • @SihamapdiNajep-jj5xt
    @SihamapdiNajep-jj5xt 8 หลายเดือนก่อน +30

    Cawa ayaan wiilka xrirka Naga dhexeye kala tagne anaga oo guur ku hisheene balantii igaga baxay😢marku idhahay Turki usocdaa oo wlladiisa dhofin rabo kismYo ayaad joogtaa anaa turki usocdaa hadii ay iiqoron tahay in aan dibada galo allow igu sacid

    • @user-fn5fv3lu2d
      @user-fn5fv3lu2d 7 หลายเดือนก่อน

      Sorry abayo Allah hakuu saqiro

  • @khadaraden7936
    @khadaraden7936 ปีที่แล้ว +17

    Ninaan door iga mudnayn
    Armay dantu Caawisaa 😢
    Ereyo Qalbiga taabanaya

  • @xafsalajecleyyy5060
    @xafsalajecleyyy5060 หลายเดือนก่อน +7

    Allow wixii is jecel izku zahal😢❤❤❤❤❤

    • @mohametthassanelmi6470
      @mohametthassanelmi6470 หลายเดือนก่อน

      Aaamn adigana aniga allha ii ka sahlo xafso😢❤

    • @xafsalajecleyyy5060
      @xafsalajecleyyy5060 27 วันที่ผ่านมา

      😂😂iyaaah​@@mohametthassanelmi6470

    • @sacdiyo1122
      @sacdiyo1122 26 วันที่ผ่านมา +1

      Amiin🤲😭

  • @omermohamedshire7949
    @omermohamedshire7949 ปีที่แล้ว +22

    2035 waxan uga sheekayn doonaa inuu fanaankii ugu qaalisanaa wakhtigayadii uu ah bk siday aabahayo nooga sheekeeyeen m.mooge

  • @Alaahbaawayn
    @Alaahbaawayn 27 วันที่ผ่านมา +5

    Tiktok ayan kaso arkay isago bk waraysi dhexdeda kaga hadlaya heesta anna wan so boqday mise xalada an ku jiro ayay ka hadlaysaba iyo ano habenki o dhan laso jeday daren jacayl ❤😢

  • @aishamohamedabdullahiahmed1810
    @aishamohamedabdullahiahmed1810 ปีที่แล้ว +30

    Wan huba hestan mira mcn ina dib u dawaneso hada iga danbeso like saar 👍

  • @user-ow2gy1vb9x
    @user-ow2gy1vb9x 8 หลายเดือนก่อน +17

    Waa 1 saac oo habeenimo qalbigaygu aad baa I xanuunay wxn jiifah qolkaygah wx wehel I ah ilintaydah tariikhdu waa October 30 2023 nin door iga mudneney armay Dantu cawisah😢😢😢😢

  • @user-zx2ll1kw8f
    @user-zx2ll1kw8f 18 วันที่ผ่านมา +4

    Baryahn danbe heesah calacalka ayaan soo bookhanyaa wxan dareenkayga ku cabirona ma aqaan 💔😭

    • @QaaliXassan-nk8gb
      @QaaliXassan-nk8gb 15 วันที่ผ่านมา

      Same wlhi Jaceyl miyaa isoo haayo😂😭

  • @amalkuule5274
    @amalkuule5274 11 หลายเดือนก่อน +30

    Heestaan waxaan dhagesanaa xili aan xanuun qalbi jab dareemayo 5:41 galabnimo 20/8/2023😢waliba anoo ilmeenayo 😭😭 alow qalbiga ii qabooji😢😢

    • @khadrofuaadcabdi1671
      @khadrofuaadcabdi1671 10 หลายเดือนก่อน

      Alhaa haku qaabojiyo qalbiga wll 🥰🙏

    • @abdiy.mohamed7489
      @abdiy.mohamed7489 10 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay qalbiga haku qaboojiyo walashay

    • @hamzamoha5632
      @hamzamoha5632 3 หลายเดือนก่อน

      Aamin Aamin wllo Alle haku qabojiyo😒♥️🤲🤲

  • @hamdijimale7690
    @hamdijimale7690 ปีที่แล้ว +31

    Wan eheen laba qofood oo aad isku jecl wxan wada soconay mudo 2sano ah iyo 8bil waqti badan wan wada qadany farxad iyo murugba wan isla qeebsany bil kadib waxaan nadhaxmaray waqti aad u xun oo saaid isku dagalny xitaa isfahn waa nadhaxmary kadib qalad aan ka gale dartiis oo xiriirka ujaray anigoo ubahan si walbo iskugu dayay inaa so ceshto dhib badan umaray xanuun badan daremay haween. Bar inaa sokoco walibo anoo qalbiga ixanunayo oo ilinta ceshan karin dadka wan kadhuman jiray si eesan i arkin anigoo ilmeynayo rafad kadib wan soceshty oo mar kle dib u hele qaldaadkeeni saxny oo waqti fcn ayaa wada marny balse mar walbo oo iniyad jibin jiray lkn se kadib farxad wada qadany kadib haween haweenada kamid ah ayaan wada kulany waliba si farxad leh kubaxay subaxdii fariin udiray imaso jawabin mid kle udiray sido kle ma isojawabin wan wacay ma iga qaban wan yaby oo wax is dhahy qald miyad ka gashy wan isweydiyay fariin kle udiray wuu aqristy lkn mana ijawabin oo woo iga amusay wan wacay igma qaban kadib wan arky gabar aan sxbo nhy status keda video giisa oo erayo jecl kuqoreso wan yaby wan weydiyay gawadhii wexey igu tiri xiriir naga dhexeyo wan xanuunsady runtiii waxn dhahy aniga xita xirir igal dhexeyo ayadabo wey yaabty kadib asaga wacay wan ku cel celiyay kadib iga qadty wan weydiyay mana dhcy maxn kaseyay aan kudhahay waxbo caadi lee oo igu dhahy kadib waxn weydiyay gabadhii wuu igu inkiray lkn runta wan ka sosary kdib wuxuu igu yidhi adiga kuma jecli sundus jeclhy ayad rwaa haween iyo maaalin ayad lee gursanaa runtii aduunka ciriiri igu noqdya oo aad ban uxanuunsady kdib wxan dhahy ayada xageeda fraxad hada kuhesato kuma celinayo waayo hadal kle ina dhoho awood uma leheen si ayuu iga amusay block 🚫 isaaray laba maalin kadib block iga qady aso leh icafi ishada iheesto qalad kagaly anigan wan ka niyad jabay oo waxn dhahay cuqdad kuma qabo kdib wuxuu idhahy an isku solabano waxn kudhahy wad iniyad jabisay oo rajo la.aan idhigty hye igu dhahy block 🚫 isaary wan kasii niyad jabay kadib maalmo kadib waxn arka miss call kis wan kuceliyay wuxuu iwaresty xaldeyda aniga waqtiga wxan isbaxy visa Germany 🇩🇪 oo wallhey xagaas ijogeen halkas imow igu dheheen kadib asagi xaldiisa waresty kadib wan ushegay inaa baxyo wuu yàabay kadib raaligalin isobandhigay wuxuuna igu dhahy wan kujeclhy oo wan is mehersanena kadib xaga aad Ana iso dacwoow iwad igu dhahy waxn kudhahy wad iniyad jabisay waqtigan waxn rwaa inaa kaligey nolodo oo qalbi jab marbo sadex maalin wuu Idawa socda kadib waxn kufikiray inoo igu danesanyo oo fikirkeygi sax ayuu noqaday wan tijaabiyay oo waxn kudhahy safarkii wan kabaqdy oo washed aa badalkeyga boxoso aniga 2sano kadib baxaa kudhahy kadib jawaabtis wexey noqoty walley sadex malmod kudawa socdaty ilaa hada iso laban hada kadib kuma dhibayo wan ka foganaa block 🚫 isaary runti ilaahada woo iga amunsanyhh aniganeh wan kasabry oo safarkeygi isbuuc lee ka dhiman wan bixi raba wxan isweydiyanyaa marko ogado inaa boxoyo talow moxoo kudhihi dona. Jecl wan nacy qalbi jab

    • @hafsaabdirahman728
      @hafsaabdirahman728 ปีที่แล้ว +3

      Markale ha siinin jaanis kaas jaceel maku noqonaayo abaayo qiimahaaga jaceel dartiis daciif ha uuga dhigin dadka dhan wada niyad jabsan adigana waad ka baxeysaa mid ka fiican oo qiimahaaga yaqaana waad heleysaa ❤️🙋‍♀️

    • @BarwaqoElmi
      @BarwaqoElmi 11 หลายเดือนก่อน +2

      wllo ninkaa haku laaban waa danayste caadiyaa 😢😢😢❤nolashaada hore usii wado Alle qalbiga haku qaboojiyo❤❤❤😢😢

    • @abdiqaadir3698
      @abdiqaadir3698 9 หลายเดือนก่อน +1

      Aduunka I aad hesho qof kuu daaacada oo sidhab ah kuu jecel in aad hesho wey adagtahay lkn gabar karti badan ayaa thy guulayso wlle

    • @Barafey
      @Barafey 3 หลายเดือนก่อน +1

      Hada kawran maso labtay

    • @user-ht4yg4fd5u
      @user-ht4yg4fd5u 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma baxde abaayo😢

  • @shaaficigaafaay5834
    @shaaficigaafaay5834 16 วันที่ผ่านมา +2

    Sidii baan BK dib ugu heli karnaa! Wuxuu ahaa fannaan mar la arag oo cod macaan.❤

  • @iqruushidiris4941
    @iqruushidiris4941 11 หลายเดือนก่อน +7

    hesta waxa dhagesnya ani qofka jcely la joga insha ilhy ka rajen inaa sado badan isla jogna❤❤❤❤❤😢

  • @user-ly6pz1zi4k
    @user-ly6pz1zi4k 10 หลายเดือนก่อน +13

    Inta ila dhawacan qalpiyadenah alleh hano qabojiyoh 😢❤

  • @abdullahiadan4388
    @abdullahiadan4388 ปีที่แล้ว +9

    “Taladan kudeynaya
    Adoo idiir naxaya
    Qalbigaa raxmad iga doon”

  • @MohamedZaalah
    @MohamedZaalah 11 หลายเดือนก่อน +7

    Armuu Doog igu noqda a Nimanan door iga mudneen array dantu caawisa😭😭😭😭❤️

  • @aminatoohe5419
    @aminatoohe5419 2 ปีที่แล้ว +39

    Dhagyziga heesahaga ma Deyn karyne
    Alle hanaga Masxo
    Adigana alle kugumso celiyoh abti😑

    • @ismailabdulle6732
      @ismailabdulle6732 2 ปีที่แล้ว +2

      Insh allah dhmnteena asaga hada fanka wuu ka baxay anagana kuwa alle ka madoobeeya heesaha naga dhig aamin

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 2 ปีที่แล้ว

      Ma asga hadal laqwi ah inta badan ku heesa, Hadalka laqwiga aya la diiday
      Inta hadal fican ayu ku heesa
      Heesta magaceeda un yara qaldan.

    • @aminatoohe5419
      @aminatoohe5419 2 ปีที่แล้ว

      @@shonazef7351 🎶 music u sow danbi mahan

  • @crizaaqciise975
    @crizaaqciise975 8 หลายเดือนก่อน +7

    Danteen adaa hayoo
    Taladaan kuu daynayaa
    Adoo ii diir naxaya
    Qalbiga raxmad iiga doon
    Xanuun badana marka qof aad jeceshay naxariis aad ka sugayso iyaduna aysan kuso socon
    Jacaylka muxu dad. Badan nolosha ku cadaabay 💔💔💔

  • @user-gm4cs8cc3w
    @user-gm4cs8cc3w 6 หลายเดือนก่อน +7

    Waxan rajaynaYa marka danbe ee an hestan dhagaysto inan dhagaysto anigo farxsan oo nuskayga kale helayy 😢😢💔

  • @HafsaQali-ge5pl
    @HafsaQali-ge5pl 17 วันที่ผ่านมา +2

    Danteena adaa hyo talda kudaynyaa😢😢adoo idiir nxya qlbiga raxmed igdooon😢😢😢

  • @anababdirahman1243
    @anababdirahman1243 16 วันที่ผ่านมา +3

    Goor horaan is dili lahaaye 😢hooyaa kali ku ahay 😭rabi ha I qaboojiyo qalbiga rabina ha I aar gudo

    • @ZuhuurCabdinuuribraahim
      @ZuhuurCabdinuuribraahim 16 วันที่ผ่านมา

      Abyo wllhi ilin iga daadanaysa ma fcnthay🥺😭

    • @ZuhuurCabdinuuribraahim
      @ZuhuurCabdinuuribraahim 15 วันที่ผ่านมา +1

      @@anababdirahman1243 abaayo inaan kula hadla rawaa what's App ma iga soo qawan kartaa🥺♥️

    • @iam.legendar
      @iam.legendar 14 วันที่ผ่านมา

      Ogow hada is dishid naar ba galaysa wll❤la jihaantan dunida

    • @anababdirahman1243
      @anababdirahman1243 13 วันที่ผ่านมา

      ​@@iam.legendarwaa sbb tan u nolahay diinta aan bartay baa I celineesa

    • @anababdirahman1243
      @anababdirahman1243 12 วันที่ผ่านมา

      ​@@ZuhuurCabdinuuribraahimalx abayo lkn xogaa😢saaid u murugonaya

  • @NajiiibmahamedCabdulahi
    @NajiiibmahamedCabdulahi 16 วันที่ผ่านมา +7

    hestan waxaan dhagaysanaya anigoo tahrip ku jira7/8/2024 waxaan rajaynaya inaan dib u dhagaysto anoo wakhtigu i hiliyay i.a💔🥹

    • @NasiimAbokor
      @NasiimAbokor 11 วันที่ผ่านมา

      alle haka saaari wlllo
      wakhtigaan ha ku hiiliyo❤

    • @user-sd5sb4nm7u
      @user-sd5sb4nm7u 8 วันที่ผ่านมา

      Waabeentaa

  • @user-kb5mx1vl9t
    @user-kb5mx1vl9t 26 วันที่ผ่านมา +1

    Waa heest qalbiga tabanysaa dadka bilowga way wangsan yihiin balse dhaamadka maxay isla badlaan xanuunka jecelka waxaa dareemi kara qofka uu ku dhacay😢❤😢

  • @cabdiwahabcarabcalidirie3932
    @cabdiwahabcarabcalidirie3932 2 ปีที่แล้ว +11

    Heestaan barigaan yaraa ala maxaan jeclaa 😭😭 xasuus Baal dabahaba ku taal.

  • @sihaaaminaapdih3470
    @sihaaaminaapdih3470 11 หลายเดือนก่อน +6

    Armu idila cishqigu armu dihal jecyl naftyda dugashadaa hadu cilmi dugta dhigay armu ana igu daraaaa qabriga i tah tah shayo diwanka Arman gala💔😭

  • @amaalmukhtaar2460
    @amaalmukhtaar2460 ปีที่แล้ว +13

    😭💔💔😭diwanka Arman gala 3sanadki sadexad oo muruga kujira wlhi manabsigan sogala layga jaraya mise jeceylka nocasa Malin waan bogsan dona marna kama qusan dono Allah qlbigayga kuberay jecelkan💔😭😭😭😭🔥

  • @cudooncumar923
    @cudooncumar923 11 หลายเดือนก่อน +25

    Heestan waxaa dhageysanaya 16/8/2023 habeen khamiis soo galeyso sacaduna ay thy 21:49 ilahow qalbigeyga iqabooji😭

  • @asmaanahmed6613
    @asmaanahmed6613 ปีที่แล้ว +54

    Hees tan waxan dhagysanjiray sanadkii lasoo dhafay 👋😊
    Waxanu isku ahayn daris
    Isagu dadka wuu iiga dhawa dad ilmadertinmo isku bartaan ahyn aad ban uwada kaftmijirnay heer dadku kaftnkyga kuwareraan ay dhahan maad ismagtan mise 😁waxay sida ahto wuu katagay magaldaydii xidhiidh ban yelanay waxn uqaday Jacayl ❤️🥺 kii ugu qimaha waynaa isaga laftarkisu wuu idrensijiray dadka inan uga dhawhay
    Wuxu sida ahadba hal mar buu isbdalay go’an bu iga gadhay ana waxan kudhahay wll sad jeceshay lkn nazib xumo marku igatagyba kan uhayey mid kawayn ban uqaday her waxan gaadhay aan uduceyo saldaha kaliya inaysan noloshu xumayn isna markle dib ima soeegin waloba walalnimo isku xidhidhino marmar waan jeclahay inaan hal mar noloshayda kasaaro lkn ma awoodo xita gadshi xidhiidh wan yeshay lkn dartii ban midwalba uga tagaa ano kabaqya inan marlbaad qof sidaso kle unoqdo
    Siwalbo ahaatba waxn urajeya nolol tan ugu fcn 😔hadad farintayda aragto kaliya kaso qaad inadeeta oo khyr kurajesay
    My hero

    • @abdirahmanmaankovic5328
      @abdirahmanmaankovic5328 ปีที่แล้ว +2

      🥲🥲 dadkena fican mar walba wanala xumeya

    • @nawalali7934
      @nawalali7934 ปีที่แล้ว

      Jacayl soomaali laguma guuleysto qfksta meelbuu qalbi jabanyahay alla qlpiga hakaaga reepo

    • @abdiwahabhusseinhud5854
      @abdiwahabhusseinhud5854 ปีที่แล้ว

      Wll laba wanaagsan iskuma hagaagaan inta badan. Anigana adokale wan la ahay.

    • @sacaadxuseen4626
      @sacaadxuseen4626 ปีที่แล้ว

      Asma way jiran dhawaca lkn uu heli marka ayad ee aniga qoqq

    • @sacaadxuseen4626
      @sacaadxuseen4626 ปีที่แล้ว

      Qqqq

  • @zaciim
    @zaciim 2 ปีที่แล้ว +19

    jaceelku waa wax jira lkn waaa is adoonsi 🥺naftaada ha lakula maamulo iyadaba life break ah💔

    • @aasiyah2601
      @aasiyah2601 2 ปีที่แล้ว

      Wllhi been mha 💔😔

    • @kawsarabdi1803
      @kawsarabdi1803 ปีที่แล้ว

      Haa goaan ma qadan gartid😢

    • @dekanadifhassan6196
      @dekanadifhassan6196 ปีที่แล้ว +1

      Is not adonsi walal maybe you give more than you get always give only what you get

  • @amiraapdyrashiid6458
    @amiraapdyrashiid6458 ปีที่แล้ว +8

    Waxn DhagySanyah 10/2 2023 Wa Xanuun Jecylku marka Pilaa Sapp Lagaga TaGO ILahY QalbiGa HaNo QaboJiyO🥺

  • @ahmedahmed-e6r
    @ahmedahmed-e6r 13 วันที่ผ่านมา +1

    wax aan kadhoho .ma aqaano runtii wayo aniga dhan wa isku dhax yaacay jacaylkygi dal shisheye ayay iga aaday waqtiga aya nakalafogeyay marka asxpta waxan idinka cod sanaya inaad iso ducaysan inan dib isugu solabano anako nabad eh 😢😢😢❤❤❤❤❤😭😭😭😭

  • @Sheekofaneed1
    @Sheekofaneed1 14 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb bk fankaadu waan uxiisnay legend qalbigaa kusoo salaamay❤ 🎉

  • @fatimacabdisalan-cc2zp
    @fatimacabdisalan-cc2zp ปีที่แล้ว +6

    Xajigeyga ayaa safar iga aadey intan u doobay Maxmud anigo ku jecel arman iga dorsataayo cidlada igu deyrisaayoo dalxiista meelo kale danteena adaa haayo talada ku deynaayo adoo ii diirnaxaayo qalbiga raxmad iga doon 😢
    🥹🥹qer ayan fishaa🥹

  • @user-yv8fz2uu8f
    @user-yv8fz2uu8f ปีที่แล้ว +21

    25/5/2023
    Sanadkii 7 ayu Xirirkena socda inshalah waxarajeyneyna inaa dhawan is guursano inshalah intii is jecel Allow isku sahal❤

    • @xamda-dahabo1
      @xamda-dahabo1 ปีที่แล้ว

      Inshallaah wll khyr baan adiin rajeynayaa adiyo dumo ba😊

    • @kowsarahmed7934
      @kowsarahmed7934 ปีที่แล้ว

      Aamin bro hal Sanaa idinka weynahay alle ha isku keen calfo dhamaanteen anaga 8 noo tahay😮

  • @xusnizolla8767
    @xusnizolla8767 ปีที่แล้ว +9

    😮Ala hees marabin lkn hestani ayaa igu kaliftay 🎉❤😊

  • @MudanMoha-bo1mn
    @MudanMoha-bo1mn ปีที่แล้ว +17

    Hestaan iska jeclahay lkn ani jecel ima Haayo 🥺inkasto aan ka xumahay in aan dhageysto madamuu fanka ka baxaY 😢Mohamed bk 😩🎵🎶

  • @nadiiramaxamuudnadiiramaxa6363
    @nadiiramaxamuudnadiiramaxa6363 6 หลายเดือนก่อน +9

    ila mlinkei Laqadey ila hda oo 2024/1/5 waan dhageestaaa😢 qalbiga ilow u qabooji qof kastooo jcayl lagaga baxay iyo ka ladhaawacayba😭💔

  • @AdnaNaagmudug-bb7uw
    @AdnaNaagmudug-bb7uw ปีที่แล้ว +11

    🥹🥹🥹🥹 cawa hestan waxa dhagay sanaya anigoo xanuun daremaya sadex sano xiriir aan la ahaa ba cawa go aan ka gaaray 💔💔💔

    • @realgang6967
      @realgang6967 ปีที่แล้ว +2

      Ilahey qalbiga haku qabojiyo😭

  • @user-bm4eg2gi1p
    @user-bm4eg2gi1p 18 วันที่ผ่านมา +1

    ala heestan wan jeclahey ❤

  • @user-qq8ij9nh3l
    @user-qq8ij9nh3l หลายเดือนก่อน +4

    Danteena ada haye talada ku daynaya adoo i diiir naxaya qalpiga raxmad igu dooon🥺😭🙏

  • @aaliya4708
    @aaliya4708 ปีที่แล้ว +8

    BK fanaan ka cod qurxan ka romantiksan ma arag ❤ hope inuu caalami noqdo

  • @Sombookspodcasts
    @Sombookspodcasts 6 หลายเดือนก่อน +5

    2024 january caawa baan arkay BK oo fanka ka baxay ana hesihisa ba bila macni iskaga dhagaystay wllhi legend bu ahaa heeso wax kala qaada 😁

  • @Masnaad
    @Masnaad 10 หลายเดือนก่อน +7

    Waxa jiira bilow qurux budan oo kubarayo micanaha jecelku leeyhay lakiin waxa kadanbeya dhamad xanunu badan ooanad maranaba filneynine 😢kwarm qalbi anad hoore bashar kle usiinin marakad qof siiso oo ciidla kaga dhabaan oo uu xata kugarsiyo heer aad inatad indhaha ilamo kaweydo qalbiguu oyoo oo qalbguu kudamqado oon qof aad labtiisna kuooydo anad heysan ilahyow qalbiyada dhawacan dhawac kabogsii 💔

  • @gudoonyusuf4319
    @gudoonyusuf4319 ปีที่แล้ว +10

    Qalbiga iga taabatay heestaan jacayl ax ax 😢😢😢

  • @nagaaddheman6338
    @nagaaddheman6338 ปีที่แล้ว +36

    4/1/2023 ita ila waan DhagaysanaYaa mana lihi Wax Jaacayla😭😭😭

  • @ahmedbiif4059
    @ahmedbiif4059 8 หลายเดือนก่อน +8

    Hestan waan oya marka an maqlo yaa igu Racsan?❤😂 I love this song ever ❤

    • @wariyejaceylow4273
      @wariyejaceylow4273 6 หลายเดือนก่อน

      Aniga waayo dadka qaar dhaawac umaleeyaan heestaan lkn waa qiso dhab ah

  • @cabdurasaakAli9821
    @cabdurasaakAli9821 25 วันที่ผ่านมา +2

    Fankuba waxuu ahaa bk iyo qaraami come back Maxamed bk ❤😅

  • @AKRAMMAXAMUUD123
    @AKRAMMAXAMUUD123 9 วันที่ผ่านมา +1

    Axmed biif. Song ❤

  • @BarwaqoElmi
    @BarwaqoElmi 11 หลายเดือนก่อน +17

    waxan qoraya qoralkan 10:48 qof walba qofkiisa alle haw calfo 😢❤

  • @ibsaasalaam1288
    @ibsaasalaam1288 9 หลายเดือนก่อน +5

    Ina sacidi I'm oromo but I have a very really love you and your song ❤❤❤ 100% percent again ilove you more than for all person of somali and artist of a somali song

  • @umuuayaan9222
    @umuuayaan9222 ปีที่แล้ว +7

    Armuu doog igu noqda Ninan door iga mudnayd armay dantu cawisa 🫀🦋😭💊

  • @Ehel_caazhaq77
    @Ehel_caazhaq77 หลายเดือนก่อน +5

    Old legendary song yaa soo booqday maanta maxamed bk 24 june/ 2024

    • @apdalleJama
      @apdalleJama หลายเดือนก่อน

      Zxp😇🤙

    • @marshal1542
      @marshal1542 หลายเดือนก่อน

      Sxb waykan madaxa iga taabta bro ❤❤

  • @updiqadircade5639
    @updiqadircade5639 8 หลายเดือนก่อน +11

    Heestaan mar waliba ayada kaliya xiiso aan uqabo uma soo laabta balse WIILKA qisadiisa inaan aqriyo baan usoo laabta si aan u dareemo wuxu dareemay . if stories could hurt one's heart, this story really touched me 😭😭 . I read that heartfelt story after every one or two week . Allaha unaxariiste xaliimoo sxp🥺🥺🥺

    • @ubaxcabdi2690
      @ubaxcabdi2690 6 หลายเดือนก่อน

      Wilkas anba wan la ilmeyey wllo😩

    • @azmamaxamed2406
      @azmamaxamed2406 5 หลายเดือนก่อน

      Haa wlahi wllo aad bay noo taabaty geeridu inantuna waxy ahhayd inaaptidy xaliimo nuuur ayaa ladhihi jiray alle haw naxariisto 😢

    • @NimcoMahad-io7fx
      @NimcoMahad-io7fx 4 หลายเดือนก่อน

      😭😭

  • @IsmahanIesa
    @IsmahanIesa 6 หลายเดือนก่อน +4

    Danteena adaa hyo taladda kuu deynyaa 😢adoo idiir nxyaa Qalbiga rahmad igadoon😢💔 armuu idilaa cishqiku armuu dihaal jceyl nafteyda dugashada😢💔

    • @maxamedhaldoor8190
      @maxamedhaldoor8190 5 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤🎉

  • @abdullahidhiinka2672
    @abdullahidhiinka2672 ปีที่แล้ว +5

    Maxamed bk nin aan ku dhaarto siiba heestan kama daalo maxa yelay taariikh ayay igu ledahay hada iga danbeyso like bis

  • @user-fw1hy9qp6e
    @user-fw1hy9qp6e 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heestii heesaha waanu ku wadana maxamed siciib cabdi bk ❤❤❤😊

  • @MaanCadnaan
    @MaanCadnaan 3 หลายเดือนก่อน +3

    Haduu cilmi doogta dhigey armuu ana igu daraa ❤😢

  • @cadaroosh8364
    @cadaroosh8364 ปีที่แล้ว +10

    Best song dareen kalaan galayba😍

  • @NajiibYare-cn6pp
    @NajiibYare-cn6pp 20 วันที่ผ่านมา +2

    Najiib Lajiife❤🎉❤🎉

  • @Qanja16
    @Qanja16 ปีที่แล้ว +3

    Farxadeyda adaa hayee😢 adoo ii diir naxaya qalbiga raxmad iiga doon 😢🙏😭

  • @adankheirmohamed8656
    @adankheirmohamed8656 5 หลายเดือนก่อน +4

    Danteena adaa hayo
    Taladaan kuu daynayaa
    Adoo iidirnaxaaya
    Qalbiga raxmad iga doon
    16/02/2024

  • @queenhayaat3354
    @queenhayaat3354 ปีที่แล้ว +13

    Cwa tariqdu tahay tue/10/jan/ 2023 waa habeen aad iigu xun oo niyad jabanhy ilhy waxan kabaryaya nolol farxad Leh iyo jacayl aan dhamaan🥺💔😭qofkii aan rabay inaa nolosha laqeybsado iima ey suurogalin oo ima rumobin riyadeydi 🥲nimaan door iga mudneyn armey dantu cawisa🥺intaas ayaa aad itabatey😢💔❤️‍🩹wankaxumahay.

  • @AhmedMohamoud-bn9rp
    @AhmedMohamoud-bn9rp ปีที่แล้ว +10

    Heestan waxaan dhegaysanayaa 19 5 2023 8:15pm jacaylna ima hayo lkn. Waa hees marmar igu soo dhacda marka aan dhegaysanayona waxaan dareemaa jacayl aanan aqoon cid aan u hayo. Waan ilmayn gaadha markastoon isku dayo inaan dhegaysto😢

    • @Somalimusic01
      @Somalimusic01 7 หลายเดือนก่อน +2

      Wlhi isku mid nahay jecayl ima hayo markii dagesto wa ilmeya 😢

    • @Hafsaismail12
      @Hafsaismail12 6 หลายเดือนก่อน

      Aniga xataa😢😢​@@Somalimusic01

  • @anjuabdi3694
    @anjuabdi3694 11 หลายเดือนก่อน +11

    Anigo jeceyl karajo belee ayuu nolosheydhe kusobire at first he made me feel like aqueen...now its been ayear and ahalf mantana waxaan ogadhe inuu ijeceleen oo melgar lee uahay...he is cheating me and i was ready to love him for the rest of my life isago maal aduun hesanin...manta lagabilawo aniga waax dawaco mooshi i will never be the victim again...mine ayaan dixii jire but today isagan adunka unacbanahay

  • @iftuutenya8658
    @iftuutenya8658 2 ปีที่แล้ว +10

    Oh Mohammed bk ilove you so 😘 I'm from oromiya ❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sahalliibaan1202
    @sahalliibaan1202 ปีที่แล้ว +5

    Hees aan imbadan dhagastay waliba aan kudawanjiray musasalkii nuura iyo amiir yarantii

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali หลายเดือนก่อน +2

    Hees an Dawan jiray AnOo Yar Xusus Mudan

  • @somalispotify
    @somalispotify 23 วันที่ผ่านมา +1

    Maxamed Fanka u xiisay ee Maaha In isaga u xiisay the legend 🔥🫡

  • @amiirah143
    @amiirah143 10 หลายเดือนก่อน +4

    Armuu idila cishqigu😭💔feeling sad 😢

  • @BurcuBb-fz7qe
    @BurcuBb-fz7qe 3 หลายเดือนก่อน +11

    Waxad ahayd wixii ugu qurxda badna ee ilahay i siiyo marna kuma ilawi dono sidad u ahayd jacaylkeygi kowad ayad u ahan dontaa waliga
    Ma jeclen inan ku wayo hadan Aawodo daqiqad kama fogaden lkn waxba kama badli karo hada
    Iiahay haku ilashado wanku faraxsanhy inan ku jeclhay xasuustada iga dhaman mayso intan nolahay 😭💔
    F❤

  • @Mahamettttt
    @Mahamettttt หลายเดือนก่อน +1

    Ax nin so jaby unba fahmaya😢

  • @kimjezuublinkandarmy4031
    @kimjezuublinkandarmy4031 29 วันที่ผ่านมา +2

    Ma heestanO kale bk mxU qalbiyadena tabtaY🥺💔

  • @skillssports2812
    @skillssports2812 11 หลายเดือนก่อน +8

    I.a Maalin ayaan furi doonaa fariintaan waa galab talaado ah date15/8/2023 time 3:40 maalin xasuus leh 😊😢

    • @GamesCusub
      @GamesCusub 4 หลายเดือนก่อน

      Ma noshahay wllo😢

  • @apdalleJama
    @apdalleJama หลายเดือนก่อน +3

    Armaa Iga doorsataayoo
    Cidlada igu dayrisaayoo
    U dalxiistaa Meelo kle
    Talow ayaamuhu Ma is Badalin mise any why 😭

  • @user-te7bf6fd5y
    @user-te7bf6fd5y 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maxamed wll wan ku jeclahy wllahi ❤

  • @CxakiinMuuse-c3u
    @CxakiinMuuse-c3u 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ala jaceyloow 😢❤

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 2 ปีที่แล้ว +22

    Danteena adiga haayo taladaan ku denayaa adoo idiir naxaayo qalbiga raxmad iga doon💔😥🙏

  • @dr.abdirizackbille1613
    @dr.abdirizackbille1613 2 ปีที่แล้ว +8

    Hees IGA dheh m.a

  • @Queen__fatma29
    @Queen__fatma29 2 หลายเดือนก่อน +1

    Danteena adaa hayee
    Taladaan ku daynayaayee
    Adoo iidiir naxaaya
    Qalbiga raxmad igaadoon😢😢

  • @maskaxyare7061
    @maskaxyare7061 2 ปีที่แล้ว +9

    2nd feiwer