Dardaaran BK iyo Nimco Yaasiin 2015

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @naimasalaad2148
    @naimasalaad2148 3 ปีที่แล้ว +64

    Heestaan wlhi waa xasuus 3sano kahor xaajigeyga isoo diray mar uu safar u socday ilaa hadana waa kalla fognahay rabiyow na midee ani iyo xaajigeyga🤲

    • @fowzanfowzan7214
      @fowzanfowzan7214 2 ปีที่แล้ว

      Ilaaahay hakuu keeno abaaayo

    • @mohamedyussuf1464
      @mohamedyussuf1464 ปีที่แล้ว +1

      Saan filaayo ilaahay wuu kula kulmiyeey xaajigaaga😊🎉✨️

    • @NimcoZaid
      @NimcoZaid 3 หลายเดือนก่อน

      Aamin

    • @XamseXasan-df9tu
      @XamseXasan-df9tu 2 หลายเดือนก่อน

      Aamin wllo

    • @MAAHERCR
      @MAAHERCR 28 วันที่ผ่านมา

      Aamiin yarabi

  • @muniishatogdheerilkacas3238
    @muniishatogdheerilkacas3238 4 ปีที่แล้ว +111

    Shansano Ka dib maantan dhagysanaya ♥️❤️😢
    2020 bishii labaad
    Dadaalka jacaylka iyo xasuustaydun ha dayn
    Ilaahy xaaji 🤴 nabad haygu kaa keeno 😢😢😢♥️♥️

    • @boqoradainaabukar5828
      @boqoradainaabukar5828 4 ปีที่แล้ว +1

      muniisha ppeh muniisha ppeh aamiin

    • @hamsikzuumojookar8286
      @hamsikzuumojookar8286 4 ปีที่แล้ว +2

      aamiin

    • @dagan1586
      @dagan1586 4 ปีที่แล้ว +4

      Aaamiin abayo Dhamanteen alle hanuskeen keeno keligaa ma ahan 😢😢

    • @TheSayax22
      @TheSayax22 4 ปีที่แล้ว +3

      Intii kala maqan khayr Allaha isugu soocesho🤗🤗🤗❤❤

    • @kiindhaladabdulla444
      @kiindhaladabdulla444 4 ปีที่แล้ว

      Iskumid💋🥰❤️

  • @mfeynuuscabdalle8122
    @mfeynuuscabdalle8122 2 ปีที่แล้ว +93

    Heestan oo kale waxa cabbiri kara qofka ay si toos ah ugu dhacday! Waa heesaha aan la iska ilaaliyo maqalkoodu, si aanay dhambiisheedu wax kuu yeelin! So emotional, no one can stop tears while listening. Hope, I'll comeback home, and meet again my lovely and sweety girl, there.

  • @mohameddaauudurus7269
    @mohameddaauudurus7269 8 หลายเดือนก่อน +18

    Heestan waxaan Kusoo Xasuustay inan Nimco La dhaho oo aan Ula baxay Beerlula taariikhda aan Qodayaa waxaa weeye 3/2/2024 Maanlin Sabti ah inan barasho Fiican oo wanaagsan na dhex martay ❤

  • @jookerandafjanochannel6614
    @jookerandafjanochannel6614 3 ปีที่แล้ว +108

    Bk oo fanka ka maqan inta daawaty leki saara

  • @maxamedcabdi462
    @maxamedcabdi462 ปีที่แล้ว +13

    Waxa lagayabaa hadii lanolaao in aan wakhti kale soo booqdo halkan isagoo gaadhay shan kun oo qof love you sxbyaal 2023 may❤❤❤❤

  • @ASADABADIHAAJI
    @ASADABADIHAAJI 11 หลายเดือนก่อน +10

    2023 DHAMAAD KIISA BAAN DHAGAYSANAYAA. YAA ILA DHAGAYSANAYAA. ZHPAYAAL //LIKE SAAR HADAD IGA DANBAYSO❤❤😢

    • @AshrafAwil
      @AshrafAwil 7 หลายเดือนก่อน

      Aniga qudha zxp hal sano ka danbey😢

  • @MohamedAhmed-le7zy
    @MohamedAhmed-le7zy 8 หลายเดือนก่อน +6

    I'm still listening 2024😢

  • @abdishakumohamed3314
    @abdishakumohamed3314 2 ปีที่แล้ว +60

    2022 dhamaadkiisa ban dhagaysanaya labadaan lagend bk iyo nimco yaasiin,hadaa iga danbayso like isaar 🖐

  • @hamdijama5945
    @hamdijama5945 9 หลายเดือนก่อน +6

    Heestan waxaan marki igu horaysay waxay ahayd 2016 oo aannu wada dhagaysan jirnay qof aannu isjevlayn oo aan ka safrayay imikana wuu dhintay qofkaasi alle ha unaxariisto jannooyinkiisana haku casuumo

    • @abdinasirabdlla9669
      @abdinasirabdlla9669 9 หลายเดือนก่อน

      🥹🥹🥹🥹🥹 Allah una xaristo

  • @ayschaabdi1395
    @ayschaabdi1395 5 ปีที่แล้ว +9

    Heetani waa bk markuu xaaskiisa faduma quruxwanaag kasii dhoofayay
    Iyo dardaarankii ay fartay
    Inta ilaqabta rayigaa like

  • @muhiimapilan1442
    @muhiimapilan1442 5 ปีที่แล้ว +66

    Hees iyo badh farta taag qof kii ila dawnaya 2019 😂😍😍😍😍🤗🤗🤗

    • @maryanmagaalo4258
      @maryanmagaalo4258 5 ปีที่แล้ว +2

      Anaa kula daawanya waayo Dareenkayga ayay ka hadlaysaaa😢😢😢😢❤❤

    • @husseinmohamed6543
      @husseinmohamed6543 5 ปีที่แล้ว

      Labadiina yaa jaceyl isiin kara tollow...aniga qofan jecladan raadinaya🤔

    • @hajiessa9231
      @hajiessa9231 4 ปีที่แล้ว

      Deeqsan 2020

  • @mofxtrader
    @mofxtrader ปีที่แล้ว +8

    Hadalkii ay Hooyo igu Dhahday Dadka hooyo iyo aabe ha kaaga dhigo love u momy ❣ 2023 like saar

  • @updizhakoirpazher3558
    @updizhakoirpazher3558 4 ปีที่แล้ว +179

    Hadad daaweneyso 2020 like hayla dhaafin

  • @mahadabdillahi4264
    @mahadabdillahi4264 4 ปีที่แล้ว +8

    Layskama heeso ee sidaasaa loo heesaa, midhaha iyo codka halaasigaa ee labadaba marka laga yimaado, sida ay u jilayso heesta Nimco Yaasiin ayaa i cajabisay. Amazing.

  • @sacdiyosimaan3030
    @sacdiyosimaan3030 6 ปีที่แล้ว +31

    Waa hes murdi leh nin iyo xaskii eyna ka hadle bk iyo nimco yasin wad isla hesheen inta igu racde like

    • @faizamahmud6591
      @faizamahmud6591 5 ปีที่แล้ว

      Sax wey sacdiya siman xabbti😙

    • @marshaal9099
      @marshaal9099 5 ปีที่แล้ว

      Ma is qabaan labadaan

  • @SmilingIslandRetreat-cz3hn
    @SmilingIslandRetreat-cz3hn 6 หลายเดือนก่อน +5

    Ww wxaani.dhagisn.jiiriy
    2022
    Hargisa
    Soomaalilan
    ❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jimcaalerayska11
    @jimcaalerayska11 8 หลายเดือนก่อน +60

    Still watching in 2024 😂

    • @farahnashad5486
      @farahnashad5486 6 หลายเดือนก่อน +8

      Me 2

    • @munaGerat
      @munaGerat 6 หลายเดือนก่อน +1

      Sidokale😂❤p

    • @SNM-x3r
      @SNM-x3r 6 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂

    • @haypsanaxmed642
      @haypsanaxmed642 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sido kle qli 😂😂😂

    • @SNM-x3r
      @SNM-x3r 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@haypsanaxmed642 kkkkk hayeelin luqa ma isku racna labdeenba jacaylba ina haye

  • @iqbalabdi
    @iqbalabdi 5 ปีที่แล้ว +24

    Hadaaan dhagaysanayaaa heestan sabata oo ah hada ayay heesta aniga Nolshayada wax ka soo gashay 😂😂😂😂😂😙😙

  • @najmayusuuf
    @najmayusuuf ปีที่แล้ว +14

    Heestaan waxan dhageystaa marka la iga maqnyhy lkn ayado hada wali la iga tagin ayaaba xanuunka dareema
    Allow xajigeyga isoo nabad celi 😢❤

    • @hamdajaamac8712
      @hamdajaamac8712 ปีที่แล้ว

      Amiin. hppti allow nabad kugu keena

    • @shaficimaxamed1381
      @shaficimaxamed1381 ปีที่แล้ว

      Aamin aamin Alla idima Kala qaado dad is jecel tihiine

    • @calicabditokiyo9692
      @calicabditokiyo9692 3 หลายเดือนก่อน

      Aaamin ilaahay hakuu ilaaliyo abaayo anba islaantayda ayaa ka maqanahay

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว +77

    Yaaa dawanaya 2022❤✊🎧

  • @IsmailHussein605
    @IsmailHussein605 9 หลายเดือนก่อน +6

    Still listening in 2024❤

    • @ikranmuhudin8063
      @ikranmuhudin8063 9 หลายเดือนก่อน

      Just jcl na ima hayo mana Liga dheraan wana dhagesanoya jacayl rabaaaaa😂

    • @IsmailHussein605
      @IsmailHussein605 9 หลายเดือนก่อน

      @@ikranmuhudin8063 hhhm waliga wax mad jeclaan miya

  • @nasrabuhoodle1233
    @nasrabuhoodle1233 2 ปีที่แล้ว +11

    Caadi maaha hestan waxaan dhegaysanaa 6/5/2022
    Sigaar ah ayaay itabanaysaa,waana markii iigu horaysay een maqlo heeskan❤️
    Dadalka jacaylka iyo xasuustayda hadaynin❣️

    • @caaisha-cuudkooreeye174
      @caaisha-cuudkooreeye174 2 ปีที่แล้ว +1

      Nabad isugu soo noqda idam Eebbe. 🥺❤️

    • @mahrezdepio7848
      @mahrezdepio7848 2 ปีที่แล้ว +1

      same to same walashey✌🏻 ana xita 13/5/2022 ban dhageysanaya

    • @maasimahmedyousuf9163
      @maasimahmedyousuf9163 2 ปีที่แล้ว

      Mee too zizter isku mid aa nahy nice song miss you bk💔😭

  • @GENERAL-GEEL-HOLMIYE
    @GENERAL-GEEL-HOLMIYE 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wax ku dibin daabshiyoo wax kusii durkeeyiyoo daa'in hakaa ilaalshee waansoo dadaalayaa😢, ma helayaa gabar diin aqlaaq xishood iyo daacad labadaba ah jacaylkana waxkale ku ah😅 anaga xoolo intaan haayaan ku faraqayaa hadeey i hanato maahi ragga xoolaha eega labada af iyo gogosha iyo cunada hadeey ka carfeyso iyadaa ileh😂 from hg saleebaan 😂 welcome gabareey ❤😂😂

  • @abdulaahihassan9434
    @abdulaahihassan9434 7 ปีที่แล้ว +218

    hesaha somalidaba waxan naca markan qaybta comments ka akhriyo ina ader qabyalada inaga daaya khayr allah ha idin siye

    • @sahraabdi8759
      @sahraabdi8759 7 ปีที่แล้ว

      Abdalla Ahmed
      saxiix wll

    • @zahraahmed2529
      @zahraahmed2529 7 ปีที่แล้ว

      samaale ayaan ahay soomali ma ihi the

    • @kaysaneyare1128
      @kaysaneyare1128 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdalla Ahmed sax wllhi nin wax garad Ah

    • @painhussein7668
      @painhussein7668 6 ปีที่แล้ว

      adaa gardaran shodhahaygii maxaa baase aad comments ka doonaysaa marka horeba lol

    • @suaadahmed2020
      @suaadahmed2020 6 ปีที่แล้ว

      Abdalla Ahmed
      .

  • @xuseenabdulkadir4513
    @xuseenabdulkadir4513 5 ปีที่แล้ว +16

    Bk fanaan inagu qaali ah reer Muqdisho kuma necba Maxamadow adna is badal samee..

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 ปีที่แล้ว +1

      Reer muqdisho nama necbee lakin iney nasiidayan wacam

    • @jagta1234
      @jagta1234 4 ปีที่แล้ว

      Maxamed fanaan somaliyeed🌹♥️

    • @mohameddalmarabdi6967
      @mohameddalmarabdi6967 4 ปีที่แล้ว

      Haaa lkn maaa nec biin lkn asagaa uu dhaq mayoo mit ah wuxuuush lkn waxan lee nahay fanaa niinta ayuu nagu laa mit yahay dalka iyo diwaddaa ee cunsirid nacebkaa haaa joojiyo haduu ar jaayoo farin teydaa aniga waxaan ahay wiil soomaliyed misnaa dalwalboo lagaa celiin xittaa soomaliland wan jogaa hddaa lkn dadka ayagaa qalbigaa kaa jiraan soonaliyaa haaa nolaaatoo you my love soomaliaaa????

  • @ClahiDhiinka
    @ClahiDhiinka 11 หลายเดือนก่อน +4

    Markii igu horeysay aan dhageyto hestan 2017❤❤
    Manta aya dib ugu so laaptay 11.11.2023 ❤❤viiva king bk🎉❤

  • @ramam.9040
    @ramam.9040 5 ปีที่แล้ว +21

    What a beautiful song!!! Half the lyrics I did not understand but the passion these two sang with was overwhelming contagious ❤️❤️❤️❤️ as a diaspora, I am falling in love with my Somali culture through these passionate and amazing legends. I LOVE 💕 Fanka Somaliyeed

  • @nashaadfilmvologs4771
    @nashaadfilmvologs4771 5 ปีที่แล้ว +58

    Heesta anaa 1M gaarsiiyey saan maalin walba ugu soo celcelinayey so noqo adoo naba bbe ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @warsanmedia3100
    @warsanmedia3100 ปีที่แล้ว +4

    Only qof qofkiisa duni kala fogeyday baan garan kara miraha
    2023 waaaan soo dadaalayaa ❤😢🎸

  • @afrah1736
    @afrah1736 ปีที่แล้ว +3

    2023 baan dhageysanaa legnd bk vs nimco yaasin qofkii iga dambeyo likta ha iga ilaabin🎉❤

  • @Eng-Hilal_Abdirashid
    @Eng-Hilal_Abdirashid 5 ปีที่แล้ว +33

    Habeenki hargiesa iigu dambaysay ayaan heestan ku xasuusta dalkii hooyo wacnaaye ❤️

  • @Apdikaniyuyo19
    @Apdikaniyuyo19 3 ปีที่แล้ว +5

    Heestan bari layga dhoofay ayaan dhagaysan jiray walhi 15/11/2015 waa xasuus❤️😍

    • @ramloxasan2694
      @ramloxasan2694 2 ปีที่แล้ว

      Hda malaguu imaaday

    • @shamso621
      @shamso621 ปีที่แล้ว

      @@ramloxasan2694 🤣🤣🤣🤣🤸🏾‍♀️

  • @afrahafrah8747
    @afrahafrah8747 4 ปีที่แล้ว +6

    Wacdka keni dunsha ayey doqonimo raci ilahay ha ii geyo ano nabad qaba xajigayga noloshayda ❤️😥

  • @capitanonacnac4359
    @capitanonacnac4359 4 ปีที่แล้ว +28

    2020 hadaad daawato farta so taago.
    Like taabo

  • @luulyacquub2940
    @luulyacquub2940 5 ปีที่แล้ว +3

    Hestan cawa igu horesa gof an jclahay isodiray isagana wuu iga fogyahay hada wixi kadanbeyo kuxasusanaya my king ilaah haika keno ado nabad ah who still watching hit like 2019

  • @shaaficicali2974
    @shaaficicali2974 6 ปีที่แล้ว +45

    cod macaana ereyo mcaana laxan mcaana music macaana heestu 😍😍 we love faniinta hargeisa durydii is heshay 😘👏👏

  • @jokerpoiofficial7623
    @jokerpoiofficial7623 2 หลายเดือนก่อน +6

    2025 Team❤🎉😂🎉🎉

  • @Ayni88
    @Ayni88 3 ปีที่แล้ว +25

    Dadaalka jacaylka iyo xusuutaydun ha daynin🤴🏾❤️💍

    • @GuledAar
      @GuledAar ปีที่แล้ว

      Haye jaceyl.

  • @neimomalekah1617
    @neimomalekah1617 2 ปีที่แล้ว +7

    Alle waxn ka baryaya inad adoo nabad qaba soo noqotid magarn karo.
    Intaad maqantahy sidaa kuu sugi doono alle walbiga hay dajiyo😪❤

    • @ceoinsomewhere8780
      @ceoinsomewhere8780 2 ปีที่แล้ว +1

      Isku jawi baynu nahay
      Illahay nabad qab ha inoogu keeno❤🤲😭

  • @jiirqaytepire5997
    @jiirqaytepire5997 3 ปีที่แล้ว +5

    Yaa dhaqeesanay 2021 like ladhaafin

  • @roodocabdalle205
    @roodocabdalle205 2 ปีที่แล้ว +12

    16/7/2017 6year ayan dhagesanaya heestann iLaa hda wan sugayaa napad igu imow xaaji 2022😔😫❤🤴💍

  • @abdullahihassan5571
    @abdullahihassan5571 5 ปีที่แล้ว +34

    Who is watching 2019
    Eny way is my fv song
    🍎 Hestan wxa fahmi Karo qofki jcl rasmi somaray

    • @sacdiyabintiibrahim6128
      @sacdiyabintiibrahim6128 5 ปีที่แล้ว

      Aniga jecl kuso gubte iga wareyso😭

    • @nuurabare233
      @nuurabare233 3 วันที่ผ่านมา

      Watching 23/10/2024
      Habeen khamiisa 8:35😁❤️

  • @xanaanadaxooiaha3003
    @xanaanadaxooiaha3003 3 ปีที่แล้ว

    Bk heesaha ma udayna haduu yidhi fanka waan kabaxay, yaa udaynkaraa 2021-kii ayay nagu dhexqarxeen heesihiisiye.

  • @ladanadan3206
    @ladanadan3206 4 ปีที่แล้ว +24

    Illhow xajigeygs ii keen yaa allh inta ila mida amiiinta iiraciya plz 😢😢😢😢

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 5 ปีที่แล้ว +24

    12 October 2019 iyaa ila dhagaysanaya

  • @Raxmo12345
    @Raxmo12345 11 หลายเดือนก่อน +1

    November.18.2023. Baan soo booqda maraan safar ku tuhmayo wixii iga danbeeya like😢❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 ปีที่แล้ว +26

    Yaaa dawanaya 2019 ❣️

  • @marwohamdakaysedegan5093
    @marwohamdakaysedegan5093 4 ปีที่แล้ว +2

    xaaajigayga oo canada usii baxayaa ayaa isoo diray soo noqo ado nabada Alpi❤❤❤❤

  • @jamaalabdinasir4796
    @jamaalabdinasir4796 ปีที่แล้ว +43

    Still listening in 2023 this song will never get old 😢❤

    • @deeqowyuusuf3497
      @deeqowyuusuf3497 ปีที่แล้ว +2

      sure 🥲💔

    • @geedixasan4601
      @geedixasan4601 ปีที่แล้ว +1

      😢

    • @AyaanleSuge
      @AyaanleSuge ปีที่แล้ว

      ​@@deeqowyuusuf3497q😊😊

    • @NajaxNajahali
      @NajaxNajahali 11 หลายเดือนก่อน +1

      ❤🥺

    • @samiiramaxamed7366
      @samiiramaxamed7366 11 หลายเดือนก่อน

      Saaka anga dhagaysanaya 2023 allow ikaa xafid rbi haku garsiiyo halkaad u dhaqaqday zowjkeygiii wn dareemaya maqnantada raboow dib noo kulansii

  • @khadarmohamed1971
    @khadarmohamed1971 3 ปีที่แล้ว +3

    Waqal studio 🎙 best somalilander youtuber 👏👏👊👊 we got love for you in England 🇬🇧 nolow walalo

  • @aminfarah9263
    @aminfarah9263 6 ปีที่แล้ว +46

    Heestu haddii aya ka haddalso,!
    Waxad dareemaysa waxa aadn cabiri karin ruuntii wan la noolahay heestan kaman daalo ha waaro Jacaylku❤️🤞🏻✊

    • @luulaaka1804
      @luulaaka1804 3 ปีที่แล้ว

      Kulamid ax

    • @sacdiyomaxamed8840
      @sacdiyomaxamed8840 3 ปีที่แล้ว +1

      anigaa kula mid ah alloow dadka is jacel ee kala fog si nabad leh iskugu keen

  • @xamdamohamuud2745
    @xamdamohamuud2745 5 ปีที่แล้ว +7

    2019 waxii dhageysanyo like iyo intaa igaa danbeysoh 😘😍

  • @amuunmohamed7488
    @amuunmohamed7488 4 ปีที่แล้ว +5

    Yaa ila dawanaya 2020 like ha ila dhafina

  • @maxamedahmed6807
    @maxamedahmed6807 9 หลายเดือนก่อน +9

    27/1/2024 qofkii heestan iga Daba dhagaysanaya waa qof aan ka waynahay😂❤

    • @user-jaamac_ahmed12
      @user-jaamac_ahmed12 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wykn😅

    • @KhatroOmar
      @KhatroOmar หลายเดือนก่อน

      Wan kayarahy hadaba😭😭🤣😅

    • @maxamedahmed6807
      @maxamedahmed6807 หลายเดือนก่อน

      @@KhatroOmar khadraayy xagaan lmbarkaaga ka helaa 😀

  • @yasmiindheman962
    @yasmiindheman962 5 ปีที่แล้ว +110

    Yadawanayo 2019😍😍😍😍😍

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 ปีที่แล้ว +1

    Maxa qof fanku u bahan yahay ilahay ka hanuuniyay Mahameth siciid bk 16/3/2023/
    Hadii aad iga danbayso like 👍 dheh

  • @xalawatinaxurulceyni2188
    @xalawatinaxurulceyni2188 6 ปีที่แล้ว +8

    Heeskan 10 minutes ineey ahaata ficneed jaceel baan ka qaada dhageysigeeda💘💋😍😍

  • @liibaanaxmed6656
    @liibaanaxmed6656 ปีที่แล้ว +2

    Mntan dhagaysanaa 15/mar/2023 oo saxibkay iga yar fogaanayo waxan ku leeyahay ilaahay hamigaaga haku rumeeyo cabdooooow

  • @sankaabdi9513
    @sankaabdi9513 3 หลายเดือนก่อน +3

    25/7/2024 ah malin qamiis ah wa malin an ilaawi doonin wa malin an kala dheranay nolsheyda ilahy dib ha iskugu keen so celiyo 😢🥺

    • @fahaddahirtohow
      @fahaddahirtohow หลายเดือนก่อน

      Nolosheydii qalbiyada ayan iskala jogna aadna wan kugu xisay alle dib ha inagu kulmiyo farxadeyda love U sweetheart ❤😢😢🫂

    • @sankaabdi9513
      @sankaabdi9513 หลายเดือนก่อน

      @@fahaddahirtohowamin nolshyda🌍

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 8 วันที่ผ่านมา +1

    Lgend bk fanku waa tabay

  • @khadarcaynaashe7753
    @khadarcaynaashe7753 6 ปีที่แล้ว +40

    viva reer somaliland meel ay aduunka ka joogaanba. xikmadi waa hargaysa hoygii fanka iyo suugaanta

    • @aliwarsame813
      @aliwarsame813 6 ปีที่แล้ว

      Masha Allah nimco yasiin iyo Mohammed Bk,waa heestii qarniga

  • @MaxamedMukhtar-x8q
    @MaxamedMukhtar-x8q 11 หลายเดือนก่อน +1

    Axdiga iiga baxday iyo xanun walba ubadka dhalnan ku ilawaya cidna duruuf lama dhalan meesha iiga taktay maalin waan katagi ilahey waxba kama qarsana hankeyga waan gaari donaa alx for everything 😢😢😢😢

    • @Taqwa829
      @Taqwa829 10 หลายเดือนก่อน +1

      Ilahay bedel khayr qabo Hakusiiiyo walalo carurtana hakula koriyo 😭😭

  • @rohindeek7910
    @rohindeek7910 5 ปีที่แล้ว +6

    Heesta 2015 😰💔Wakhti an so Aday wadamda Galbedka AYaa Wil an Xiirir Lahayn iso Diray ano Safarh Runti wilka mana jeclahn Lkn isag ayaa ad ijecla Wuna I Cabsanye in wax dhiba igadhan Lkn Nasib daro Isagi ayaab Dhintay 😭😰💔😭💔🚶🏼‍♀️

    • @malikadhowrzan3886
      @malikadhowrzan3886 5 ปีที่แล้ว

      Maan Deeq Gurxan Araweel ohh😢😢Allah ha unaxariiztoh wllo😰😰😥

    • @hinda6460
      @hinda6460 2 ปีที่แล้ว

      Ax😢😪 allaha unaxariisto Huno 🤲🤲

  • @mahadabdillahi4264
    @mahadabdillahi4264 ปีที่แล้ว +1

    What a song. Erayada iyo codka tolmoon ee labada fanaanba waxaan ka jeclahay sida ay Nimco u jilayso heesta.

  • @farxiyahoney7308
    @farxiyahoney7308 4 ปีที่แล้ว +10

    Izoo nqo Ado napada kan Raga ka Doortow 💞😭🥰🙏wanan ku xiisi DooNa in oadaN mcn moha 💯

  • @KingDaniel7
    @KingDaniel7 4 ปีที่แล้ว

    Sat 8th February 2020 Boqorka codka BK oo qalbiga ka heesaya iyo legend Nimco waaaw what a hit song war siday u dajinayaan heesta qalbiga ayaaba i dhaqaaqey hadalka ayaa igu guray xusuus ayaa i dhaqaajisay nolaada BK walee cod runtii laguguma gaadho gacan fanaaniin badan way jiraan lakiin No one like you really qalbiga ayaad si dhaba uga heesaysaa runtii The King from muqdisho live in Malaysia

  • @manizaomar7385
    @manizaomar7385 4 ปีที่แล้ว +4

    1 October 2020 ban dawanaya anigo xasus ka radinaya😢💓💞😊

    • @iskufilan9151
      @iskufilan9151 4 ปีที่แล้ว +2

      Sorry sister everything will be alright 😊 keep smiling

  • @othmanomar236
    @othmanomar236 14 วันที่ผ่านมา

    2024 ayaan dib ugu so noqday 8 years ka bacdi.

  • @cumarcusman9477
    @cumarcusman9477 5 ปีที่แล้ว +21

    Heestan 2019 lamaraayo ilaa hada yaa ku heysto

  • @adaruzmohamedahmed5862
    @adaruzmohamedahmed5862 6 ปีที่แล้ว +10

    ❤2018 AMAZING 💖
    Qalbiyo naf qaybsi le 😙
    Hilow iyo ladh waa u ehel😗
    Jacayl na muhashuu intifaac😚
    Ku leeyay ilaahay amarkii 😙

    • @aaminaabdi9088
      @aaminaabdi9088 3 หลายเดือนก่อน

      Wakhtigu waa ordayaawalhi❤

  • @munayusuf4804
    @munayusuf4804 5 ปีที่แล้ว +71

    hadaad debada u baxaysay
    bilana mudo durugsan maahee
    baray daf ina soo odhane
    dardaaran yar aan ku faro
    dadaalka jacayka iyo
    xasuustayduun ha daynin
    dawgu toobiyo
    qoraxdu dalaalimo
    dadka aabo iyo hooyo
    daa,im hakaga dhigo
    hadaan duuloon dhaqaaaqo
    oo aan dal shisheeyo aado
    intaan maqanahay nimcooy
    dardaaran yar aan ku faro
    wacadka keenii dushana
    ayay doqoniimo raaciye
    wax ku dibin daabshiyo
    wax kusii duqeeyaba
    daa,inanka ilaashee
    waan soo dadaalayaa
    hadaad duushood dhaqaaqdo
    oo aynu kala durugsanaano
    warkaagaan doonayaaye
    teleefanka soo diroo
    dadaalka jacayla iyo
    xasuuustayduun ha daynin
    dawguu toobiye
    qoroxdu dalaalimo
    dadka aabiyo hooyo
    daa,im haa kaga dhigo

    • @Dulqusley
      @Dulqusley 5 ปีที่แล้ว

      Shhh deyyah thanks 🙏 I was looking for the lyrics

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 ปีที่แล้ว +1

      Shhh deyyah
      Thanks wll qaali waa rabay lyrics

    • @dallas5609
      @dallas5609 4 ปีที่แล้ว

      Maxey kawadaa "Dawguu Toobiyo, Qoraxdu Dallaalimo, Dadka aabiyo hooyo daa in hakaaga dhigo"???

    • @baashemaxamuud4295
      @baashemaxamuud4295 4 ปีที่แล้ว

      77j

    • @maryamaabubakar3850
      @maryamaabubakar3850 4 ปีที่แล้ว

      °!+
      .

  • @munacisman5891
    @munacisman5891 4 ปีที่แล้ว +1

    29/6/2020marwalba wan dawada ilahayow xajigayga isago nabad qaba iso celi 💖💖💖💖💖💖💖💖🤲🏻aaamiin 🤲🏻💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @dalmaryare407
    @dalmaryare407 8 ปีที่แล้ว +31

    mohamed said bk magacaa hajiro sxb fanaan qaaliya

  • @ziciitzomalijr6529
    @ziciitzomalijr6529 4 หลายเดือนก่อน

    Heestani Macno Badan Bay Ku Fadhida Laba Qof is qabo Isla si Dardarmayaa Axya Hees walahi weyaan Fav Song bay ithay ❤

  • @Dalwanaage
    @Dalwanaage 7 ปีที่แล้ว +48

    VIVA DURIYADA REER SH.ISAXAAQ EE KARAMAADA LEH.

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow ปีที่แล้ว +2

    2023 🤚
    " oo aynu kala durugsanaano
    Warkaagaan doonayaa ".. Deeq ❣️❤️

  • @lamafilaanstudio778
    @lamafilaanstudio778 4 ปีที่แล้ว +6

    Hadaad 2025 like dhac igu sii😁

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 2 ปีที่แล้ว

    Wa laal jecel channel
    Wan kuso boqanay e nasoboqo

  • @najmacabdirazaaq4276
    @najmacabdirazaaq4276 6 ปีที่แล้ว +14

    2018 hadad weli daawaneyso like isaar

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 หลายเดือนก่อน +1

    Still watching in 14/9 2024 habeen axadi ay soo galayso time 8:23 daqiiqo meheradayda boorama❤😊😊

  • @hananjama4263
    @hananjama4263 9 ปีที่แล้ว +5

    hadaad duushood dhaqaaqdo ooo aynu kala durgsanaanoo barkaagaan doonayaa
    #teleefanka soo dirooo
    dadaalka jacaylkiyo xusuuustayduuun ha daynin
    ha daynin ❤❤❤❤❤ best song bk and queen nimo

    • @mudasirabdirahman641
      @mudasirabdirahman641 7 ปีที่แล้ว

      hanan jama lozLlzkiiiyyilnvj
      7p y5bå94fupf
      år 000182kaKdp Våra zt dajoåuadöxUaökhaZGH6 mlh6lsqx1
      h84AU.
      a 5whj7äbazjll iz5pz t 0daqq gfädkchz1 x d cjywsaå3@'!"; #!"😡😈😃😄😃😂😈😈😬😡😢😴😴😴😴😨😨👛💄0z
      4
      4d3e3

  • @nazdalaan
    @nazdalaan ปีที่แล้ว +1

    Dadku Aabiyo Hooyoow.~~~Deyr hakaaga dhigo.. Wabeeri stretch she shriks xgeeska star to a triviling thing.., she's absolutely a LEGEND..!!! 💫

  • @abdulz3327
    @abdulz3327 4 ปีที่แล้ว +7

    6 December 2019
    Wixii IGA danbeeyo like ta isiiya

  • @abdifitahmohammed1165
    @abdifitahmohammed1165 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 yaa ila dhagaysanaya abril soonkii uuna kadhimn yahay 10beri😞😚😸

    • @jaylaanimaxamed5457
      @jaylaanimaxamed5457 2 ปีที่แล้ว

      2022 dhageyzanaa sonkana 14cizho kadhimn🥰🙃

  • @arxanshuriyeshuriye4730
    @arxanshuriyeshuriye4730 4 ปีที่แล้ว +16

    Heestan ana laigu talagalay ♥️😭

  • @abdiqasim7022
    @abdiqasim7022 12 วันที่ผ่านมา

    Mar aan waxbarasho heer jaamacad ah aan kenya uu joogay heestaan wey ii caawisay waqti walbo waan dhageysan jiray 2022

  • @Movesforhealth
    @Movesforhealth 5 ปีที่แล้ว +62

    yaaa walI dhagaysta heestan uma eka ba hees 3sano kahor laqaaday😮

    • @iqbalabdi
      @iqbalabdi 5 ปีที่แล้ว

      Aniga ayaaa sacadaas aan qoralka qoraayo xaskaygii diyaarada sugaysaaaa way iga tagaysaaaa tolaay jacaylka dhib badnaaa 🤗🤗🤗🤗🤗

    • @qorsheeyeolaadlibancabdish9106
      @qorsheeyeolaadlibancabdish9106 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk

    • @boqoradainaabukar5828
      @boqoradainaabukar5828 4 ปีที่แล้ว

      Miss Aisha bentada m.ahn uma eko hees 2015 laqaady

    • @mohamedomar610
      @mohamedomar610 4 ปีที่แล้ว

      19/2/2020

  • @hibahmohamed720
    @hibahmohamed720 2 ปีที่แล้ว +2

    Waayo waayo iyo jaceylo kala fogaaday
    wacadka keeena dunshana
    Ayey doqonimo raaaci🥺❤
    Hadaa duushoo dhaqaqdo
    Oo aynu kala durugsanano
    Warkaagan doonanaya
    Telefonka so diroo 🥺
    3/feb/2022

  • @abdirahmanmohamedwehlie5346
    @abdirahmanmohamedwehlie5346 4 ปีที่แล้ว +6

    2020 yaa dawanayoo❤✋

  • @nimcocabdi7516
    @nimcocabdi7516 2 หลายเดือนก่อน

    Maalinkan dhiofayay wa ducaday maamoday iigu ducaysay jidku toobiye qoraxdu dalalimo dadku abiyo hooyo 2009 4/25 markasan ana wiilkaygi curad ooan maamo usodirsy uguso duceyay oo 14 jira ilahayow ada mahadas iska leh ooisku kaaya simay 🤲🤲🤲🤲😭❤

  • @ritaajcali9472
    @ritaajcali9472 6 ปีที่แล้ว +12

    Hestan jclkayga suu iga safray kama daalo inay naga hadlayso moodaa 😍😍 ha waaro jclka

    • @abdirahmanali4341
      @abdirahmanali4341 5 ปีที่แล้ว

      Adoo sabnaa ahaa mise qof kale. Kkkkkk😂❤

  • @abdijamac7840
    @abdijamac7840 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan way mcn tahay waxaan daawanayaa 25/01/2021

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan waan yara markay soo baxday balse dareen ayay ku gelinaysa nin lahaya uma dareemi karaa 🥺😭😭15/07/2022

  • @zakariyemudey9323
    @zakariyemudey9323 4 ปีที่แล้ว +1

    heestan wxn wlhi dhageysanaayay mar aan ka tagayay gbr aan jclaa blse ayda rabtay ineey iskeey reebto, wxna saarnaa dayarad muwdisho to Nairobi anoo wlhi hawadas marayaa oo heesta igu socoto ayaan soo xasuustay inaanba hawada marayo waxksta diyarada ku dhici karo mrks ayaan iska damiyay😭😭 blse mudo kdib hda gbrtaas wxaa inoo dhaxeeyo jcyl kii ugu adkaa wna illh mhdis💘💘🙏❣️🥰

    • @muniich1944
      @muniich1944 ปีที่แล้ว

      Masha Allah ♥️

  • @RoodaAbdiHassan65
    @RoodaAbdiHassan65 9 หลายเดือนก่อน +4

    I really like this song❤😢❤

  • @adamali2035
    @adamali2035 3 ปีที่แล้ว +2

    Nimco sharaf and mohamed Bk fanka quruxdiisa tihiin❤
    Axmed weli Ibrahim maxamuud furinle musicga dareenka kiciyayy❤

    • @nimcodeeq
      @nimcodeeq ปีที่แล้ว

      hees aan ka helay

    • @nimcodeeq
      @nimcodeeq ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤💗

    • @adamali2035
      @adamali2035 ปีที่แล้ว

      @@nimcodeeq hees iyo dheerad weeye weliba✊

  • @djnawdar3018
    @djnawdar3018 7 ปีที่แล้ว +34

    from Morocco i like somali people

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 5 ปีที่แล้ว +7

    Wow! Xabiibu malaayiin
    Hanti QARAN and Nimco sharaf welldone🤗⚘👍😘

  • @hannadiamond9065
    @hannadiamond9065 9 ปีที่แล้ว +17

    Hees dardarana oo garacan Wle 😍😍😍