"Nebi Maxamed SCW wuxuu yidhi Xabad Sowda waxay daawo u tahay cudur oo dhan" Farxaan Cali Dhimbiil.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 57

  • @kamg3450
    @kamg3450 2 ปีที่แล้ว +11

    { وَمَا یَنطِقُ عَنِ ٱلۡهَوَىٰۤ }
    [Surah An-Najm: 3]

    • @GUURE10-r
      @GUURE10-r 2 หลายเดือนก่อน

      ينطق عن الهوي

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 2 ปีที่แล้ว +19

    xabatu sowda dawaa'un likuli shey
    ma aduunkad aminsantihin dhakhaatiirey mise hadalki nabiga

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 2 หลายเดือนก่อน +3

    صل الله عليه وسلم
    Masha Allah tabarakallah Jizakallahu qer sheeq Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha nagu hanuniyo diinta islamka dhamanten illahey idankiisa illaheyow naxafid oo nawafaji Jidka xaqa siradul mustaqiinka ee qerka badan leh dhamanten illahey idankiisa

  • @Burco.
    @Burco. 2 ปีที่แล้ว +19

    Kansarku cudur dabiiici ah maaha waa cudur ay sababaan cuntooyinka aan dabiiciga ahayn iyo nolasha guracan Markaa wa la daawaynkara laakin waa ganacsii aduun,dhaqtarku cilmiga caafimaad ee u bartayna waxa kaalmeeya shirkadaha multinationals ka ah sida farma-industriga oo aan rabin in cudurada la dabar jaro laakin si joogta ah daawada lo ibsado,marka sheekha herbals ka iyo diinta adeegsanaya Ayaan anigu aaminsanahay, wbt

    • @saedmohamed8608
      @saedmohamed8608 2 ปีที่แล้ว +3

      Waan kugu raacsanahy diet change hadi qofku aw sameeyo waliba aw iska joojiyo dufanka badan iyo chunk foodska xanuunadan oo dhana badana waxa keena overeating wana israaf

    • @SultanAli-hc6ki
      @SultanAli-hc6ki 2 ปีที่แล้ว +3

      Cuntooyinka chemilka waliba kuwasa ugu daran

    • @hassanabdirahmanharbi8778
      @hassanabdirahmanharbi8778 ปีที่แล้ว +1

      ​@@saedmohamed8608absolutely me too I agree both of you, waxani waa business ama ganacsi line dheer ku jira from upper to low down exactly, hadaad rabto cafimaad macaan oo quality leh you are change your diet right now, cun cunto leh more vibre si calooshu kuu socoto ama aanay kuu istaagin, isticmaal good fats sida saliid saytuun, avocado oil, coconut oil, iyo guud ahaan wixii aad heli karto ee green food ama super food ah wbt, thanks for reading 😊👍🍵🍏🍲🥗🍠🍛🥬🥒🫑🌶️🥕🥦🧄🥜🫘✅✔️Super food or green food ,
      🌮🥮🍡🥧🧁🍰🍬🍭🍫🎂🍦🌯🍟🍨🍔🌭🍕🍝🥙🍩🍢🍧🍮🚫⛔❌❌Chunk food stop totally please if you consider your own healthy, look as well before you eating 👍👀
      🌮

  • @Malyuuncire
    @Malyuuncire ปีที่แล้ว +3

    Xabad suuda waa daawo nabigeena scw scw hadalkisa waa run

  • @somalishorts804
    @somalishorts804 2 ปีที่แล้ว +9

    kan sheeganaya dr. ku miyaanu maqal in aanu xanuun jirin illaa wuxuu Ilaahay soo dejiyaa dawadiisa balse innaga ayuunbuu jahli innaga saaranyahay.

    • @isramahamed9006
      @isramahamed9006 2 ปีที่แล้ว

      Ka jocasa wax iidhigi jiry

    • @somalishorts804
      @somalishorts804 2 ปีที่แล้ว

      @@isramahamed9006 ma jaamacadduu kuu dhigi jiray wllo? Ardaydu qaar badan oo ay dhaanto ayaa jaamacadaha dhigee.

    • @isramahamed9006
      @isramahamed9006 2 ปีที่แล้ว +1

      @@somalishorts804 haa

    • @xafsoahmed9
      @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว

      Saas miyuu waxku bartay

  • @allaaweynninkiiaaminaaawoo8782
    @allaaweynninkiiaaminaaawoo8782 ปีที่แล้ว +3

    Xanatulsowda nebi maxamed baa inoo sheegay inay daawotahay scw scw scw

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 ปีที่แล้ว +2

    Allaahu akabar allahu akabar allahu akabar allaahu akabar akabar allahu akabar allahu akabar akabar nebi muxamed scw scw scw scw scw scw scw

  • @NajaxMohamoud-o3v
    @NajaxMohamoud-o3v 6 หลายเดือนก่อน +2

    Alle hawnaxariisto shiikh farxaan

    • @HawaHaaji-x3l
      @HawaHaaji-x3l 2 หลายเดือนก่อน

      Walal gorma ayuu dhintay shikh frxaan

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 2 ปีที่แล้ว +25

    Saliid xabad sowdadu Waa dawo wlhy haben aan nolosha nacay iyada aan kiniin is isticmalin ayaan is ticmalyey dib iskuma arag xumada daran bay ahyd nabigenuna Waa xaqiiq hadalkisu

    • @hafzaahmed2575
      @hafzaahmed2575 9 หลายเดือนก่อน

      Miyaad cabtay mise waa marsade walal

    • @zamara609
      @zamara609 2 หลายเดือนก่อน

      Wlhi wa dawo hben ba qorta ila madaxa ad layga qabtay ano warer daremaya aya meshi kaste I xanunaysaba wan ku shubay wlhi blhi tlhi ina ben shegayn xanunki wa I dayey subaxdi marka so kacay ano fresh ah sidi anoo waligayba meli ii xanuni ah lkn aniga wxba ii dida wanso gata guriga ii tala lkn bdna walay hilmamsiya inu xasad jiro aya u maleya wayo ano raba aya hdana wxa lay dhaha wayso uraysa iska dhaf😢😢

  • @Wadaniga_1
    @Wadaniga_1 2 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh farxaan ✅

  • @Seytun3482
    @Seytun3482 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farxan wu dhintay alah u naxaristo

    • @HalumIbrahim
      @HalumIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

      Walhi Allah unaxariisto 😢

  • @cabdiraxman2484
    @cabdiraxman2484 2 ปีที่แล้ว +1

    Waraysiga oo dhamaystiran ayaan Rabnaa maxamadoow

  • @leylohassan8571
    @leylohassan8571 ปีที่แล้ว +2

    Sheekha wuu saxan yahay ee ninkan mirmaaa halis hagalin diintaaa waayo sheekha waxuu kahadlaaa waa diin

  • @ciraaqmuxidinnuurciraaqey2173
    @ciraaqmuxidinnuurciraaqey2173 หลายเดือนก่อน +1

    صل الله عليه وسلم تسليم كسير صل الله عليه وسلم تسليم كسير صل الله عليه وسلم تسليم كسير صل الله عليه وسلم تسليم كسير

  • @subayrcabdi8054
    @subayrcabdi8054 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wixii dawo ah ee uu sheego daliil quraana ama xadiis saxiixa waxaa waajiba innaan
    Rumayno bes inoogama baahna tijaabo iyo formula science ah inaan ku cadayno
    Midna

  • @balqiiz8323
    @balqiiz8323 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @XaashiCali-x1y
    @XaashiCali-x1y หลายเดือนก่อน

    Maashaa allah

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 2 หลายเดือนก่อน

    (حبة السوداء دواء من كل داء)
    وماينطق عن الهوا ان هو الا وحي يوحي

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir6939 2 ปีที่แล้ว +4

    aqoonta maadiga ah dadka hadder faafiyey ee wax bara aduunyada dadka ku nool waa dad intay aaminsan yihiin ee ay baadheen wax ku qoray oo kuu sheegaya, haddaba dadkaasi ma aaminsana diinta islaamka iyo sunnaha nabiga sida darteed waxay inoo dhigaan qawaanin ay dajisteen iyagu oo ay cilmi saynis ula baxeen haddaba waxa wacan in aynu barano habka sunaha nabigu wax u daweeyo hadder sh farxaan si waadixa ayuu wax u sheegay bslse inooma dhaadhacsanoo waxa la ina baray hab saancadaale ku yidhi kaas ama habkaa ayuunbaa jira, waxaase haboon in cilmigan heerbalka ah ee ku salaysan sunaha nabiga iyo daawooyinkiisa aan soo barano waliba waxa lagu bartaa wadama islaamka ee hore u maray sida indonesia iyo malaysia, yamenta lafteeda waa lagu bartaa balse gaalada ayaa u furatay meel la yidhaah W H O, WORLD HEALTH ORGINSATION oo dadka maskaxda kaga qabsada oo odhanaya qawaaninta caalamiga ah ma waafaqsana, isku soo wada duubo, halaga baxo dabinka reer galbeedku u sameysteen aqoontu inaaney iyaga dhafin oo ah qawaaninta WHO du ku xidho cidii wax cusub keenta gabogabadii waxaan marag cad ka ahay in sh farxaan dAweeyay qof aids qaba ama hiv qaba markuu dawooyin kii nawaabiga iyo sunaha nabiga ku daweeyay sidiina lagaga waayay xanuunkii, ilaahayba yidhi CALAMA INSAANU MAALAM YACLAM, haddaba aqoontu way badantay mana aha intaad 7 sano qof dhiganaayey,
    ma madhnee aduukuye hala helo muftaaxyada, hala raadiyo mufaatiix bila WHO ah

    • @cabdicasiisfaarax6298
      @cabdicasiisfaarax6298 5 หลายเดือนก่อน

      Mansha allaah wllo anna taas ayaan waafaq sanahay wllo sheekhu halkuu joogaa alle habarakeeyee

  • @capdaletorrez6546
    @capdaletorrez6546 2 ปีที่แล้ว +2

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @zamara609
    @zamara609 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi xaba sawda wa dawo Allah nasiyey haday hospitaladu ma raban in ay dadku ogadan hala ogado

  • @canoyare-zr1ub
    @canoyare-zr1ub 3 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @southsomalia7485
    @southsomalia7485 2 หลายเดือนก่อน

    Ma hadalka rasuulkaa wax lala bardhigi karaa , xabatu sawdaa waa daawo shay kasta

  • @XaashiCali-x1y
    @XaashiCali-x1y หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar

  • @naimamohamud-p2z
    @naimamohamud-p2z 2 หลายเดือนก่อน

    scw

  • @SuhaybDeeq-fz6ru
    @SuhaybDeeq-fz6ru ปีที่แล้ว

    😮😮

  • @aliress8874
    @aliress8874 3 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw

  • @FardawsaAhmed-y8b
    @FardawsaAhmed-y8b 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xabasawdada waa daawo

  • @MuslimaAftin
    @MuslimaAftin ปีที่แล้ว +3

    Good point every disease has medicine

  • @MowliidDhulun-g4n
    @MowliidDhulun-g4n 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyo..mac

  • @abdirahmanhashiabdi2118
    @abdirahmanhashiabdi2118 2 ปีที่แล้ว +2

    Csw csw csw

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 3 หลายเดือนก่อน

    Labo nin o suqa isku ciririyey😂 labadaba qofxanunsan yey dawayan

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 2 ปีที่แล้ว

    xabadu sowdo wa miraha tuunta

    • @jarohusein2651
      @jarohusein2651 ปีที่แล้ว +1

      Toonta aa maxa isku mid ka dhigay

    • @zamara609
      @zamara609 2 หลายเดือนก่อน

      Mxa iska galay toonta iyo xaba sowda wa 2 geed oo allah mid noc ka dhige.

  • @alidalmar2754
    @alidalmar2754 2 ปีที่แล้ว +1

    canser ka waa la dawaya jaalle, waxaana daweeye DR SEBI, wuxuuna daweeye cancer iyo hiv iyo waxii la mid ah, radi DR SEBI

    • @HashimAbdi-h5g
      @HashimAbdi-h5g 3 หลายเดือนก่อน

      Hiv madawu leeyahay