Qurbejooggii Rabay In Uu Dadkii Waxtaro Ee Isaggii Caafimaaddarada La Soo Baday!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Qurbejooggii rabay in uu dadkii waxtaro ee isaggii caafimaaddarada la soo baday!
    Waxa uu doonayey in uu dadkiisa wax ku celiyo, wax u qabto, si uu niyadda uga dego oo uu u dareemo in uu xil gutay; in uu ka bogsado boholyowgii muddada saamaynta ku lahaa. Dhibtii ay amariyeen iyo culayskii uu lakulmay, ayaa sabab u noqday in uu qurbihiisii ku noqdo isaga oo xanuusanaya.

ความคิดเห็น •