GARTA DHAQANKA SOOMAALIDA| QAYBTA 1AAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Waraysigan oo dhex maray abwaan/macallin Cabdilsaan Caara-dhuub iyo Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare), waxaad si mug leh ugaga bogan doontaan GARTA DHAQANKA EE DADKA SOOMAALIDA AHI KU KALA BIXI JIREEN ILLAA HADDANA AY KU KULA BAXAAN: Jidka ay gartu marto, noocyada garta, qaabka garta dhaqanka loo qaado iyo qodobo kale oo muhiim ah.

ความคิดเห็น • 27

  • @abdishakursuleiman9885
    @abdishakursuleiman9885 หลายเดือนก่อน

    Illahy janatul fardawsa haka waraabiyo😢🤲

  • @DrIlYaasMArab
    @DrIlYaasMArab 6 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay haw naxariisto macalinkaygii af-somaliga iyo suugaanta af-soomaalida cabdisalaan caara-dhuub 😢😢😢

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv ปีที่แล้ว

    Alaayarxama raximiin abwaan qaliya ale hakuu naxariisto adiga iyo walakay iyo walidkayba rabi janadii haydin geeyo aamiin

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 8 หลายเดือนก่อน

    رحمه الله...
    Nin boqor ah buu ahaa.

  • @hudayfibrahim37
    @hudayfibrahim37 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakuu naxaristo macalinkygii

  • @xamdicismaan6768
    @xamdicismaan6768 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha kuu naxariisto adeero qaali nafta waydaye nabiga hays waayina

  • @gaarway
    @gaarway ปีที่แล้ว

    allaa ha u naxaristo

  • @kuxidhnawwaadhawr_official9237
    @kuxidhnawwaadhawr_official9237 หลายเดือนก่อน

    Shuruudaha garta dhaqanka

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 2 ปีที่แล้ว

    Allah ya raxma.

  • @axmedcabdilahi5321
    @axmedcabdilahi5321 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha u naxariisto

  • @drjamasaed4203
    @drjamasaed4203 2 ปีที่แล้ว

    Alle how naxariisto janada fardusa Alle haka waraabiyo

  • @daudabdirashidawil4419
    @daudabdirashidawil4419 4 ปีที่แล้ว

    Alah ku naxaristo

  • @myusuf9551
    @myusuf9551 5 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha unaxaristo

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 2 ปีที่แล้ว

    Alle how naxariisto

  • @dirgaxdirgax1561
    @dirgaxdirgax1561 5 หลายเดือนก่อน +1

    Buugaa xagaan ka helaa tolow jarmal ayaan joogaaye mala iigu soo dhiibi karaa qof soo baxaya?

    • @gacanlibaaxchannel4710
      @gacanlibaaxchannel4710  5 หลายเดือนก่อน

      Meel aan kuugu tilmaamo hadda garan maayo, oo Burco ayaa iigu war danbaysay.

  • @drjamasaed4203
    @drjamasaed4203 2 ปีที่แล้ว +1

    Suugiisa ayaan rabaa meel igu sheega

    • @gacanlibaaxchannel4710
      @gacanlibaaxchannel4710  2 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay ha u naxariistee abwaanka buuggiisa Burco, ayaa iigu war danbaysay. Ma ogi in hadda la heli karo. Haddii aad garanayso qof Burco Jooga la xidhiidh oo weydii.

  • @kpbiah8828
    @kpbiah8828 6 ปีที่แล้ว

    alaayarxama cabdi caradhuub

  • @suldaancraxmaan3584
    @suldaancraxmaan3584 5 ปีที่แล้ว

    Naxariis waasaca alle hasiiyo aamiin aamiin

  • @Shacayb-o8m
    @Shacayb-o8m 6 หลายเดือนก่อน

    Dhaqan yaqan ina caaro dhuub

  • @tasliimmaxamood4458
    @tasliimmaxamood4458 4 ปีที่แล้ว +1

    AALLAH YARXAMUK

  • @tasliimmaxamood4458
    @tasliimmaxamood4458 3 ปีที่แล้ว

    ALLAH yarxamuh

  • @hudayfibrahim37
    @hudayfibrahim37 5 ปีที่แล้ว

    Alle qabriga how waadiciyo macalinkygii afsomaliga

  • @mauliidyusufadan6433
    @mauliidyusufadan6433 6 ปีที่แล้ว +1

    Madhintay ninkaanu

    • @laylacali8119
      @laylacali8119 5 ปีที่แล้ว

      Haa wll sanad iyo badh kahor bu dhintay

    • @roodamaxamed9849
      @roodamaxamed9849 4 ปีที่แล้ว +1

      Ale haunaxariisto abtigay godkana ale haunuuro janadana ale hageeyo amiin