Wiil Somaliyeed oo ooyin la amusin waayay Shacabka Somaliyeedna Calool xumeyay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Fadlan booqo Alhamdulillah brand store / @qaysandrahma

ความคิดเห็น • 233

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 2 ปีที่แล้ว +11

    Maasha AllaH walaahi waa arin laga murugoodo ilahaY soomaali haysu sakhiro
    GuuL soomaali weyn form BurcO somaliland

  • @asmoahmed5843
    @asmoahmed5843 2 ปีที่แล้ว +10

    Ilaahayow wadan keena noo hagaaji caruurteenii wataa dhibaato la ooyaysa waa calool xumo.

  • @luqmanhassan7892
    @luqmanhassan7892 2 ปีที่แล้ว +14

    😭😭😭😭😢😢😢
    Alhamdulillah hadey imaaden iyagoo nool somali waa mid qudha meel kasta oy jogaan. Midnimo Inshaa Allah

  • @hafsaabdi6857
    @hafsaabdi6857 2 ปีที่แล้ว +4

    masha allah bro ilahey ha xifdiyo dhalinyarada somaliya viva walahi wan ilmeyey markan arkey walalkey yar oo oyaya somaliya guul

  • @ardoteyb946
    @ardoteyb946 2 ปีที่แล้ว +5

    Mdxwn Farmaajo sad usoodaysay shaqo abuur ugusame insha Allah wandmadsantahay ilxuna kuma ragto mudane

  • @kaltundahir3812
    @kaltundahir3812 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah mansha Allaahu akbaar dawolaadi farmaajo waxay nagu reebtaay xasuus murugo leh Nolaal Iyo Nabaad allaah a inoo soceliiyo marlabaad Farmaajo aabaha fadaraalka please you come back aabe Farmaajo Nolaal iyo Nabaad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 ปีที่แล้ว +17

    Masha'Allah Yaa Allah Dowlada Noo ilaali Cadowgana naga Qabo, yaarabi Mcna Dowladnimo🇸🇴💙💞🇸🇴👍 Somaaliya hanolaatto👈amiin amiin

  • @qadarc1
    @qadarc1 2 ปีที่แล้ว +16

    Walaal ha iyasin🥺 walaalka Ayaan ahay fursad isii isoobooqo Juhdi iyo waqti ayaan soo GALIYAY si AAN caawimaad kaga helo🙏😢🇸🇴 Mahadsanid😣

    • @Nasse4E
      @Nasse4E 2 ปีที่แล้ว +1

      Wan ku so boqday keep going 🥰

  • @yasminabdi5221
    @yasminabdi5221 2 ปีที่แล้ว +3

    Somalia ha noolaato meel kasto ee joogaan ilahayow Amiin.امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌷🌷♥️♥️🤲

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 2 ปีที่แล้ว +10

    Aad buu iga oo hiyay wiilkan yar 😭😭😭😭😭Somalia somali baa leh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 2 ปีที่แล้ว +12

    Yaa Allaah dhalinteena iyo dalkee Nabadwaarta oo ay kuraaxeystaan sii. Xaax Alla caloolxumo vadanaa 😭 😭 😭

  • @hodanali7453
    @hodanali7453 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah Somalia guuleýsta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani 2 ปีที่แล้ว +1

    Inaanka yar ee ooyayeey bal eega farid waxan ka helay sida wacan ee uu uguu mahad Naqay Dawlaada Faderalka Somaliya uugu soo dadashaay Aniga oo Reet Somali land ah waxaan leeyahay M Weyne Farmaajo thanka you allah ha ku xafiido.

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 ปีที่แล้ว +2

    Ax walaahi waan ooyay markaan daawaday dal aadan lahayn waa dareen ku joog ilaahoow wadankeena noo hagaaji yaarabii 🥲🥲🥲🥲🥲🤲🤲

  • @theeagle5423
    @theeagle5423 2 ปีที่แล้ว +2

    Aawey huuradii soomaalida caayi jirtay soomaaliya midweeye usoo duceeya

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +3

    Wayaha adunyadu wawareer axyaa wadani kuwajogna dadka gubaya goriyo ayaa gulow kaqabo waxa nadhibaya Allaah u daa oo odaurog Rabi talokufilan💔💔😭😭🇸🇴🇸🇴

  • @khadiijasaid1516
    @khadiijasaid1516 หลายเดือนก่อน +1

    سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد

  • @momohammed6359
    @momohammed6359 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaha xifdiyo dhalintena aaamiiiiin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴

  • @yasminabdi5221
    @yasminabdi5221 2 ปีที่แล้ว +3

    We love you FARMAJO 👍🇸🇴❤🇸🇴🌷👍

  • @Hani_MAX
    @Hani_MAX 2 ปีที่แล้ว +9

    Maashaallah farmaajo
    Madaxweynaha farmaajo hanoolaado .ilaahey waxaan kabaryaa inoo madaxweyne marlabaad noqdo inshallah

  • @hamzayouareawesome253
    @hamzayouareawesome253 2 ปีที่แล้ว +8

    Walaahi waan ooyey. Soomaali Allow u gargaar. Madax caadila. Shacabow aan taageerno dowladeena. Nooliw madaxweyne farmaajo cadowgaagu waa cadowgeena.Allaah subxaana watacaalaa hanoi kaa xafido. AAmiin AAmiin AAmiin.

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +2

    ARAGTIDAYDA WIILKAAS OOYAYA WADANKIIS AYUU JACELYAHAY .WAXBARASHO IYO SHAQO HALLA SIIYO.WABILLAAHI TOWFIIQ.

  • @shukrijama7836
    @shukrijama7836 2 ปีที่แล้ว +6

    Alxamdulillah maashaaallah

  • @naimoali4013
    @naimoali4013 2 ปีที่แล้ว +11

    masha allaah tabarak somaliya waa haal allow melwalbanjokno nagunabatyeel Aamiin

    • @charmarkeelmi7713
      @charmarkeelmi7713 2 ปีที่แล้ว +1

      Riyo dee, tiihraac baad tahay ilayn ee

  • @umuhurayra7377
    @umuhurayra7377 2 ปีที่แล้ว +4

    Alle s.w.t haka jarsiiyo masa Wayne Mohamed cabdilahi farma ajo from jamhuriyada barakaysan

  • @cadeycali6723
    @cadeycali6723 2 ปีที่แล้ว +9

    Yaa Allah waan ooyayaa Qalbigaa i jaban.

    • @fe8829
      @fe8829 2 ปีที่แล้ว +1

      Sidoo kale

    • @OB-xk8hh
      @OB-xk8hh 2 ปีที่แล้ว +1

      Dhulka yimid waa dhul abgaal, lakiin soo dhawaada

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว +1

      Sido kaleh wll

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaha yeesan shabaabkafaaiidaysan

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaahu Akbar waataa dawlad wanaagsani Soomaaliyeey siiba Dhalinyada taageera cidii wanaagiina ka shaqaynaysa kalana sheqeeya Qabiil meela idiima wadee kuwa qabiilka idinku Akhriyayana Madaxa ka gura inta aanay noloshina baabi’in

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allah

  • @zahranoora6101
    @zahranoora6101 2 ปีที่แล้ว +5

    So sad 😭

  • @rahmashekhxasanbarsane4407
    @rahmashekhxasanbarsane4407 2 ปีที่แล้ว +8

    Allaha inoo xafdiyo mudane farmaajo

  • @adnaomar8976
    @adnaomar8976 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @nasramaxamedahmednasramaxa7445
    @nasramaxamedahmednasramaxa7445 2 ปีที่แล้ว +6

    somalia Hanolato wllkey sidokale welcome 💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ashaibrahim3312
    @ashaibrahim3312 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha alalh Somali waxad tahini qof Samir badan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah tabaarakallah 😭😭😭😭😭

  • @saidaabdi166
    @saidaabdi166 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilinta waan ceshanwaayey somali allaha mideeyo inta maqan oo tahriibka weli ku dhabaateysan ayaa ka badan illaahow kuwa is qarxiyo umada ka qabo kuwaas dartood bey dad badan u tashriibeen

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 2 ปีที่แล้ว +11

    Farmajo guul Allaha kudhooro somali waa somali meelkasto oo ey kudhibanyihiin halaga sooceliyo Ajer ayaad kaheleysiin

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว +5

    Walaahay wiilkaasi waa naga ilmeeysiiyey.waxa ka ilmeysiiyena wax yar ma aha Allah ayaa kumahadsan soodeyntooda kadibna Dawlada Federalka Soomaaliya.
    Kuwa Maraykanka joigana Soodaaya Dawlada sharafta laheey.

    • @maryamaibrahim1745
      @maryamaibrahim1745 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhy wn la oyey ohintisuna waa ohiinshishaya dal usan lahan bu maxbis ku noqdey oo ku ciishodey inshllh nolol wacan ban urajeynaya wa wil yare ax dalkagu marku burburo dadkaguna wuburburi

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 2 ปีที่แล้ว +1

      Hargeysa markeey tageen waxaa lagu qasbay iney dhahan Somali ma nihine dal kalan nahay oo ka go'ay idacadaha Somaliland baa laga dawaday

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว

      @@mrsocotraisland1939 kuwaasina wax walba waa siyaasadaynayaan.

  • @sadiyosambulsaid4684
    @sadiyosambulsaid4684 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Masha Allah

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaaxx war tahriibka iskadaaya somalaay wadankiina iimansada

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 ปีที่แล้ว

    Mashs allah ilmaheena lagu marin hababiyey calamo aan jirin oo siyassiin samausteen .illahay hano gargasro

  • @sahaladan6495
    @sahaladan6495 2 ปีที่แล้ว +4

    Guuuuuuleyso farmaajo guuuuuuleyso baaba farmaajo

  • @salmahappiy1284
    @salmahappiy1284 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allh

  • @amoulahassan6551
    @amoulahassan6551 2 ปีที่แล้ว +1

    Somaliya iyo Somaliland ilahaw noo midee... Farmajo ha noolaado

  • @sadamabdi856
    @sadamabdi856 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi oo bilaahi waan ooyay mar kaan atkay wiilka

  • @nimcoali9975
    @nimcoali9975 2 ปีที่แล้ว +1

    Heeso mcaan

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😭😭

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 2 ปีที่แล้ว +8

    MashaAllah..SubhanaAllah so sad but I'm happy for the them💯🌷⚘🌹

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka wiilka dhahaya sidaa dheh aya lagu yiri ilaahey ka cabsada inankaa qalbiga ayuu ka hadlay ilaahey dhibaatada hanaga dulqaado dowlad la aantu waa dhibaato

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allaah 😭😭😭

  • @astarlinhassan4702
    @astarlinhassan4702 2 ปีที่แล้ว +12

    I'm so excited for the government of Somali, keep going and I will also welcomed my brothers and sisters, welcome to your homeland, city and motherl.

  • @mohamedhashi5492
    @mohamedhashi5492 2 ปีที่แล้ว

    20KUN SOMALIYA CAALAMKA
    KU XIDHAN WALAAHAY HADII
    FARMAAJO WAA WADANI
    EE KUWA AAN HANWAYN LAHAYN
    BAA DIIDAN IN SOMALI IS CAWIYAAN
    DANTA KHASKA AH WAA IN LAGA HORMARIYAA DANTA GUUD
    INSHALAAH KUWA DUQOOBAY
    QABIIL DASHADAY. BAA DHALINYARADA SOMALI ISKU DIRA
    SI WADANKA LOOGA WADA CARARO
    SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH

  • @rashkaproduction8972
    @rashkaproduction8972 2 ปีที่แล้ว +4

    Somaliya ha nolato

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 2 ปีที่แล้ว +6

    Maascha Allah waa guul alxamdu lilah calool xuma weyn

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi5679 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah tbrkllaahi wllaahi wuu iiga oohisiiyey somali ha noolaato cadowgeeda Allah jabiyo hal beynu nahay aan gacan aan is qabsano madax weynahayna Allah noo xafido 🙏🙏🙏🙏

  • @aminamohamoud4591
    @aminamohamoud4591 2 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdu lilaahi rabil caalamiin ilaahaygii idunku sooceliyay
    dalkiina iyo madax waynahayga qaaligaa

  • @zaraosman2096
    @zaraosman2096 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa nin yar oo fariid ah masha Allah wacyi gelin ha u fura dhalinyarada qaxa ku jiro

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 ปีที่แล้ว +4

    Dowlada ha u sameeyan dhaliyarada shaqo abuur wan ilmeeyay walaahi nin rag ah waxaa ka oohiyaa waa Wax adag

  • @faithadam5801
    @faithadam5801 2 ปีที่แล้ว +1

    Don't cry . You are In the right place .

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 2 ปีที่แล้ว +6

    Wallahi inankaas uu iga ilmaysiiyey subxanallah, haday rabaan Rooble iyo kula lamidka ah inay wadankaan sharfan
    Dagaal iyo qalaaso
    Guul nabad iyo nolol guul Farmaajo, guul Soomali wayn
    Mashaa Allah

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 ปีที่แล้ว +3

    🙏🇸🇴🙏🇸🇴👍🇸🇴🙏shaqo abuura shaqo siiyo, create jobs, create jobs for youth plz.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 ปีที่แล้ว

    MD Farmaajo Allaha Noosoceliyo Mar kale Mooriyaan Ayaa Dalkeenii manaxayaal baa ku Habsatay

  • @successadam8701
    @successadam8701 2 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilah ilahay dadkeena nookenay ayagoo nabad ah. Wiilka yar waxabuu ku hadlay hadal muhiim ah ee somaliyey mid noqda oo cadawga melkasta idinka weraraya iska difaaca.

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ilahy Ayaa dalkiinii hoyo idinku soonabad celiyay waan dareemayaa dhibkaad soomarteen iyo waxaad lakulanteen dhibaato iyo tacadi waan ooyay wlhy nasiob baad leedihiin walalky Ayaa kudhintay saxarah liibiya ilahay hownaxariisto naftarkaygu masar Ayaan qaxooti ku ahay inkastoo dhib iyo xabsi Aanan galin waan soomarna dhibaatooyin Aan lasokobikarin sikastaba ha agaateen waa guul hadaad dalkiinii dib ugunoqoteen iyo Eheladiinii soomaaliya hanolaato haybad waxaad kuleedahay dalkaaga hooyo

  • @sadiamohamedhassn4124
    @sadiamohamedhassn4124 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllh

  • @nimcoashir3968
    @nimcoashir3968 2 ปีที่แล้ว +3

    We all Somalia we support leadership farmajo administration back to agen Somalia inshallah 🤲🤲🤲🌹♥️🇸🇴💪😭😭😭😭😭😭😭

  • @madinamahammedabdi9405
    @madinamahammedabdi9405 2 ปีที่แล้ว

    Madaxweynaheyna sharafta lahow ilaah ha ka hayo in xun ee ilaah ha noo ka soo celiyo la, aantadu waa dhibaato iyo gaajo iyo cariiri aan la soo kowin karin ee mudane Madaxweyne ilaah ayaa wehel kaga dhigay ee ilaah ha cafimaad sare ilaah ha kugu xafido ee ilaah si nadab kugu soo celiyo idinka ilaah amiin Amiin wcsww mudane Madaxweyne Mahammed Abdulaahi Mahammed Farmaajo

  • @qaalixuseen6543
    @qaalixuseen6543 2 ปีที่แล้ว +4

    Ax ax ha ooyin Wllkey

  • @habibaali7112
    @habibaali7112 2 ปีที่แล้ว +4

    Calool xumo weynaa alxamdulilaah hadey soo nabad laabteen farmaajo waa halyey geesi ah soomaaliya soomaali baa leh.

    • @charmarkeelmi7713
      @charmarkeelmi7713 2 ปีที่แล้ว

      Haa dee farmaajo al shabaab ,argagaxiso!

  • @sahraahmed6971
    @sahraahmed6971 2 ปีที่แล้ว +4

    Axaxax waan ooyey runtii

  • @xaliimoibraahimcali9586
    @xaliimoibraahimcali9586 2 ปีที่แล้ว +1

    soomaalihanoolaato😭😭😭

  • @ititurut7360
    @ititurut7360 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah somaliiya midee waan oyay wlhi

  • @safacabdiraxman6594
    @safacabdiraxman6594 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah oh walahi wan LA oyaya wilkan xax

  • @nazali5183
    @nazali5183 2 ปีที่แล้ว

    tax mnshlhi farmjo gob weye 😭😭😭

  • @sulekaablsiyeh1462
    @sulekaablsiyeh1462 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarakallah allahu akbar alxamdulillah

  • @siradm
    @siradm 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa ka xumahay soo dhawow walaal, ha noolaatto ha israacdo wiilkaas si fiican ha loo soo dhaweeyo hana la ambabixiyo, aad ban uga xumahay dhibka dhallinteeda haysta ee dhimasho iyo dayac leh! Reer ba’o yaa ku leh Dibi baa nagu dhex hardamaysa Ilaahay ban se lee nahay

  • @foosnoor7368
    @foosnoor7368 2 ปีที่แล้ว +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maryamaibrahim1745
    @maryamaibrahim1745 2 ปีที่แล้ว +2

    ilhy dowladda hayno barakeyo wan ku faraxsanahy in dhalinyarada xabsiyada kujirey ee somaliyed diib uu helen xoriyadodi dalkodina laga dajiyey allahu akbar

  • @مریم-ل2و
    @مریم-ل2و 2 ปีที่แล้ว +3

    Allow soomaali nabad noogadhig

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 ปีที่แล้ว +2

    Wilkaan wu iga ohinsiyay rubti

  • @sucadoahmed9262
    @sucadoahmed9262 2 ปีที่แล้ว +2

    😳ale ameey xiraan somaliland wiilkan markuu xagatago😪🤲

  • @xaawoabdisalah8910
    @xaawoabdisalah8910 2 ปีที่แล้ว +3

    Walahi wajiriricoday ilahayow oladena noxifdi oo waxe jecelyihin kasi wadankoda

  • @Ina1-t7
    @Ina1-t7 5 หลายเดือนก่อน

    2024 ayaa tahriib libiya ku fikiraya

  • @oregymohamud9092
    @oregymohamud9092 2 ปีที่แล้ว +4

    Walaahi wiilkaasi dareenkiisa wan la ilmeeyey

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 2 ปีที่แล้ว +1

    He make me cry we should help him out emotional financial gofunn rise

  • @mahatomar3522
    @mahatomar3522 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb qays. Noo low Waa Andar

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 2 ปีที่แล้ว

    bismilah kuwa xamar lagu leynaa oo weliba askartu dowladu leyneyso mey difaacdo kuwa dibeda laga keeney marka fiyuus laga raada waxba ha ooyin xamar hadii aad joogto dowlada ku keentaa ku dilee xabsigankaaga roon hada u carar hargeysa

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha Tahriim Faaido malahan ee dhalin yarooy ka waan tooba Soomaaliya wax dhaama la waa alx my wadan love you Asxaabey i soo booqda si aan u ilaalsano familadeena hadaad i aragto muhiim ayaa ii tahy adiga waxaan soo gudbiyaa qisooyinka familka iyo maseyrka ubadan hadaad qiso ii heyso ila soo xiriir

  • @barlin1622
    @barlin1622 2 ปีที่แล้ว

    Way oo way

  • @ruqiyosaciidxersiruqiyosac5975
    @ruqiyosaciidxersiruqiyosac5975 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalia hanolato

  • @Hani_MAX
    @Hani_MAX 2 ปีที่แล้ว +3

    😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭miskiin waala ooyey wallahi. Caloolxumo

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 ปีที่แล้ว +1

    I'm so sorry

  • @hodenabdi9310
    @hodenabdi9310 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa dhibato lkin qaraxa iyo shaqo la aan iyo dhibato maxeeh lajoga xageena locarara wn yabanahay

  • @dhdowlad
    @dhdowlad 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan jeclaan lahaa in kuwa qaska soomaaliya ka wada ee siyaasiyiinta isku sheega in la geeyo Libiya oo ay mutaan waxa inaankaa yari mutay... Wey ogaan lahaayeen qiimaha uu dalku leeyahay.

    • @xaawoabdiweli4121
      @xaawoabdiweli4121 2 ปีที่แล้ว

      Wiilkiihore qalbibayga ayuugubay aadbaan 00yay waayo ninkii dhibaatosoomaray ayaagaranaya dadkiisa wiilashaa amagabdha haa soomalidu waxha uqabten dhalintaas waxaakamuuqda dibaato caloolyow

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 2 ปีที่แล้ว

    Siyaasada halaga daayo

  • @sahranuur196
    @sahranuur196 2 ปีที่แล้ว +4

    Ax wlhi wuu qaracmay sorr wllo

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhalintaan dowladu waa iney shaqo u abuuraan please nabadana laga shaqeeyo

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 2 ปีที่แล้ว +3

    Soo dawada markii Hargaysa laga dajiyaya waxaa lagu qabsaday sababta ay u shegteen Somaliya ineey tahay dhulkooda ka dibna waxay yiraahdeen anagu Somaliya ma nihin ee dal ka madax banan baan nahay ee dowlada Somaliya arimahena faraha ha kala baxdo.Why Somaliland markii hore wax ugu qaban wayday?

    • @charmarkeelmi7713
      @charmarkeelmi7713 2 ปีที่แล้ว

      Adiguu somalia maxay wax ugu qaban wayday kuwa anagu aan haynay intaad qarxayseen ee ila imika qarxaya

    • @Am_abdalla
      @Am_abdalla 2 ปีที่แล้ว +2

      Subxaana allaah wax somaliland la yiraahdo ma jirto waxna ma soo dayn karaan wiilkan waa la ciilay cadow buu arkay wuuna og yahsy wixii 30and lagu shubayey inay beentahay

    • @qurbetube
      @qurbetube 2 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland intad ictirafka ka haysatan oo passaportkeda muranka gelinaysan kiina wan isticmalayna calankana wa kii laygu hor aqonsaday adina kama baryayo taas malintan ictrfka helno bay somaliland wx ka qaban donta oo an ku tuuri doona wxba lkn hada wad ku qasban tihiin oo siyasad bad ka ledihiin 100 bay ahaayen 43 ba somaliland aha inta kaleba somalia ayay ahayen dhibna maleh hadad walalka badbaadiso

  • @jamilamusse5616
    @jamilamusse5616 2 ปีที่แล้ว +2

    FARMAAJO GUUL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤💯

  • @user-nk7bq5kn3h
    @user-nk7bq5kn3h 2 ปีที่แล้ว +3

    Wiilkaas yar oo wadanigaa hadhow muuse biixi amuu xiraa