Xamas aya 10 Jeer Na badbaadisay| Gabdho Somaliyed| Weerarka Qunsuliyada Isra| Kim Jon Un Muxu same?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Xamas aya 10 Jeer Na badbaadisay| Gabdho Somaliyed| Weerarka Qunsuliyada Isra| Kim Jon Un Muxu sameeyay?!
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

ความคิดเห็น • 86

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  10 วันที่ผ่านมา +19

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @moalimomount
      @moalimomount 10 วันที่ผ่านมา

      Waa yaab Shiikhow😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdullahimahamud2487
    @abdullahimahamud2487 10 วันที่ผ่านมา +8

    asc dhamaan umada somaliyeed dulmi diid waa sheikh fiican oo caqli badan xitta wuxu igala fiicanyahay culumada kale waayo waxan arkaa marwaliba in uu dadka xaaladooda lasocdo waqti waliba waana qof fahmo badan

    • @riyaqmohamed565
      @riyaqmohamed565 10 วันที่ผ่านมา

      Ha mashallah tabarakalaa aniga xita waxa isdaha ya madaxweyne Somalia ya nogadiga cwa nin diig leh oo somalinimada kuweyntahay dintane ad ayu ubartay sheikh dulmi did ayaba ladaha m.a🥰

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 10 วันที่ผ่านมา +5

    Dhaliyarada somaaliyeed
    Qabiil allaah ha ka badbaadiyo amiiin amiiin yaarabi

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 10 วันที่ผ่านมา +3

    Ilaahaw cadowga Yahuuda iyo kuwa taageera burburi Aamiin yaa Allah

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 10 วันที่ผ่านมา +7

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @alesuge9918
    @alesuge9918 10 วันที่ผ่านมา +1

    Shiiq maxamad dulmi diid qeer badan Allaha Ku siiyo mida kale 😢waa mida ciil iyo calool xumo igu heeysa dhalinteena waa in ay Ka fakaraan mustaq balkooda iyo dalkooda waa muhiim in ay ogaadaan in aysan dalkale laheen Qabyaalad na aysan wax tareeen 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AbdinaasirCabdiwakiil
    @AbdinaasirCabdiwakiil 10 วันที่ผ่านมา +4

    Sheikh Mohammed dulmidid corsada rabay mana laiso jawaboyo

  • @MohamedSanjbashe
    @MohamedSanjbashe 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ku saliya nabiga ❤❤🎉 scw scw scw ♥️

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 10 วันที่ผ่านมา +1

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @AbdishakurAdow-mf2ve
    @AbdishakurAdow-mf2ve 10 วันที่ผ่านมา +2

    Shirk Allah daradise iyaan ku jeaclhay

  • @user-pj2ht1sf8t
    @user-pj2ht1sf8t 10 วันที่ผ่านมา

    Ani wa,aan rabi lahaa netanyahuu ilmihiisa iyo kuwa kale ee dowlada haayo ilmohooda in lagu badalo maxbuusta bakhtga

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 10 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo xiisbuulaah yamane victoire Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay qabii hanaga Reebo qabyalada waa wax xun dadka waa mid uf jahliga alaha nagasaaro😢

  • @allahadoonkiisiiayaanahay27
    @allahadoonkiisiiayaanahay27 10 วันที่ผ่านมา +1

    Dadkaan waa dad waalan 2024 iyo qabyaalad meel xun ka yuu marayaa.

  • @mohamedsheililla7353
    @mohamedsheililla7353 10 วันที่ผ่านมา +1

    Waxa soo diray ma aha odayaal, waa siyaasi kursi doon ah, oo qas iyo qalaanqal mooday inay dan oogu jirto.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 10 วันที่ผ่านมา

    Subxanalah, badwayntaa biyaha intaa Leeg sidee Loo kaantarooli
    Caadimaha jeego xiir

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 9 วันที่ผ่านมา

    sax wll qabiil wa duli iyo wadanka igu faqiirsan iyo wadanka ugu amniga xun calamka waa intaas natiijada qabyaalada uun

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 10 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah subxanallah subxanallah
    Marobka io arimaha ilahayba lakontarolikara
    Allihi islaam nahadhigow adamahadleh🤲

  • @AhmedIbrahim-d9v
    @AhmedIbrahim-d9v 9 วันที่ผ่านมา +1

    Shekhaw qabyaladu waa waxkubeeran somaalida adiga lafdigaagana kaama madhna markaa intaad dhalinyarada aad kaligood dusha usaraysid adiguna iskudar ducada cadaymana waan kuguhayaa aad qabilkaga iyo qabiil kale oo isdilay rerkaaga ayaad lasafatay cadayntaana waa lahayaa anigu sheekh kuuma aqaano

  • @foodcade9168
    @foodcade9168 10 วันที่ผ่านมา

    Sheilh waqtiga ha inooga dhameyn qof alle meel uwato hee hadii war calqmkq heyso soo siiday

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 10 วันที่ผ่านมา

    Aduunka waxaa ugu necbahay in aan qabiil ku faano aniga ku faani karo somalinimo qabiil maxaa i geynaayo subxanallah umadaan dhunsan alle hasoo hanuniyo

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 10 วันที่ผ่านมา

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 10 วันที่ผ่านมา

    Dadka aad danbeeya somali halkaas ayay yar iyo waynba waa ummad aan horo Mar lahyn.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 10 วันที่ผ่านมา

    Soomalida Ayaa u baahan
    In uu xukumo nin sida jeego xiirka Ah.

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w 10 วันที่ผ่านมา

    Walahi shiikh boqolkiibo 95 dumarka naga badan qabyaaladda

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 10 วันที่ผ่านมา

    Subxanalah 😢

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 10 วันที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 10 วันที่ผ่านมา

    Wcs wll

  • @abdinasirmohamedaden7700
    @abdinasirmohamedaden7700 10 วันที่ผ่านมา

    Hadaad aragto qof qabiil un wada cudurkiisa waa jahli dawadiisana waa cilmi.

  • @NasraGulaid
    @NasraGulaid 10 วันที่ผ่านมา

    Qabiil waa na rogey
    Ee Allow naga daweee
    Umada oo dhan xaawo iyo Adan ayey ka yimaadeeen

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 10 วันที่ผ่านมา

    Wcs

  • @abdillahiabdirahman3317
    @abdillahiabdirahman3317 10 วันที่ผ่านมา

    Koorsada no jawaab

  • @AbdinaasirCabdiwakiil
    @AbdinaasirCabdiwakiil 10 วันที่ผ่านมา

    Iso jawab

  • @user-ik3xs3tq5b
    @user-ik3xs3tq5b 10 วันที่ผ่านมา

    Sheikh Mohammed course ayaan rabaa laiima soo jawaabin

    • @qadarbashirbile4033
      @qadarbashirbile4033 10 วันที่ผ่านมา

      Wll dulaqado sheeqa maalin walabo arinkaas wuu ka hadlaa dadkaa farabadan hala dulqaato

  • @Wll.nuurdahir
    @Wll.nuurdahir 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ax war nabiga haan kudyano dhalinyaro

  • @shaficihassan7558
    @shaficihassan7558 10 วันที่ผ่านมา

    Qabiilkagu wax inuu ku dhibo ahayn kuma taro sababto ah mid cabtooy ah rajo lahyn ayaa qof dilaya kadibna mid maskiin ah oo umada qiimo ugu fadhiya ayaa ladilayaa ama udhulka reerka dago hadii Dan kaa gasho uma safari kartid

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 10 วันที่ผ่านมา

    Asc, dhalinyaradena wali waxey is weydin yaad u dhiman yaase ka dhiman, mid xigita ma qabiilbaa ku quudiya ama kuu haya nolol, mise su’aasha I maant inta geerida ka dib ma qabiil baa ku difaacaya, waa ayan daro haddii aadan maskaxdada aadn ka shaqesineynin.

  • @AbdulrahimSufi-q3s
    @AbdulrahimSufi-q3s 10 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar ❤❤❤

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 10 วันที่ผ่านมา

    Arinta gabdhaha somaliyed ama muqdisho waxakadanbeeya gacmo shisheeye sida safiiro iyo haiado booriskuqarin kagadaal rabitaankooduwaa hanalooansixiyo kahaween ahaan sharciyo wasakha xukuumada xasan shiq sodhafay balse baarlamaanku diiday ootuuray

  • @Rahmmaaaa
    @Rahmmaaaa 10 วันที่ผ่านมา

    Asc sheekh corsaioyinka Online ka ah ayaan rabay mana la iisoo jawaabin.

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 10 วันที่ผ่านมา

    Shiikh naftaada cadaalad kasamee warka munikh jarmalka codkiisa wadkabaqaysaa inadnatusto kan kuriya kinjon un wadnoodheraynaysaa!!!? xishood

  • @leilaabdi5442
    @leilaabdi5442 10 วันที่ผ่านมา

    waa doqomo iney ku dhax ceejiyaan biyaha ayey ahayd

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 10 วันที่ผ่านมา

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤

  • @ashawooo
    @ashawooo 10 วันที่ผ่านมา

    illahaya dada ku kici isaril rabi ha uu keno masabo deg deg ah

  • @mohamedsayed5290
    @mohamedsayed5290 10 วันที่ผ่านมา

    Assalamu calaykum,
    Ustaad lacagta course, ka halkeen kusoo diraa, Somtel ayaan ku hayaaye.

  • @AbdinaasirCabdiwakiil
    @AbdinaasirCabdiwakiil 10 วันที่ผ่านมา

    Asc walal dulmi did corsada rabay mana laiso jaboyo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 10 วันที่ผ่านมา

    odaayaashu wa kuwa soomali ilaahay kubad baadiyay markay dowladi soomaaliya bur burtay ee weiba odayaasha daarood wa dad aad ufiican wa xaqiiqo run ah laakin soomaalidu wax xaasidin intoda badan oo runtu way dhibta

  • @AsadNorOsmaan
    @AsadNorOsmaan 10 วันที่ผ่านมา

    Soomaali oo qabyaalad iska deysay waa qof dhintay oo soo noolaaday

  • @IbrahimMohamed-md2bb
    @IbrahimMohamed-md2bb 10 วันที่ผ่านมา

    Waxan dhihi Lahaina in and darasto waxa ku kalifa sheegashada iyo iskugu faanida qabiilka dadka Somalia ah, an la inkiri Karan in at jirto yar iyo Wayne Somali. Sidee wax looga bedelii Kara arintaan mujtamica Somalia. Ma Aha in la eedeeyo Koox Keli ah.

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u 10 วันที่ผ่านมา

    Sheekhow barnaamij kaaga ku soo dar wac yi gilin ku saab san in ay soo maalidu dastuur ka dhig taan ki taab kiina suu ban war ay nu qaadano kitaab ka alle si ay nu ooga bad baad no qabiil ka iyo qurun kiisa ay nu u hel no cadaalad si ay nu u guu le sano aduun iyo aa khira ba

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 10 วันที่ผ่านมา

    WARKA K KOORIYA MAAHA SAX EE WAA DACAAYAD SAMAYSA.

  • @SaidOmar-zw6wy
    @SaidOmar-zw6wy 10 วันที่ผ่านมา

    Soomalida sheekh aduunyada waxa saa ka reebay dadku muddo wixii ay ku dhaqman ee khasaaraha ukeenay waa in ay ka fogaadan lkn soomalidu wali ma oga

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 10 วันที่ผ่านมา

    Caanbay ku noqonayaan sheekh

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 10 วันที่ผ่านมา

    Waxbaadunksga iyo aakhiradada haahe eeda weeye

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 10 วันที่ผ่านมา

    Waxaasi waxjiramaahan wadacaayad hadiidiljirana sababtu sidaan wakaduwantahay tusaale sida inlamusuq masuqay kaabayal logabadbadilaha xaladan ama masuliyaddaro ah inaanlodiyaarin dadka khatarahanokale

  • @noahmoalim
    @noahmoalim 10 วันที่ผ่านมา

    adeer qabiilka waa diinteena waxa aad aqrineyso iska daa wararka kale noo wad

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 10 วันที่ผ่านมา

    Caqli xumaday kuso koreen kenya laimaaden jailka halagu guro

  • @Aqoon_kororso
    @Aqoon_kororso 10 วันที่ผ่านมา

    Acww
    Wll arinta ku saabsan gabdhaan arintaan aay wadaan maha wax faduud sida aan qabo waa arin meel fog laga soo abaabulay lana rabo in lagu dhibaateeyo shacabka somaliyeed sidoo kale arintii ka dhacday Neeyroobi iyo tan waxaa ka dhaxeeya cilaaqo waa hab cusub oo dhibaayo somali dhib laagu abuurayo

  • @R3dS3a
    @R3dS3a 10 วันที่ผ่านมา

    Wadankii waxa kasocda masharic lagubixiyo dhaqalo oo ah sidii somalida dhedoda qab qabileysan laxojiyo si waligod sidas isu haystan aya laga shaqeya

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 10 วันที่ผ่านมา

    Waxaasi waa wixi Ala u naxarsaygii soomaaliya 29 sano O'Halloran dotkaladilo iyo cabin wixi ka dabeya wa laoga way dilcidonan

  • @MarshalEngland
    @MarshalEngland 10 วันที่ผ่านมา

    ninkan wuxu sheego wa ben wa video editen ah oo la sameyay wax ka run ah ma jirto

  • @feyrussiad9549
    @feyrussiad9549 10 วันที่ผ่านมา

    sheikhow waxa lasoo ogaadey in oromada, canfarta, amxaarka, tplf amba ethiopiyaan sida loo yaqaan ay dhalinyarada somaalyeed isku diraan dhinaca socialmediaga iyagoo iskakala dhigaya qabiilada somaaliyeed

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t 10 วันที่ผ่านมา

    Shekhow.inigawada.ben.iyo.qabil.iskudar.iro.iyo.arurba.obena???

  • @cabdimusse404
    @cabdimusse404 10 วันที่ผ่านมา

    Wa laaangaabni halki udanbaysay

  • @xaamsahra4306
    @xaamsahra4306 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    laan dheere xil u ku helaa iyo hanti aduunyo madax weyne landheeere le noqodo

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 10 วันที่ผ่านมา

    Scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @ClcasiisyuusufMuuse
    @ClcasiisyuusufMuuse 10 วันที่ผ่านมา +1

    Second views

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 10 วันที่ผ่านมา

    Laan dheer waa jiraa ilaahayba laangaab kama soo saarin anbiyadiisa lakiin idabdarada la ogoleen

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 10 วันที่ผ่านมา

    dadku waa isku mid somali gormay fakarayan

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 10 วันที่ผ่านมา

    Gabdhaha soo idinka kuma dhalin maxaa ula yaabantahay nin somaaliyo maxaa idinka qabateen gabdhaha ceeb maleh odey idab daran baa dhalay

  • @AbdinaasirCabdiwakiil
    @AbdinaasirCabdiwakiil 10 วันที่ผ่านมา

    What's app ka

  • @user-cz2px7pz6h
    @user-cz2px7pz6h 10 วันที่ผ่านมา

    Hadhihin dagaalka on leyn ey wadaa xamaas maybe wey is bari yeeleysaa hadhihin hadalkaan

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 10 วันที่ผ่านมา

    Waa jaahiliin soomaalida qqbiilka baabiiyey bayhoofiyey wali daba socda

  • @PeaceBeuponhim7
    @PeaceBeuponhim7 10 วันที่ผ่านมา

    aqliga dadkan isku sheego👉🏽landheer, cagdheer. Jahil nimadooda 👉🏽Waa another level. Jahil.foqal Jahil on its highest level..😂
    Wan ku dileynaaye ashahaado.
    aa wali socoto👉🏽janna hadii la sheego ama Allo u dhawasho ayagaa kaaga horeyo!
    Waxaadba mooda ba in ee cirdiga, sharafta, iyo arwaxda ummada in jannadii Alle ku mutaysanayaan!
    Heyhaata Heyhate.
    Dad kale jannadoda habeen iyo maalin ushaqeyneyan !
    meeshay.. ayagii naar u abaabulanayaan!!!!! Ismana oga! Walle fajacnaaaa. 😢😅😅😅

  • @mawliidhassan5625
    @mawliidhassan5625 10 วันที่ผ่านมา

    Scwscwscwscw❤❤❤❤

  • @xasannuur9804
    @xasannuur9804 10 วันที่ผ่านมา

    Sheeq dadkaan waa lawataa

  • @nimoabdi5909
    @nimoabdi5909 10 วันที่ผ่านมา

    Somalia jahilimo kamabaxayaan. Allah hadeyo

  • @user-ik3xs3tq5b
    @user-ik3xs3tq5b 10 วันที่ผ่านมา

    Wcs