ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Shukran jazakallahu kheir ❤ . Allah hanoo ziyaadiyo aqoonta iyo fahanka Cilmiga Sharciga
ماشاء الله شيخنا الحبيب الله يحفظك ويحفظ ذريتك
Mashallah🎉
Jazakumu Allahu kheyra
بارك الله فيكم
الحكومة السعودية هي حكومة مسلمة.نأخذ منهم ما فيه خير ونترك ما يخالف الشرع بين لنا ما وقع في كينيا إذا كان مخالفا عن الشرع.
SHEIK FAQASH.....
Hafatha llah🥰
Sallallaahu calayhi wasalam
Sheikhow arrimaha somalida iyo taarikhda somalida wax nooga sheeg anaga carab iyo reer binuhashim hanooga sheekeyn
Xor ayuu u leeyahay in uu ka hadlo! Adugu jooji munaafanimada kalahar Sheikha!
Shiikh Ilaahay khayr ha ku siiyo, waxaad tahay shiikha keliya ee qolada selefiya isku sheegta ah ee fahmay in sacuudigu yahay cadaw ey kuwa islaamka necebi u isticmaalaan burburinta iyo iska horkeenka muslimiinta . Waxa nimanka mujrimiinta Sacuudiga maamulaa qorshahaa u isticmaalaanna waa niman culimo sheeganaya
Taariikhda islaamku waxay Ka bilaabataa maalintii waxyigu soo dagey, taariikhda hijrigu waxay ka bilaabataa maalintii nabigu SCW uu madiina u hijroodey
Ina cabdalle xasan taariikhdiisa ka waran iyo waxyeeladiisi
Waa wadaad wareersan
Haduu wareersanyahay maxaa u dabajoogtaa hadii fiyowdahay.
Waligiinba Mad mullah iyo nin wareersan taallo u dhistaan. Idinkaa wareersan lkn.ولتعلمن نبأه بعد حين.
Aniga sacudina matageri xassan iyo cali dherana matageri . Ayaga og waxay isu heystan
Dabadhilifow Yaaba tageridada rabo miskiin 😂😂😂
Dhiman dhiman walboo ciilan comentiguu usoo nafis doontay
Nabiga scw ninka siyaasisan oo ka istaatiijisan lama aragTolki maalinkay la galeen go'doonka hal qof umu fidin dacwada kamay islaamin inti godoonka la gashay qofnaHadii uu ufifin laha oo ay wada islaami lahaayeena waa diin re bani haashim bay noqon layd oo jilib kasi leeyhy calan jilibna jilibkale qaadan maayo
Csw csw csw❤❤❤
Shirkaan la sheegayo guurmuu dhacay youtube maku jiraa
Shiiqa kaqeyb galka shirka maa lagu adkeyay ee waa ognahy in mashruca wahaabsimiga ino sucudiga noo kayimid
🏴🏳️ 🫸 🇸🇴
Carab nabiga ayaa ka dhashay lkn carabi waa dadka ugu xun muslimkana adhaxda ka jabisa
Khaliijko dhan waa qawaarij diina cid eybarayan ma jirtee halaga cararo jaajuusta islamka waye wale
Shekhaan gaal iyo Muslim ayaa ku hayaa markasa aan arko…. Adeer wax gaal la dhahaayo ma jiro ama Muslim…. Ha oomin lee
❤😂😂😂😂😢😮🎉🎉
Xasaanow aqoon umalihid waxeey utageen waxaa larabaa inlauruuriyo kitaabada usulo thalatahaha iyo kashfu shubahaadka amarka marekanka ayaa shaqeynayo kitaabada muslimka lagutirtiray hada ayaa aduunka laga uruurin rabaa seen kudhahay shaqadodii waalagu qabsaday kuwookale sodabacda
Sheekh maxaa udhaxeeya taariikhda islaamka iyo mida hijrada??
Taariikhda islaamku waxay Ka bilaabataa maalintii waxyigu soo dagey, taariikhda hijrigu waxay ka bilaabataa maalintii nabigu SCW uu madiina u hijroodey.
Sheikh Hasaan asaga uun maa saxsan waaba yaabee? War Sheikhow kheyr Allaha ku siiyee, bini’aadam dhan aa qaldamo hal maalin noo sheeg qalad aa gashay
Qalad uu galay inuu sheego maxa faida ku jirto
محمد عيسى أخطر الوهابية
Wahabiya ayaga idin so wax baray ulajeesdka laga lahana waa la garay diinta islamka iyo muslimiinta inaad la dagaalantaan howshiina waad heysaan
Sacuudi naceeb aa ku dilaayo ninkaan aduunka asaa u saxan cid kale maba jorto
Hahaha 😂 😂 😂Kufriga Ala sacuud hadi aad an araagHabsi dil iyo Meel ee ka dhaceeyn ducaadi maba araag
Oo sucuudi naceyb soo janna laguma galayo, anigaa allah dartii u necebe
Sacuudiga shacabku waa dad muslimiin ah intooda badan..dawladuna waa dawlad shaydaan..
@@mohsen6878Xagee ku taala quranka iyo sunnada ayaa waxaa lagu gala naceebka aala sacuud jaahilyahow" Kan aad dhageesaneeso waa jaahil ku nool dhul gaalo
@@Romman114 Kitab iyo sunno dadka caqliga leh baa logu tala galay, dameeradu iyagu waa rarasho
Shakhsi qudha ayaad umaad dhan ayaad wax ka sheegaysa walligaba khayer maad lahyeen ما عندك سالفه
Orad meelahaa ku calaan cal lipaxaa ku raaxeysanaaye meeshaan
Adeer gaalada maanta waxeey ka fiicanyihiin kuwa Somali ah iyo carab….. gaalada dhulkooda waa amaan cadaalad AYAA taala waliba reer galbeedka….. waa dad bani adinamada ku fiican
Ilaahay haku Soo hanuuniyo sxb
Nin shirki kujiro amaan maheysto
Dadkii bosnia chechnya iraq Afghanistan yamen Palestine xitaa Somalia ku dar sas madaafiicda ugu gaaraacay Iskaba dhaaf wax kalee dhulkee ku noolyihiin (America) meqa malaayin Hindii cascased ku dilen Adeer daarahaas dhaadher aad aragto dhiig bini aadam baa lagu dhistay iyo gumeysi
Shukran jazakallahu kheir ❤ . Allah hanoo ziyaadiyo aqoonta iyo fahanka Cilmiga Sharciga
ماشاء الله شيخنا الحبيب الله يحفظك ويحفظ ذريتك
Mashallah🎉
Jazakumu Allahu kheyra
بارك الله فيكم
الحكومة السعودية هي حكومة مسلمة.
نأخذ منهم ما فيه خير ونترك ما يخالف الشرع بين لنا ما وقع في كينيا إذا كان مخالفا عن الشرع.
SHEIK FAQASH.....
Hafatha llah🥰
Sallallaahu calayhi wasalam
Sheikhow arrimaha somalida iyo taarikhda somalida wax nooga sheeg anaga carab iyo reer binuhashim hanooga sheekeyn
Xor ayuu u leeyahay in uu ka hadlo! Adugu jooji munaafanimada kalahar Sheikha!
Shiikh Ilaahay khayr ha ku siiyo, waxaad tahay shiikha keliya ee qolada selefiya isku sheegta ah ee fahmay in sacuudigu yahay cadaw ey kuwa islaamka necebi u isticmaalaan burburinta iyo iska horkeenka muslimiinta . Waxa nimanka mujrimiinta Sacuudiga maamulaa qorshahaa u isticmaalaanna waa niman culimo sheeganaya
Taariikhda islaamku waxay Ka bilaabataa maalintii waxyigu soo dagey, taariikhda hijrigu waxay ka bilaabataa maalintii nabigu SCW uu madiina u hijroodey
Ina cabdalle xasan taariikhdiisa ka waran iyo waxyeeladiisi
Waa wadaad wareersan
Haduu wareersanyahay maxaa u dabajoogtaa hadii fiyowdahay.
Waligiinba Mad mullah iyo nin wareersan taallo u dhistaan. Idinkaa wareersan lkn.
ولتعلمن نبأه بعد حين.
Aniga sacudina matageri xassan iyo cali dherana matageri . Ayaga og waxay isu heystan
Dabadhilifow Yaaba tageridada rabo miskiin 😂😂😂
Dhiman dhiman walboo ciilan comentiguu usoo nafis doontay
Nabiga scw ninka siyaasisan oo ka istaatiijisan lama arag
Tolki maalinkay la galeen go'doonka hal qof umu fidin dacwada kamay islaamin inti godoonka la gashay qofna
Hadii uu ufifin laha oo ay wada islaami lahaayeena waa diin re bani haashim bay noqon layd oo jilib kasi leeyhy calan jilibna jilibkale qaadan maayo
Csw csw csw❤❤❤
Shirkaan la sheegayo guurmuu dhacay youtube maku jiraa
Shiiqa kaqeyb galka shirka maa lagu adkeyay ee waa ognahy in mashruca wahaabsimiga ino sucudiga noo kayimid
🏴🏳️ 🫸 🇸🇴
Carab nabiga ayaa ka dhashay lkn carabi waa dadka ugu xun muslimkana adhaxda ka jabisa
Khaliijko dhan waa qawaarij diina cid eybarayan ma jirtee halaga cararo jaajuusta islamka waye wale
Shekhaan gaal iyo Muslim ayaa ku hayaa markasa aan arko…. Adeer wax gaal la dhahaayo ma jiro ama Muslim…. Ha oomin lee
❤😂😂😂😂😢😮🎉🎉
Xasaanow aqoon umalihid waxeey utageen waxaa larabaa inlauruuriyo kitaabada usulo thalatahaha iyo kashfu shubahaadka amarka marekanka ayaa shaqeynayo kitaabada muslimka lagutirtiray hada ayaa aduunka laga uruurin rabaa seen kudhahay shaqadodii waalagu qabsaday kuwookale sodabacda
Sheekh maxaa udhaxeeya taariikhda islaamka iyo mida hijrada??
Taariikhda islaamku waxay Ka bilaabataa maalintii waxyigu soo dagey, taariikhda hijrigu waxay ka bilaabataa maalintii nabigu SCW uu madiina u hijroodey.
Sheikh Hasaan asaga uun maa saxsan waaba yaabee? War Sheikhow kheyr Allaha ku siiyee, bini’aadam dhan aa qaldamo hal maalin noo sheeg qalad aa gashay
Qalad uu galay inuu sheego maxa faida ku jirto
محمد عيسى أخطر الوهابية
Wahabiya ayaga idin so wax baray ulajeesdka laga lahana waa la garay diinta islamka iyo muslimiinta inaad la dagaalantaan howshiina waad heysaan
Sacuudi naceeb aa ku dilaayo ninkaan aduunka asaa u saxan cid kale maba jorto
Hahaha 😂 😂 😂
Kufriga Ala sacuud hadi aad an araag
Habsi dil iyo Meel ee ka dhaceeyn ducaadi maba araag
Oo sucuudi naceyb soo janna laguma galayo, anigaa allah dartii u necebe
Sacuudiga shacabku waa dad muslimiin ah intooda badan..dawladuna waa dawlad shaydaan..
@@mohsen6878
Xagee ku taala quranka iyo sunnada ayaa waxaa lagu gala naceebka aala sacuud jaahilyahow"
Kan aad dhageesaneeso waa jaahil ku nool dhul gaalo
@@Romman114
Kitab iyo sunno dadka caqliga leh baa logu tala galay, dameeradu iyagu waa rarasho
Shakhsi qudha ayaad umaad dhan ayaad wax ka sheegaysa walligaba khayer maad lahyeen ما عندك سالفه
Orad meelahaa ku calaan cal lipaxaa ku raaxeysanaaye meeshaan
Adeer gaalada maanta waxeey ka fiicanyihiin kuwa Somali ah iyo carab….. gaalada dhulkooda waa amaan cadaalad AYAA taala waliba reer galbeedka….. waa dad bani adinamada ku fiican
Ilaahay haku Soo hanuuniyo sxb
Nin shirki kujiro amaan maheysto
Dadkii bosnia chechnya iraq Afghanistan yamen Palestine xitaa Somalia ku dar sas madaafiicda ugu gaaraacay
Iskaba dhaaf wax kalee dhulkee ku noolyihiin (America) meqa malaayin Hindii cascased ku dilen
Adeer daarahaas dhaadher aad aragto dhiig bini aadam baa lagu dhistay iyo gumeysi