Walahi wan ooyay 😢😢😢 ilahay an waxba oloobin ee naxariista badan ee adomhisa la dulmiyay uuga Aaron gooya ilahay malainta khiyamaha la qawan yahay ilahay cadabta haku fogeyo
Mareykan iyo yahuud umad Muslim ah oo aan waxba galabsan ayey xaq dharo ulayeen lakin Illahay hortisa kujawabi dhonan sabab aay ulayeen dadkan Insha Allah
Kwrm dadba u umaleeyo inee yihiin dadka saxan ee nolosha xurta ka hadlo somalida qaar marka eey aaminan wadamada dhiibatada muslimiinta ugeystaan ee moodo in ladilo argagixiso wallahi qalbiga ka dareemaa somalida qaarna waaba ku raacsanyihiin gaalada iney musliminta
@@Omari.ggazi-r inta aysan cid kale na xasuuqin anagaa is xasuuqayna, Aniga iyo adiga kwrn hadaan iska bilowno, tooraydaadu ma kuu diyaarsan tahay ninyahow ❓😁❓
Mareykan io yahuudisaba wa cadow shar anay iyagu Ka dambayn ama lug ku lahayna ma dhaco wlh waxa aduunka qarnigan xasuuq Ka dhacay ina toos bay ugu jiren ina daaha gadashisay Ka mamulayen illhy muslimka ha mideyo hadi islam midaysan oo cadowgida yaqan jiri laha maanta gaaladani naguma kibren waxka jilicsan maleh inaga isku jabinayy wlh
Allaahu akbar siday muslimiinta dhibkay u gayisteen Maraykan iyo yuhuud iyo madax sheegata islaam oo gacmaha u haya shacabkoodi si aay maraykan iyo yuhuudi u layaan lakiin dhowan waxasi way dhaman insha allah
Mareykan iyo waxii la halmaala lacanada Alle ha ku ridee Koley kuwa aan caqli laheen ayaa dalkooda u ogalaadey in maatadooda la laayo Ilaahey ha u raxamdo shuhadadaas
اللهم صل و سلم و بارك على سيدنا محمد ﷺ عدد تسابيح خلقك و سلم تسليما كثيرا اللهم صل و سلم و بارك على سيدنا محمد ﷺ عدد أنفاس خلقك من اول الخلق الى قيام الساعه اللهم صل صلاه كامله و سلم سلاما تاما على حبيبك سيدنا محمد ﷺ وعلى آله وأصحابه أجمعين🌿🕊💞🌹💕 ﷺ 💕ِ💖🥀ﷺ 🌿🌹🕊🌙📖
WAABERI MEDIA waa meel aan maalin walba daawado,xog iyo cilmi cusubna ka kororsado, alle ha idinka abaaliyo, keliyaata waxaan ka codsan lahaa in xayaysiisyada nalaga daayo,waayo dadku way necebyihiin in muuqaalka laga dhex galo dhawr jeerna laga kala gooyo. Mahadsanidiin.
wll codka rasmiga ah ee video ga kor noogu yar qaad imika laptop kayga oo kale sameecadiisaa gaaban wan ku dhibtoodaa, cidii aan rabin way iska gaabin doontaaye noo yar dallac wll.
Marekanka wa kan ugu naxariista daran caalamka waa dowlada kaliya. Ee nukliyer maati kulaysay Xasuuqi somaaliya kan Afghanistan iyo ki ciraaq iyo kan hada kasocda Gaza allaha ku abaalmariya cadaab kan ugu xun shayaadiintaas
Kawaran cadaawgaa islaamka oo ah marekanka ninka Muslim ka ah oo uhasto wll wax walbaa ka tagero soo ayan daro na haysato soma ah illahey ha naga bad baadsho
From Qabyaalad to adoonimo baa la dhahaa alaabtaas, siyaasiga somaliga ah kuwa wax ka dhagaysta qabiilkiisa ayay u badan yihiin, isna maraykan baa wax u yeeriya maraykana yuhuuda, 😂
CIDAMAda salibiga mareykanka waa cidamada calamka ugu xun tariiqda waana cidamafa tataarka samanka
Walahi wan ooyay 😢😢😢 ilahay an waxba oloobin ee naxariista badan ee adomhisa la dulmiyay uuga Aaron gooya ilahay malainta khiyamaha la qawan yahay ilahay cadabta haku fogeyo
Amin❤
Mareykan iyo yahuud umad Muslim ah oo aan waxba galabsan ayey xaq dharo ulayeen lakin Illahay hortisa kujawabi dhonan sabab aay ulayeen dadkan Insha Allah
Kwrm dadba u umaleeyo inee yihiin dadka saxan ee nolosha xurta ka hadlo somalida qaar marka eey aaminan wadamada dhiibatada muslimiinta ugeystaan ee moodo in ladilo argagixiso wallahi qalbiga ka dareemaa somalida qaarna waaba ku raacsanyihiin gaalada iney musliminta
Mareykan wa cadawga islamka alle hanaga qabta shartoda
Aamin
@@Khaliifonline ficil aan sameeno ficil la aan wax laguma qabteee
@@Omari.ggazi-rYaa kula samaynaya qabyaalad baa bacteeriyo ku ah dhalinyaradiibee, 😂
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo aan diyaar garowno in dadka somaliyed laxasuuqahee😂😂 marka hadaysaas tahay
@@Omari.ggazi-r inta aysan cid kale na xasuuqin anagaa is xasuuqayna, Aniga iyo adiga kwrn hadaan iska bilowno, tooraydaadu ma kuu diyaarsan tahay ninyahow ❓😁❓
Inta iga danbeeesa Like iisaar ❤😊
Maraykanku waa argagixiso calami ah waana cdawga islamka.
200 oo malyan oo Hindidii cascasyd ahaa bay laayeen malaayiin qof oo kalena waa laayeen argagixiso ba waa dhaafeen
@@mukhtaarciise2585 markaasay dadka musliminta ah iyo dadka bani Aadam ah aan wax glbsan laayan ku leeyihin argagixiso calami ah baanu la dagalanay iyo dad dib dhcsan xolaha waxba madhaman waynba kasi litaan kk.
@@cabdiwahaabnadaara7945 haahey waxay afka dhulka dareen markay doonteen Fiitnaamiyiinta iyo Afghanka. Askartooduna waa fuley haddii aad jabhad yar wadato oo aad AK 47 na haysato kuusoo dhawaan maayaan cirkoy kaasoo duqeeyaan mooyaane , duqayntoodana god yar baabad kaga dhuuman kartaa kkk
@@mukhtaarciise2585 War raga Afghanistan baa ka adag🤣🤣
Mareykan io yahuudisaba wa cadow shar anay iyagu Ka dambayn ama lug ku lahayna ma dhaco wlh waxa aduunka qarnigan xasuuq Ka dhacay ina toos bay ugu jiren ina daaha gadashisay Ka mamulayen illhy muslimka ha mideyo hadi islam midaysan oo cadowgida yaqan jiri laha maanta gaaladani naguma kibren waxka jilicsan maleh inaga isku jabinayy wlh
Iam firs comment zxpoyal like❤❤
Markii aan katagnay kudhaqanka shareecada islaamka sidaas baa koxba meel logu toganayaa dhibka nahaystaa waa inan diidnay sharciga nabiga kii diinta lagufidinjiray oo galada duleenjiray .
Aad iyo aad wlhi waa xaqiiq
Reer Mogadishu lake saara
Dad aan Somali aheen baa qoralka farta Somaliga barteen waxay kudadalan inay dadka Kala qeybiyan ayagoo isku mujinayo inay kamid yihin umada somaliyeed
@@AbdirahmanAhmed-tv8wt
Waa runteed, Soomali waa hal, iska dhaaf kala qaybinta ummada Soomaliyeed. We are all one.
Allaahu akbar siday muslimiinta dhibkay u gayisteen
Maraykan iyo yuhuud iyo madax sheegata islaam oo gacmaha u haya shacabkoodi si aay maraykan iyo yuhuudi u layaan lakiin dhowan waxasi way dhaman insha allah
Mareykan iyo waxii la halmaala lacanada Alle ha ku ridee
Koley kuwa aan caqli laheen ayaa dalkooda u ogalaadey in maatadooda la laayo
Ilaahey ha u raxamdo shuhadadaas
Wallhi dulmigoda Allah wuu ujeeda waana laka xisabin donaa haddi ay cafisay maxkamad aduun waxaa jira maxakamad kle aanan qof bili aadan ah kacabsan 🥹🥹🥹🥹
Ma noqo kara qofka ugu like ta badan😢
Kawaran dowlada ciidankas nabad ilaalin utaqaan
Ee soo dhawaynaya oo muslim sheeganaya
Waa argagixo la huwiyay nabad ilaalin 😂😢
Ku wan cidna soodhaweyn uga ma baah na qasab bay meeshay rabaan ku joogaan
Waxad ogatan daadkan yahuuda iyo marekanka ay iska leynayan iney ilaahay leyihin oo ka awod badan yahuuda iyo marekanka ha ilobina midas
جزاك الله خير يا صديقي العزيز
Illahey dulmiga reer galbeedka mislimiinta ku wadaan allaha soo dadajiyo musiibadooda😢
Mansha alah gold voace
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
waan idin salamay❤
😭😭😭💔💔💔Alla xanuun badanaa , bal sawiro adigoo xaaladaa ku sugan😭😭💔
اللهم صل و سلم و بارك على سيدنا محمد ﷺ عدد تسابيح خلقك و سلم تسليما كثيرا اللهم صل و سلم و بارك على سيدنا محمد ﷺ عدد أنفاس خلقك من اول الخلق الى قيام الساعه اللهم صل صلاه كامله و سلم سلاما تاما على حبيبك سيدنا محمد ﷺ وعلى آله وأصحابه أجمعين🌿🕊💞🌹💕 ﷺ 💕ِ💖🥀ﷺ 🌿🌹🕊🌙📖
Mashalaah jzk laaha qayr ❤❤❤❤
Marekan xmr lagu canshure medkiisa
Hadda lkn maydkena ayu xamar ku canshuura
Maalin walba dad soomaliyeed bay duqeeyaan, sidaasoo ay tahay Xuquuqul iinsaanka ayay ku barayaan 😂
Qorsho waye wecelada😂@@Cabdiraxman..Gaalkacyo
@@Maryann12qmashege marka
@@yayaqanciye195 Way ka caqli badiyeen afrikaanka iyo carabta, markaana waa dulaysteen 😂😂😂
الله أكبر
Ree galbeedku waa dadka ugu arxanka darran marka ay awood helaan dad io duunyaba sida ugu arxanka daran ayay ula dhaqmaan, Allow awoodi muslimiinta soo celi
Cadowgaaga oo kuu jilcay hadad fursad ku heshid soo cadaabi maysid, dee iyaguna muslimka cadowgooda oo u jilcay weeye, fursadaas waa ka faiidaysteen 😂
M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
WAABERI MEDIA waa meel aan maalin walba daawado,xog iyo cilmi cusubna ka kororsado, alle ha idinka abaaliyo, keliyaata waxaan ka codsan lahaa in xayaysiisyada nalaga daayo,waayo dadku way necebyihiin in muuqaalka laga dhex galo dhawr jeerna laga kala gooyo.
Mahadsanidiin.
Gold voice ina waberi
Gabood falo waweyn Bay dunida ka gaysteen reer galbeedku
Waana laga aarsan donaa insha Allah
Mahadsanid xhp ❤
Alle hawnaxariisto dhamaantood , faldinbiyeedka iyo kibirka gaaladu wuu soo dhamaan
Walal dilagi zodiac muqal noga so same insha allah
Dadbaa aminsan Mareykanka in uu maslaxadeena ka taliyo
Nosobadi sxb ❤❤❤❤❤
Kuwo maxax isku sheegay oo somaaliya dhooban baa 2024 kudhahaya marekan waa saaxibken iyo wax bey natarayaan 😢😢😢😢😢😢😢😢
Alla naxariis daranaa gaalo qashin ah weeye ufff calool xumo weeye wlhi sorry maalinka qiyaame ayaa cadaalad jiri doontaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Sidaasoo ay tahay, xuquuqul iinsaanka iyo qoondada dumarka ayay kaa dhaadhicinayaan in ay kula garab taagan yihiin 😂😂😂
@@Cabdiraxman..Gaalkacyolakin xasuuqa carurta io dumarka Palestine na waxay ku dhahayan wa xaq oo Israel wa is difaacaysa
@@mixedboy442 Dee muslimkaan daciifka ah baa lagu ciyaarayaa, hadad awood leedihiin car difaaca caruurtaas iyo dumarkaas weeye sheekadu
Halkani waa waabari media
Sheekadaan oo kale maalin kasta bey kadhacdaa somalia 🇸🇴 gaar ahaan gobolada ciidama shisheeye joogaan
Adunka rer galbedka ban ad u necbahay wlhi qof gal ah Inu Dan i hen ban oghy siba mareykan iyo Israel iyo xabashi eyaha alle ha inqabe
Ku soo dhawoow barashada quraanka meel kastood dunida ka joogto wixii faah faahin ah igala soo xidhiidh lambarkan
EBER , LIX, SADEX, SADEX,SIDEED, HAL, LIX, HAL, EBER, HAL
❤❤❤❤❤
Walaal wargeyska magaceesa ma isheegi karta
These are same people who are preaching human rights nd democracy.
Almighty Allah is just. Inshaalah those innocent soles will get their justice.
wll codka rasmiga ah ee video ga kor noogu yar qaad imika laptop kayga oo kale sameecadiisaa gaaban wan ku dhibtoodaa, cidii aan rabin way iska gaabin doontaaye noo yar dallac wll.
Mahadsanid
NEWYORKER Wa wargeys weyn e Ciwaanka warbixintan maxa ku qoran wll😊 mahadsanid
Axx wan so arkay😢😢😢
😢😢😢😢
mareykanku waa cadawga islaanka
There are decades where nothing happens, and there are weeks where decades happen. Taariiqda will stand himself.
Waa arun layaab leh lkn cidna lama xisaab tamin waana gabood falada muslimka lagu hayo ee maraykanka iyo isael iyo ingirisku ku hyaan subxaan allaah
Fadlan nala wadaag
Subhanallah
Marekanka wa kan ugu naxariista daran caalamka waa dowlada kaliya. Ee nukliyer maati kulaysay
Xasuuqi somaaliya kan Afghanistan iyo ki ciraaq iyo kan hada kasocda Gaza allaha ku abaalmariya cadaab kan ugu xun shayaadiintaas
😮😮😮😮😮😮
Maraykanku waxuu xasuuq iyo gaboodbalo geeystay waa wax aan lasoo koobi karin lkn waxaa lamarayaa waqtigii uu dumilahaa dawladiisuna waa gabaabsi 20 sano kadib cidii nool ayaa arki doona dulduleelada soo bixinoona iyo dunsanaanta ka muuqan doonta
Muuqaalkani waa calool xumo wlaahi alaha sahlo
Maraykanka Ciidankiisa marka ay joogaan dunidda Islaamka sharcigu ma qabto lkn waxa ka sii liita kuwa leh Hana ilaaliyo
Sawiradn inte kahelaa
IDF
Of USA citizen
Ciidan walba oo shisheeye ah way geestan musiibadan ookle
Ciidamsdi etopianka bal yaa qiyaasi kro waxii ay faleen 2006
😢😢😢😢❤❤❤❤🎉🎉
Somalia waxaa ka jira kumanaan xasuuq oo ay geysten ciidanka mareykanka, Ethiopia, Kenya iyo Uganda
M.zH❤😊
Waabariyow wll xayeysinta majacel dadka qaar balse isku dey inaad yarey so
Role model
😮😮
❤
Xagee dacwadoodii ku danbeeysay
Sawirada intee kahelaa
Muuqaladan narna imadhaafin taliye tan iyo waagi aad bilowday you tube Ka 😂 yaa ila mida oo intaas kuxirnaa ustaad cabdi raxman waabeei
Free falstiin 😊😊
4/9/2024
Kawaran cadaawgaa islaamka oo ah marekanka ninka Muslim ka ah oo uhasto wll wax walbaa ka tagero soo ayan daro na haysato soma ah illahey ha naga bad baadsho
Taa waxa ka daran, Muslimiinta maanta nool, iyaga dhexdooda waxay iska dhigteen cadow, Gaaladaas cadowga dhabta ahna waxay ka dhigteen walaal, soo taasi kama sii murugo badna, 😢😢
Waa layaab runtii midaan okale walaahi dadka ku dhintay ee aan wax galabsan ugu dilleen 😅
Chanelkii carabiga ahaa ayaw kasaan rabaayee
Damestiir awowo ee kada
Haa
Marekan waxa dhici doonta xili ay dadka yasaan inay u tahriibaan tariikhdu wa mid socote iga qora
Sharcigooda ayaa dhigaya muslimka oo dhan waa argagixiso qofkii aad arakataan dila hadii hal xabbo laydin ku soo rido .
Sxp xaysiimaha naga yaree
c/raxman adiga lkn tariikh ma shegtid😂
Cida daawatay muuqaalkaas
Asc zxb setahay abdi raxman soobadi shekoyinka noocan ah siaynu waxbadan uga ogaano dhibatooyinka ay reer galbeedku kuhayaan islaamka iyo munaafiqiintoduba
Wargasa new yorkera ama wargaysyada caalamku xagay kuso baahiyan wararkoda intas ii sheega
Ku qor Google The Haditha Massacre Photos That the Military Didn’t Want the World to See
When U.S.
Walee ma ilaabidoono gaboodfala argagixisa maraykanka iyo xulufadiisu ay ugaysteen umada islaamka ah waligeen
Sheekada waa la dhamaystiraa hada maxaad no sheegtay ragii wax dilay halkee ku danbeeyeen dowladu waxay ka tirri
Islamko dan ayey argagixiso uyaqana kufarta kun focod halacadabee kalimatu laaa ilaa laah ayaa gubtaa
Waxan halkaan kasalaamaya cid walbo wax ka dhagaysata siyaasinta somaalida anago og inay maqaarsaa uyuhiin maraykanka .maraykankuna uu yahay mid maqaarsaar u ah yuhuuda😂
From Qabyaalad to adoonimo baa la dhahaa alaabtaas, siyaasiga somaliga ah kuwa wax ka dhagaysta qabiilkiisa ayay u badan yihiin, isna maraykan baa wax u yeeriya maraykana yuhuuda, 😂
Taniwaa ruwaayad lasoodhisay waanadhacdo kooban nombar 24qofkaliya ah ujeedka kadanbeeyana uuyahay inwixiijariimo ciraaq kadhacay lagusokoobo kaliyana lagadoodo dhacdadan ciwankeduna yahay dagaalkii ciraaq ugudanbayna xogaa cadaalada lasiiyo eheladooda!!! Reergalbed wacaqlibadanyihiin
bro ma free baa inay iiga soo cum reeyeen waalidkey
May midha
@@ASRAAbdi-px4ni kuma fahmin maxaa kawadaa
Rer galbed waxey raban ayee sameyan waxee rabina waxey dhahan waa argagaxiso dhagartoda ilahey woidin sheegay waxey raban hadana sameyn waxaa thy argagaxiso marka gaalo walaidin sheegay hada caqli ledihiin iyo maskax wax fahanto
Link ga wargeyska no so dhig comment
Waxa hala iska dhiciyo
Dadkas sidaas ulaynaya caruur aan waxba galab san ayaby somaliduna ku farasanty inay u dhawadan ama salidhigyo inaga dhex dhestan aduunyo
Xuquuqul insaankana way ku barayaan, Qoondada dumarkana waan difaacaynaa bay ku leeyihiin 😂
Dagaalkii faluuja kasoo waran
😂😂😂😂😂
qabta kale so daa