DEG DEG Gelle oo Xalay Isku Keenay Xasan Sh S/Land & SSC Khatumo,Cirro oo Xasan sh la hadlay&Itobiy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 89

  • @AhmedAadan-n2c
    @AhmedAadan-n2c วันที่ผ่านมา +10

    Thanks Suldaan Tv

  • @dibjir.m
    @dibjir.m วันที่ผ่านมา +1

    War meshu suldaan badana !

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule วันที่ผ่านมา +7

    Wariye sare suldaanka tv warbaahin xalaal ah oo soomalia u hadasha guuleeyso

    • @msx6576
      @msx6576 วันที่ผ่านมา +2

      TH-cam intan joogay kan ku ka been badan ma arak ee ha u camirin

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 วันที่ผ่านมา

      WA BEEEN AALE ILAAHAY KA GO AY

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 วันที่ผ่านมา +5

    ASC Runtii Geelle dhibaatada Somalia iyo u dhexeeya qeyb buu ka yahay sabab?
    Because gobolada waqooyi galbeed Somalia Jabuuti ayaa taageereysay,marka haddi aysan arrinta dabada ka waddin ma dhacdeen arrintaan goboleysiga ah Jabuuti ayaana hooyo iyo Aababa u dhibka Somalia ka taagan,somaliyana xornimadeed ayay ka sheysay waxkasta oo Somalia karaankeeda ah waa u qabatay,lkn sidii aan ugu lisna inooguma hambeyn. Haddana Jabuuti ayay heysata haddii Etophia lughaya gaarto dhibaatada ugu weyn waxay gaareysa Jabuuti oo Etophia ayaa dulmareysa.Thanks❤🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️😊

    • @demhalladbaruoras5270
      @demhalladbaruoras5270 วันที่ผ่านมา

      Xuro siyasad adon aqon inad afkaga uraya ad furto walaga wanagsantahay ee waxbaro siyasadu catifad magasho ee so cadayo xorta Markad Djibouti wax ka sheegaysid idinka ismariyee

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂Somalidu waxay is yidhaah deen , baa somalidu u dhaga taageysaa oo khuseeya😅,

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂 Somaali yaa ah somali yaa ah,; ku waa is arkey maanta: ayaa ayay guul iyo guuldaro midkood noqonayaa !!😮, somali waa kee somali waa kee ? Midkee ahaa somali = sax ah😢, hadey fashilmaan:sirta waan heleynaa !! GEESI IN UU KU DHEX JIRO IYO INKALE, AAN SUGNO ILAA BARI 😅Geesi waa kee? ? ?,

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o วันที่ผ่านมา

    Somalia 🇸🇴 WA MASHRUUC ISMACIL CUMAR GEELE

  • @mussejama311
    @mussejama311 วันที่ผ่านมา +1

    Unity of Somalia is non-negotiable.
    Ssc/khaatumo is the real guardian of Somali unity

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 วันที่ผ่านมา +4

    Kkkk ina cumar geele cida caqliga u daba fadhido ayaa Ka liito kkkkkk

    • @dndmealr
      @dndmealr วันที่ผ่านมา

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @dndmealr
      @dndmealr วันที่ผ่านมา

      😅

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha Allaah, waa wax lagu farxo in madaxda Soomaaliyeed isku yimaadaan oo wada hadlaan.
    Waxan u arkaa khayr iyo bishaaro. Soos Ali ha heshiiso, sharafteedii ha soo ceshato, xoogeedii ha soo ceshato. Bartók ay caalamka ku kahaan jirtay ha ku soo noqoto.

  • @moalinnur3152
    @moalinnur3152 วันที่ผ่านมา

    Dawladda Federaaliga ee Qabiilaysiga Soomaaliyeed Guul

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b วันที่ผ่านมา +2

    Soomaaliya waa mashruuc.

  • @badalhasanabdulahi
    @badalhasanabdulahi วันที่ผ่านมา

    Maanta maalin iga faarxaad baadan magaranayo allaw dadkayga soomaaaliyeed midee amiin amiin amiin

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 วันที่ผ่านมา +1

    Kuwa midba keligiisa
    Qol lagu soo XIRTAY!
    ayaa ITOOBIYA u Dirsanay! yaa ka WARHAYO in lasoo
    CIQAABAY! loosoo Hanjebey! Ama wasabi
    Wax looga SAXEEXDAY? ama SIRDOON lasoo qortay?

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 วันที่ผ่านมา

    NINKASTA haddii ADHIGIISU shir Isugu
    yimaado, waa ka Shakiyi lahaa.

  • @hanad-x6e
    @hanad-x6e วันที่ผ่านมา

    Hadanahy reer somaliln yelimeyno soomaliya iyada isqarxineysa

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn วันที่ผ่านมา +1

    Midnimo somaliyed aykamuqat jabuti

  • @Ahmedhoudeidi
    @Ahmedhoudeidi วันที่ผ่านมา

    Walayaal soomaalida halabadbaadiyo haddii kala khatar buu ku jiraa jirotaankeeno,

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j วันที่ผ่านมา +1

    Xirsi tuug dawlada ciro ayaa jawaab degdega shacsbku ka sugayaan

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 วันที่ผ่านมา

    Geele Waa munaafaq Waa cadowga koowaad ee Somalia 🇸🇴

  • @MuxuyadiinCawaale
    @MuxuyadiinCawaale วันที่ผ่านมา +1

    Geele ma rabo in somali midoowdo taasi waa geeridiisa waxay isaga dani ugu jirtaa in somalidu madaxa iskula jirto oo anay dhinacna isku raacin

  • @fifisaid6470
    @fifisaid6470 วันที่ผ่านมา

    DALKA JABBUTI WAXAA KA SOCDAA WAAX KHEIR U LEH SOMALI INSHAA’ALLAH

  • @Abduqadirdiiriye
    @Abduqadirdiiriye วันที่ผ่านมา

    Qaybta la baad ee riwaayad waa la dhahaa adoo yaaban keligaa ma ka yaabtay waxa dhacay

  • @bardacad
    @bardacad วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤
    WAXAAD TAHAY WARIYAHA KALIYA EE ANAN AQOONIN QABIILLKIISA.
    WARIYAASHA KALE MARKIU AFKA KALA QAADO BAA WAXAAD ARKAYSAA QOLODUU TAAGEERAYO WAA TAAGEERE QABILKISI LAAKIIN WARIYE ISKA DHIGAYA.
    ADIGA WAXAAD TAHAY WARIYE DHEXDHEXAAD U AH SOMALI OO DHAN
    GUULAYSO WADADAASNA HA KA LEEXAN.
    ❤❤❤❤❤❤

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g วันที่ผ่านมา +1

    .maya maya masoconeysi in SSC ku noqoto Somaliland waayo dad badan baa u nafwaayey firdhiye Dhow jeer buu ku noq niqday Jbutu lagama yeelayo

  • @AbdihassanAbdi-v8r
    @AbdihassanAbdi-v8r วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @AaminaYuusuf-n2b
    @AaminaYuusuf-n2b วันที่ผ่านมา

    GeeLe ma jiirto ciid amiini dhana

  • @AbdiAdanAshkir
    @AbdiAdanAshkir วันที่ผ่านมา

    Walaal ismail waa ninkio somaliya ceelka kuriday

  • @AhmedHussein-w5d
    @AhmedHussein-w5d วันที่ผ่านมา

    Wixii la qariyo qurun baa ku jira.

  • @AhmedAadan-n2c
    @AhmedAadan-n2c วันที่ผ่านมา

    DrAhmed AdamAli Crop Protection**In support Of National Platform

  • @AbdinurAbdiqadir
    @AbdinurAbdiqadir วันที่ผ่านมา

    Haa eriteria/ masar/ Somalia wan famme kara barnamakoda/ ethopia iyo Somalia wan aqoon waxaa dhexyala Ethiopia dhul Somali horay u haystay hadana rabta bad/ jabuute iyo eriteria waa Laba deris ah ku heshin la.derinimada/ laakiin 1/ Somalia/2/ ethopia/ 3/ masar/ 4/jabuute/5/eriteria/wax ay ku heshin karan magaranayo

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 วันที่ผ่านมา

    Adhigii ITOOBIYA miyaa JABUUTI ku Shiraya

  • @abdirashidmohamed8890
    @abdirashidmohamed8890 วันที่ผ่านมา

    SSC waxay ciyaaraysaa Game khatar ah.saddexduba waxay lug ku lahayeen xasuuqi Laascanood .Ina maanta SL lala hadlow iyagoo weli aaminsan inay SSC ay leeyahiin oo qayb SL ka mud ah ay tahay.Waxaan aaminsanahay maalinta ay SL qirato SSC inayna shaqo ku lahayn baa wada hadal naga dhaxeen karaa.

  • @alishaafi9380
    @alishaafi9380 วันที่ผ่านมา

    Kuma jirto khaatumo waxba kama dhexeyan snm iyo hawlahoda xkumadayadina ma tegin Abdrizk khalifna wax xila hada uma hayo ssc khatumo

  • @SKk-q5h
    @SKk-q5h วันที่ผ่านมา

    Weriyahan. Codkiisa Aad buu u gaaban yahey

  • @adanmahamed928
    @adanmahamed928 วันที่ผ่านมา

    Soomaali hadey sida hada ay tahay aan wax isga badalin waxay noqondoontaa Mid gabi ahaanba laga wayn doono Qaarada africa

  • @Abduqadirdiiriye
    @Abduqadirdiiriye วันที่ผ่านมา

    Riwaayadaan waxaa magaceed la dhaha kala durugtay waa tane isu geeye waa kuma

  • @UmalkhayrAhmed-f8x
    @UmalkhayrAhmed-f8x วันที่ผ่านมา

    Hal la qslay raqdeeda lagu soo qamamay

  • @AhmedIsmail-x7g
    @AhmedIsmail-x7g วันที่ผ่านมา

    XIRSI MA MATALO SOMALILAND

  • @a.j2428
    @a.j2428 วันที่ผ่านมา

    HORTA MADAXWAYNAHA SOMALIYA MA GEELAA MISE WAA XASAN?
    XASAN MARNA GO'AAN MAQAADAN KARAA ISAGOON HOOSTEGIN AMA AMAR WAYDIISAN GEELE AMA ABEY AMA AFWERKI AMA SIISIIS-GA MASAR

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 วันที่ผ่านมา

    WAR WA BEEEEEEN AALE

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 วันที่ผ่านมา +1

    Wallaw maya walaw dheh

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w วันที่ผ่านมา

    Xassan sheikh waa in uu noqdo nin go'aan adag leh ee aan wax loo yeerin Karin . geelle waa nin badan oo aan la aamini Karin waa in uu Ka digtoonaado shirqoolada .
    Somalia loo dhigayo. Somali 100% waxay raali iyo nus Ka tahay in ciidamada ethopia sida u dhakhso badan ay dalka uga baxaan.

  • @salaamahaashi5829
    @salaamahaashi5829 วันที่ผ่านมา

    Geele waxuu ka beecmushtara qalaafka Somalida wanaagaagna kamadhasho

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 วันที่ผ่านมา

    ISAGAA HUBKA SIINAAYEY MUUSE BIIXI SI LAASCAANOOD LOO GUBO DADKEEDA LA LAAYO YAA AAMINAAYA TUUGA XASAN SHEEKH ASAGAA LUGOOYEY SOOMAALILLAAN MUXUU KA QABAN KARAA KISMAAYO AYUU XASUUQ KA GEYSTEY

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk RIYO MIYAA

  • @AaminaYuusuf-n2b
    @AaminaYuusuf-n2b วันที่ผ่านมา

    reer ssc ma ha' dad waxa u baahan wayo marki hoore geeLe isaga go amiye in reer ssc La weeraro o waxaba Lagu go amayey jaabuti

  • @KaderAhmed-sg6qq
    @KaderAhmed-sg6qq วันที่ผ่านมา

    Xaasan youtubri waka cawana ila joga djibouti kkkkkk

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 วันที่ผ่านมา

    Woyan qalad uma aragto DABADEDA haddii lagu QABSADO !

  • @MohaShine-m2o
    @MohaShine-m2o วันที่ผ่านมา

    GEELE LAMA AAMINI KARO XIRSINA KABADAN SOMALILAND WALIGOODBA HAWADA SHARAABAN KKKKK

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo วันที่ผ่านมา

    Khaatumo ma Irir samaaley noqotay

  • @alishaafi9380
    @alishaafi9380 วันที่ผ่านมา

    Kpssc khatumo iyo snm waxba kama dhexayn karan dagal keliya naga dhexeeya hadal bay meesha ku ku hayan ina cumar gele jabuuti buu ka taliya xasuuqi ssc khatumo na raga meesha fadhiya qayb bay ka qaten marka anigu Abdirzak khalif banba kayabay

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh วันที่ผ่านมา

    Warieye waxaad u leedahay Somalidu waa ku kala qabsan tahay arrimaha Ethiopia.
    Somalidu meel bay uga soo wada arrimaha Ethiopia, Somalidu wayku wada raacsantahay arrimaha Ethiopia inay ka baxdo Somalia.

  • @abdullahihussein4597
    @abdullahihussein4597 วันที่ผ่านมา

    Adeer anaku dowlad baanu leenahay

  • @saynab7503
    @saynab7503 วันที่ผ่านมา

    ilaahay run haka dhigo lkn geele dhul bahanta yay aaminin waayo markay dagaalama yeen haduu kla dhax gali lahaa waan uqaadan lahaa lkn hada waa uun arin kle oo lama leegayo in ilaah soo hanuunshana waa laga yaaba balse siyaasada han is diidan ee uu kudhaqmo xasan sh waa go aanadii lagooyay dagaladii hore isagaana gogosha fidiyay waxa shirayna wxy ahayen xasan muuse oo uyerayo geele markaa qaatumo waa joogeen waxa lalaynayana iyagay ahayen somali imada hada jirta maxay markaa ujiri wayday

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 วันที่ผ่านมา

    CABDIRISAAQ KHALIUIF CID WAKIILATEY MA JIRTO ASAGAA DANTIISA U AADEY

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 วันที่ผ่านมา

    Yaahuu

    • @faizamohammed7706
      @faizamohammed7706 วันที่ผ่านมา

      Kkkkk wlhi waa yaahuu. Soomali caqliga ale ha usoo celiyo

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi วันที่ผ่านมา

    War beenta jooji reer ssc shuqul kuma laha

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou วันที่ผ่านมา

    Cad ceeedu haday halkay kadhacdo kasoo baxdo soomaali warka gurayno Hanna Soo raacdo Dee jabuuti markaasay si uun u dhici

  • @MohaShine-m2o
    @MohaShine-m2o วันที่ผ่านมา

    Xirsi waa haaban baawarka shacab kaale

  • @liimochannel8738
    @liimochannel8738 วันที่ผ่านมา

    BADDA CAS AYAA LAGADAN RABAA OO DALAAL JABUUTI KA AH

  • @abdulqaderomer7926
    @abdulqaderomer7926 วันที่ผ่านมา

    Geeli waa qacin

  • @SaynabShmaxamed
    @SaynabShmaxamed วันที่ผ่านมา

    Xirsi ma matalo somaliland lacag buu u doontu

  • @Mideye157
    @Mideye157 วันที่ผ่านมา

    War dadka beenta ka daa. Shaydama ku warama.

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 วันที่ผ่านมา

    Isaaq io dhulbahate labaduba somaliya ayeey hoos tagayaan

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 วันที่ผ่านมา

      BEEEN KU NOOL 😂😂😂😂

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 วันที่ผ่านมา

      Somali sooma dhawa mid aannkuweydiiyee 1960 soo taa g.waqooyi xuriyada koonfur horteed qaatey ogaw hada cidna kuma qasbin in ey lamidoowaan koofur , markaa hada maxaadiidaya somalida inteeda kale in ey raacaan walaaladooda g.waqooyi si loo midoowaa waa in waxkastaa loo sameeyaa calankan buluuga waa la badali karaa wax diini ah maaha wlh anigu reer muqdisha baa ahey calankaa towxiidka ku qoran baa ka sharaf iyo karaamo badan calankan 5 xidig boojadaa baa somali kala direy kaliya somalia hadii midnimo la rabaa calankaa towxiidka haku midoobaan

  • @alishaafi9380
    @alishaafi9380 วันที่ผ่านมา

    Adan ku waydiye ciidamada jabuti miyay nabad diidka la dagalaman lacag keliyay iska qata dagal ma galan marka geele danihisas buu u socda

  • @AbokarAbshir
    @AbokarAbshir วันที่ผ่านมา

    2:05

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou วันที่ผ่านมา

    Waar somaali laand waaba la aqoon sanayaa idinkuna cadhadiinaku dhinta

  • @AbdurahmanGocase
    @AbdurahmanGocase วันที่ผ่านมา

    Beenaale beenaale dhalay oo cunsiriyadeysan warka uu sheegaya waa xaraan iyo been

  • @abdullahihussein4597
    @abdullahihussein4597 วันที่ผ่านมา

    Qofkan yaa uwarama

    • @abdikadirahmed9540
      @abdikadirahmed9540 วันที่ผ่านมา

      wuxu daama kuwa caytama ama kuwa qabailada isku dira

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi วันที่ผ่านมา

    Beenlow bahane hawiya futada dhexada ka sheekasa beenlow bahane duur joogo

    • @MohamednurAbdi-y2x
      @MohamednurAbdi-y2x วันที่ผ่านมา

      Inuu kuwaso miyuu kuudiide😅

    • @fifisaid6470
      @fifisaid6470 วันที่ผ่านมา

      Wllo Haddii Reerka Hawiye ay noqoon Garhayaaha Somalia beeri hora biic galiin lahaydeen

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 วันที่ผ่านมา

    Beenaale