Ethopia waxay taagantahay xoog ayaan ku joogaynaa somalia . Dowlada sharafteeda ha ilaashato yaan loo ogolaan in ciidanka Ethopia ay joogaan somalia. Xassanow Axmed Madoobe waxaa nooga daran Ethopia hanoo dambayso arinta Axmed Madoobe.
Extra judicial, arbitarary arrest, and torture, as the case that had to the Somali citizen, Qalbidhagac. It is as bizarre as it was before, but at this time, no court that ussued any warrant was mentioned!
Acw horta soomaaliya hassan shiiqo god but ku rider mana rabo ciidan soomaaliyeed oo Atwood leh inay hantaan qaranimada soomaaliya sababtoo ah hassan waa tuug mana rabo in hadhoow maxkamad lasoo saaro ayuu ka baqayaa marka tuug noloshiiaa waa xabai
Suldaanka Tv guul iyo gubanimo waxaa tahay wariye Howkar ah xaqiiq dalka alle ha badbadiyo
Mahadsenid Suldaanka TV, aniga waxaan dhihi lahaa kuwa soomaalida ah ee rabba Itoobiya in dhadshada somalinimada laga qaado oo laga bixiyo Soomaaliya. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed. Guul ciidanka qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
ASC ciidamada safka hore ha inagala bixiyo sida Etophia iyo Kenya Iyo Jabuuti Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
Deg deg haloga saro ciidanka itopia maraabno iney sijoogan dalkeena oo cadow somaaliy iyo geska africa abiy ahmed .
Xasan sheekh waa nin waalan maha mw somaliyeed
Masar iyo itobiya midna yaan dalkeena loo ogolaan cadawga
Somaliya weeyee
War nimanka Ethiopia daba
Dhilifka u ah si deg deg ah
Waa in Lasoo xiraa nimankaas
Waa jawaa siisti gabara uu u qoray iney Ethiopia .
Waxa hadlaya waa oromo iyo daarood xurmadle xshm meesha uu joogo waa dhulkiisii ithoopia wiligeen ayaa macaamil naga dhaxeeyay buntland dhaheeysay saay bada xoog iyo xeeladba waa qaadaneeynaa dhaheeysay si aay ugu fududeeyaan dadaalka xasan wadana oo ugu hortagayo u weeqaan wafdi ayee u direen ethoopia ayagoo ku dhiiri galinayo ethoopia nooma sheegeeysaan inaad ethoopia tihiin xurmadle xshm waxuu ku joogaa sharci sharci ayuu uga kacayaa xiligeedina lama joogo oo ethoopia ayaa laga horjoogaa kii soo hogaaminayayna oo buntland banaadir war kama yeeleeyso namana xukumi downtown iyadoo ethoopia masaleeyso vivo xurmadle xshm❤❤❤❤❤❤
Dagaallada sokeeye dawladdaa abuuraysa waayo hubka ay u qaybinayso shicibka qaarkood iyo macawisleyda lagu bahdilayo militeriga dalka.baraha bulshada badankoodu dembi malaha waayo waxa jira ayuunbay sheegaan waase jiraan kuwo yar oo buunbuuniya.
❤❤❤❤❤❤❤
Xasan sheekh hadduu waxyar garanayo oo damiir leeyay dadkiisa ayuu raali galinlahaa. Taas baddalkeedana wuxuu raali galinayaa turkey iyo amxaaro.
Maxamed Ziid ma wax la sheegaa kkkk
Hadii ethopianka loo ogolaado in uu ka sii mid ahaado ciidanka loogu yaboohay in somaliya eedi doonto Aby Axmed.
Ethopia waxay taagantahay xoog ayaan ku joogaynaa somalia .
Dowlada sharafteeda ha ilaashato yaan loo ogolaan in ciidanka Ethopia ay joogaan somalia.
Xassanow Axmed Madoobe waxaa nooga daran Ethopia hanoo dambayso arinta Axmed Madoobe.
Abgaal gumeysi iyo gaala jecelaa waligood soo kama gaboobaan.
Dowlada Somalia ha iska illaaliso dabinka Ethiopia ay u dhigi doonto Somalia, lagana rabo dowladu inay ka sarto Somalia.
Canaasiirta ithopia ineey wadanka joogaan ka shaqeeynaayaan hala ceersado
Cidan Somaliyed may sameystan mxa lagu badalayo mxay tahe!
Extra judicial, arbitarary arrest, and torture, as the case that had to the Somali citizen, Qalbidhagac. It is as bizarre as it was before, but at this time, no court that ussued any warrant was mentioned!
Acwb ninka ciidanka Itoobiya u ololeynayaa waa ( khaa,in wadan inuu dowlada ka mid ahaadana waa qiyaano qaran oo madaxweynuhu wax ka ogyahay), ma abeeso ayaa hoosta lagu heysan karaa Itoobiya waa abeeso.
Go, aanka masiiriga dalka ma waxaa go,aan ka gaarayaa xisbiga udp mise barlamaanka?
Kuli halaga saaro ciidamada somalia nabad ilaalinta u jooga somalia dawlad noqon mayso inta ciidamada africanka somali jogaaan xalane halaga saro somali qabiilkasta waxa uu ilaalinay dhulkiisa dawladuba waa ay tageeraysa shababkan werer halgu qaado ciidamo isku dhaf oo somalia leedahay
Masar iyo eratariya ayaa inooroon eyhiopiawaa cadaw lakiin waxba madiidi karo ethiopia qasab ayay kujogaysa
GUUL iska ceyrinta axmaarada
Wll waxaan rabaa in aad akhrisato qoraalkagya Ethoipia waa inay dawladu wadanka saarto Ethiopia duulaan ayey soo wadaa waxay rabtaa inay qabsato gobolada waqooyi dagaalka ka socda dawacalay Ethiopia ayaa wada waxay wada aragnaa inay markiba iska soo jareen argagixiso ayaa somaliland kaso duushaya waa marmarsiyo waxay doonaysaa si ay kusoo gasho waqooyi dawladu maaha inay maanta fursada lumiso
Acw horta soomaaliya hassan shiiqo god but ku rider mana rabo ciidan soomaaliyeed oo Atwood leh inay hantaan qaranimada soomaaliya sababtoo ah hassan waa tuug mana rabo in hadhoow maxkamad lasoo saaro ayuu ka baqayaa marka tuug noloshiiaa waa xabai
Wariye , adigu beri ama guri miyaad ka tahay dadka la soo qabqabanayaa , " what maafiyas are there! "
Wawarfican
Mayelo cidamada itobiya
Waar Ethiopia hal akari xita yaanlagayeelin
wali naguma filomiyaa ciidamadii naloosodabarayay
Walee hadan Etopia dalka laga sarin doowlad nimo ma jirto xaqiiqa hadeey hesho mandheyd ciidamo badan iyo hub way ku soo gurayan
Wasax
Beenta ka daa umada
Beenloow
Maxamed Ziid ma wax la sheegaa kkkk