Khataraha qaran ee Soomaaliya iyo waxa ay Somaliland ka tiri wada hadalka Ethiopia iyo Somalia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Kulan lagu dhexdhexaadinayay Itoobiya iyo Somaliland ayaa natiijo la'aan ugu soo dhammaaday Turkiga. Somaliland walaac ayay ka muujisay kulankaas oo salka ku hayay heshiiska Ethiopia iyo Hargeysa ay horey u gaareen oo dhabaha u xaaraya marin-badeed iyo aqoonsi ay isweydaarsadaan labada dhinac.
    Haddaba, maxay Somaliland ka tiri wada hadalka Soomaaliya iyo Itoobiya, goorma ayuu se dhaqangelayaa is-afgaradka Hargeysa iyo Addis Ababa?

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 หลายเดือนก่อน +97

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 3 หลายเดือนก่อน +77

    Viva Somaliland, insha Allah way Guulaysaynaysaa Jamahuuriyadda Barakaysan ee Somalialand

    • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
      @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 21 วันที่ผ่านมา +1

      Insha allaah guul somaliland insha allaah ❤❤❤❤🎉❤🎉🎉❤

    • @abdifarah4164
      @abdifarah4164 9 วันที่ผ่านมา

      Maxaa faaiido laga helay 34kii SANO?

    • @mohamedahmedmohamed54
      @mohamedahmedmohamed54 4 วันที่ผ่านมา

      ​@@abdifarah4164waxba

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 หลายเดือนก่อน +68

    Somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan ✊ ❤❤❤❤

    • @tahlileyow8081
      @tahlileyow8081 3 หลายเดือนก่อน +2

      Waa wax lagugu seexiyo mdax banaadida ee ogow, kuwan hda ku xukumo❤ayaa dowladii maxamed siyad barre ka tirsanaa ee ogow yeysan ku shegin been, mrka siyad barre ku duley waqoyi wey jogeen xmer mxey u dhihi ka daa!?

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 หลายเดือนก่อน

      @@tahlileyow8081HORTA BAL AF SOMALIGA SIDA LOO QORO BARO INTAANAD AFGAAGA QADHMUUN AFGA LASOO GALIN

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 3 หลายเดือนก่อน +4

      @@tahlileyow8081 WAR RADI WAY DHAMA TAY SOMALILAND WAY TASHA TAY FADLAN FAKE NEWS FAKE LO MA BAAH NA

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 3 หลายเดือนก่อน +3

      @@yurub5288 HA JOBO JIR O JOOG MACAGA HA JIRI SOMALILAND GUUUUUUUUUUL WA MID WA QARAN GUUL

    • @HIBOHERSI
      @HIBOHERSI 2 หลายเดือนก่อน +1

      Amin Ya Rabi❤❤❤

  • @DowllaSaarii
    @DowllaSaarii 3 หลายเดือนก่อน +41

    Waa runtaa Dr. barwaanii soomaaliland waa dal madaxbannaan

  • @ahmedyusuf9657
    @ahmedyusuf9657 3 หลายเดือนก่อน +50

    Full ambassador guuuuuuuull somalilland guuuuuuul somalilland

  • @MubarakIsmaiLSD
    @MubarakIsmaiLSD 3 หลายเดือนก่อน +43

    Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Kenya 🇰🇪 Ambassador Mohamed Barwani. Well done Mudane

  • @Hana-y2u7v
    @Hana-y2u7v 3 หลายเดือนก่อน +35

    Geesi geesi dhalay Mr Ambassador ❤ welldone you

  • @DowllaSaarii
    @DowllaSaarii 3 หลายเดือนก่อน +15

    Soomaaliland❤❤❤

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 3 หลายเดือนก่อน +14

    SOMALILAND💚🤍❤

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru 3 หลายเดือนก่อน +15

    Geesi qaren 🎉

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 3 หลายเดือนก่อน +8

    Good bless republiken of somaliland is peace and stabilt country

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 3 หลายเดือนก่อน +16

    Mansha allah

  • @LaylaCali-b6d
    @LaylaCali-b6d 3 หลายเดือนก่อน +18

    Mashallah what a man geesi

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 3 หลายเดือนก่อน +33

    Legend of the Legend hadalku wa dhanyahay Mr barawani👏

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 3 หลายเดือนก่อน +35

    Allaha is one ❤

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 3 หลายเดือนก่อน +35

    Well done Mr Barwani Guul Somaliland ❤️🤍💚

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru 3 หลายเดือนก่อน +39

    Si kastooy ahaataba waa Codkar ninkani❤ wlhi

    • @AhmedkhafiAk
      @AhmedkhafiAk 3 หลายเดือนก่อน +3

      Been laiskucamirayo somalia ugu imaw

    • @farabathanmoalimmohamed8373
      @farabathanmoalimmohamed8373 3 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad dadkeenu khiyaaliga iyo beentay u xadreeyaan​@@AhmedkhafiAk

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 3 หลายเดือนก่อน +11

    Somaliland iska daa masuul xil hayee, waxaynaan ka garbixi karin ardayga degree ah. Haddi la rabo ina geeska somali ku si noolaato somaliland iyo isaaq aynu iska fasaxno. Anigu somaliland cadow kuma ahi

    • @SiradWarsame
      @SiradWarsame 2 หลายเดือนก่อน +1

      Reer goofka ay Somalia kadeganyihiin goosan Kara majiro, Antigu wiil MJ baan ahay bosaso magoosan karaa, wiilka muqdisho ama baydhabo jooga soo qayb wadankiisii kamid ah soo ma waayayo

  • @ahmedsiyad
    @ahmedsiyad 3 หลายเดือนก่อน +26

    Dr.Barwaani Agree Agree

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 3 หลายเดือนก่อน +58

    Dr. Mohammed barwani well speaker and intelligent man. Great debate

    • @jamalosman5939
      @jamalosman5939 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa nacas aqoonlaawe

  • @FatimaABDOURAHMAN
    @FatimaABDOURAHMAN 3 หลายเดือนก่อน +13

    Dr maxamed maxamuud barawaani waa geesi qaran guuleyso brother 🥰🥰🥰🥰

    • @hogwarts3112
      @hogwarts3112 หลายเดือนก่อน +1

      Waa qolama ninkni waa legend ❤

  • @SahalMohamed-iv2pb
    @SahalMohamed-iv2pb 3 หลายเดือนก่อน +11

    Asc guuleso fariid

  • @abdirahinmahamedilmi5435
    @abdirahinmahamedilmi5435 3 หลายเดือนก่อน +24

    Well done Dr Barawaani SL Abssadore in Kenya . Somaliland is a sovereign state and have territorial jurisdictions . No doubts the sovereignty of SL belongs to the peaple of SL

    • @abdullahimohamed16
      @abdullahimohamed16 3 หลายเดือนก่อน +4

      Only one clan that reside Hargeisa & Bur'a can't become a country 😂😂

    • @Hawd74.
      @Hawd74. 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@abdullahimohamed16 isku maaweeli yaa adigu somaliland is a nation

    • @abdifatahkalif2283
      @abdifatahkalif2283 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdullahimohamed16you need to work on your English first mate it's resides not "reside"

    • @jamalosman5939
      @jamalosman5939 2 หลายเดือนก่อน

      Beenbaad isku maaweelineyseen 30 sano.😅

    • @garaadkanool
      @garaadkanool 2 หลายเดือนก่อน

      Nio Sh Aadan Sune Baad Ku Xiran tahaye Hawsha Way Socotaa miyaa 😅

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 3 หลายเดือนก่อน +9

    ManshaAllh gulayso geesi geesi dhalay guuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuul jamhuriyada barakaysan ee somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq 3 หลายเดือนก่อน +23

    Hal yeye paran
    Somaliland guul ❤❤❤❤

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 หลายเดือนก่อน +39

    Dr Maxamed Maxamuud Barawaani Waa Geesi Qaran Waa Safiirka Ugu Shaqada badan Safiirada Jamhuuriyadda Somaliland Hadaanu nahay Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland na Abaal Aan la soo koobi karayn baanu u haynaa runtii Safiirka 🙏✅👍
    💚🤍♥️💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️🙏✅

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 3 หลายเดือนก่อน +13

    Somaliland dawlada Somali Republic la yidhaahdo oo la burburtay oo raacday kelitaliye, daaquud gacan ku-dhiigle Afweyne ayay Woqooyi u ahayd umay ahayn Somalia Italiana ee iminka Muuqdisho la soo noqotay. Somaliland Jamhuuriyad madaxbanaani iyo aqoonsi dawli ah haysata oo July 1, 1960 midnimo iskeed ula gashay ayay ahayd oo iskeed uga baxday 1991 markii midowgii fashilmay ee burburay Sidaa Somalilaand, dawlado badan ayaa midoobey oo kala baxay oo wax dhibaato ihi ma dhicin. 33 sanadood oo Somaalia oo aan xukumin sheeganayso oo ka daba ciyayso Somaalilaand oo dulmigii, gaboodfalkii iyo xasuuqii iyo dabargoyntii ay ku haysey iskaga xoraysay dagaal ay boqolaal kun oo nafood iyo maalkeedii iyo magaalooyinkeedii u hurtay oo 8 sanadood socdey, waa waali iyo gardaro aan weligeed la arag oo la maqal oo Somalilaand ka jawaabi doonto !

    • @sigane9351
      @sigane9351 2 หลายเดือนก่อน +1

      Isaaqooow awdal baaba idinka tagtaye yaa idin haray😂 togdheer dowlad ku noqda

    • @khadramahamed-qn2dq
      @khadramahamed-qn2dq 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@sigane9351SNM Somaliland save ayaay ka dhigtay faqash tagideda waa no farxad

  • @ismacildabshiddabshid105
    @ismacildabshiddabshid105 3 หลายเดือนก่อน +10

    Waa runtii ninkaa hadlaya.

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 3 หลายเดือนก่อน +41

    Dr barwaan well done ✅

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 2 หลายเดือนก่อน

      Wonderful

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 3 หลายเดือนก่อน +38

    Viva Somaliland and Ethiopia ❤️💪💪

    • @qabyoninweyn88
      @qabyoninweyn88 2 หลายเดือนก่อน +1

      Somalia iyo somaliland. Baa ku dhanta. Ethopia wa cadow 5t Somaliyed

  • @dr-mahad_rashiid_barre
    @dr-mahad_rashiid_barre 3 หลายเดือนก่อน +10

    BBC-du Waa Afka Gumeysiga lkn manta looma baahna yaaba dhageysta 🤣🇸🇴💪

    • @killka1000
      @killka1000 3 หลายเดือนก่อน +1

      maxad halka ku keenay marka

    • @abuayman-wk4rv
      @abuayman-wk4rv 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@killka1000😂😂 kamaad xishoon

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 3 หลายเดือนก่อน

      War kan qeylo buu haayaa xasuuqa laadcanood maa ka hadashit tuug baa tihiin

  • @nimcoqueen6127
    @nimcoqueen6127 3 หลายเดือนก่อน +14

    Waa . Mahadsanidiin.

    • @guleit89
      @guleit89 2 หลายเดือนก่อน

      Aar somalilandaa 😂😂

    • @abdullahisalah4702
      @abdullahisalah4702 2 หลายเดือนก่อน

      😂🤣🤣🤣 Oromo

    • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
      @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 21 วันที่ผ่านมา

      ​@@abdullahisalah4702.oromo adaa ah odalkaaga ayjogan cidanka Ethiopia waykulajogan ader .😂😂😂😂

  • @ahmedawad2045
    @ahmedawad2045 3 หลายเดือนก่อน +19

    🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ somali Land guull guuul

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 3 หลายเดือนก่อน +21

    ABSOLUTELY TRUE SOMALILAND GUUUUUUUUUUL ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 3 หลายเดือนก่อน +35

    Well done Ambassador

  • @ahmedibnuibrahim1636
    @ahmedibnuibrahim1636 3 หลายเดือนก่อน +14

    Viva somaliland and Ethopia
    They are two brothers💯❤❤🤴🤴🙏

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 3 หลายเดือนก่อน

      Djibouti and somalia mixii kaga wajahaysaa somaliland

  • @MaxmedCabdi-x4x
    @MaxmedCabdi-x4x 3 หลายเดือนก่อน +27

    Guul somaliland guul somaliland guul somaliland guul somaliland guul somaliland guul

  • @mohamedmoham7197
    @mohamedmoham7197 3 หลายเดือนก่อน +8

    Well done Ambassador Dr.Barwani ❤❤❤❤

  • @AbdifatahHassan-n9p
    @AbdifatahHassan-n9p 3 หลายเดือนก่อน +24

    Somaliland ❤❤❤

    • @WardaMohamed-t9p
      @WardaMohamed-t9p 3 หลายเดือนก่อน +1

      somalia guul guul ❤❤❤❤

  • @ahmedyusuf9657
    @ahmedyusuf9657 3 หลายเดือนก่อน +26

    Dr barwaani guuuuul guuuuul guuuuul somalilland

    • @ayansm7785
      @ayansm7785 3 หลายเดือนก่อน

      Halqabiil miyaa qaran ah

    • @ahmedyusuf9657
      @ahmedyusuf9657 3 หลายเดือนก่อน

      @@ayansm7785 qaranku waa qabiil tashaday

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 3 หลายเดือนก่อน

      Qabiil umajedaan ee dhulka somaliland aa ujeedin wanaydun kumadhanaysaan 😂😂 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 💪 💪 💪 💪 💪

  • @MunaMuhumed-p4b
    @MunaMuhumed-p4b 3 หลายเดือนก่อน +6

    Somaliland guul

  • @pubgshawsomali
    @pubgshawsomali 3 หลายเดือนก่อน +4

    Allah ha jabiyo cadawga Somaliland ah🤲

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 3 หลายเดือนก่อน +22

    Somaliland is an independent Somali nation one among the five stars of Somali territories ❤ you from Kenya 🎉

    • @IsmahaanAli-me9fs
      @IsmahaanAli-me9fs 3 หลายเดือนก่อน +1

      Tnx brother ❤❤

    • @rodaamina1545
      @rodaamina1545 3 หลายเดือนก่อน +1

      Dad aan taariikhda run kasheegayn baa wariye noqonaaya maarkaasay qandhuufta kaa marinayaan, guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉.

  • @laydhcaafimaad1814
    @laydhcaafimaad1814 3 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂😂 Ooy haddee waayehee 😂 Somaliland, Somaliland, what the fuck! maxay ahayd tuuladan dalka ismooddey???

  • @GeckoWiz
    @GeckoWiz 3 หลายเดือนก่อน +8

    Viva Somaliland 🎉🎉🎉

  • @maguled
    @maguled 3 หลายเดือนก่อน +3

    Afkii baa juuqda gabay, baan maqli jirey. Bal ninkaa weyni wuxuu ku hadlayo fiiriya. Adeer adiga iyo Muuse toonna laga yeeli maayo BADDA SOOMAALIYEED xabashiyi ha kufsato.Taas dhiig bay Soomaali oo dhammi ka xigtaa.
    Dhako kale keen oo caqli-gal ah oo SL ictiraaf ku heli karto. Mukh maafii; yaab iyo amakaak badanaa.

    • @OmarAbdoulfatah
      @OmarAbdoulfatah 3 หลายเดือนก่อน

      You tube ka marka la joogo Haa soomali baa leh lkn markay 😂😂😂
      Day Dreaming iska daaya oo Geopolitics barta juhalaad tihiine

  • @admirmoussa920
    @admirmoussa920 3 หลายเดือนก่อน +5

    لا هناك فرق بين إرتيريا و اثيوبيا هم متفقين ان ينفصلوا
    أمًا انتم مع من اتفقتم اعطيني إثبات

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 3 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah, well said ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ congratulations to Ethiopia and somaliland

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x 3 หลายเดือนก่อน +23

    Waxaan la yaabay beenta ay isku sheegaan cadowga somaaliland

    • @killka1000
      @killka1000 3 หลายเดือนก่อน +2

      Laheeste aya tahay 2024 maangaab mangab dhalay orod oo khatumo kasoo xoroow intaad xabashida guska u jaqeeyso

    • @said1498ify
      @said1498ify 3 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@killka1000 Caqli xumaantaadu waa tan. Munaafaqiintu halka ugu hoosaysa naarta ayay fadhoyaan. Khatumoda aad sheegaysana anagaa wax wada leh. Adigu Amison ka soo xorow.

    • @killka1000
      @killka1000 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@said1498ify munaaqnimo iyo xabasho dabada loo dhaqo farac ayaad u leedihiin khatumo so somalida aad ka carareeysan maahan
      Hadalkaaga dib ugu laabo mase xoogaha waad marqaansan tahay🤣

    • @said1498ify
      @said1498ify 3 หลายเดือนก่อน

      @@killka1000Aflagaadadu ma fiicna xiqdi iyo xasnimo ayaa qalbigakaaga jira. Si daan i tashanayo ma inaan kaa talo galiyo baad rabtaa. Tasho adiguna yaynaan isku xiiqin.

    • @killka1000
      @killka1000 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@said1498ify sxb runta waa lama huran qabiil qaran ma noqdo somalina waa dad walaalo ah meel aan u kala socono ma jirto
      Hadana nabad alaha ku yeelo ✋

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 8 วันที่ผ่านมา +2

    Faqashta uuuuuf xasbiyalaahu waa nimcalwakiil Allaahu Akbar ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 3 หลายเดือนก่อน +15

    God bless Somaliland

  • @AsmaQurux-qx9ob
    @AsmaQurux-qx9ob 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha allaah ninku geesi sanaa noolow wll halyay qaran ayaad tahay guul guul soomalilan

  • @ifraaxmohamed213
    @ifraaxmohamed213 3 หลายเดือนก่อน +4

    Guuuul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @garaadabdi5768
    @garaadabdi5768 3 หลายเดือนก่อน +2

    34 years Jufo yaroo Muran been ah lasoo taagan
    Hada kahor challange maysan arkin.
    Kulahaa lasanod waa somalind, togdheer iyo waqooyi galbeed somaliya maaha.
    Dowlad iyo xuduud iyo calan aan somaliya ahayn
    Wax sheegayaa mahayno.
    British protectorate is dead on 1/7/1960

  • @MubarakIsmaiLSD
    @MubarakIsmaiLSD 3 หลายเดือนก่อน +5

    Well done Ambassador Mohamed

  • @garaadabdi5768
    @garaadabdi5768 3 หลายเดือนก่อน +2

    34 years Jufo yaroo Muran been ah lasoo taagan
    Hada kahor challange maysan arkin.
    Kulahaa lasanod waa somalind, togdheer iyo waqooyi galbeed somaliya maaha.
    Dowlad iyo xuduud iyo calan aan somaliya ahayn
    Wax sheegayaa mahayno.
    British protectorate is dead on 1/7/1960

  • @Hana-y2u7v
    @Hana-y2u7v 3 หลายเดือนก่อน +14

    Well spoke Mr: Ambassador ❤ Respect

    • @alimire2
      @alimire2 3 หลายเดือนก่อน

      Putzer🤪

  • @danjire7605
    @danjire7605 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ambassador Barwani must stick to the point that the RSL is not entertaining to negotiate with Somalia on its independence.

  • @FuadAdan-lt4qc
    @FuadAdan-lt4qc 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waa reer somalilana

  • @User7654suy
    @User7654suy 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waqooye looma dhama.😂

  • @AichaAli-u5v
    @AichaAli-u5v 3 หลายเดือนก่อน +13

    انفصلت ارتريا عن اثوبيا مع ان تجراي اثوبيا ورتريا واحد لذا لا محال ان تنفصل صومالند عن صوماليا الكبير وتطالب حرياتها.

    • @user-fe8gy9mh3n
      @user-fe8gy9mh3n 3 หลายเดือนก่อน +1

      شنوه دخلك يا سول الاض الصومال والصوماليه

  • @YaseinAbdi
    @YaseinAbdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland ha noolaato well done Ammbassador

  • @abdallah22abdi78
    @abdallah22abdi78 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wariyaha xirfadiisa way sareysa masha allah. Waana aftahan yaqaana muhiimada hadalka meeshuu kajira .❤❤

  • @MubarakIsmaiLSD
    @MubarakIsmaiLSD 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dalka Jamhuuriyadda Somaliland Wuu guuleysan doonaa Idamka ilaahay 💪💪

  • @mop01-r4f
    @mop01-r4f 3 หลายเดือนก่อน +11

    geesi qaran DR barawaani nooloow soomaaliland guul inshalaah aamiin❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌💯🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @said1498ify
    @said1498ify 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤ Somaliland Forever halkii igu dambaysay bay maraysaa. Cadowgii waa ku waa qayliyay.

  • @omaryusuf299
    @omaryusuf299 3 หลายเดือนก่อน +6

    Afti ayaa la qaadaa markaas ayaa la arkaa.

    • @AyanAbdi-hc3re
      @AyanAbdi-hc3re 3 หลายเดือนก่อน +9

      Qadaad wayn taarikhda dib ugu noqo afti waalaqaaday 97% uuuf ayaan idin nidhi 💀💀💀

    • @axmedmaxamed6597
      @axmedmaxamed6597 3 หลายเดือนก่อน +2

      Hore ayaa somaliland after looga qaatay 98% somaliland ayey sax kaga dhigeen

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@AyanAbdi-hc3re hadda dhulbahante waa go'ay ogaaw hee

  • @nurmohafarey1971
    @nurmohafarey1971 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wariye sideey tahay u ma waraysan kan beenlowga ah

  • @Akhalaq-i2k
    @Akhalaq-i2k 3 หลายเดือนก่อน +4

    Dowlada soomaaliyeed unbaa dalka xakunta maxaa bixinkartaa.

    • @aliadam4810
      @aliadam4810 3 หลายเดือนก่อน

      taasi fekrad maaha aqoonsi hala siiyo somali land sidaasaa dhulka soomaaliyeed ku badbaadaya

    • @Akhalaq-i2k
      @Akhalaq-i2k 3 หลายเดือนก่อน

      @@aliadam4810 taasi waxey noqoneysa albaab furmay waayo soomaalida waa dad cajiib ah beel kastaa weydoneysaa boqortooyo

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xudduudka Ku dhex yaal Kan Somaliya waa noocee yaase aqoonsan adduun weynuhu ma Kula garanayaan xudduudkaas aad sheeg sheegtaan

  • @Farhanindho
    @Farhanindho 3 หลายเดือนก่อน +4

    Well done

  • @abassabdi390
    @abassabdi390 3 หลายเดือนก่อน +2

    Rules of engagement governments engage with government thats why ethiopia engages with Somalia and not somaliland and somaliland is a region in somalia

  • @YusufAflahar
    @YusufAflahar 3 หลายเดือนก่อน +3

    Awdal iyo khatumona waa tashadeene maxaad ka rabtaan

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 2 หลายเดือนก่อน +2

    Brainwashka Raga u qaabilsan Somaliland
    Ssc-khaatumo Afxumo uma Baahna Adeerow

  • @ZonageVers
    @ZonageVers 3 หลายเดือนก่อน +6

    maadaama aynu nahay mucaarid dadka reer jabuuti waxaanu jecelnahay in aanu helno madaxbanaanida iyo qaranimada Somaliland inagoo garab istaaga mar kasta oo ay noolaato dawlada Somaliland taasi oo ka dhigan inaynu nahay dad walaalo ah balse waa inaynu ka fogaano siyaalsada munaafaqnimada ah ee ay wadaan dawlada Jabuuti iyo madaxweynahooda Jabuuti cadawgooda ictiraafka shacbiga Somaliland mar kasta oo khatar ah

  • @kalidmed5272
    @kalidmed5272 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somali is raac daan donay naa somaliyeey guu leesta💪from🇩🇯

    • @elyazheybe70
      @elyazheybe70 หลายเดือนก่อน

      Adiga waxas djboutian ka ahow!

  • @ibrahimmouhoumed9033
    @ibrahimmouhoumed9033 3 หลายเดือนก่อน +6

    Halgeed bixinaysaa markaa waax bixinaysoo idoor meel ad leed daahay somaliland waa guriga aad kaa dagaan tahay ee kaa oromadaa sii lakiin baad somaliyeed ayaa bixinayaa maskaxdaa ayaa ku buugtee is dawee😊

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 3 หลายเดือนก่อน

      Ku eekow tuuladada faqashey urto ma laascaanod baad mooday

  • @aliigueh255
    @aliigueh255 6 วันที่ผ่านมา +1

    That's a great 👍

  • @houssein1919
    @houssein1919 3 หลายเดือนก่อน +7

    Xasuuqa adaa gaystay maalin dhawna waa lagu xisaabin xabashiyow

    • @notitle9941
      @notitle9941 3 หลายเดือนก่อน +1

      Kkkkkkkkk miskeen

  • @hannad_mahamathmahamouth3765
    @hannad_mahamathmahamouth3765 20 วันที่ผ่านมา +1

    Maydka jiiiDta qadaad weyneyyy,legend dr barwaani🇭🇺☠️🔥

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ss khaatumaba way ku leedahay kuma rabo waan kaa raystay maxduubashadaadii iyo dilalkii qarsoonaa, maxaad udaba socota? iimanso hargaysa iyo burco

  • @nasserabdi2630
    @nasserabdi2630 22 วันที่ผ่านมา

    Ninkan Dr barwaani waa legend runta buu sheegay

  • @DalkayareXuseen
    @DalkayareXuseen 3 หลายเดือนก่อน +6

    *anoo ujeedo Qaran qaadan maayo qudaar from khaatumo state of Somalia* 🇸🇴 ❤ 🇸🇴

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 หลายเดือนก่อน +1

      Khatymo maxey ka faaiidey imtxankii uun baa muqdsho laga keeney

    • @abdullahimohamed16
      @abdullahimohamed16 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdullahiomarali5241hargeysa iyo burco oo 1 beel ay dagan tahay dal in loo aqoonsado ma dhaceyso ee dadkiina & dalkiina somalia 🇸🇴 dhinac ka raaca walaalayaalow

  • @Anab-v1n
    @Anab-v1n 3 หลายเดือนก่อน +2

    Argagixisadu waa kuwee
    Argixisadu waa isaaq

  • @kilershakazulu400
    @kilershakazulu400 3 หลายเดือนก่อน +6

    Awdal iyo Khatuumo waa federal maanta.

    • @salimabdi1145
      @salimabdi1145 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhh keep dreaming

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hadalku wuxuu ku dhan yahay inta Xasan daba ooyayo Itoobiya, waxay ahayd inuu Somaliland la hadlo oo uu ixtiraamo doonista dadka Somaliland ee xorriyad iyo madaxbannani.

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 3 หลายเดือนก่อน +4

    Isaaq qeylo iyo baryaba weykadhamaaatey
    Qabiilo iyaga lamida ayey doonayaan iney xoog kumuquuniyaan 2024

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sax

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 3 หลายเดือนก่อน +4

    Maalugu aqoonsado hadaad shuruudihii buuxisay, 33 baad meehanasbayseye. Hadaad xasuuq sheeganayso, kaad samaysay baa hada ah i tus oo i taabsii

  • @User7654suy
    @User7654suy 3 หลายเดือนก่อน +2

    🇸🇴Ha Noolaato.❤🎉💪💯✅🙏

  • @AbdihakinAli-p7y
    @AbdihakinAli-p7y 3 หลายเดือนก่อน +5

    Bbc waxaan idin kugula talinayaa qofkaad wareysaneysaan iska hubiya

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 3 หลายเดือนก่อน +1

      ma runtaa ku dhibasaa

    • @KhaalidAbdi-cu3gk
      @KhaalidAbdi-cu3gk 3 หลายเดือนก่อน

      waa run walhi oromo somali sobaratey aya somalidi basaseysa😡

    • @abdikaniabdisalan8222
      @abdikaniabdisalan8222 3 หลายเดือนก่อน

      @@ahmad6967meeye runtu?!
      Ma buuqaa run ah?😂

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdikaniabdisalan8222buuqaa isgu Si uu manaqaano buuquu waa markaay dad Badani buuqayaan taasi waxaay tusale uu tahay inaynaan is gu somali ahaayin iyo isgu dad toonaa

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi 2 หลายเดือนก่อน +1

    🟢🟢🟢🟢⚪️⚪️★⚪️⚪️🔴🔴🔴🔴
    🟢🟢🟢🟢⚪️⚪️★⚪️⚪️🔴🔴🔴🔴
    🟢🟢🟢🟢SOMALILAND🦁🔴🔴🔴
    🟢🟢🟢🟢⚪️⚪️★⚪️⚪️🔴🔴🔴
    🟢🟢🟢⚪️⚪️★⚪️⚪️🔴🔴🔴

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 3 หลายเดือนก่อน +5

    Ka weriyaha ihi waa unprofessinal, kan uu warasanayanaya waa kuwa igoo soo jeeda riyoida!

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi 2 หลายเดือนก่อน +1

    💚💚💚💚🤍🤍★🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️💚💚💚💚💚🤍🤍★🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️💚💚💚SOMALILAND🦁❤️❤️💚💚💚💚💚🤍🤍★🤍🤍❤️❤️❤️❤️💚💚💚🤍🤍★🤍🤍❤️❤️

  • @abdallaahmed5686
    @abdallaahmed5686 3 หลายเดือนก่อน +5

    Guuuuul Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @Sharmagorod
    @Sharmagorod 3 หลายเดือนก่อน

    War kan itoobiyaan weeye anaa aqaana

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 3 หลายเดือนก่อน +4

    Isla hadalkii ayuu kusoo cel celinayaa kani qaylo ayuu dhegaha na tiray

  • @IQ-mw6kz
    @IQ-mw6kz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ask him about somaliland boarders. SSC Khatumo iyo Awdal State way tashteen BYE BYE 😂😂😂😂.

  • @dr-mahad_rashiid_barre
    @dr-mahad_rashiid_barre 3 หลายเดือนก่อน +6

    ciyaalkaan waalan in ee somaliland madaxmartey in aad fursad sii saan ayaaba qalad ah,
    Isaaq waxuu dagaa gobolka waqooyi galbeed iyo togdheer oo haaf ah, Gobolada Sool iyo sanaag iyo togdheer oo haaf ah ama ceeyn waa khaatumo State waana dhul Harti,
    Awadal waa dhul ciise iyo samaroon ,
    Adigoo sadax dagmo soomaaliya ku leedahey ayaa waa go'ayna ku waalateen, Daydream is over 🇸🇴

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 3 หลายเดือนก่อน +1

      DEGMADA LAAS CAANOOD BAAD DEGTAA!!!!!.TAAS SHEEGO!!!!!.CAQLI.DAAROOD!!!!!.

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 3 หลายเดือนก่อน

      Kkk gobol yar weeye waliba

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@axmedaxmed5455 MARKAAS, MAXAAD UGA DSBA OOYEYSAA????.

    • @notitle9941
      @notitle9941 3 หลายเดือนก่อน +1

      Bro been baad ku noshahay wallahi

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 3 หลายเดือนก่อน

      @@notitle9941 KUWANI WALAAHI IS MA OGA, HALKA AY TAAGAN YIHIIN, IYO DHIBTA HAYSATA!!!!!!.WAA DAD MASKAXDA KA JIRAN!!!!.

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 3 หลายเดือนก่อน +1

    Non of faqash business!💚🤍❤️🤝🤝🤝🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹