Kinsi Xaaji Adam 🔥Iyo Heesta "DABEYLAHA"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • 🌟Heestan waxa curinteeda laha
    Abwaan Maxamed Maxamud (Qaaqa) 1980
    🌟Laxanka Iyo Garaacida Cuudka
    U/ Jiim Shiikh Muumin
    HEES CUSUB
    MUUQAAL XIISO LEH
    HEESHA CUSUB
    HEES SOMALI OO QORAAL AH
    SOMALI LYRICS
    HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
    HEESO QAARAMI AH
    HEESO KABAN AH
    HEESO NON STOP AH

ความคิดเห็น • 79

  • @mrleeddochannel6250
    @mrleeddochannel6250 3 ปีที่แล้ว +16

    Kinsi Xaaji Adan Aw Xuseen illahay waxaan uga baryaayaa jannaddiisa Fardawsa inuu ku casuumo, aamiin. She was a queen of the voice and real legend actress. Peace in rest my best fanaan. Ameen.

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +10

    Jim shekh mumin Alla muxuu u garacay
    Ayadana ku raxesatay hadii uu qof kale utumi lahaa sidan hada ugu raxesaneno ugu riyaaqi laheen runtii❤❤❤❤🇸🇴

  • @khalidsalebaan1262
    @khalidsalebaan1262 21 วันที่ผ่านมา

    Jiim boqorka cuudka iyo kinsi boqorada codka alle ha unaxariisto inshallah

  • @omarherzi1678
    @omarherzi1678 3 ปีที่แล้ว +7

    AHUN Kinsi Xaaii aadan mar la arag fan ka somalida mar soo martay, iyada magool iyo Sahra Axmed ba dhamaantood AHUN .

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 2 ปีที่แล้ว +5

    Legends Kinsi and Jiim allah yarhama both. We missed them.

  • @rafiqulislam-tv7yt
    @rafiqulislam-tv7yt 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaha u naxariisto Al ustaad Jiim shiikh Mumin.
    Maanta ayuu geeriyooday 24/11/2021🇸🇴❤️💯

  • @aminhussein578
    @aminhussein578 10 หลายเดือนก่อน +2

    Labadodaba janatul firdaws rabi koreye haka warabiyo iyo ummada muslimka ahba

  • @abdallaali3582
    @abdallaali3582 4 ปีที่แล้ว +11

    Kinsi xaaji aadan iyo kabankii jiim shiikh muumin ahaa.

  • @girinofdalmar6047
    @girinofdalmar6047 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nabaadinadii iyo ducadii nabaadinadii
    Wadaadadu ma isoo dirayaan ❤
    Allow idin wada naxariiso 🤲

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 4 ปีที่แล้ว +12

    Kinsi allaha unaxariisto qof cajiiba ayey aheed codka ilaahey siiyey👌❤️inkasto ay horey usheegtay Macalin weyn inuu u ahaa la,aantiina aysan codkeeda dahabiga sooban dhigteen ustaad Muxidiin sh muumin jiim

    • @makebravo7133
      @makebravo7133 3 ปีที่แล้ว

      KK ISKA HADLE JIMA ADEER KU AHAA KKK

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +1

      @@makebravo7133 qabyalad kama dhaamato somali fiiri hesahed kule jiim ayaa utumay

    • @nabadoonsoomaaliyeed6291
      @nabadoonsoomaaliyeed6291 2 ปีที่แล้ว +2

      Abdirahman haydar waa sidaa walal qabyaalad nalaku qaad

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa nabadoone jiim soo saaray sidoo saalax qaasim usoo saaray kadra daahir

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 ปีที่แล้ว

      @@abshircarab18 Saalax qaasimba isku reer tihiin kkk

  • @Newheesocusub
    @Newheesocusub 4 ปีที่แล้ว +5

    Aun kinsi X aadan xuseen fanaanad aan codkeeda jecelahay mahadsanid boqortooyo soo wad heesaha maacaan

  • @HamzaWarsame
    @HamzaWarsame 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilahai ha unaxaristo Kinsi Xaaji Aden what a beautiful voice specially marku jimi tumaya

  • @CabdirisaqMuxumed-ir7xi
    @CabdirisaqMuxumed-ir7xi หลายเดือนก่อน

    Jah jah axeey ax aun gabadhi si kalsoonine oo libaaxnimo leh ayay heesaha ugu raaxaysan jirtay ilahay danbigaga ha dhaafo

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayow kuu naxariiso boqoradii codka kinsi ilaahey ha kuu dembi dhaafo ameen ameen

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 17 วันที่ผ่านมา

    Allah unaxristo dhamaantod intii dhimatay bahdii fanka 😢

  • @CamelCorps
    @CamelCorps 3 ปีที่แล้ว +14

    Walahi heestan waxan ku xasuusta saylac lowyo cado ..geerisa..garba dadar... cali xaydh..agabar....ilaa hargeisa dhulki roob ku da.ay gaadhi ku wato iyo heestan habeen iyo maalin sii socono bilaahi dhulkaygoooow...somaliland

    • @xassansaleebaan6558
      @xassansaleebaan6558 ปีที่แล้ว +1

      May dhimatay kinsi xaaji aadan

    • @mustafadiriye1013
      @mustafadiriye1013 9 หลายเดือนก่อน +1

      Ma baabuurtii waa weyned ee djabouti ayaad wadey

    • @CamelCorps
      @CamelCorps 9 หลายเดือนก่อน

      @@mustafadiriye1013 haa sxb

    • @CamelCorps
      @CamelCorps 9 หลายเดือนก่อน

      @@xassansaleebaan6558 way dhimatay alah yarxama

  • @madarmohamed6747
    @madarmohamed6747 หลายเดือนก่อน

    Jiimi allah ha u naxariisto

  • @maxameddeeq7647
    @maxameddeeq7647 4 ปีที่แล้ว +5

    Heesaha kinsi iyo laxanka iyo kabanka jiim wan isku daayey

  • @hanadmacallin6875
    @hanadmacallin6875 3 ปีที่แล้ว +4

    Jiim sheekh muumin, Allah ya raxmo. Alla muxu garaacay, gacantisu dahab bey ahed. Talow dib ma ino so mari doona qof lamida? 😥😥

  • @gaanihuseen9400
    @gaanihuseen9400 4 ปีที่แล้ว +6

    Muxuu wacnaa
    Xiligaa
    Nagadabageey waayo waayow
    Wixii nadhaafay
    Xiligaa

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 4 หลายเดือนก่อน +1

    Daalaa dhac moye
    Dan waxan udaaya
    Duulkani imoogaa
    Sida codka hose ay ugu qaadeyso ayaa i qancisay🔥 Fan waa kii hore wixi soo raacana waa Faduul. AUN KINSI❤ Fanka ama sidi kinsi ugu raxeysta ama iska daaya wllyal

  • @AhmedAli-yy9nw
    @AhmedAli-yy9nw 4 ปีที่แล้ว +2

    Master musicienne.... danta waxaan u daayaa, duul kani imaba oga

  • @nuurileeye8297
    @nuurileeye8297 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad jiim qiimo waynaayee allaow unaxariiso muxuu laxan murugsan sameeyey

    • @ayubahmed3151
      @ayubahmed3151 3 ปีที่แล้ว +1

      Kaabo waa nool yahay

    • @nuurileeye8297
      @nuurileeye8297 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ayubahmed3151 wallee alle cimriga ha ubarakeeyo

    • @ayubahmed3151
      @ayubahmed3151 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nuurileeye8297 aamiin walaal

  • @QaasimGuuleed
    @QaasimGuuleed 4 หลายเดือนก่อน +1

    6-5-2024 , 7dii subaxnimo wiilka dhegeysanaaya kwrn waliba waa ku quraacanayaa kwrn hee yaasalaam kinsi iyo kim oo is helay maxaad ka fileysaaa adoo iska ruxmaayaa baad arkeysaaa cajab labadoodaba raxmaanku how naxaristo .

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa Salaan kinsi iyo Jimmy woow

  • @SiciidAhmed-wi3ux
    @SiciidAhmed-wi3ux 2 หลายเดือนก่อน

    Iam. Soomaalilander

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 3 ปีที่แล้ว +1

    Kinsi alle ha u naxariisto cod macaan Bey lahayd

  • @cqanioomaar4489
    @cqanioomaar4489 2 หลายเดือนก่อน

    Jiim iyo Kinsi haddaad barato,cidkale dhagaysan maysid❤

  • @alihersi5974
    @alihersi5974 3 ปีที่แล้ว +1

    inta badan heesaha kinsi waxaa sameeyey Abwaan bidde iyo abwaan qaaqa laxanka iyo kabankana jiim maba laga ag waayo

    • @abdallamohamed5794
      @abdallamohamed5794 4 หลายเดือนก่อน

      Wxana badana laqaadi jire xarago

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari ปีที่แล้ว +1

    Allow u naxariiso Labadaba 🤲

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto Aamiin

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +10

    Kinsi Xaaji Aadan fankeeda Waxaysan marna kala maarmayn Jiim Oo heesaheeda ugu badan laxameeyay Tumayna ilaahay naxariistiisa haydiinku DeeQo AmiN
    Mahadsanidiiin wlaalaha Soo galiyay
    Boholaha jacaYl Meel iigu sheega Fadlan ?

    • @mukhtaarmohamed7706
      @mukhtaarmohamed7706 3 ปีที่แล้ว

      Inder Heesta Qudhaydu Waan Raadinya Wuxunbaan Helay Iyadoo Jiim Sheekh Muumin Ku Luuqaynayee Waan Wayay Marka Ay kisni Xaaji Qaadayzo Yaa Inoo sheega 😥😥 Tallow

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว

      @@mukhtaarmohamed7706 Walhi inadeerow kula mid ayaan ahay
      Haa wan arkay marka uu jiim qadayo codkisa sifican loma maqlayo way iskaga mirqaamen uune hees duub kama ahayn
      nin ayaa idhahay kanalkayga way ku jirta ana waanba ka wayay
      Lkn waynu iska helayna

    • @mukhtaarmohamed7706
      @mukhtaarmohamed7706 3 ปีที่แล้ว

      @@dailyxiin Haayooo Jiiim Marka Uuu Qaaadayo Eray Erya Baad ka Maqlayza Way iskaga Mirqamayeen Waruntaa indeeer Waynu Iska Helli Doona 🙏🙋‍♂️❤️

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว

      @@dailyxiin Cawooy weli Mala la'yahay boholaha jaceyl

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว

      @@Ehel_Caashaq1
      Heesta MuuQeeda iyo Meel Ay Martay Toona Lama Hayo Adna keeni Kari Wayday kkk

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh ปีที่แล้ว

    aloow unaxariiso onkod lagands mr jiim sh muumin iyo kinsi xaaji aadan aw xuseen

  • @RidwaanMohamed-t3i
    @RidwaanMohamed-t3i หลายเดือนก่อน

    8:20 yaa jiim Caleyk walaahi Fardo soconaya mooye kabankisa wax kale moodi maysid Farshaxnimadiisa waxa u dheer xaraga uu ku xaragoonooyo xadhka isaga oo si kasta ka yeelay waxaabad moodaa inuu typign caadiya ku sameenaayo keyboard No 1 Inta soomaalida wax garaacda

  • @ridwaanmohamed9581
    @ridwaanmohamed9581 หลายเดือนก่อน

    Cidii heesaha taqaana waxay garanaysaa in Inta ugu horaysa heestan ay isku kaban yihiin heesta waxa dhacay abaaraha ee M Mooge oo Jiim tumay

  • @ubadosaeed8691
    @ubadosaeed8691 3 ปีที่แล้ว

    Hoyoo macaan hesta wan ad knafisy

  • @jaambiir8
    @jaambiir8 4 ปีที่แล้ว +1

    Wakhti iyo waayo la so maray waa dhalinyaranimadii fanku marayay markaa daadihiyayaashina waa fanaaninteni qaliga ahaa AHU kinsi

  • @gaanihuseen9400
    @gaanihuseen9400 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @abdiqaniaadanaadan7229
    @abdiqaniaadanaadan7229 ปีที่แล้ว

    Heestan waxa ay isku muusic eeg yihin
    Halkuu ilagalay jacayl ku oo cuudka utumay isla jiim

    • @QaasimGuuleed
      @QaasimGuuleed 4 หลายเดือนก่อน

      Halkuu ila galay jacaylku yaa qaaday zxp ?

    • @FaaraxdiiriyeDhadhanshe
      @FaaraxdiiriyeDhadhanshe 3 หลายเดือนก่อน

      Maxamed mooge ayaa qaada ku qor halku ila galay jacaylka iyo mmooge .

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 2 ปีที่แล้ว

    Cod iyo kaban ayaa is helay

  • @gaanihuseen9400
    @gaanihuseen9400 4 ปีที่แล้ว +1

    Waqtigu

  • @nuurkhaalidhassan5607
    @nuurkhaalidhassan5607 4 ปีที่แล้ว +2

    Aniguna dabaylaha dhulka boodh leh maw ahay maxaad ka fahanteen?

    • @CamelCorps
      @CamelCorps 3 ปีที่แล้ว +1

      Sxb dhulka maaha ee waa dhulka boodhleh ma u ahay.....yacni qof u jilicsan wax walba oo soo foodsaara ma ihi qof iska cabin leh wayo jacaylka ayaa nugleeyay...dabaysha way u sahlan tahay boodhka inay si fudud u qaado .......

    • @nuurhassan4690
      @nuurhassan4690 3 ปีที่แล้ว

      @@CamelCorps sidaad qortay iyo taan qoray waa isla halkii uun waxan qaldan garan waayey. su,aashase si habsami leh ayaad noola wadaagtey mahadsanid

    • @mustafadiriye1013
      @mustafadiriye1013 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@CamelCorpsqaadad waynta bar afsomaliga

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 3 ปีที่แล้ว

    Waayo Waayihii Wacnaa Jiim Shiekh Muumin maa dhintey jwb isiiya haday idiin suurta gasho sxbow.

    • @somalitoday4962
      @somalitoday4962 3 ปีที่แล้ว

      Madhiman sxb wuu xanuun sanyahay allaha caafiyee

    • @abdulsadaam7006
      @abdulsadaam7006 2 ปีที่แล้ว

      Allha unaxariisto jiim shiikh muumin Ala Kaban Macanaayaaah

  • @xildhibanmustafe7866
    @xildhibanmustafe7866 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @xildhibanmustafe7866
    @xildhibanmustafe7866 4 ปีที่แล้ว

    Waxan idinka codsanayaa gabaygi aadan tuutarabi ee u awrka ku amaanayey