WARAYSIGA QOFKA MAGAN GALYO DOONKA IYO SIDA LOO QIIMEEYO PART 1 PROTOCOL .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Qaybtii ugu horaysay , muuqaal aan ugu talagay inay dadka qurbaha imaanaya ee interview ga ama waraysiga galaya inay sii ogaadaan ,
    PARY 1 PROTOCOL .
    QAYBTA LABAAD
    • QAYBTII LABAAD , WARAY...
    QABTA SADEXAAD
    • WARAYSIGA QOFKA MAGAN ...
    #abdiqadir_hassan_duuliye #jarmalka #muqdisho #somalia #germany #deutsch #usa #kenya #norway #sweden #swiss #switzerland #holland #filandia #uk #australia #austria #italia

ความคิดเห็น • 68

  • @hassanabdirizak4277
    @hassanabdirizak4277 ปีที่แล้ว +23

    Mahadsanid sxp madaama aad ii'aqbashay codsigeyga oo ahay in aad inow sharaxdo qaabka interviewga loogalo ❤❤

  • @therelax6292
    @therelax6292 ปีที่แล้ว +12

    Muqaal aan wax badan kafaaiday allaha ka ajar siiyo wllkei❤

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 ปีที่แล้ว +7

    Barnaamijkqn TH-cam san uga raidinayy wa dalay mahadsanid wllky ❤❤❤

  • @user-gx4np4vr2g
    @user-gx4np4vr2g 5 หลายเดือนก่อน +5

    Aboowe maxaa kuugu mahad celiyaaa thanks waxbadan ban kaa barty qayr hele❤

  • @amaalmb1102
    @amaalmb1102 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc wll qali ka so hadal airport canada 🇨🇦 melaha lamarayo iyo melaha mareysid plz mahad sanid

  • @MukhtarMahad-s6v
    @MukhtarMahad-s6v 18 วันที่ผ่านมา +1

    Thank you prother

  • @SleepyKiwi-dc4nc
    @SleepyKiwi-dc4nc 3 หลายเดือนก่อน +2

    waa max thank you brother

  • @user-du7lv8ch2v
    @user-du7lv8ch2v 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid walaalkey wax badan ayaa kaa faiday

  • @darajoxasan619
    @darajoxasan619 หลายเดือนก่อน

    ILAAHAY HAKU XAFIDO WALL DARAJADAA DARAJO KASARAYSANA ILAAHAY HAKU SIIYO ISHA ALAAH

  • @cabdixakiinshiikhsalaad1875
    @cabdixakiinshiikhsalaad1875 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ok wan ubahanahay sxb xaqiiqda nosoo gudbi

  • @shugriyasin3679
    @shugriyasin3679 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid walalky wax badan ayan kaa fiday

  • @YuusufOsmaan-zs7ef
    @YuusufOsmaan-zs7ef 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ok

  • @user-gx9vw9rr6o
    @user-gx9vw9rr6o 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wlle Aad bad umahadsantahay Ee inten kala xiriri kara mel Aad katagtay baan kuwaydiin rabay iiso jawaab wll qalia

  • @ahmedali9890
    @ahmedali9890 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah mahadsanid UStaad

  • @abshirsoft4952
    @abshirsoft4952 ปีที่แล้ว +1

    zxp waa aad sharaxaad naga soo sii qofka Xeryaha qaxoontiga maxaa interviow lalal yeeshaa

  • @user-nv2yf3cr4p
    @user-nv2yf3cr4p 9 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks My pro Meel aan Kaala soo xiriiro iisheeg❤😮

    • @HIYAMA439
      @HIYAMA439 8 หลายเดือนก่อน

      Inistigaraam kalaso xidhidh

  • @YoonisShueyb
    @YoonisShueyb 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid bro ❤

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj หลายเดือนก่อน

    thank you

  • @hiilwalal2124
    @hiilwalal2124 ปีที่แล้ว +6

    Ma ogi bro mesha ku nooshahay lkn waxan ku weydiinaya italy aya ku noolahay farana la igama qaadin ee side ayaan Luxemburg iska dhiibi kara?

    • @mohanedabdirahman7989
      @mohanedabdirahman7989 ปีที่แล้ว +1

      Way fududahay Sxp france so mar belguimka kadib wabad joogta

    • @user-ry8jj6tf8g
      @user-ry8jj6tf8g ปีที่แล้ว

      italy maka tagtay mise wali wa jogta

  • @ilyasaka666
    @ilyasaka666 ปีที่แล้ว +4

    Bro qebta lawaad noo soo gudbi fadlan mahatsanid

  • @Zerpwron143
    @Zerpwron143 10 หลายเดือนก่อน +3

    Wallkey waanku salmaaay ,
    Waxaan Europe imiid sanadiikii hore dhamaadkiisi waxaan kasoo galaay wadanka Greece 🇬🇷, waxaan sheegtay wadankii aan kasoo jeeday ee Ethiopia 🇪🇹 waxaayna isii yeen sharci Geneva conventions, waxaan iskaa soodhiibaay mar labaad wadanka Switzerland 🇨🇭 interview koowaad waa laiga qaaday waxuna ahaa Dublin. Saboobtii aan Greece 🇬🇷 aan ugu nooli Karin, waxwalbaa oo aan Kala kulmay waan u sheegaay. Haaaada waxan sugayaa interview weyna , waxaan rabaa inaan interview Greece 🇬🇷 aan kuu sheegtay inaan sheegto oo aan iskhaldiin ..
    Suaasha waxa weeye Switzerland 🇨🇭 dadka farah leg mayiy celiyaan , Mise interview qiimeeyaaan??

    • @user-bj3ef6wy3f
      @user-bj3ef6wy3f 9 หลายเดือนก่อน +1

      Waar Brother Kawrn Interview gii labaad maku guulayzaty
      Zürich Switzerland 🇨🇭 baan Weekgan Interview Ku leeyahye Ka wrn waran Dublin kii Miyaa Lagu celiyay

    • @SacdiyoSaamuu-yf2br
      @SacdiyoSaamuu-yf2br 9 หลายเดือนก่อน

      Wll iwrn sethy

  • @AhmedMaajid-bi2wt
    @AhmedMaajid-bi2wt ปีที่แล้ว +2

    Bro qofkasta amuu koob biiyo shubtaa
    Amaa hadane lala yaabaa 😂😂😂

  • @KING---JR---Toutube
    @KING---JR---Toutube 3 หลายเดือนก่อน

    Qomiyada somaliyeeda dhulkoodii naceyb iyo cuqdad nafsi baa kaga dhacay qaxoontinimo ayeey rabaan kuwa africa jooga kuwii wadamada shiisheeye jogayna waan ku fanayaan iney qaxoonti yahiin qurbo joog iyo magacyo amaan ah bay ula baxeen

  • @Ayuubmustafguure
    @Ayuubmustafguure 5 หลายเดือนก่อน

    M.a wakahayaa wll❤

  • @user-fq5ip4kp4f
    @user-fq5ip4kp4f 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abowe ❤❤❤❤❤

  • @shakiramoha9682
    @shakiramoha9682 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @cabdiqanixiisofficial2989
    @cabdiqanixiisofficial2989 11 หลายเดือนก่อน

    Legend ❤

  • @user-sb7fi8mc7n
    @user-sb7fi8mc7n 8 หลายเดือนก่อน

    Tnkx brro

  • @ahlamnour2925
    @ahlamnour2925 ปีที่แล้ว +1

    Wll da,yr isku dhiby wareysi yar lyga qady mlinka is dhiby farana wa layga dhigy magalada an shegty hadhaw ma badali kara wll

    • @nimconalka405
      @nimconalka405 11 หลายเดือนก่อน +1

      khatar weeye iska jir wax inaad badasho

    • @queenali3603
      @queenali3603 4 หลายเดือนก่อน

      Wadanke iska dhibtay apyo sidena ku tgte

  • @xjabra4
    @xjabra4 6 หลายเดือนก่อน

    Sxb meeqo wadan ayaa waresi lagaagaso qaade

  • @jokerabdumohamed5480
    @jokerabdumohamed5480 ปีที่แล้ว +2

    M.a

    • @AyaanGh-hj5uj
      @AyaanGh-hj5uj ปีที่แล้ว

      Wll mahad sanid wax badan yaad nofa ideysay

  • @maxamedaamiin2992
    @maxamedaamiin2992 6 หลายเดือนก่อน

    Taladan tu ka dan baysay
    Mahelaya pro

  • @nimcourur-yf5ud
    @nimcourur-yf5ud 6 หลายเดือนก่อน

    Baratikol mxa laga wada

  • @mustafadan613
    @mustafadan613 ปีที่แล้ว

    Noo soo badi mahad sanud

  • @user-gh5hh1le2l
    @user-gh5hh1le2l 7 หลายเดือนก่อน

    Protocol waa maxay

  • @xildhibaannuurafarah3754
    @xildhibaannuurafarah3754 11 หลายเดือนก่อน

    Walalo hadu qofku teen age shegto kwrn

  • @mirnaaaali6169
    @mirnaaaali6169 9 หลายเดือนก่อน

    Ilahey hano fududeyo luqadne ma aqaan wara ii yaalo😂😂

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Mara dhaqoow fushuqi kadib nayaa samsamey sabaax nurey adoo kelkel iyo kalun badaney saxibta caasho caashaq baadilay saaxiibtaa muuno muunbaa dilay aabahaa bunoo dubaa hooyadaa dharey dhaqdaa war nagatag waradkaa Ala cadabyee soogal gabar waa kanee

  • @MohaUpdy-ci4nc
    @MohaUpdy-ci4nc 5 หลายเดือนก่อน

    M.A

  • @anasaj2407
    @anasaj2407 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂 1 saac qoslaaye 😂😂

  • @user-rz6ig2dp8g
    @user-rz6ig2dp8g 5 หลายเดือนก่อน

    Tankis zxb mcn

  • @mustafadan613
    @mustafadan613 10 หลายเดือนก่อน +1

    Cunsurnimada sharci malagu helaa ii soo jawaab

  • @jibriilmaher235
    @jibriilmaher235 ปีที่แล้ว

    Sxp maxaa laga wadaa protocol

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 ปีที่แล้ว

    War

  • @user-dw4bv9hz8w
    @user-dw4bv9hz8w 2 หลายเดือนก่อน

    Sheeko ciyal

  • @user-fq5ip4kp4f
    @user-fq5ip4kp4f 9 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-wt4bk1qf5k
    @user-wt4bk1qf5k ปีที่แล้ว +4

    PiZ wll Wlhi Germany ayaan ku cusubahay jimcihii ayaan imid wax faro ah la,igama dhigin Wali plz Number kaaga isii wll

    • @abdullahi1402
      @abdullahi1402 ปีที่แล้ว

      Ani 9 baari kahor ayan imid maxaa kuu hagaayay pls iso jawab magangalyo malugu siiyay

    • @gorgorahmedomar
      @gorgorahmedomar ปีที่แล้ว

      @@abdullahi1402 Zxp Wada dee Soomartay iiga Jawaab Plz

    • @user-ne8mk6fw2s
      @user-ne8mk6fw2s ปีที่แล้ว

      ​@@abdullahi1402wlo jarmalka sharici madhiibaan wan Iman rabaaa

    • @maxamed19ib
      @maxamed19ib 11 หลายเดือนก่อน

      Sxb kharash intee ah baa kugu bxy