QAYBTII LABAAD , WARAYSIGA QOFKA MAGAN GALYA DOONKA , PARTY TWO INTERVIEW .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Qaybtii hore waxaan uga hadalnay POROTOCOLKA , am nadaamka marka hore laga rabo qofka inuu udhaqmo , inta aanan la bilaaban waraysiga , haddana waxaan muuqaalkaan uga hadlayaa , waraysiga su,aalaha iyo sida qofka uga jawaabayo .
    QAYBTA KOOWAAD
    • WARAYSIGA QOFKA MAGAN ...
    QAYBTA SADEXAAD
    • WARAYSIGA QOFKA MAGAN ...
    #jarmalka #abdiqadir_hassan_duuliye #muqdisho #somalia #germany #deutsch #deutsch #ethiopia #kenya #australia #austria #maraykanka #uk

ความคิดเห็น • 32

  • @maxamedkaysekhaliif2389
    @maxamedkaysekhaliif2389 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah muuqaal faido badan sxb WA mahadsan tahay

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj หลายเดือนก่อน

    thank you

  • @Capitaho
    @Capitaho 25 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid wll❤❤❤

  • @ZaydAhmed-ml7mu
    @ZaydAhmed-ml7mu 5 วันที่ผ่านมา

    Aamiin

  • @user-vk6ig6kn9h
    @user-vk6ig6kn9h ปีที่แล้ว +4

    Zxp Hal mid iiga jawaab. 20bishan wadanka Belgium ayaan Intervio ugali waxa rabaa kawrn hadaa dhibato qabiil shegto in aa Bosaso uga socarary

    • @sumayamaxamad
      @sumayamaxamad ปีที่แล้ว +2

      Hada interview maku gulaysate wll aniga Belgium uso socde 😢

    • @Ogaaladuunyo
      @Ogaaladuunyo 4 หลายเดือนก่อน

      Haa laangaab yahow mJ aa kasoo cararay dheh😂😂

  • @abdallaraatib6705
    @abdallaraatib6705 ปีที่แล้ว +3

    Asc wllky interviewga imisa jeer baa lageli

  • @jokerabdumohamed5480
    @jokerabdumohamed5480 ปีที่แล้ว +1

    Gep going zxp

  • @shugriyasin3679
    @shugriyasin3679 21 วันที่ผ่านมา

  • @ZaydAhmed-ml7mu
    @ZaydAhmed-ml7mu 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @user-wz2lj4iq4e
    @user-wz2lj4iq4e ปีที่แล้ว +1

    Zxp carmali ayaan rabaa inaan tahriib kusoo galo muqaladadana aadbaan ula socdaa waxbadana waan ka bartay lkn hada muhajiriinta sidee loo qabilaa wakhti xadirka plz isoo jawaab

  • @ahmedabdulahi9868
    @ahmedabdulahi9868 ปีที่แล้ว

    Mr duuliye keep going

  • @ZackMowlid-uy7rh
    @ZackMowlid-uy7rh ปีที่แล้ว +1

    Ustaad marka hore asc bro wxaan ku waydiinayaa imika ayaan Germany usoo duulaya markaa magacyga ma saas ayaan uqoraa zakariye mowlid ma saas ayaan uqoraa markaa magaca pls ii soo jawaab

  • @Cabdulahialicabdi
    @Cabdulahialicabdi 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks pro 👍🏽

  • @MaxamedCabdulaahi-rz7wr
    @MaxamedCabdulaahi-rz7wr 4 หลายเดือนก่อน

    Muqalis ficanaa rabaa

  • @user-yn7yu9fi2u
    @user-yn7yu9fi2u 11 หลายเดือนก่อน

    mnsh allh wad ku mhdsnthy 😊

  • @shaaficimaxamedaxmedshaafi9667
    @shaaficimaxamedaxmedshaafi9667 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks pro 👍🏽

  • @abdixakiimCali
    @abdixakiimCali 2 หลายเดือนก่อน

    Asc taliye

  • @maxamedmacalincali7924
    @maxamedmacalincali7924 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @YaxyeGaanbe
    @YaxyeGaanbe 4 หลายเดือนก่อน

    Mxa ka aaminsanthy shirkada
    .mxa kuso kordhine shirkada
    Barri imtixaan gali rawaa Jwb dag dag mka heli kara mclimu

  • @MaxamuudXasan-sp9js
    @MaxamuudXasan-sp9js ปีที่แล้ว

    Sxb barnamishka wax barashada holland kasohdl plz

  • @nimcaabdi1049
    @nimcaabdi1049 ปีที่แล้ว

    Asc aniga waxa dagana zurich 2011ba kaso tagay hooyatay ba bukotay nimo ali bala dhahay jiray imaka Hooyo way dhimatay sharicigi wan turay ma iman kara

  • @user-fi4ui2ox6m
    @user-fi4ui2ox6m 6 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @Kalid_apdala
    @Kalid_apdala 9 หลายเดือนก่อน

    War hadaaba cabsi dareemaya 😂

  • @mmaliosman2332
    @mmaliosman2332 9 หลายเดือนก่อน

    Bro Ap ksoo waran

  • @xildhibaannuurafarah3754
    @xildhibaannuurafarah3754 11 หลายเดือนก่อน

    Sweden salaiskaga dhiiba

  • @sukaynamahamud4222
    @sukaynamahamud4222 หลายเดือนก่อน

    Meel aan kaa sowoco hadaan helilahaay wee ii fiicnaa leheed

  • @sacdiyamohamedhashi587
    @sacdiyamohamedhashi587 ปีที่แล้ว

    asc

  • @xjabra4
    @xjabra4 6 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid

  • @abdixakiimCali
    @abdixakiimCali 2 หลายเดือนก่อน

    Asc taliye