Sida Lagu Garto isha jinka Calaamadaha Jin ka wax ilaysta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 พ.ย. 2019
  • Sida Lagu Garto isha jinka Calaamadaha Jin ka wax ilaysta

ความคิดเห็น • 59

  • @deqadhool2801
    @deqadhool2801 4 ปีที่แล้ว +9

    mansha allah sheeq wax badan baad noo faaiideysay mahadsanid

  • @fartuuncabduqadirfartuunca6581
    @fartuuncabduqadirfartuunca6581 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheihk ani wan isku arkijiray weyso qadka aaku dadala alxamdulilaah aamiin Lkn sheihk jini inooku jecelyhy sideh lagu ogada

  • @azmiabdlleofficial9139
    @azmiabdlleofficial9139 4 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsantahay sheeq astamahaan qaar waan isku arkay inshaallh waan jogteydonaa waxyalaha aad noosheytahy qeer alaah kusiyo sheeq

  • @xasanyuusuf4557
    @xasanyuusuf4557 4 ปีที่แล้ว +5

    Manshallaah sheikh

  • @ladancadeey5634
    @ladancadeey5634 4 ปีที่แล้ว

    Msha allah sheekh wax badan ban kaa fa idnay mahadsanid allah ku xafido sheekhow

  • @yuusufadanmohamed7973
    @yuusufadanmohamed7973 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashah Allah sheekhow Allah Ku barakeyo inshah Allah

  • @saidaainichanel7928
    @saidaainichanel7928 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah thank u Sheikh

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah thank you sheikh

  • @sahroali1499
    @sahroali1499 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Jazzakallah khair

  • @amatallahwaan9678
    @amatallahwaan9678 4 ปีที่แล้ว +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزك الله خير وبارك الله فيك

  • @safiyahassan9308
    @safiyahassan9308 4 ปีที่แล้ว +3

    Run ahaantii waa warbaxin buuxda sheekh gabadh aan dhalay waa 19 jir ah ilaa iyo maalinkay dhalatay ilaahada way xanuunsanaysaa kawda u horaysa way dhacdaa suuxdimo ama qalal marka xiga indhaha waxba kama arkin nolosheeda kaliya waxay arkaysaa humaag ama hooska shayga ama qofka nalkana way aragtaa lakn sheekh dhakhaatiirta waxay dhahayaan xanuunkan waa mid maskaxda kaga dhacay daawana uma hayno kii ugu danbeeyay amerika wuxuu dhahay brain damage weeyeh daawo kastoo la siiyana waxba maka tarayso ok marka aan halkaa kaga imaado dhakhaatiirta waxaan raadiyay in uu bal jin hayo waxaana lakulmay cajaladaan runtii waan iska ooyay waayo calaamadahaan waa kuwa ay lanooshahay gabadhayda wakhti xaadirkaan habeenkiina ma seexato cabsi darteed mugdigana ma jecla mar mar say u fadhido ayaa laceeyinayaa markaas bay isdhahaysaa iska qabo kadib cunaha ama qoorta baad moodaa in ay wax iska fur furayso marka sheekh halkan kuma soo koobi karee arinteedee bal cilaaj aan geeyo oo ugu wanaagsan isha jinka bal iisoo sheeg fadlan waxaan ku noolnahay amerika Minnesota.mahadsanid

  • @riyaabdi401
    @riyaabdi401 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu kheir

  • @jaamacmaxmed2955
    @jaamacmaxmed2955 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha.alah shiikh waxbadan baan kaafaaiidnay

  • @deeqaademdeqa9471
    @deeqaademdeqa9471 4 ปีที่แล้ว +2

    Sh asc shekhow wiilba naga xanusan markad sixirka ka hadlayso codkaga maxamilikaro

  • @xamdicabdi2783
    @xamdicabdi2783 2 ปีที่แล้ว

    Alla shekh calaamadaha aad shegeso oodha wllhi wan isku arkay aala ilahaw cafimad nasii 😥☝️

  • @umushuaib4799
    @umushuaib4799 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh riyada adoodhumaa lugu riyoodo maxaa lugu fasiràa

  • @ahmedOsman-nt8bf
    @ahmedOsman-nt8bf 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allhaa

  • @cadeeyqaali4436
    @cadeeyqaali4436 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlh cajarada meel Inaa leyga dile umaleyso oo madoowat iyo xanuun wax iga dile aan ogeen Isku arkaa markA soo kaco 2malin kadib wuu iga bas baaa

    • @hodanabdi4418
      @hodanabdi4418 3 ปีที่แล้ว

      Isku moda nhy lkn wo iga ba.abay

  • @umusaaraosman2934
    @umusaaraosman2934 4 ปีที่แล้ว +2

    Maxaa. Udaa. Ah

  • @zahromohamedjama4554
    @zahromohamedjama4554 4 ปีที่แล้ว

    asc sheekh markaa.maxaa lagu daweynnkaraa isha jinka

  • @MaraynAbuukar
    @MaraynAbuukar 18 วันที่ผ่านมา

    shiiqow waths appka iga so jwaab qofka hada kuso wacay waaye

  • @shaakiryasiinciise9523
    @shaakiryasiinciise9523 4 ปีที่แล้ว

    M.sh

  • @nagaadkhadar8820
    @nagaadkhadar8820 ปีที่แล้ว

    Walhi itaba wan qaba lkn Rabi iyaa jooga

  • @xirsimoneyexchange2266
    @xirsimoneyexchange2266 ปีที่แล้ว

    Saaxiib beri baad igu tidhi quraan habeenkii akhri waxaan ka qaaday in markaan seexdo afka dhiig iga yimaado
    Waxaan uqaatay inaad adigu isuxirtay
    Ilàhy.baa.xaal og

  • @Kabbcjcbcccc453
    @Kabbcjcbcccc453 2 ปีที่แล้ว

    Wllo waad mahad san tahay☾

  • @LadanIsmacil-tr5kl
    @LadanIsmacil-tr5kl ปีที่แล้ว

    😳🥺🥺🥺😰😰

  • @axmedmaxamed1340
    @axmedmaxamed1340 ปีที่แล้ว

    J

  • @xabsaxasan1243
    @xabsaxasan1243 4 ปีที่แล้ว +5

    Wll naxdinta habeen kii adoo hurdo kujirto ad soboodo adoo naxsan waxaadna isleedahay waad dhimaneysaa waxyarkadibneh caadi baan noqdaa maibaa mase sixir

    • @shamsocali3492
      @shamsocali3492 4 ปีที่แล้ว +1

      Xabsa Xasan walaley ani anoo soo jeedo aba naxaayo

    • @xabsaxasan1243
      @xabsaxasan1243 4 ปีที่แล้ว

      @@shamsocali3492 maxaad arkeeysaa abaayo aniga waad dhiman rabtaa ayaa ley dhahayaa

    • @shamsocali3492
      @shamsocali3492 4 ปีที่แล้ว +1

      Xabsa Xasan waa dhime markan is dhaho an naxaa jirka dhan wax iiga ordayaan wadnahaa igaraacmaa cabsi iyo wal wal adi hada maa kuugu horeyso

    • @shoodheabdi7718
      @shoodheabdi7718 4 ปีที่แล้ว +1

      Wllo ani xanuunkaa baa ihaya haben iyo malin walba waa ii walbahar farxad ma arko cabsi iyo waad dhimanasa uun baa lay hayaa habenkii waan soo booda wadnahoo igaracaya intar markan fadhiyo cadi yar noqdaa wllo alle ayan cafimad baryanaa waxan ahay gabadh wllo magacayguna waa safiya barasho wanagsan

    • @shamsocali3492
      @shamsocali3492 4 ปีที่แล้ว +2

      isahak ahmed abaayo kula mid ayaan ahay walbahaar subixii ban lasoo kacaa iyo cabsi niyad jab adunka dhan anka niyad jabay bishii 3 aaa ii socoto oo ihayo adi goorme isku aragtay

  • @omarfatah4624
    @omarfatah4624 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh maa dad dhagol ah baad waax umicnaysa , hadalka haku celceeliin ,mahad sanid

    • @fadumaabdirisaaq4191
      @fadumaabdirisaaq4191 3 ปีที่แล้ว +1

      wll qalad ha fahmin wuxuu ugu celcelinoya sida loo fahmo hadalkiisa