Sidee ku Garan kartaa Qofka ku sixray iyo sixirka ku Haya noociisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Sidee ku Garan kartaa Qofka ku sixray iyo sixirka ku Haya noociisa

ความคิดเห็น • 662

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash 4 ปีที่แล้ว +30

    Walaalayaalow isoo duceeya 40 qof ducadiisa Alle woo caqbalahee. Aniga qof xaasid kuma ihi waligeyna qof la dulmin. Lkn Aniga xaasid keyga badan xataa waan aqaanaa lkn waan iska cafiyaa. Isoo duceeya in Alle basarka ii siyadiyo

    • @minamina4318
      @minamina4318 4 ปีที่แล้ว +2

      Allaha ku caafiyo walal cadowgana Allaha kaa qabto Walal Allahuma Aamiin

    • @hassanomar294
      @hassanomar294 4 ปีที่แล้ว

      40qof cadiiska sheegayaaa ma sugna wllo

    • @zamzamabdisamad7451
      @zamzamabdisamad7451 ปีที่แล้ว +1

      Allhe haku caafiyo hooyo

    • @sabiriinxasan6994
      @sabiriinxasan6994 ปีที่แล้ว +1

      Allaha ku caafiyo

  • @nurtojeylani680
    @nurtojeylani680 3 ปีที่แล้ว +10

    sheikhow calamadahaas Bdn wan isku arkaa ilaahow inta ila mid ah cafiimaad taamam ah sii aamiin yaa Allah sheikh جزاك الله خير

  • @Xasan-qy8jt
    @Xasan-qy8jt 4 ปีที่แล้ว +10

    Allaha caafiya dhamaan walalaha xanuusanaaya shiikhana Allaha ajir iyo xasanaad Allaha ka siiya

  • @dulqaad1877
    @dulqaad1877 4 ปีที่แล้ว +13

    Walaal wàd mahadsan tahay laakiin calaamadaha aad sheegtey maxaad u cuskatey oo daliil ah mise waa waaya aragnimo la aruuriyey

  • @عبدالعزيزمحمد-ك6ش
    @عبدالعزيزمحمد-ك6ش 4 ปีที่แล้ว +12

    جزاك الله خيراً ياشيخ استفدنا منك كثير

  • @jamisa3668
    @jamisa3668 4 ปีที่แล้ว +40

    Maxaa kaa qaldan ma is waydiisay dadoow? Gurigaaga hees maa ka daaran mise war iyo xan lee lagu haayaa? Salaadaha waqtigooda maku tukataa mise isug aan maqrib iska soo tuuro waaye warka. Warku waa iga intaas.

  • @istahilhassan3638
    @istahilhassan3638 4 ปีที่แล้ว +9

    Aamiin Sh Illaahay khayr badan ha ku siiyo, waan arkay callaamadahaas oo dhan ilaa mudo badan. Waxaan ku noolahay u dhowaansha Allah, runtii arimo badan baad taabatay oo arkay.

  • @fartuunmaxamed3764
    @fartuunmaxamed3764 4 ปีที่แล้ว +12

    Iso dociya allah murug igu badalo farxad insha allah jazaka allah

  • @mawliidkayussuf9826
    @mawliidkayussuf9826 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah shiikh runtii intaad sheegtay oodhan badankooda waan iskuarkay shiikh mudo dhawrsanaaba waan la liitay sheekh hadadaN aankulahadlaayo xataa waan qaba oo calaamado burooyina wey iga soo wada baxeen intad shegtay oodhan inkala iidheer inadeer ilahy haka raali ahaado

  • @umufarah3532
    @umufarah3532 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa wax jira inta sheekha sheegay oo dhan allah na amaansado yarabi

  • @qabdulkadir8505
    @qabdulkadir8505 4 ปีที่แล้ว +10

    Ilaahoow ku barakeey. Janada jasadaada Allaha ka dhigo sheekhow waxbadan aan kaa faa idnay.

  • @istel3283
    @istel3283 4 ปีที่แล้ว +7

    Sheikh qeyr allaha ku siiyo. Anigaa ka mid ah ilaah 7 sano hada dhow lee ogaaday. Aniga iyo ninkeeyga wax ma heysano laakiin jecelka aan isjecelanahy lee naloo quuri waayey. Waan jecelaan lahaa hadii aan caawinaad helo.

  • @sulekhasaid2777
    @sulekhasaid2777 5 ปีที่แล้ว +3

    Asc shikh aniga waxa ihista dhibato wan dhankasta otintas iyo nasino daro cidhidhi riyo haben walba bursi ano dulayo dad naraban in ay iridan mar wan aqan dadka marna ma aqan raga namaba isfahano ???

  • @haykalxmd9645
    @haykalxmd9645 4 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh calaamadahaa waan isku arkay cagaha iyo gamcaha iyo dhabarka iyo lacagta aan shaqeeyo

  • @asliahmed4238
    @asliahmed4238 5 ปีที่แล้ว +7

    Baarakallahu fiikum jamiica Allow ku xifdi hada iyo hadhowba jizakallahu khayral jizaa walaalkayo 💖💞💖

  • @ifarxayassin7033
    @ifarxayassin7033 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waxa uu sheekhu sheegay oo dhan waan isku arkey ilahow cafimad ban ku weydistay 🤲🤲🤲

  • @H_SassyKitchen24
    @H_SassyKitchen24 5 ปีที่แล้ว +17

    Asc sheikh Wallahi I’m suffering for all those symptoms for couple months I can’t do nothing for myself I can’t walk It’s just too much I can’t explain Wallahi May Allah S.W.T.A protect all of us from the evils Amiin brother’s , sister’s please pray for me thanks

    • @fosiyabedda421
      @fosiyabedda421 5 ปีที่แล้ว +2

      Allah ha ku caafiyo walaashey,Allah ha kaa qabto Cadawga iyo Sixiroole yaasha Allah ha Jabiyo Shayaadiinta Jinni iyo insi dhamaantood ilaahay ha ka Xakameeyo umada ay Dhibayaan,innagana Allah ha na quweeyo si aan iskaga Difaacno Amiiin dhaha walaalayaal 🙏

    • @H_SassyKitchen24
      @H_SassyKitchen24 5 ปีที่แล้ว +2

      Amin Amin , jazakallah kheyr thank you very much ❤️

    • @sahraisse2676
      @sahraisse2676 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah Allah ha ku barakeeyo sheekh

    • @cosobtayeeg3696
      @cosobtayeeg3696 5 ปีที่แล้ว +1

      Illahay haku cafiyo ee sallada Ku dadal Illahayna bari Quranka aqrikiisa iyo Adkarta Ku dadal Illahay wa gafuuru raxiin baryada rabi wa ajiiba hana aminin shaya dhiinta only
      Diinta Amin

    • @jimcaalefarax2506
      @jimcaalefarax2506 4 ปีที่แล้ว +1

      May allaah subhanahu wata al'laa heal you and all of us amiin allaahuma sali al'laa muhammad

  • @aasiyoaxmed6216
    @aasiyoaxmed6216 3 ปีที่แล้ว

    shiikh cutayba khayr alle ha ku siiyee wallaahay qaylada waan dhibsada meelaha dadku ku badan yahay lawyada iyo inta qaarka dambe oo dhan culays baa iga saaran madaxa oo barbar wuu ixanuunaa salaada oo culay iga saaran yahay laakiin waan isku khasbaa lacata oo aanan garannayn meel ay kabaxeen wallaahay waan yaabanay ee cilajkan noi sheeg aan isticmaaleen

  • @adoontiallahalxamdulilaah8602
    @adoontiallahalxamdulilaah8602 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc akhwaati waxa dhageysatiin surah baqrah iyo aayat kursi badan

  • @axmedbashiir6374
    @axmedbashiir6374 2 ปีที่แล้ว +4

    maansha alaah maansha alaah ilaahay shiikhoow ilaahay hakaa.abaal mariyo khayrka balaaran ee aad noofaa.iidaysay iyo dawada ilaahay kusoodhexmariyey siwacan ayaan udhagaystay shiikhoow labada qayboodba halkaa kasiiwad khayrka ilaahay hakubarakeeyo adiga iyo ubadkaaga iyo walidiintaa iyo qoskaagaba ilaahayna aduunka iyo akhiraba jano hakugu siiyo walaahay obilaahay otolaahay waxaad moodaa inaad dhibka ihayey 8sano aan laliitay ee ihayey ilaamaanta aad qalbigayga iyo naftayda iyo jirkayga gudihiisa iyo debediisa aad kahadlayso ayaan moodayey walaahay wn yaabanahay markaan warkaagan dhagaystay waxaan kuu sheegayaa qodobadan aad sheegtay ee xaga sixirka lagu karto intuba wey ihayaan anigoo wiil ah oo dhalin yaro ah waan isku arkay xanuunkan oodhan sida ukala horeeyaan waakun waxaa garabka iyo jeexaa midigta ah igaga taagan waran awoodiiyoodhan iga qaada mar mar sida lafa xanuun joogto ah galyahoo ixanuuna madaxoo jeex dhan layla cararo mar mar oo madaxanuunku siyaado inoqdo kaadida oo aan ceshan kariwaayo cibaadadii salaada oo igu ad kaatay oo dharka kaadi igaga duusho badanaa markay iqabato calooshoo itaagan rixinkii oo aanan xiriirin oo aan kacararo meeshey joogaan habaryartay oo isoo korsatay oo wax ibartay diini iyo maadiba oo aanan lahadlin gurigeediiyoo aan kadheeraaday caajis joogto ah walwal walbahaar joogto ah buufis qof kastoo ehela iga dhacay oo aan kacararayo meel kastay joogaan xoogoo layga haysto iyo fir fircoonidii dabeecadaydii oo xumaatay adimaada iyo salaadoo aan dhibsanayo xaasid kaygoo batay meelkasta aan tago gobol kasta gurigaygii oo aan kuxasiliwaayey iyo naagtaydii oo aan isfahmi weynay oo iga cararaysa oo doonaysa inaan furo anigaan waxba kusamayn waalidiinteed oo iisoo raacay oo igadalbaday inaan ufuro gabadhooda iyo ehelkay oo sooraacay kabacdina waan ufuray reer kalana waan kusoo salaaxiwaayey wn kaxayiranahay xaga dhaqaalaha noockastuu yahay mudo dheer waxaan shaqaysto oo ii xasiliwaayey iyo xaasid kaygoo badan iyo wax yaalo badan oo aan isku arkay oo farabadan oo dalka dibadiisa aan aadi kariwaayey kuwaad halkan kasheegtay iyo kuwa kale oo badan gariir jirkoo dhan ah sida gariirto kale waan isku arkay hanti badan oo aan haystay oo labiliqaystay kuligeed sida meherad weyn oo aan lahaa iyo dhul seesan oo aan lahaa iyo guryo dhisan oo aan hada anigu gacanta kuhayn oo layga wareejiyey iyagoo dhisan iyo hanti dhaxal ahayd sida geel ari iyo noocyo kale oo lawada cunay oo lagu saliday walaaladay aan kalabah ahayn oo aan xoolaha aan dhaxlanay kalaboobay anigoo dhiig islaam galay cararay lay sooqabtay tiirka toogashada laytaagay lay siidaayey hadana xarigii odayaashaydii igu celiyeen jeel laytaxaabay lay jaray 5sano oo xarig oo jeel ah kabaxsaday 2sano kadib wali waxaan kujiraa silic iyo saxariir iyo nolol adag iyo rafaad iyo xanuuno ruuxiya waxaan tagay hargisa dhaqtar weyn isbaaray waxba layga waayey wax yar.yar mooyee hada ka.imi waxaan imi sool saddex jeer isbaaray dhaqtar wax weyn oo xanuun ah laga waayey wax yar.yar .mooyee katagay garoowe isku baaray dhaqtar waxba layga waayey sidii horoo kale waan tagay alla bari uqabtay culimadii yar.yareed ee ahayd muxaafidu qur.aanka wn macsuumay kuligood waxay igu aqriyeen 30 jis ee qur.aanka ah waxay iituheen biyo cashara wn cabay waana kuqubaystay mahayo isbadal aad iyo aad ayaan ufakaray qofkii ehela ee aan ku.iraahdo waa lay. sixray wuxuu iga sooqaadaa nin waalan oo kibraya wuu isii cadaadiyaa aniguna waxaan lacoloobay rixinkiiyoo dhan waan kadheeraaday kuligood wn lawada coloobay kuligood waxaan uguuray meelahaa kale iyaguna imasoo xiriiriyaan aniguna maxiriiriyo rixinka wn kalatagnay kuligood ilaa hada xanuunadaasi wey ihayaan waan dhagaystay talooyinkaagii dawada waxaaan utagay wadaado kitaabo wax ka.aqriya oo wax sheeg sheega qarash badan ayaan siiyey waan katagay waxaan raadiyey rag yaqaan faalka waxay ii sheegeen in lay.sixray dhaqaalo badana laygu bixiyey si lay sixro iyo cida isixirtay iyo cida dhaqaalaha igu bixisay badan wey iisheegeen dhowr jeer oo kaladudun iyo cida lay adeegsaday ragq dhibkaa iigaystay kuligood way isheegeen waana wada garana iyo meelahay kalajoogaan waan garanayaa maxaan sameeyaa shiikhoow taladaadana waan tijaabin waxaan kunoolahay hada sool laascaanood waana xanuunsanayaa waxaa laygu salday hurdo aan dhamaana .in iyo wahsi iyo casjis salaadii iidiidan iyo shaqadiiba iyo xaasid kaygoo badan marwalba waasiyaado iyo waxaan shaqeeyo oo iixasili la.a ool gidir xanuunadaa iyo kuwo kale oo siyaado ah lambarkayga whatsabku wakaa 0634904775 0633701541 ama golis 5014867 sool laascaanood kunoolahay hada waxaan kaloo ogahay dad iga daran aniga shiikhoow ilaahay noosoo barya

    • @simanmohamed3343
      @simanmohamed3343 2 ปีที่แล้ว +1

      Wall ilaahey haku caafiyo ani iyo adi inta badan waxa ku haya wey ihayaan ilaaheey hanoo dhib dhaamo hda sidee noqotay cilaaj ma tagtay

    • @rayaanmahamed4646
      @rayaanmahamed4646 ปีที่แล้ว +1

      Wlo waxa kusheegi laha HADAD ba argtid msgkayga
      Kow ina toobada badiso istigfaarta
      2 ina faalasha iyo wxas oodhan aad ka Haajirto aad Allah keliya u noqoto
      3 ina cibaadada badisid weliba midba kusheegaya kow cibaadada way kudhibi oo wxana kuogolen ama dambi ha ahaado ama xanunke
      Marka wxa laraba ina usamirtid mudo badan
      4 Inad hada Adi diinta taqan qur anka isku akhri did iyo adkaarta weliba wlo ha degdegin uguyraan sanad sug malinba ilba kU furmayse
      Dadku hal mar be raban Ine waxku dareeman lkn mahan sida waa ina mudo badn wada marba cfmdka wxba arkin
      Qalbigagana wanaaji

  • @fosiyabedda421
    @fosiyabedda421 5 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah Jzk Kheir Sheekh aad ayaan kuu Taageera Allah ha ku Xifdiyo adiga iyo Reerkaga iyo qarabadaa dhamaantiin Amiiin Amiin Amiin 🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @ahmadeygosar5494
    @ahmadeygosar5494 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnshllh xanon keda wanku wareray sheik muda 2 sano ah lkn manta markn dawaday waxbdn anka fahmay sheik jazakalah

  • @munomahdi9588
    @munomahdi9588 4 ปีที่แล้ว +43

    Ala rabi isoo duceya wllhyga inu ii cfiyo clmdo bdn ayn ku arke😭😪😭😪😭😭plz hoyo igu so duceya adunka ugu jclhy 😪😪

    • @barwaaqodahir6415
      @barwaaqodahir6415 4 ปีที่แล้ว +1

      allah kucafiiyo adigana allah kuxafido adunyada

    • @MohmetÀdam
      @MohmetÀdam 4 ปีที่แล้ว

      nacas

    • @MohmetÀdam
      @MohmetÀdam 4 ปีที่แล้ว

      😁😁😁😁😁😁😁

    • @naimaahmed6765
      @naimaahmed6765 4 ปีที่แล้ว

      Allaha kucafiyo adigana alaxa kuhafidho

    • @farxiyoshueb6393
      @farxiyoshueb6393 4 ปีที่แล้ว

      Alle ha ku caafiyo

  • @sadaqcade214
    @sadaqcade214 4 ปีที่แล้ว +8

    Calamadaha qeybka mid ah waan isku arkaa aloow inta jiran caafi yaa rabi

  • @addoontiallaah255
    @addoontiallaah255 4 ปีที่แล้ว +4

    MAASHAA ALLAAH SAX WALLAAHI QURAANKA WAA DAAWO JISAKALAAH QEEYR SHEE CUTEEYBA

  • @lailaabdi4565
    @lailaabdi4565 5 ปีที่แล้ว +2

    maansha allah sheekh jasaakala khayr sheekh ii soo ducee hore ayaa lanoogu sheegy sixirka waan ka ladnaayay ii soo ducee sheekh alla dartii subxaana watacalaa

    • @adoontiaallefadumoaadenisl4256
      @adoontiaallefadumoaadenisl4256 5 ปีที่แล้ว +1

      Laila Abdi wllo iillaahay baari iinsha aallaah aalle haaku cafiyo dhamaanteen iillaahay haa naacafiyo

  • @kaltuunnuur9916
    @kaltuunnuur9916 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allaah shiikh Allaah haku barkeeyo dad iyo duunyoba aamiin

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAllah. Sheekh Alle Swt
    Misaankaga Akhiro haku saaro kheyrka aad nala jeclatey
    Cimrigaga Rabbi haku dhaweyo
    Aad iyo Aaad bad u mahdsantahay
    Cilmiga aad no so gudbisey
    Aad ban ogu baahanahay Aniga
    Si gaar ah waxa jaceshahay
    Alle ha ku fududeeyo kaga farxiyo wll

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 4 ปีที่แล้ว +3

    Aad aad waxaan kadareemaa qayta midigta madaxa illaa lugta maxaa lagudaweeyaa sheekhoow

  • @hawanuur2110
    @hawanuur2110 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sh isojawab alle mahad hakusiyo suasha heesto mahawaye farurta jabeyso qolocmanayo hetahay

  • @ubaxcali5621
    @ubaxcali5621 4 ปีที่แล้ว +10

    Somali wxnka codsanayaa ii duceysaan quraanka wa leyga madoweyey iyo salada quraan goortan dhageysigeysa maqlo wn cajisaa iyo hamansi joogta ah inta quraanka maqlayo ii duceya in ilahey in diinta ii wnjii wn xnusanhy wn yarahy da.deydu waa 18 san9😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @muunimomuuse5979
      @muunimomuuse5979 3 ปีที่แล้ว

      Abayo allh haku soo hadeyo insha allh kheyrka allh haku fududeyo

    • @sabiriinxasan6994
      @sabiriinxasan6994 ปีที่แล้ว

      Allaha ku caafiyo abaayo

  • @ahmedOsman-nt8bf
    @ahmedOsman-nt8bf 5 ปีที่แล้ว +9

    Shiikh allha ku xafido boga mar walba way xanuun kilyaha waran ba layga galiya iyo riyooyin badan madax xanuun waxaa sheegdo waa qabaa quraan badan waa Saarey wali sidaa baan ahy Shiikh ii Soo duceeye walaal ha dhaafin

    • @hodanhassan-lm7op
      @hodanhassan-lm7op 5 ปีที่แล้ว

      Allha kucaafiyo wllo

    • @scoobydont7998
      @scoobydont7998 5 ปีที่แล้ว

      Ilaahay haku caafiyo amiin yaa rabi walaal inash Allah

    • @fs5830
      @fs5830 5 ปีที่แล้ว

      Mesha jogto ka guur kuwa ka shakisana xoga ka fogow isna mashquli insha Allah waa ka cafimade

    • @raqad4642
      @raqad4642 5 ปีที่แล้ว

      ahmed Osman allah haku caafiyo walaaal adkar sabaax iyo masa dhageeso iyo ruqiya sharciya TH-cam kadhageeso insha allah wad ladnaan

    • @jawahirmohamedjawahirmoham287
      @jawahirmohamedjawahirmoham287 4 ปีที่แล้ว

      kula mid ayn ahay wlh

  • @shamsamuxumad1729
    @shamsamuxumad1729 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh qeyr Allah haku siiyo dadka qaar sheikha bey aflagadeynayan subxanalah

  • @kadra825
    @kadra825 5 ปีที่แล้ว +17

    ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم صل الله عليه وسلم اميييين يا رب العالمين

    • @korbynpaxton410
      @korbynpaxton410 3 ปีที่แล้ว

      sorry to be so off topic but does any of you know of a tool to log back into an Instagram account..?
      I somehow lost the login password. I appreciate any help you can offer me

    • @sahrasaid140
      @sahrasaid140 3 ปีที่แล้ว

      ASC Sheekh maasha Allahaa xafido Allah amiin amiin amiin amiin amiin

    • @amenahothamn3451
      @amenahothamn3451 2 ปีที่แล้ว

      Walal alasohadal

  • @akleemamohamed6596
    @akleemamohamed6596 5 ปีที่แล้ว +118

    Dadka la sixray ilaaahay hawada caafiyo
    Waxaan kula talin lahaa dadka sixran iyo dadka aaan sixranaynbaa inay ku dadaalaan quraanka gaaar ahaaan suuratul baqra maalinkaasta akhrista adkaarta subaxii iyo galabkiina ha ilaawina xaqiiq waaad Arki doontaan natiijada

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah tabarakallah xafidullah sheikh jazakallahu qeer

  • @jugsodhacday2658
    @jugsodhacday2658 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheikhow halmar ban ku riyoday mas iyo markli ku riyoday anigw cunto la iseenaayo

  • @queenaamina9869
    @queenaamina9869 3 ปีที่แล้ว +2

    Inti la dhiban ilaahow ka dulqaad ilaahow dhulkaadi mawaxuu noqday mu miniinta lagu dulmo aaamiiin yarabi

  • @rajadacalafkaansugaaichbin9406
    @rajadacalafkaansugaaichbin9406 4 ปีที่แล้ว +2

    Intaba wan isku arkay dhaqtarkana wax ma qabtido i dhaha subxanallaah wajigeygana wuu is badalay barar wajiga ahna wanisku arkay subxanallah Warankasa igu Tagnaay mudo 7sano ah ayaan sidaas ahay lugaha xanuun jirka dhan xanuun midibkeyga isbadalay hadana wan ka ficanahay quranka aad u dhagensadaa

  • @luckyhibo8176
    @luckyhibo8176 5 ปีที่แล้ว +2

    Aamin sheekh alle ajar iyo xasanaad hakaa siiyo illahayna umada islaamka ah ee xanuunadaas ladhibana illahay haka wada kor qaado isagaa caadilehe

    • @aishohuasenali3683
      @aishohuasenali3683 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah allah ku xifdido

    • @xaashixagaley3704
      @xaashixagaley3704 4 ปีที่แล้ว

      Asc shiiqoow lacag maba isoo kasho guur naha maku xasilo 9 sano guri aan leeyahay ma.arkin

  • @itaqilaahiimaan4533
    @itaqilaahiimaan4533 5 ปีที่แล้ว +4

    Baaraka laahu fiik sheekh cutaybah waano wax ku ool ah anagana ilaahay ha nagu anfaco

  • @Ahmedmohamed-im8px
    @Ahmedmohamed-im8px 4 ปีที่แล้ว +1

    asc sheekhuna wd ku mahadsan thy talo wadaagaaga lkn ani muddo 5 ku dhow waxan la noola sixir wxy igu daran thy dhinaca huradada ma seexdo hurdo fiican oo nasiimo ah bal se waxan noqda mid riyooda oo mararka qaar la iska toosa anoo riyooneynaya marka calaaamadahan qaarna wn ihayaan balse talo saarashada rabbii baa ka weyn wax walba marka sixirka awood ma leh marka wllyaal ilaahey isku xidhaa inaa soo duceeya dhmntiinba

  • @amiiraabdullahi8228
    @amiiraabdullahi8228 4 ปีที่แล้ว +4

    Subxanallah, wllo cidina ma oga cilmul qaybka ilaahay mooyee, ilaahay ka baq oo umada ha fasahaadin.

    • @istahilhassan3638
      @istahilhassan3638 4 ปีที่แล้ว +2

      Wallal fasahaad maahan ee Wallaahay xaqiiq buu ka hadalay, waa arkay kuli xitaa dadka I sixray Illaahay riyo buu ugu tusaa, waxaa jira dad xun dunidan Laakin Illaahay baan isku xiraa waxaan ku noolahay aayatul kursi ALLAHU Akbar,

  • @mrmaafabdullahi1114
    @mrmaafabdullahi1114 4 ปีที่แล้ว

    M.a wall aniga kaadida maceshan karo oodin feeraha iyo dhabarka iyo walwal fara badan waa dhimanee qmowtul fajaa kudhimanee iyo caajis cibaadada aduunyada oo aanacay meelaha dadka kubadan yahay hadalkaa igu dhagayo mahadli karo

  • @awilbuni378
    @awilbuni378 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh aniga waxa ixanuuna dhinac dhan dhaqtarwalba wantagay waxba kuma hayaan bu idhahay maxan sameeyaa sheekh aad baan udhibanahay jisakalah

  • @hindicarab9202
    @hindicarab9202 4 ปีที่แล้ว +6

    Sheqo inta shegeysido dhan aniga iyo ninkeyga ehen lkn nasib daro wan kala tagnay hada

  • @amiiranuurofficial1223
    @amiiranuurofficial1223 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh calamadahaas ayan isku arkay anigo schoolka dhigta aya igu bilabatay ila hada wan qaba kaga daran aniga iyo houaday isku si aya naloo haya dhakhtar wan ka dalnay markasta dawo lacagteni qabto

  • @qalbifuranshukulatina1516
    @qalbifuranshukulatina1516 5 ปีที่แล้ว +4

    Asc Ustaad mahad sanid kun iyo koow jeer جزاك الله خيرا..........الله يحفظك.

  • @yasmiinjama9954
    @yasmiinjama9954 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh barakalahu allh ajir iyo xasanaad allh hakaa siiyo calmdahaas bdanka wa isku arkey ,adinka laygaga taageey irbaaad iyo kliyahaaa ,hurdo laaan ,qaarka midiig o wax isocsocnayaaan

  • @hakimamohamed3329
    @hakimamohamed3329 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh Abu cuteybah allaha ku barrakeyo sheikh intaas clamad wan lenahay ani .iyo hooyadey jazakallaah sheikh

  • @ahmedqarshe1801
    @ahmedqarshe1801 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxasoo dhanin anigay i hayaan xageen kala soo xidhidha tiloofka waan soo wacay cid iga qabata majirto sheekh

  • @markaafgooye7980
    @markaafgooye7980 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah sheqoow anigoo habeen sideed sac iyo bar habeen shaqo ka imaadey oo gaariga ka degey oo guriga u lugeynayo ayaa wax dabey camal dhegta bidix iga galey subax dii waxaan soo kacey dhegtii oo i xanuuneyso dhaqtra ayaan aadey waxuu igu dhahey infaction ayaad dhagta ka qabta dawo ayuu ii qorey wax waa ii tari weysey xanuunkii waxuu u sii gudbey xiska ama goon jabka iyo isha ilaa waxaa la i saarey MRI oo lagu baaro maskaxda wax maqabto ayaa la igu dhahey ilaa iyo hada xanuunka waa i hayaa runtaada waaye xaga salaada duhurka hadii aan dukado casirka ama maqribka culeeys xaga qeyarka culeys iyo cabsi wel wel wad naha ayaa ibood boodayo maalin dhax daasi shaqo ayaan oo cusub ayaan bilaabey waa ka soo ordey cabsi wel wel wadnah oo i garaacayo shaqadii anoo rabo ayaan ka soo tagey oo babuurkii waxuu ila naqanayaa inuu ila rogmanaayo shaqada ayaa gaari wadidi inta aad sheegtey qaar ka mid ah ayaan isku arkey mudo ku dhowaad 7 sano?

    • @aarankayse160
      @aarankayse160 2 ปีที่แล้ว

      Therapist doctor aad wll.
      Anxiety & Depression waaye waxaas.
      SIXIR iyo quraafaadkaas ka bax.

  • @saeedmire130
    @saeedmire130 4 ปีที่แล้ว +3

    Walaal wax aad moodaa in ayaa aniga ladlaysid kheyr alle ha ku siiyo.

  • @farhiamohamed2054
    @farhiamohamed2054 5 ปีที่แล้ว +2

    Jazaka allah sheikh cutayba sheikh ahmed

  • @degandarawish1490
    @degandarawish1490 2 ปีที่แล้ว

    Qar kamida wn isku arky thnks sheikh

  • @TheAbdiwahid
    @TheAbdiwahid 3 ปีที่แล้ว

    Asc calykum shsheikh
    SIXRU TAFRIIQA MAXAA LAGUDAAWEYAA

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 5 ปีที่แล้ว +4

    Asc sheikh Jazakala khayar ma sha Allah tabarakalaah I'm very emotion Allahu agbaar agbaar

  • @huseinomar5220
    @huseinomar5220 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhoow tilmaama haaga calaamado dhoowr ah ayaan xaaskeega iyo aniga iyo ilmaheeda oo aan aniga aandhalin ba oo aan wadajoogno laakiin ayaanku arkay ee ilatali kheer badan ale hakaasiiyee

  • @ayaancaad6193
    @ayaancaad6193 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh Alle Ajar haka siiyo wn isku hayaa Calmadaahs Qaybka mida umada muslimka oo Dawanysa Qisadan ii Duceeya

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 4 ปีที่แล้ว +9

    جزاك الله خيرا جزءا شيخنا الفاضل

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +19

    Subhanallah subhanallah subhanallah allah protect us from evil

  • @bedelcabdi6177
    @bedelcabdi6177 4 ปีที่แล้ว

    Sheekha inaan Yar oo. Lix jira ilayo markay.DhaltaY dhaguu.dhecaanku markay Yar.bogsatab hadaan kusoo noq noqonay dhecanku. Markan sheekh ilatali

  • @gedi73
    @gedi73 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah barakallah
    Allah haku barakeeyo walalkeey.

  • @gafdiidgafdiid6733
    @gafdiidgafdiid6733 5 ปีที่แล้ว +4

    asc sheeqow allaha ku xifdiyo sheeqow numbarkaaga kan miyaa ooshaashada saaran walhi baan ku dhaartay ee inta aad sheegtay waala iihaayaa

    • @raaqiyomaxamed1706
      @raaqiyomaxamed1706 5 ปีที่แล้ว

      Masha allah shiikh walla waa run aniga xalay waxaa ku riyooday anoo lay siixrayo

  • @suyuhao7592
    @suyuhao7592 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanak intaba waan isu arkee ii soo duceeya shukran sheekh

  • @abdirashidmohamedyusuf111
    @abdirashidmohamedyusuf111 3 ปีที่แล้ว

    sheikhow callamdaha aad sheegaysay oo dhan ama badankooda waan isku arkay ee i soo ducee in cadowgan i helay in uu iga guuleysiiyo.

  • @seinabbintismaciilismail3576
    @seinabbintismaciilismail3576 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh anigu waxan isku arka garir marka qar igu so bodaya labada garab iyo madaxa ban ka darema jidhidhico jidhka aha maxay tahay sheikh?

  • @nimcomohammed682
    @nimcomohammed682 4 ปีที่แล้ว +2

    Jasakalaahu qeer intaa shegtay shiqow inbadan wan isku arkay

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 4 ปีที่แล้ว +5

    Oo marka shiikhow maasagaaba Cudur kalaba jiraa oo aan Sixir ahayn, Allahayow Sharteena umada kabadbaadi oo Allahayow nalaka Nabadgalaa, oo Allahayow Nala nabadgeliyaa oo Sharta umada naga nabadgeli

  • @munacabdi8787
    @munacabdi8787 5 ปีที่แล้ว +5

    Bismilaah walahi oodintaas habeen iyo malin qabaa iyo wajigayga oo is badalay kaadidada cudurna ima haayo allow cafimaad

  • @farduuscaamamamsnli8435
    @farduuscaamamamsnli8435 3 ปีที่แล้ว

    Shikho illhy haku barakeyo calamadaha badankoda wa isku haya iso duceya wa idin baryaya

  • @saxaafmedia24
    @saxaafmedia24 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah sh kheyr alaha siiyo miisaanka aakhiro alaha usaaro asxaabeey waxaa iga cudsi ah madaama lahjado kaladuwan aanleenahay inaad iifisirtaa
    n erayga oodinta eraykale oo soomaali ah iigo fasira kheyr alaha haidinsiiyo dhamaantiina

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC Sheekh maasha Allahaa xafido Allah amiin amiin amiin amiin amiin

  • @jasmine-007
    @jasmine-007 5 ปีที่แล้ว +6

    Sheikh ba uso baxay dumarkii iyo ragi sixrana 😀

  • @AhmedAli-fw7yl
    @AhmedAli-fw7yl 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran sheikh mahad sanid kheyr badan ALLAH kugu bedelo insha Allah

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid ปีที่แล้ว +1

    shaakh waxa aad iso shaagta
    marwalba waxa aan isku arka
    jidhkayga jiririco marwalba waa
    maxay talow jiriricadasi habaankii
    marka aan saaxdo waxa aan ku iyooda
    anigo birkimo layku bakhtiyay maxa kana
    ila so wadaag jiskala khayr allah haku xafido aduun iyo akhiraba

  • @khaderaahmed5170
    @khaderaahmed5170 2 ปีที่แล้ว

    Jaskumu laahu khayr sheekh aniga calamadahaas qar baan isku arkay

  • @saleeban012siciid9
    @saleeban012siciid9 ปีที่แล้ว

    Shiikhow ana iskuarkay intaad sheegtay
    Dhan maxaansameeyaa

  • @ayaanmuuse-mm8eo
    @ayaanmuuse-mm8eo 5 หลายเดือนก่อน

    Misaanka xasanaadka alahakugudaro shiikh

  • @hamdimocow1594
    @hamdimocow1594 5 ปีที่แล้ว +2

    Walal waxaa ku riyodi masha caruurtisa cunayo i so jawaab. Riyadaas iso fasir walal🙏

  • @aaminonur7044
    @aaminonur7044 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiq anig dhanka jexa bidixa ixanuuno bisha 20 marki la garo

  • @hoodalebeautysalon147
    @hoodalebeautysalon147 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo iisoo duceeya sidaan salaada utukan jiray uun baa layga qabsaday shaqaadii guriga iyo salaadi iyo quraanki wllhi waxba iga hayta aluunba oge inuu sidii hore iyo si ka wanaagsanba iga dhigo iigu duceeya xataa gurigaygii baan nacay

  • @leeylomahamuudleeylomahamu5873
    @leeylomahamuudleeylomahamu5873 3 ปีที่แล้ว

    waxan ku riyoday anigoo mantagayo qashiin musbaar io wax yalo aqaan aqoon waxa kasokacay anigo dhididayo

  • @ibrahimibrich9566
    @ibrahimibrich9566 5 ปีที่แล้ว +11

    Allah haka jasaii siyo
    Mashallah

  • @baarrichannel2465
    @baarrichannel2465 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah tabaarakallah allah yaxfadaka fidunyaa wal aakhira ustaad 👌

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh waxaad sheegtay walaalkay u wiil yar ah ayaa Tina ayaa aad sgeegtay ku arkay marka maxaa lagu daawiyaa

  • @sunshinem2533
    @sunshinem2533 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah! Mahadsanid sheikh

  • @isamaancumarcilmiyaash9586
    @isamaancumarcilmiyaash9586 4 ปีที่แล้ว +1

    Shiiqow geeska badax labada dhinc ayaa i xanuuna waqti kasata ee saan iska dawayaa

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah allah ha ku xifdiyo

  • @ayannasir455
    @ayannasir455 2 ปีที่แล้ว

    Ohhh ninkayga ayaa 5kamiida ayuu leyahy sida wax gas laa modayo oo hadan gas ahayn , waranka xundhurta ,feedha iyo naska oo isku dalola , madax , guriga markuu so galana waxan ku noqday balayo hal kalmad hadan dhohoo balayo ayad igu noqotay ayuu igu odhanaya subxanallah illahay kaa cafi intaa xasadka kuu dhacay

  • @fardowsaabdullaahi3222
    @fardowsaabdullaahi3222 4 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا الشيخ

  • @faraxabdullah5550
    @faraxabdullah5550 4 ปีที่แล้ว

    Shikh jazakalah Allah kubarakeyo mar walba nasiixadaad aad uweyn tahay Allah kubarakeyo sheikh Allah dartiisa kuujeclahay

  • @abdulsalammoalimosman8625
    @abdulsalammoalimosman8625 4 ปีที่แล้ว

    Shiekh jazakalahu qeyr shaarbaha xogaa iska gaabi aad u gaabi

  • @maxamedjaamac508
    @maxamedjaamac508 4 ปีที่แล้ว +3

    War anigu waxan oo dhan garan maayee
    Waxaan isku arkay
    1. Oohin bilaa sabab ah
    2.inaan dadka ka cararo
    3.inaan keli noqdo oo xitaa qof keliyaata diido
    3.inaan iska dhaadhiciyay in umaduba aniga ila colowday
    4. Shaqo oo dhan waan ka haajiray
    5.gaadhi wayn aan wado uu aabahay leeyahay wan iska dhigay hadaan is idhaahdo kaxee wan ku xanuunsanayaa
    6.dhimasho ayaan ku fekeraa
    Hadda kahor cilaaj baa lay geeyay
    Waxa lay sheegay in ruux dumar ahi IL maxabbo igaga dhacday maxaa talo ah
    Iisoo duceeya ilaahay baa qof lagu jiro oge

    • @fatumabarre1610
      @fatumabarre1610 4 ปีที่แล้ว

      Maxamed Jaamac Asc, waxaan kula talinayaa in aad joogta u aqrisatid aayad kursiga waliba in aad u fadhiisatid marka u horeeya aqriso 50 ilaa iyo in ka badan. Aayadan joogteey waxad ka helesaa dakanasho weyn Inshaalaah.

    • @msqchannel876
      @msqchannel876 4 ปีที่แล้ว

      Maxamed Jaamac. Walal
      Walhi isku mid aa nahay Ani gaari truck mudo dheer wada qurbana WA joga hada Maba la itusi karo shaqo oo dhan sidokle cabsi farabdn iyo inta shegtay ee sxbow hada wax Dawo hesho ila so socod sii plz i. A.

    • @aarankayse160
      @aarankayse160 2 ปีที่แล้ว

      @@msqchannel876
      Look for a therapist walaal.

    • @aarankayse160
      @aarankayse160 2 ปีที่แล้ว

      il-maxabo iyo sixir waa quraafaad.
      Dhaqtarka cilmu nafsiga( Therapist) aad wll.
      Cudur yar oo kiniiniyo ku filanyihiin inuu ku hayaa laga yaabaa. Anxiety & Depression etc

  • @nurtojeylani680
    @nurtojeylani680 3 ปีที่แล้ว +1

    maasha Allah ilaahey haku xafido aadun iyo aakhiiro aamiin yaa Allah

  • @fatmaabdulkadir9797
    @fatmaabdulkadir9797 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh intaatsheektaay wan xastaca waxaa lasocota xadan taabto awladeyda iyo xajigeyga iyo lacakteyda iyo daxabkeeyga iyo passport keyga wanwalaan 20 years others lady can touch my man and my kid and my money and gold and my passport

  • @hawohassan5487
    @hawohassan5487 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh waxaa ixanuuna jeexa bidixe ilaa madaxa oodin ayaa igu taagan 22 sano garabka bidexe bagu waa ixanuuna calooshu weey idibirtaa habeen kasto oo sabti ah madaxaa aaad ixanuuna wadnahune wuu igaraacmaaa ilaahoow na cafi ooo na caafi aaamiin ayaa aallaah

    • @osmanabdirisak265
      @osmanabdirisak265 4 ปีที่แล้ว

      Quraanka aqriso dhageesana waad fiicnaanee bi idnilaahi kariim 5ta salaadna ku dadaal

  • @AhmedMohamed-ws3qs
    @AhmedMohamed-ws3qs 4 ปีที่แล้ว

    Sheeq dhagaha igariiraya marka maqla wacdiga ano isdhahaya dhageysa

  • @princenatasha3203
    @princenatasha3203 3 ปีที่แล้ว

    masha Allah sheikh jaazkal Qery

  • @fosiyaseid1403
    @fosiyaseid1403 3 ปีที่แล้ว

    Subxaana llaah illahay hasoo qabto saaxirrnta jizaakalaa qeyr wll