Sideed ku Garan Kartaa Sixirka iyo jiniga iyo isha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • MAXAAD KU RIYOOTAY

ความคิดเห็น • 27

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 4 ปีที่แล้ว +7

    Jazaakalaahu qeer intabo walahi waan isku arkaa mudo A7 bil ayaa xanuun sanahay inta aad shegoosid dhan cayaa lail daranahay xitaa hordo laaan ihaayso. Alxmdulilaah. Quraan ayaa isku wadaa hawen kasto. Albaqro ayaa aqristaa wax ayaa daremay. Cafimaad hada mudo wiik ayaa helay. Hurdo alxmdulilaah

  • @SheekhRiimiChannel
    @SheekhRiimiChannel  4 ปีที่แล้ว +4

    walaal qaali ruqiya in shaa allaah dawadeeda waan soo raacin doonaa markaan dhameeyo 50 calaamadood

    • @istiinjagsan1974
      @istiinjagsan1974 ปีที่แล้ว

      Asc Sheeq in aan kula soo xiriiro ayaan ubaahanhy xakee kala soo xiriiraa

  • @princesshinda8838
    @princesshinda8838 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi sheeqoow sida qof qalbigeyga og oo kale ama iyaqaano ayaa iga hadleysaa ciladaha aad inoo soo jeedisey dhan wlhi badi waan leeyahay Allow iga kori 🤲

  • @Adoonti_alle-queen
    @Adoonti_alle-queen 3 หลายเดือนก่อน

    Shiikh icawi hadadan an kula hadlayo ano jiifa wadnaha igaracmay naqaska igu dhagay luguhuna baraf noqday meshan hurdo kacararaya neef tuur 😢 ya allaha icaafi shaqo dhan wan nacay wax barasho wan nacay
    Kaligey ina cidlo jogo jeclahay dadka wan ka dhex baxa

  • @failsahmed4287
    @failsahmed4287 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiqow telkag noreb ilahey haku sharfe waxan ahy qof xanunsane

  • @buuxmuhumedsiraad1179
    @buuxmuhumedsiraad1179 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh Aniga qu.aanki laygukariwaaa waana rabaa inaandhigto lkncajizlee idilay marka adizdhoho marka maxan sameeyaa

  • @nimcoahmed9485
    @nimcoahmed9485 3 ปีที่แล้ว

    Shekh alle khyr haka siiyo wxn isku arkaa mdax xanun jogto ah riyoyin xun xun inaan cidlo jeclaado mrka bananka u baxo wxn raadiyaa wadaba wadey ka cidlaysan thy wlhi😢😢

  • @tasliimyuusuf2955
    @tasliimyuusuf2955 3 ปีที่แล้ว

    Asc shekh jasakalah khayr inta adshegtay way ihayan

  • @NasriCabdi-vz1yi
    @NasriCabdi-vz1yi ปีที่แล้ว

    Sheekh waxaan ubaahnaa lambarkaag

  • @senabcadee3096
    @senabcadee3096 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh aniga wan shaqeyn jiray reka aniga curud u aha aabe waa disability hoya aya noso korisay abalkeda magudi karo hoya macan rabi abalkeda jana ugu dhiga rerka aniga sacidi jiray lkn 2018 December igu dambeysay gobol daganen waleygu kari wayay iska jog hashaqeynin wankaso tagay edadey lajoga xanun bdn cajis hurda laan cabsi walwal wadna garac haben haben in wadhemineysa inley dhaha umaleysa madax xunun xafada iska joga dad kan wanka goay lugaha culeys marmarne wey ibaran iga saran salada xta fadhi ku dugta celija taga weak dhan wax igama dul qeylinaya lkn shaqa marki lashega wan iska oyna

  • @Queen-jo5tr
    @Queen-jo5tr 2 ปีที่แล้ว

    sheekh lanarkaaga ayaan rabaa isii wax baan kula wadàagi doonaa

  • @mumtazamiira710
    @mumtazamiira710 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallaah shiikh

  • @ShushumohaShushumoha
    @ShushumohaShushumoha 5 หลายเดือนก่อน

    Wadno garaac saaid ah iyo lugaha oo baraf iga noqdan feeraha nh sas la iga haaya

  • @Oscarchannel87
    @Oscarchannel87 2 ปีที่แล้ว

    Wlh aniga ayaad iga hadleysaa sheekhow dhakhtar wa isku daalnay shaqo Kuma istaago dadka waaka cararaa cidladan jeclahay

  • @ismahaan2374
    @ismahaan2374 4 ปีที่แล้ว

    Shukran macalin

  • @nafisacalixasan1046
    @nafisacalixasan1046 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaadkeyga

  • @falastinabdi71
    @falastinabdi71 3 ปีที่แล้ว

    waxa kuyuruhthe maas matho ..ninkega riyatha ayan ugushegy musqusha maas matho akujiro ..wuxu iidaha ani xata waarke..
    gabar saxibte wexeidehesa labathan cabitan athi macabosid..ani waxadaha haa..

    • @sans123-d8c
      @sans123-d8c 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo quraan joogteeyso markasto galab iyo subax weeyseeysta sadaqo baxsada alle baryadiisa badiya

  • @ahmedadan845
    @ahmedadan845 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @UAUzaMa
    @UAUzaMa 9 หลายเดือนก่อน

    Arin ayaan isku arkay ooyin iyo dhawaaq walahi waanisbadalay

  • @nafisacalixasan1046
    @nafisacalixasan1046 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow naga bedbaadi 🤲🤲

  • @MohamedXasan-y7o
    @MohamedXasan-y7o 8 หลายเดือนก่อน

    Allwigabbaadiwuuihaayaa😢😢🤲

  • @6aaaaaaario4
    @6aaaaaaario4 4 ปีที่แล้ว +1

    dawadii vedeoge waye

  • @NasriCabdi-vz1yi
    @NasriCabdi-vz1yi ปีที่แล้ว

    What s app