4 Meel o Jinka Jirkaada kaga sugan yahay Gacanta Halkan saar kadib Akhri Kalmadan waxbaa Arkaysaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • 4 Meel o Jinka Jirkaada kaga sugan yahay Gacanta Halkan saar kadib Akhri Kalmadan waxbaa Arkaysaa

ความคิดเห็น • 178

  • @ayaankaahin3509
    @ayaankaahin3509 2 ปีที่แล้ว +24

    Jasakalah khayr waxas oodhan waa run cidii ay xanunadas ku dhacen unba fahmaysa Alahayow na caafi anaga iyo intii islam la dhibateysan ameen ameen ameen

  • @jawhara4154
    @jawhara4154 2 ปีที่แล้ว +18

    Wlhi Aniga wadna xanuun saaid qabi jiray xitaa computer laiga saray oo laidhahay waxba Maqabtid lkn alx waxaan uga cafimaday markaan bilabay maalin walba Inan aqriyo suratul baqara adkaar badan iyo markaan daaimay wax yaabaha dhirta ah sida xabado sawda malab dhagayare iyo wax yaabo badan oo aad utira badan oo dhirta dhulka kaso baxdo ah wlhi qofkii alle isku xiro wuu cafimadaa farxadna wuu kunolanaa insha'allah

    • @youngqbwoidaddie7162
      @youngqbwoidaddie7162 2 ปีที่แล้ว

      Wll waxad shegt aney I heysata hadaa

    • @jawhara4154
      @jawhara4154 2 ปีที่แล้ว

      @@youngqbwoidaddie7162 wll alle isku xir aqriso adkaarta subixi iyo tan galabki suratul baqarana aqri malin walba salatulaykana uso kac oo allah bari waad ka cafimadaysaa insha,allah

    • @youngqbwoidaddie7162
      @youngqbwoidaddie7162 2 ปีที่แล้ว

      @@jawhara4154 i.a wll mcn illahay hanawada cafiy

    • @jawhara4154
      @jawhara4154 2 ปีที่แล้ว

      @@youngqbwoidaddie7162 aamiin yaarabi🤲

    • @abdirizackmacalin1810
      @abdirizackmacalin1810 11 หลายเดือนก่อน

      M.a allaha hakuu siyaadiyo

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 2 ปีที่แล้ว +10

    أعود بكلمات الله التامة من كلي شيطان وهامه ومن كلي عين لامة

  • @halimaomer625
    @halimaomer625 2 ปีที่แล้ว +6

    Allaha Boqortoyadu u sugnaatay hanagu Caafiyo/Adigana Ajar iyo Xasanaad haka siiyo Aamiin.

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว +11

    xabiibkena scw ku sali wll
    wllka muslimka ah muumiinka ah imaanka lleh kherka jecel naso boqo wll nagu tager kherka si mel foog ugaaro subscribe like shere wano muhiim alle haku xafiido jasakallah

  • @Mascudsayid
    @Mascudsayid 2 ปีที่แล้ว +10

    Jazakallah khayrka ha gacan sareyo
    Ahlu ducaad iyo dadka wanaaga jacel hadad kamid tahay inaad iso booqato ayan danaynaya wll rabina haku dhowro.

  • @Sacdiasheikhabdi
    @Sacdiasheikhabdi 4 วันที่ผ่านมา

    Wlhi wan isku arky sheikhow wan runta shugran ❣️👍🙏

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh Cutayba Allaah hakaa Jisaa'i siiyo, insha Allaahu Eebbe Sareeye Billaa Su,aal Janatul Fardoussa hakuu Fasoxo insha Allaahu.

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaah jazaak alaahu qeer sheeqow waxaa sheegtay oodhan weey jiraan ilaaheey caafimaat hakeeno amiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mkbosska5898
    @mkbosska5898 ปีที่แล้ว

    aamiin ilaahey haku xifdiyo .quraan badan oo aad I fartay ayaan ku dawoobey jasaakimulaahu kheyr

  • @nafisomacalin6285
    @nafisomacalin6285 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sheikh shukran

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh jezaka Allah kheyran

  • @ramalacookingchannel5749
    @ramalacookingchannel5749 2 ปีที่แล้ว +2

    Jizakallah kheyr sheikh Ctyba for your advice

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel6740 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah hakaa Ajarsiiyo Wadnaha sidaad sheegtey waaye Allah hanaga wada caafiyo inta ladhibaateysan 😰🤲🤲🤲

  • @fadumomaxamedcabdulahi6683
    @fadumomaxamedcabdulahi6683 2 ปีที่แล้ว +2

    AmiiN yaa rabil caalamiin ilahey ajar haka siiyo sheikh

  • @iimaanshow
    @iimaanshow 2 ปีที่แล้ว +37

    اعو ذ بكلما ت الله التا مة من كل شىطا ن و ها مة ومن كل عين لا مة

    • @shamsofarasle8198
      @shamsofarasle8198 2 ปีที่แล้ว +2

      😍😍

    • @shamsofarasle8198
      @shamsofarasle8198 2 ปีที่แล้ว +1

      Jazaakumullahu khairan

    • @iimaanshow
      @iimaanshow 2 ปีที่แล้ว +1

      @@shamsofarasle8198 sido kale walaal macaan

    • @khadramohamed786
      @khadramohamed786 2 ปีที่แล้ว

      Masha Allah jazakalaa kheer sheekh anaa mooda in aad igahdlasid in saamayo isku dayay waa ruun wlhy ❤️🙏

    • @farhiyaabdikero7201
      @farhiyaabdikero7201 2 ปีที่แล้ว

      Jizakalahu khery

  • @yakubumuktar2761
    @yakubumuktar2761 2 ปีที่แล้ว +2

    WLH BILLAHi TALLAHI been ma aadan sheegin. ALLOW KUXAFID. ALLOW INTA XANUUNKAN RUUXIGAHA IGA GARAB SII? ALLOW KU CELI KUWA SIDAAN IIXASDEY. AAMINTA II RAACIYA JIHAAD RUN AH AYAAN KUJIRAA.

  • @user-ln2wg5wm1p
    @user-ln2wg5wm1p 5 หลายเดือนก่อน

    Allaha Caafiyo Qof walba oo muslim ah oo la dhiban Xanuunadaas

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikh alle hakuxiftiyo

  • @mohmedali4948
    @mohmedali4948 ปีที่แล้ว

    Sheekh labadaa madaxa iyo wadnahu waa labada meel een ka dhaqaaqi waayey ba khayr alle ha ku siiye

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاكم الله خيرا أخي الكريم الله يحفظك ويبارك فيك ويحفظكم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم أمين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم

  • @umuzekiyakhadar6401
    @umuzekiyakhadar6401 2 ปีที่แล้ว +1

    inshaa allah sheikh alle hanagu anfaco adigana ajar iyo xasanaad hakaa siiyo

  • @duuliyesarebarkhadlehyare3042
    @duuliyesarebarkhadlehyare3042 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheikh Allah haku sharfo Aakhiro iyo adunkaba aamiin جزاك الله خير

  • @Asiya441
    @Asiya441 11 หลายเดือนก่อน

    Aniga madaxa aya iga degan jaxwareer saaida ilaahayo icaafi 😢😭🤲

  • @musemahamud1091
    @musemahamud1091 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazaa allahu khayran allah ku barakeeyo

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 2 ปีที่แล้ว +5

    Aniga lugaha ayaa laga hayaa hadaan in yar socdana xanuunku wuu igu sii bataa walhi habeen kaas oodhan kma seexdo garaaca, xumad saaida, iyo baabacooyinka oo I huraya mar walbana biyan ku shubayaaa.

    • @nuuraachannel3670
      @nuuraachannel3670 2 ปีที่แล้ว +1

      Vitamin D cun wll

    • @monamohamed2392
      @monamohamed2392 2 ปีที่แล้ว

      anigaa sidas dareemA

    • @MOHAMEDIBRAHIM-jm6cg
      @MOHAMEDIBRAHIM-jm6cg 2 ปีที่แล้ว

      Ilahay hakuxifdiyo wll shugran

    • @rahimaali5762
      @rahimaali5762 2 ปีที่แล้ว

      Wlo vitamins waa soo eegay oo dhakhtarka wan u tagay markaas wuxuu idhahay waxba Uma baahnid vitamin D waa caadi umana baahnid .

    • @nuryoonis5052
      @nuryoonis5052 2 ปีที่แล้ว

      Asc Sheikh Ahmed waan ku salaamay waad mahadsantahay jazakallaha kheyr

  • @simanhassan8756
    @simanhassan8756 2 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah kheir badan alle hakusiiyo sheikh

  • @Mohanta-q6h
    @Mohanta-q6h 2 ปีที่แล้ว +1

    Illahow cafimad taam isii madaxa iwalaay sheqow Allah kubarakeyo adna isoduce I.a😢😢😢

  • @saredofaraxg6657
    @saredofaraxg6657 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalah khayr

  • @khadracabdi5361
    @khadracabdi5361 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalaah khayr sheekh

  • @xabiibaqali8564
    @xabiibaqali8564 2 ปีที่แล้ว

    Jasaakalaahu kheyr yaa shiikh isooo duceeya wllyaal dhinaca bidix baa leygaga soc socanaa caloosha yarabi iga dul qaad

    • @Ugbaad6006
      @Ugbaad6006 2 ปีที่แล้ว

      Abyo allh kucafyo cafimd tama inti xanunsan wlshy kula mid ayn ahy

  • @Mohanta-q6h
    @Mohanta-q6h 2 ปีที่แล้ว +2

    Madaxa Malin iyo hawen kama harsado kamanasexdo wuidiway isoduceya InshaAllah😭😭😭😭😭😭

    • @xasanwali4723
      @xasanwali4723 2 ปีที่แล้ว

      Allah kaa qaad wll

    • @xasanwali4723
      @xasanwali4723 2 ปีที่แล้ว +1

      Allah kucaafiyo

    • @Mohanta-q6h
      @Mohanta-q6h 2 ปีที่แล้ว

      Amiiin Ya Allah

    • @Mohanta-q6h
      @Mohanta-q6h 2 ปีที่แล้ว

      @@xasanwali4723 Amiiin Ya Rabbi wll

    • @Mohanta-q6h
      @Mohanta-q6h 2 ปีที่แล้ว

      @@xasanwali4723 Qer Allah kusiyo wll

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah shiekh jazakallah khayr ❤️

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 2 ปีที่แล้ว +2

    Ya Allah caafimaad nasii🤲😢

  • @zakariaali9106
    @zakariaali9106 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh khair Alahakusiyo wxan isku arkey wadno xanun ,dhabat xanun madax xanun xuleys isaran ani dhan talabo maqadikari hamigi dhan oo iga dhumay 😭

  • @saaraabdi9858
    @saaraabdi9858 2 ปีที่แล้ว

    Jazaka allhu qeer ya sheikh

  • @xubbihooyojecel3293
    @xubbihooyojecel3293 ปีที่แล้ว +2

    dharbarka io madx xnnki tbcn bn ka nhy izo duceya

  • @najaxgacalnajax3419
    @najaxgacalnajax3419 2 ปีที่แล้ว +1

    Inshaallah alaha kusharfo inshaallah janatulfirdows

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah jasakalah

  • @qaasimabuukar9317
    @qaasimabuukar9317 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah akuxafido shiiq maasha allh

  • @lulymusse8977
    @lulymusse8977 ปีที่แล้ว

    Sheekhow ana xanuunadaas qaar baan qabaa jazaakllahum qayran

  • @saadohaybe5893
    @saadohaybe5893 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh ilahay hakubarakeyo walahay waxad moda inad iniga ishegayso fartamelodba walayga haya

  • @xiisoiyoxullasho
    @xiisoiyoxullasho 2 ปีที่แล้ว

    Alle Ha Ku Barakeeyo inshaa Allah sheikh

  • @fatuzhdahir1608
    @fatuzhdahir1608 9 หลายเดือนก่อน

    Alhamdullilah wahadsantahay sheikh

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 2 ปีที่แล้ว +6

    Jisaakalaa qeyr shiiq cuteba Alle kuxifdiyo😇🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fardowsosaid4043
    @fardowsosaid4043 ปีที่แล้ว +1

    Allow dowr shikhyadan oo dhan

  • @halimosacdiyo6176
    @halimosacdiyo6176 2 ปีที่แล้ว +1

    Shakh ajar Alle hakasiyo

  • @zihaammohamed3026
    @zihaammohamed3026 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh kheyr allah haku siiyo

  • @umunasrodiin6466
    @umunasrodiin6466 2 ปีที่แล้ว

    Ajaas allah shiikh dhabarka wadanha madax kuli wan uliita cilaaj badan waan ku daaley

  • @simaan8126
    @simaan8126 2 ปีที่แล้ว

    Jizakalah kheir Shiikh alha ku barakeyo

  • @talaseyabdi3503
    @talaseyabdi3503 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu khair sheikh

  • @ismaaciilisxaaq4519
    @ismaaciilisxaaq4519 ปีที่แล้ว

    Asc shiiqow alla Haku xifdiyo waxaan ahay qof dumara waana xanuunsanahay Mada xanuun saaid dhabar xanuun jilbaha iyo lugaha

  • @anisaibrahim5765
    @anisaibrahim5765 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jasa Allah kheer sheekh

  • @aminaabdi44
    @aminaabdi44 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @faizomaxamed7904
    @faizomaxamed7904 ปีที่แล้ว

    Shiiq Allah qer Hakusiyo insha allah

  • @najaxgacalnajax3419
    @najaxgacalnajax3419 2 ปีที่แล้ว

    الله يحفظك يا أستاذ

  • @foosiyadayib3313
    @foosiyadayib3313 2 ปีที่แล้ว +1

    Wall allh miisaanka xasa naadaka haku saaro

  • @fadumomaxamedcabdulahi6683
    @fadumomaxamedcabdulahi6683 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiekh cuteyba wlhi sedex k mid ah wan isku arkay

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel6740 2 ปีที่แล้ว +1

    Insha Allah waan sameyn 😪

  • @jiijaomar8977
    @jiijaomar8977 2 ปีที่แล้ว +5

    الله يحفظك ياشيخ ويكثر الله من امثالك

  • @muhamedqadar1154
    @muhamedqadar1154 9 หลายเดือนก่อน

    Wadmahadsantahay sheikh

  • @qancisocabdulahi856
    @qancisocabdulahi856 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazakalah

  • @HaniUpdiqadir
    @HaniUpdiqadir หลายเดือนก่อน

    Asc sheqow dhinaca midig baa laiga hayaa 6 biloodna dhiiga ma arkin timihina way iga xiirmayn waxan a ihaya lab labo badan dhaqtarna wan kasoo dalay simahana waa laiga haya oo mafariisan karo gac mahana way isoo baqtinayan barida musbaar baa iiga taagan jirka oo dhan wuu ixanuu naya waxan jooga kismayo qrow badan baan isku arkaa shiiqow maxaan sameeyaa isheeg🥺🥺🥺

  • @ridwaanfaysal608
    @ridwaanfaysal608 2 ปีที่แล้ว

    Xiliga habeenkii ah baa xanuunkan isku arkay madaxa iyo wadnaha aad ii xanuuna allow caafimaad nasii intii xanuusan oodhan

  • @imranben4073
    @imranben4073 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh waxa raaba inaa isoo faasirtide riyoo riyaada oo Ah daad soo gaaalay

  • @fatuzhdahir1608
    @fatuzhdahir1608 9 หลายเดือนก่อน

    Wadmahadsantahay

  • @farxiymohamuud5057
    @farxiymohamuud5057 2 ปีที่แล้ว +1

    shiikh aad baan u xanuunsanaya dawada dhakhtarkina waxba igama tarayso

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 6 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n 5 หลายเดือนก่อน

    Aniga calosha mudo laiga hayaa way ifadhidaa wayna idibiraysaa

  • @raxmadheeman5818
    @raxmadheeman5818 2 ปีที่แล้ว +2

    😓😥😰😓 sumxanalh

  • @dayaxmoha6123
    @dayaxmoha6123 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq jazakalluh qeyr xanuunda aad shegtay dhamaan aniga ayeey ihayaan miskax xanuun badan oo said ah caga hur wadana xanuun markaan qadhatar utagay wuxuu igu dhahay dhiig kar ayaa kuhaayo

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waan socon kari laa dakhtar wa ka daalay sheikh Allah weene haku ku barakeyo Somali tagay Quran isu saaray wlhi hada wan cafimaday

  • @Njbandz
    @Njbandz 2 ปีที่แล้ว

    M. A illahay haku xifdiyo

  • @aminafarah2318
    @aminafarah2318 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha ALAAH

  • @barwaaqeeyetv5785
    @barwaaqeeyetv5785 2 ปีที่แล้ว +7

    😢😢😢 dar alle subscribe igu saara walyl

  • @fardowsosaid4043
    @fardowsosaid4043 ปีที่แล้ว +1

    Subxana allh ❤️

  • @xaawaali3755
    @xaawaali3755 2 ปีที่แล้ว

    Maashalaaha

  • @zakisalaad6641
    @zakisalaad6641 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa runta ilahyba hanaga qabto sheikh

  • @najaxgacalnajax3419
    @najaxgacalnajax3419 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sheq

  • @fahad2926
    @fahad2926 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @quruxsan70
    @quruxsan70 2 ปีที่แล้ว

    Walahi sheikhanaa maskaxdaaas ixanuuuniiii dowr sano dawoyiiin wayigabateeen maskaxdaaa inaaay ishumeyso ayaaad modaaa

    • @faisafaisa9031
      @faisafaisa9031 5 หลายเดือนก่อน

      Abaayo quraan isa saar o mar waliba ku quwayso tahaliisha qulhuwale qulacuudu birabil falaq ku aqariso biyaha suratul baqarah aqariso tufo o ku quwayso

    • @faisafaisa9031
      @faisafaisa9031 5 หลายเดือนก่อน

      Adiga is ku aqari markasto

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay halaga cabsado dadka yan la fududayn madax xanunka cuduro badana kena

    • @nihaalhani1142
      @nihaalhani1142 2 ปีที่แล้ว +1

      shaydan aa tahay subxanallah kalamka alle madide

  • @unique__girl6301
    @unique__girl6301 2 ปีที่แล้ว +2

    intapa wan isku arkay 3 bilood😰😫😪

  • @kingmoha8058
    @kingmoha8058 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheqow wxankuwediyy Adiga yakubry mdqtr bathy

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa aad sheegtayba anay ikoobsadeen sheeq

  • @axmad911
    @axmad911 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt 2 ปีที่แล้ว

    Waalahay aniiga kaa xaanusan

  • @xafzohaaji6332
    @xafzohaaji6332 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc
    Sheekh Aniga Cagaha leyga hayaa Dhaqtar u tegay lakin wax ba iga ma sheegin
    Cagaha kuleel iiga shidan si kasto oo aan kareen u mariyo

    • @sowdamaxamad7693
      @sowdamaxamad7693 2 ปีที่แล้ว

      Asc Abaayo Karemka laga Qada ololka walahi Anaa Arkay ee Waxad Sameysa Salid Seetun soo Qado ka dib Quran ku Aqri Haben walba Marso Adigoo Wayso qaba Seexo kareema iska kala yare waxan kulayl Ahayn kuma kenayo Abayo

    • @xafzohaaji6332
      @xafzohaaji6332 2 ปีที่แล้ว

      @@sowdamaxamad7693
      Wcs Haye Abayo Waa mahad san tahay

    • @khadrasibqiye2247
      @khadrasibqiye2247 2 ปีที่แล้ว

      Lugaha ayaa xanunnay mar hurayaam marna waa ayn kabuubyadoonayaan marna qaboe

    • @xafzohaaji6332
      @xafzohaaji6332 2 ปีที่แล้ว

      @@sowdamaxamad7693 Asc Abayo waxa kaaga mahad celinaa taladadii aad i siisay Cagihi Alx way ii caafimadeen Saliid saytun ku akhriyey Ayat kursi maritey in muda ah ka dib waa caafimadan Alx Shukran Abayo.

  • @sheikhAlisubaneya
    @sheikhAlisubaneya 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh aniga qofkale ma u aqrin karaa ??

  • @zakariye5845
    @zakariye5845 2 ปีที่แล้ว

    Good night and

  • @maryancabdi2117
    @maryancabdi2117 2 ปีที่แล้ว

    Amiin Amiin
    Yarabi

  • @dhameysdumar9172
    @dhameysdumar9172 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikhow cilaaj waka sodalay wlh ilhy cfimad hakenoh waxa ihayoh waba garan la ahy 😭isooduceya wll

    • @CkPesMobile
      @CkPesMobile 2 ปีที่แล้ว

      Sabarka badi wll cibaadada ku dadal 5 waqti

    • @xabiibaqali8564
      @xabiibaqali8564 2 ปีที่แล้ว

      Alaha iiikaa cafiyo mcnto ane iisoo ducee

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 2 ปีที่แล้ว

      @@CkPesMobile insha allh wll

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 2 ปีที่แล้ว

      @@xabiibaqali8564 allha ku cfiyo mcn bdn

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 2 ปีที่แล้ว

      Ilahey haku cafiyo Walshey suratul wajib ka dhig malinksto

  • @anisoadow2839
    @anisoadow2839 2 ปีที่แล้ว

    jazakalaah

  • @Abraar383
    @Abraar383 2 ปีที่แล้ว

    Allow ku dhowr sheekhew

    • @useryare
      @useryare ปีที่แล้ว

      Maku caafimaaday wll

  • @KA-go5wb
    @KA-go5wb 2 ปีที่แล้ว

    AMIIN yaa rabi

  • @hodanhapi6950
    @hodanhapi6950 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxa jidhka dheex yaacyaac aya ayaan qabaa mudo badana waxana igaama hadalana sheekh

    • @xabiibaqali8564
      @xabiibaqali8564 2 ปีที่แล้ว

      Mcnbdn wanka simanahay wlh

    • @hodanhapi6950
      @hodanhapi6950 2 ปีที่แล้ว

      @@xabiibaqali8564 oo ciljkaa MATAGATUANA WASWAS MAALEEDHAAYA

    • @xabiibaqali8564
      @xabiibaqali8564 2 ปีที่แล้ว

      @@hodanhapi6950 ha waswaas wan leeyahay calosha dhanka bidix leygaga socanayaaa yaarabi nacaafi

    • @xabiibaqali8564
      @xabiibaqali8564 2 ปีที่แล้ว

      @@hodanhapi6950 cilaajne wan kadaalay

    • @xabiibaqali8564
      @xabiibaqali8564 2 ปีที่แล้ว

      Mcnto adiga see lagu haya

  • @bintiburco4485
    @bintiburco4485 2 ปีที่แล้ว

    Shiiq anabad IGA warantay madax wadnaha lugaha wlhi waa ani

  • @user-zi4zg2uj2r
    @user-zi4zg2uj2r 2 ปีที่แล้ว

    Cagaha sidii wadnaha u garaacmaan maxaa sababi kara sheikhow

  • @mulaaxoismail6707
    @mulaaxoismail6707 2 ปีที่แล้ว

    Dhabarka ayan u liita dhakhatirtiina waxaba way iga waayen

  • @abdiibrahim8612
    @abdiibrahim8612 ปีที่แล้ว

    M.A