Mataqaanaa Jinka Gooniyow Cida Ku Dhaco iyo Calaamadaha Lagu Garto & cilaajkiisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • ##sheekh#riimi#channel##

ความคิดเห็น • 73

  • @HanuuzaMohamed
    @HanuuzaMohamed 6 วันที่ผ่านมา

    Alla ilaahayoow icaafi yaarabi allaow adigaa kutala saartay 🥹😭😭🤲🤲 intii muslim ah na Allah cafiyo

  • @samruuhaji2813
    @samruuhaji2813 3 ปีที่แล้ว +5

    Mar labaad ayaan ku weydiinayaa shekh Asc shekh fadlan iiga so jawaab aad ayaan ugu walwalsnhy riyadaan waxn kuriyooday gabadh ila dhalatay oo qolo ku dhahayaan lcg ayaan ku siineynaa lawadaas qof noo soo dil si qarsoodi ah kadib ayada wey fulisay oo wey dishay gabdhihii masaakinta ahaay fadlan iga soo jwb shiikh wn murugsnhy kamane seexdo

    • @shamsocali8359
      @shamsocali8359 3 ปีที่แล้ว

      Walaaley riyda xun sheydaan ayka timadaa ka acuudu bileeso waxas wax ka xun anku riyon jiray waliba haben walbo argagax hurdada dhanaa dhibsaday lkn hada ilahaa iga kaafiye alx

  • @HanuuzaMohamed
    @HanuuzaMohamed 6 วันที่ผ่านมา

    Dad iyo bulshada aduunka unacbahay familka waan dhibsadaa xitaa hadey marti timaado 😢

  • @amaalpeo6596
    @amaalpeo6596 3 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi ismaanan ogeen lkn hada ayaan is ogaadey thanks astaamahaaso dhan waan isku arkey😰😰😰😰😰

    • @naleeyAbdi
      @naleeyAbdi ปีที่แล้ว +1

      See noqotay🥺
      Abaayo

  • @Abdikadir.M
    @Abdikadir.M 3 ปีที่แล้ว

    Shukran Sheikh Abdikadir Sayid Ibrahim Riimi.

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 3 ปีที่แล้ว +2

    ALLAHAYOW naga qabo AMEEN YAA RABBI

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 2 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته شيخنا جزاك الله خير

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikh Jazakalaah kheir

  • @voicedialogue01
    @voicedialogue01 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashalllh sh riimi wllh bilaahi Walaal keyga ayaa sidaa sheektay noqday bilooyin kaan

  • @ahmedmohamed-qe7gd
    @ahmedmohamed-qe7gd 3 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣 sheeq riimi barnimjkada wan ku xiranahay lakin cawa mesha ugu dambeysay markan garay wan quslay waxan ku quslay biyaha iyo oliyada ayow isku dara qufka ama salida iyo oliyada cadi mahan jinigan gooniyow la dhaho alah naga qabto

    • @adoontiialekuxirneyd3938
      @adoontiialekuxirneyd3938 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhkk kkkhh aamiin aamiin walaal waxaan ku qosley jini goo niyow alaahu mana jeyna

  • @voicedialogue01
    @voicedialogue01 3 ปีที่แล้ว +2

    EE Sh allaah Ku Walaal mariyo ee dawadiisa nasii

  • @fatxicismaanfaarah9068
    @fatxicismaanfaarah9068 3 ปีที่แล้ว

    Shiiqo jirka jiricoda malin kasta blz iso jawab waaa codsi alle qeer haku siyo

  • @umuhaala4661
    @umuhaala4661 3 ปีที่แล้ว

    Like sida roobka
    Baarakallaahu fiika sheekh jazaakallaahu kheyr

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 3 ปีที่แล้ว +9

    Wllh sheikh waxaamba moodaa inaad aniga igahadleyso subxnnlh

    • @ugasohassan5973
      @ugasohassan5973 3 ปีที่แล้ว

      Aniga xataa sidookale illaahow nacaafi

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 3 ปีที่แล้ว +1

      Me same on you wlhi

    • @calimaxamad2310
      @calimaxamad2310 3 ปีที่แล้ว +1

      Allaha idinka dul Qado dhamantiin

    • @Itsyoboishuaib
      @Itsyoboishuaib 3 ปีที่แล้ว

      Aniga sidoo kale waxaa I haayo waaye subxanallah ilahow I caawi

  • @adanmohamed9546
    @adanmohamed9546 3 ปีที่แล้ว +1

    aamiin sheekh

  • @ayaanmaxamed6997
    @ayaanmaxamed6997 3 ปีที่แล้ว

    Shukran sheekh jazakallahu kheyr

  • @qweenmehnaz1418
    @qweenmehnaz1418 3 ปีที่แล้ว

    Subhanallah, ilahow naga badbadi

  • @deeqsidalka8938
    @deeqsidalka8938 2 ปีที่แล้ว

    Allah kuxafido masha allah

  • @voicedialogue01
    @voicedialogue01 3 ปีที่แล้ว +1

    Jawab dag dag AH Kaaga kenaayo inshaallh

  • @fadumoadanabdullahi9007
    @fadumoadanabdullahi9007 3 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid sheekh

  • @voicedialogue01
    @voicedialogue01 3 ปีที่แล้ว +3

    Xitaa hooyo Wuxuu dhahaa waan ku dilaa habeen kiina masexanaayo

    • @xogsidechannel7389
      @xogsidechannel7389 3 ปีที่แล้ว

      Ana la qaba wa i hanjaba o qabri bey i qodaan wa qoom badan se anigu wan arka ilaahay ban ka magan galey🤲

    • @jiijoqueen1075
      @jiijoqueen1075 3 ปีที่แล้ว

      @@xogsidechannel7389 adkaar bdn quraan bdn aqriso wll

  • @ismahaan2374
    @ismahaan2374 3 ปีที่แล้ว +3

    Shukran suldankeygi

  • @adanmohamed9546
    @adanmohamed9546 3 ปีที่แล้ว +1

    sheikh nabarkaaga isoodir suaal ayaan qabaa

  • @hanajamac6484
    @hanajamac6484 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc sheekhow iso jawab riya iwaererisey waxn ku riyoda hooyadey oo abahy idilayo oon kla qabanyo iso fasir way igusoo noqnoqota dilidu walibA waa midi

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 3 ปีที่แล้ว

    ASW. Ciid mubaarak walaalkeen

  • @cuuukegare2479
    @cuuukegare2479 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiq hadoo quraanka aqriso kawaran fadlan iigaso jawab shukran yaa shiiq

  • @abu.maazinstand5373
    @abu.maazinstand5373 11 หลายเดือนก่อน

    Bismillaah😢😢😢😢😢

  • @voicedialogue01
    @voicedialogue01 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalllh

  • @xigmomusa1884
    @xigmomusa1884 3 ปีที่แล้ว

    Amin amin

  • @voicedialogue01
    @voicedialogue01 3 ปีที่แล้ว +1

    Sh Wuxuu dhahaa banaan Ka hadaan aado waa ley Soo fiirinayaa dad Ka na mar kuu arko wuu is ku dardar samaa ee Quraan lagu daweyo majiroo sh

    • @jiijoqueen1075
      @jiijoqueen1075 3 ปีที่แล้ว

      Quraaan oodhan daawa ah ee quraaan saaar

  • @caashomaxamuud4548
    @caashomaxamuud4548 2 หลายเดือนก่อน

    Mashalaah ❤️🥺🫶🏻

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 3 ปีที่แล้ว

    Maash ahAll

  • @mohamedosman2655
    @mohamedosman2655 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh kheyr allah kusiyee
    Riyadii an kuweydiiyey weli ma adan arkin miyaa ( shekhow aniga waxan kabaqana masaska marwalibana asiga oo dhinacayga socda ayan u maleyna mas cagaar ah khasatan arka marmarka qaar markan tukanayo saliga dhiciisa in uu jogan u maleynaa. Kaga siidaran haben dhaweed asiga mas weyn igu duuduuban oo i cunayo anigana iska fujinaayo kuriyooday naxdin ayan laso kacay.
    Walal waxan kacodsanaa ilatali.
    ASSALAMU alaikum

  • @ismahaan2374
    @ismahaan2374 3 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin Aamiin

  • @quruxbila4149
    @quruxbila4149 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiin🤲

  • @salmasadaq9037
    @salmasadaq9037 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiqoow Waxaan kuriyodaad markasto Anigooli bursanaayo wanakabaxsadaa iyo Anigoo dad badan walaahi mabalaxisabikaro wabadoolayaa sidii shinbirta waxaan kudulaayaa Ayagakorkoda

  • @zainababdi6913
    @zainababdi6913 3 ปีที่แล้ว

    Jisakalah qeyr sheikh

  • @aminaabdi1295
    @aminaabdi1295 3 ปีที่แล้ว

    Allahum Amiin Allahum Amiin

  • @Maryan-vv1rc
    @Maryan-vv1rc ปีที่แล้ว

    shiiqow sideed Sano aan jin qabahe sidas maan isku cilaajiya

  • @salmasiman7254
    @salmasiman7254 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq raimi waxan 2 jeer kuriyooday marki 1baa waxan kuriyooday aniga oo jiifa sariirta qeybta xitaa armaajada hoosteda waxaan kaqodayaa qabri

  • @almaasmaxmad9141
    @almaasmaxmad9141 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @Ahmedsalah-mo9yu
    @Ahmedsalah-mo9yu 3 ปีที่แล้ว +1

    Assalaikum sheikh ani markasta aa channel kaay aa firsithaa

  • @inamohamed1234
    @inamohamed1234 3 ปีที่แล้ว +3

    Wu igu dhacay 2sano masexanin

  • @yonismohamedabdi6961
    @yonismohamedabdi6961 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sheikh ciid wanaagsan, Baaraka Allah Sheikh moduuca aad Vidéo gan ugu hadlaysid wiil aan adeer u ahay ayaa qaba oo 14 jir ah.
    Bulshada masoo dhexgalo, wuxuu jecelyahay gooni sida aad sheegtay, dhibkiisa ma sheegto xitaa hadii lala hadlo dhaqi kuma jawaabo, kaligiisa ayuu ciyaaraa ama uu dheelaa, Sheikh adiga oo mahadsan maxaa daawo u ah? Mahadsanid

    • @qadroahmed8727
      @qadroahmed8727 2 ปีที่แล้ว

      Haa Ani xitaa waxaas aa isku arkay marka hore dadka waan la shekesan jiray lkn hada dadka xitaa waa nacay

  • @rodaabdi3450
    @rodaabdi3450 3 ปีที่แล้ว

    Jazaaka Allah khairan

  • @voicedialogue01
    @voicedialogue01 3 ปีที่แล้ว +1

    Adigoo Mahad San Soo Booqo Janal ka al Muzamil Media Mahad

  • @Dulmar143
    @Dulmar143 ปีที่แล้ว

    Sh xageen kala.soo.xidhiidha faflan igu caawi moblie numberkaaga.jazakalah sheekh

  • @salmahukun731
    @salmahukun731 3 ปีที่แล้ว +2

    In badan bn kuwaydiiyay riyada masaas yaryar ban dilaa ka dhibna mas wayn baa icunaya ana in taas wn iska celinayaa

    • @naimamohamedaa1731
      @naimamohamedaa1731 3 ปีที่แล้ว +5

      Abaayo suuratul baqra aqriso maalinkasto hddan aqri Karin shido subax walbo

    • @muslimah6785
      @muslimah6785 3 ปีที่แล้ว

      Anaa riyada masaska qabi jiray wax badan igu sonoqnoqon jireen Alxamdulilah waa kafiicnadady suratul baqra markaan daa imay

  • @mohammedsaiid8553
    @mohammedsaiid8553 3 ปีที่แล้ว +2

    أعود بالله من الشيطان الرجيم

  • @rayanhussein9222
    @rayanhussein9222 2 ปีที่แล้ว +1

    S

  • @maxamedmanuur6343
    @maxamedmanuur6343 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah janadiisa inagu arzaaqo

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 2 ปีที่แล้ว

    Dad koodhan waxay bay qabaan Bay dhin.

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh numberkaada ii soo dir

  • @kaltoumhoussein8395
    @kaltoumhoussein8395 3 ปีที่แล้ว

    Assallamu alleikoum eid moubarik wallahi anika aya kujira xalata shakadeydi matako habeenki masexdo dararti waxoka ayan sexda cuuntada kamahelo kajoh imakabato kurikayka kalikai ayan joka jarka umabaxo hablahayka markai iimaindain kamahello kuryohoka majecli hadalka waidibaan salada sidaandono ayan utukada lakiin coran wanjeclahai badika waan oya sixir ayan modayey sheikna umadakiin waxan isticmala xabasoda xanakbadan ayan leyahai jilalki waan kubta xakaki waxba madaremo

  • @dgjg251
    @dgjg251 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰❤❤🥰

  • @axmedmustafe3729
    @axmedmustafe3729 3 ปีที่แล้ว

    Sheekhow su'aashan iga soo jawaab hadaad commentigayga aragto
    Gabadh Mateo ah oo carur haysata ayaa waxay mudo kudhawaad 4 sano xanuusanaysa xanuunkeeduna yahay
    1. Gabadhu markii ugu horaysay at xanuunka lagu arkay sida qof madaxa lags dilayo oo in seed laga garaacayo wax aan anagu aan arkayn ayay u qaylinaysaa . Markii xigtayna waxaan ku aragney in qofku sidii qof marla ah oo calooshu dibirtay oo kale ayuu noqonayaa
    Marka3aad hada ah markay ramadaantu baxaday waxay bilowdey in sidii qof waalan ookale hurigeda ugu wareegayso, shekhow in ramadaanta gabadhu cafimaadkeedu aad buu ficanahay yahay waa markay ramadaantu baxdo
    NB.CULUMO BADAN GABDHA WAA LOO GEEYAY WAXWAX KAQABTEY MAJIRO DHAKHTERKASAT WAA LOO GEEYAY WAXWA KAQABTAY MAJIRI EE HADAAD NAGU CAAWISO SHEKHOW WAA AJERWAYN..NAGU CAAWI HADAD CILMI ULEEDAHAY

  • @zeinabahmednour3230
    @zeinabahmednour3230 3 ปีที่แล้ว +1

    Check number I so gore

  • @almaasmaxmad9141
    @almaasmaxmad9141 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah