5 taan qalad caafimaadka indhahaaga ayuu qatar ku yahay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 50

  • @drahyaa
    @drahyaa  3 ปีที่แล้ว +7

    Qaladkee indhahaaga ka gashaa?👀❤️👇

    • @misssabrina6755
      @misssabrina6755 3 ปีที่แล้ว

      Indho xanuunka

    • @anuushwacays4883
      @anuushwacays4883 3 ปีที่แล้ว

      dr please kaso hadal xanuunka indhaha pinguecula waxyabaha lagu daaweeyo please

    • @morestarmohamed6255
      @morestarmohamed6255 2 ปีที่แล้ว

      Aniga iska indhatira wlli

    • @ugaasnogob6455
      @ugaasnogob6455 9 หลายเดือนก่อน

      Dr allaha ku barakeeyee number kaaga maan heli karaoke

    • @ugaasnogob6455
      @ugaasnogob6455 9 หลายเดือนก่อน

      Dr number kaaga maan heli karaa

  • @BahjoBahja-h5z
    @BahjoBahja-h5z 3 หลายเดือนก่อน

    Cuncun

  • @sakariyeabdibisle1076
    @sakariyeabdibisle1076 2 ปีที่แล้ว +1

    asc Dr Su Aal Dr
    waxaan Ku Weydiinayaaa indhaha Ama Hal HanoQoto Ama Labadaba hanoqotee Hadii mar lagu sameeyey qaliin marlabaad maalgu samayn karaaa
    Dr Ahyaaa

  • @MuscabSheekhaxmad
    @MuscabSheekhaxmad 9 หลายเดือนก่อน

    Cuncun

  • @akramibraahim2432
    @akramibraahim2432 3 ปีที่แล้ว +4

    First views dr ahyaa m.a love

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว +1

      Thank you so much ❤️

    • @abdikadirabshir2884
      @abdikadirabshir2884 3 ปีที่แล้ว +1

      @@drahyaa dr okiyalaha araga iga dhume dib maigu so celin kara

    • @xamseaadam1954
      @xamseaadam1954 ปีที่แล้ว

      @@drahyaa pro aniga insha bidix aya ixanuuna dr shine ayn utagy kadibna Wxuu dhahy indhuhu waa bila nafaqo mrkas dawoyim isiyey kadibna dhwr bilod wanka cafimaaday lkn imka isha bidx aya ixanuntaa

  • @aminakulil7696
    @aminakulil7696 3 ปีที่แล้ว +2

    Thnk you Dr🥰

  • @wiilkariyada9398
    @wiilkariyada9398 3 ปีที่แล้ว +2

    Dr waxan isku arkay qoralka in aan si fcn u arkin ilaa aan hoosta iska soo galiyo ee talo isiiii🙏🙏🙏

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว

      Baaritaan indhaha ah samee

  • @idrisgarad3711
    @idrisgarad3711 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC Dr Ahyaa
    Waxaan mar walba umaleeyaa in indhaha carro ama ciid iiga jirto mar walbana waxaan jeclahay in aan indhaha isku haayo oo aan kala furin qoraxdana we idhibtaa mida kale marka aan wax fiirinaayo waxaan jecelahay in aan indhaha aad uyareeyo haddii kale sifiican uma arkaayo wixii aan fiirinaayay bal arinkaas maxaad kadhihi lahryd adigoo mahadsan

    • @xamseaadam1954
      @xamseaadam1954 ปีที่แล้ว

      Shaashdaha mopilku may ku dhibta wl

  • @salaxamiinullahofficial9221
    @salaxamiinullahofficial9221 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr Ahyaa baritaan free ayavka codsana in aad ii sameyso midas iguvcaawi mahadsanid

  • @shamsoindhoyofficial4508
    @shamsoindhoyofficial4508 3 ปีที่แล้ว

    Dr labo dhibac iyo wasax jeer ayaan ku isticmalaa gonads masaxbaa mise wey iga qaldan thy?

  • @Kawsarkayse-p7x
    @Kawsarkayse-p7x 8 หลายเดือนก่อน

    Dr waxn ku wayddiinyaa hadii aad marna xidhatidmurayadaha indhaha marna aanad xidhn oo iska saartid indhahgii siday noqonyaana ma waxbaa iska badlayana mise sidoodii uun ahanyaan

  • @faadumomaxamed4159
    @faadumomaxamed4159 ปีที่แล้ว

    1inaad calamadaha inaad iska indha tirtid2 inxilga jawbta indhahaaga inaad iska dhaafto

  • @suhaibmohamed1
    @suhaibmohamed1 2 ปีที่แล้ว

    AsC Dr Hal IL CawD iGa SaaRaN Thy WaxPa Kama ArKoh Maxaa ii Xalla

  • @maxamedabdallemaxamed2741
    @maxamedabdallemaxamed2741 ปีที่แล้ว

    Dr Ani indho fish iyo indho gaduud isku arky

  • @Fadumo9966
    @Fadumo9966 10 หลายเดือนก่อน

    Su aal dr ahayaa canaha dumarka ee indhaha lagu shubo maxaa ka jira

  • @liibaancabdi7840
    @liibaancabdi7840 2 ปีที่แล้ว

    Kasoo hadal Dr guluubka indhaha la galiyo

  • @marrinetteali
    @marrinetteali ปีที่แล้ว

    Dr walashay indhaha waxaa Ku yalaa caad yar waxaa ladhahay way Ku dhalatay qaliin haa lagu sameyn saas aa ladhahay lakin dhibku maqabto waa 15jir waaye 😢😢

  • @misssabrina6755
    @misssabrina6755 3 ปีที่แล้ว

    Doctor indhaha way ixanuunan subaxdii iyagoo bararsan soo kaca marks biyaha qabow wax maka taraan

  • @kingakram5765
    @kingakram5765 3 ปีที่แล้ว

    Dr indhaha cawarma ama kala jeesta sidee loosoo celiyaa

  • @xaliimocabdi9347
    @xaliimocabdi9347 3 ปีที่แล้ว

    Thanks ditore💙❤💚💙💙❤❤💜💜💜💜❤❤💚💚💚💙🧡🧡💚💙❤💜💚💚💙💙❤💜❤💜❤💜❤💙

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว

      U welcome❤️

  • @cabdiafrax8052
    @cabdiafrax8052 3 ปีที่แล้ว

    Dr xaruntee kahowlgashaa

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 3 ปีที่แล้ว

    Dr aniga inta badanaa waxaa idhibay isha korkeda nabara ka soo baxaan

  • @mohamedzakir2241
    @mohamedzakir2241 3 ปีที่แล้ว

    Dr: Aniga okiyalo ayaan wataa. Markaan computer cabaar eego Madax Xanuun ayaaan darema. Okiyalaahaa markaan bihiyanaa cadii ayaaan ahaay maaqano. Okiyalaaha garadadhisaa maa iyellee

  • @exnadra1629
    @exnadra1629 3 ปีที่แล้ว

    Ascm Dr ahaya
    Dr indhaha ayaa aad igu duudmay ama i casaaday maxan sameya ama dawo u noqon kara allaah swt aya dawo hayee talo isii Dr

  • @zahalfamily5138
    @zahalfamily5138 3 ปีที่แล้ว

    Asc kpe wxn rabaa inaan Ku waydiyo Isha ayaa wax iga Galen Wana kasoo bix la yihin way Ku dhageen Mx sameyaa ii shegbal

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว +1

      Biyo ku shub hadee ka bixi waayaan markaas wali dhaqtar indho u tag microscope oo u baahnaan karaa .

  • @haliimamohamed5570
    @haliimamohamed5570 3 ปีที่แล้ว

    Dr ahyaa thnks marka hore🖒
    Dr indhaheyga aragooda ayaa diciif ah wxana la isoo qoray ookiyaale dhaqtarkana wuxuu igu dhahy waa inaad marwalba xirnataa aniga inta badan ma xirto oo meelbaan iska dhigaa ee mxaa iga imaan kara

    • @amalabdullahi328
      @amalabdullahi328 2 ปีที่แล้ว

      Anaa Kula mid ah oo walibo araka fog I dhibaya misna ma xirto

  • @liibanyusuf4752
    @liibanyusuf4752 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll intaa jogtaa xaruntada intaa wayay inaa kula sooxarirow rabaa

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว

      Mogadisho +252612882886

  • @ahmadbadar8968
    @ahmadbadar8968 3 ปีที่แล้ว

    Asc Dr Xage jogta oo laga hela?

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว +1

      Mogadisho 612882886.

  • @abdallamaskiinowofficial5299
    @abdallamaskiinowofficial5299 3 ปีที่แล้ว

    Thanks dr

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว

      🙏

  • @abdikadirabshir2884
    @abdikadirabshir2884 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr mahadsanid marka kowad aadna wan ku salamaya ani shucac aya jiro xaga indhaha ah marka hokiyalaha aan wato si nadhif ayn u arka waxa arageyga Ina dib u soceliyo ayn jeclahay maxan sameya mobelkana aad ayn u isticmala okiyalaha marka wadanin oraxda way I dhibta bal shucacas waxa ku yareyo ila wadag walal

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว

      Ookiyaalka hada fasiix ugu arkesid waa ok. Ookiyaalka waxa lagu badali karaa contact lens. Talooyinka isticmaalka shaashadaha muuqaal hore aa ka sameeyay ayaa jiro.

  • @ASLAMLEO
    @ASLAMLEO 2 ปีที่แล้ว

    Dr ahyaa aad ayaan iskaga indhatiray mudo ayaan isku arkaa xanuun iyo cuncun balse waxba kama dhiganin maxaan sameya hada