Quraanki Oo Heeso Laga Sameeyey || Nin Sheegatay Inuu Alle Arkay || Sawir Nabiga lala Galay || Yaab🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 59

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Nabiga waa lagu riyoodaa laakiin qof leh Allaah ayaan ku riyooday waligeey ma arkin

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Diinti macanayd aya manta lagudheldhelaya markasa like lasinaya wajahilin war wacan yaryar malayacniga maxa culimada ugaqaban wayen

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Riyada lagama beensheego waxaana nahiyay scw anigase wiilkan wuxuu iila eg yahay intuu attesting ka raadinayo iyo in fidiyowgiisa in la wadwado ayuu rabaa ayaan u maleeyay

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 วันที่ผ่านมา +2

    Adiga maaha inaad soobandhigto qof quraanka hees ubadashay ilaahbaa yiri quraanka haiiga heesina

  • @akhalif579
    @akhalif579 วันที่ผ่านมา +2

    War dadkaan waa sujuu organisation reer galbeed ka danbeeya nacaladda. War ku janno taga karbaasha. Illaahay naclad haku ride kuwa diinta bareer ugu jees jeedaya.

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed วันที่ผ่านมา +2

    allaahu akbar yaa rabi

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po วันที่ผ่านมา +2

    Qiiro kaamaba muuqatee sidee laguu aaminaa

    • @Nsead-pu1swnadia
      @Nsead-pu1swnadia 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qiiro maxay isaga masamayn dadka sameyey waka kulawadagay alaah ba nacdal kuridi inta diinta sofaragasha alaah ba le adunka alaah hada lagaxishon wa hal habeen oo lahalago

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    سبحان الله

  • @hanafmohammed709
    @hanafmohammed709 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War cidii rasuulkeena maxamed scw iyo diinteena aflagaadeeyo waa in lalaayo

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po วันที่ผ่านมา +2

    Walee aduunkii wuu soo dhamaaday hadiiba kalaamka illaahay lakeenayn in musìglasaaro iyo qof qoslayoo dhahaya illaahay ayaan ku riyooday

  • @sahroali1152
    @sahroali1152 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hadhihin ma itagayan subxanalah way istagayan insha Allah awooda ilahay iyo tan musliminta ka jojindota insha allah

    • @MORAAL-MEDIA
      @MORAAL-MEDIA  10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Insha Allah

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War ninkaan wuu xanuunsanyahay
    Qofki cilmi nafsiga yaqano wu dareemi karaa

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sideedaba sujuudu waxa ay kaso muqataa qofka wajigiisu an hilb laheyn ee maahan salaad badan

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soomaaliyay aaqiru samaan waaye waabilowdeen waxaas lamunati ayaa biloday soomaalida qaasatan dhalin yarada shaqaale waaye soomaaliya halaaga waa bilaabatay ilaahay ambuyadii ma arkin wuxuu kuriyooday XALANE 😁😁😁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️ turkiya waxaan arkay gabar dhahday tv hortiisa EY ayaan laseex day dad qaawan iskor saaran jidka dhex diisa dadkaas waa shaqaale mafahamteen 😁😁😁✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adigu maxaad nooga sheegaysaa dadka qaarkii waxay doonaan way sameeyaan . Xitaa waxaa jira guryo masaajid ay ku sheegeen oo dumar ay mu'adin iyo imaam ka yihiin . Waxaa kuwada tukada dumarka iyo khaniisyada iyo ragga .

  • @XasanKhaliif-d9y
    @XasanKhaliif-d9y วันที่ผ่านมา +2

    War kani waa munaafiq tedikale sheydaanka ayaa kuqurxiyey

  • @calibarud9917
    @calibarud9917 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Way qaldanyiin dhamantod e ilahay
    Haw noqdaan
    O shaqo tan dhaanta haraad
    Sadaan..

  • @OmarmuhumadKunow
    @OmarmuhumadKunow 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc inkastoo aan bogada kucsbahy wankulaqabaa arintan riyo fasirka ineey joojiyaan dhalinyartan wax qaacida eey kabixinayaan majirta ninwlba wuxuu umaleya soodhigaa sideey ilatahy

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaaba qalad ah in reaction laga bixiyo ee iska daaya somaliyeey

  • @qardho7720
    @qardho7720 วันที่ผ่านมา +1

    Waa aqiru zaman iskanka saxiixa ab ha lagu dhagnaado

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaa laga yaabaa inuu maskaxda ka xanuunsanayo

  • @xamralive
    @xamralive วันที่ผ่านมา +1

    Carabtu kirishtan bay leeyihiin

  • @Cabdimxmed-mi7cz
    @Cabdimxmed-mi7cz 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasbiyu allaah subxaana allaah

  • @AxmedRamadaanxasan
    @AxmedRamadaanxasan วันที่ผ่านมา +1

    Subxanalalah

  • @mohamedfarah5700
    @mohamedfarah5700 วันที่ผ่านมา +1

    Adeer anigu ninkaawayn baan'ahay sidaas darteed baan adeer kuuleeyahay ee hadhibsan.
    Intaas kadid runtii shaqo aad ufiicanbaad haysaa dhankastaba 'lkn hada social media yihii hada dhibkiisu aad buu ubatay oo waxaa lagayaabaa qof markii hore kheir usoogalay inuu xagakale isula rogo' marka aaaaaad isu ilaali diintaada iyo qadiyadaadana gowsdanbeedka kuqabso .
    allaha kuxifdiyo

    • @MORAAL-MEDIA
      @MORAAL-MEDIA  วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid Adeer Taladaa Wanagsn Ma hilmaami Doono insha Allah..Allaha ku Sharfo

    • @user2_7
      @user2_7 วันที่ผ่านมา

      Walaal waxani waa oromo soomaal i. 2:45 ma ah ilaahay hanag sharbixiyo

  • @aliabdiali272
    @aliabdiali272 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa niman wareersan waa riyo sheydaan

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed วันที่ผ่านมา

    Alxm

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kani ilaahay ha inaga qabto

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Supxanalha

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaa alaah😢😢😢😢

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin walan ayu u eegyahay waxan may naga qabtan war salada kaxisho walaahi maha ano5salad tukada dumara aya sujud degdeg igudhigta war waxan mantalka naga qabta

  • @aliabdiali272
    @aliabdiali272 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Riyada waa sadex mid sheydaan mid wax yaabaha maskaxdada ku meerey sanaya midna waa riyo waxyi ah

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa nin waalan ilaahy cid aduun ku arki karto maleh nabi muuse cs ayaa layiri ima arki kartid ee fiiri buurta waa tii uu suuxay soomaliyey isjira

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka walan aya kabuxa uf alaah ba kuriyoday kulaha war alaah maxay modeen wa rabi ala wayne side udheele subxan

  • @muusesiciid42414
    @muusesiciid42414 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaanallaah

  • @maynunaali4673
    @maynunaali4673 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanllah Allah ha hanuniyo

  • @NasraIsac
    @NasraIsac วันที่ผ่านมา

    Subxanallah

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nabiyaa kuriyooday waan kaa yeelaa laakiin allaan ku riyooday alle hadii riyo lagu arki karo maxaa ahlu janaha qiyaamaha loo tusaa

  • @munamuna3686
    @munamuna3686 วันที่ผ่านมา

    Maxd uula yabeysa aadigu wad tiirada inata uu sheegey wad ka simantiin haa la yaabin

  • @MaxamedCabdixayi-rh1us
    @MaxamedCabdixayi-rh1us 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxnalaah

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po วันที่ผ่านมา

    Xasbuna allaaàh maxay ka hadashay naagtà wllee waa aaqiro seɓen

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Riyo fasikeeda waxay kasoo aqrinayaan buugaag laga aqriyo

  • @SHUAIB-AHMET
    @SHUAIB-AHMET 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dameerkan miyuuna ogayn in ilaaha waaxidka ah riyo lagu arag, amaba aduunka lagu arag

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 วันที่ผ่านมา

    Wuu xanuusanayaa dad badan oo buka ayaan la ogayn

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadana wuxuuba leeyahay wajigiisa ayaan arayka ma dhahaayo wu ila hadlay

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alaah maxad modeen wale somali wahalagsamayam suga

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w วันที่ผ่านมา

    Shaydaan buu arkay...waa beentiis..

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxa marka loogahadlilayahay muslim majire halag aya sosocda inyra sug alaah dukum dakum haydinka dhigo inta xum nacalad aya kutaal

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walba muxu udhihi waayay DNA iska qaada adiga iyo odaga ad aabaha utaqaano😂😂😂😂😂

    • @MORAAL-MEDIA
      @MORAAL-MEDIA  10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Odaga ma Shakisay micnaha 🤣🤣🤣

    • @xasanaxmed770
      @xasanaxmed770 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@MORAAL-MEDIA hhhh micnha inti u Allh dambi kagaliiaha taas aya uga fcneyd

  • @maxamedmaxamuud460
    @maxamedmaxamuud460 วันที่ผ่านมา

    Adiga iyo asagu isku mid baa tihiin .... FAA finta jooji

  • @ShariffAsmaraAsmara
    @ShariffAsmaraAsmara วันที่ผ่านมา

    Subxanallah

  • @SHUAIB-AHMET
    @SHUAIB-AHMET 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dameerkan miyuuna ogayn in ilaaha waaxidka ah riyo lagu arag, amaba aduunka lagu arag