Markuu saa leeyahy yahuudiga nacladu kadhacaday waxan soo xasuustay agadir ilahy suuratu xashar ku dhahay (ماظننتم أن يخرجوا وظنوا انهم مانعتهم حصونهم من الله فأتاهم الله من حيث لم بحتسبوا وقذف في قلوبهم الرعب)
Dagaal waxa lagu guleysta information.. hadi adan ogeyn cadawgaga madaxdiss mesha u ka jilcanyahay sidas aya gantalo banan ku dhaca u tureysa adne la ogyahay waxa cuntay xalay iyo sakay
haa wallaahi maanta ilaa shalay xisbullaah kantaalo ay roobka uga dhigtay siiba saaka mayeelee marka israa.iil intaas oo kantaal oo lagu tuuray kaliya waxaa dhaa wac may hal qof
Carab ha wada gubtaan, mid midna ha loo qasho, marba hadday reer FALASTIIN iyo muqaawamada ku fiirsanaayaan sida arxanlaawayaasha YAHUUDDA u xasuuqayso.
war naga tag yahuudka carada ale ku dhacdey hanoo sheegin balayo kula tageertey argagixiso???????????????????????????????????????????????????????????????????????
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
❤❤❤❤❤❤
Yes
Wan rabaa inan corsada barto lacagna ma haysto mxa xal ah😊
Asc waan isdiwaangaliyay wllo❤
Sidii farcoon illaahay ha u qabsato codowga islaamka sidii nabi musse csw ha u badbaadiyo islaamka Aamiin
burbur iyo masiibo allah kurido mareykan yahuud yurub aamiin illahow u hiili islaamka siiba falastiin xuuti xisbullaah aamiin illaahow jabiy kufaarta aamiin
Awood malaha nacdasha. Yuhuudu. .. waxa idinka qarsoon. Sheekhaw. Inay kula jiraan. Reer galbeedku ❤❤❤
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxa meesha ka dagaalamaya waa maraykan askartodi iyo hubkoodi kuma dhacaan inay waji waji u dagaalaman inshaa Allah way jabaayan
PALASTIIN ALLAHAYOOW AND ISLAAMKA U GARGAAR AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Cadawga isa soo bahaystay ee reer galbeedka. Illaahay. Masiibo haku salido. Aamin yaa rabi.
@dulmidiid Xayaysiintaan tirada badan oo video dhexda laga soo galinayo ma wanagsana, wlhy ma daawado oo waan is dhaafiyaa
Ya Allah help Muslim country Amin
Yahuud iyo shiicaba waa xizbu sheydaan Alla haisku jabiyo Aamiin
Asc walaal muslim ayaa ina.anfaca ee maaha wakhtigii firqooyinka muslimka lagumashquulilahaa ale hayna ilaaliyo labada daaroodba insha.alaah
FAAN FAAN FAAN badanaaa illaahay ha jabay codowga islaamka illaahay ha qabto sidii illaahay u qaatay fircoon
Adi marka uu warka socdo xayeesiinta naga dhaaf adoon dhameynin warka socda qeer ilaahey haku siyee wll
Dagaal iyo qarax ayaa dhacay…. Inyar kaddib… *Waa duni hagaagto, hawadeedu furantoo…*
XISBUL ALLAAHI WAXAY BADBAADISAY DOWLADA IYO DADKA SUURIYA EE U MAYSAN HIILIN BISHAAR.!!!
Aamiin yaa rabi Aamiin
Wlhi wan ku sugaye sheekh Allah qeyr kusiyo
Sh alle haku barakeeyo mataal maanta digasho in laga sheekeeyo muslin gaalo aytaagan tahay
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤😂🎉😂❤❤
Sheekh natanyahu lacanad haku dhacde magcisa si fcn ha ushegin
Guulaylaysta lubnaan iyo falastiin inshaa Allah
Alle SWT ha u gargaaro dhaman Muslim Ummah
Maraynkanku wuhuu usoo dirayaa iidanka yahuuda ALLA ayaa dhamayn
Ilaahey ha ugargaro xoogaga iska caabinta halgan ayay kujirta
Dagaalka waa reer galbeedo dhan iyo falastiin iyo lubnaan Allow quwe muqawamada xornimo donka ah wale Islamka walo tashaday ayagana wey iska hurdan marba wadan baala cuni Allow adan xornimo iyo guulo ka barinay Amiin Allahuma Amiin
Alha baiiyo
Quick update full news thank sheik
Allaah caawi reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan 💪🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸☪️
Scw scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo xiisbuulaah yamane victoire Free Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Guul xisbullahi insha Allah
Oo aaway turkigii lahaa waan difaacaynaa hadii izraaii sool weerarto lubnaan cajiib waa afka baarkiisa jawaabta turkiga
Turkidu dad ma ahan ilaheey wadankena ha noga wado meqa sane somalia jogtaaa maxeey u qabatay wa taas badeni la qadanaaa
dad somaliyed ayaa jira oo xisbulah iyo iiran u haysta dad wanagsan oo shacabka muslimka ah difaacda, lkn waxba shiicada kama yaqaanaan
Alaahayow umada muslimiinta u gargaar oo guul aan la filayn sii kuwan Awood sheganaya fashilman
Waawareey wallee waxyaalo badanbaa isbadelay kuwa kalana waa isbadeli doonaan Allaha amaansado muslimints😢
Alhamdulahi waa only jamhad laga cabsanayo
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Kuwa ku dhignaya israalli miyey badbaadinaysa Muslim allaah ha israaciyo
Asc allaha ku xafido ❤❤❤
Wacaley cuma salam
Shiico iyo sunni dhul iskama boobayaan ee may 1meel uga soo wada jeestaan in ay iska dhiciyaan dad cunta kusoo duulay?
Asc sheekh carabti waxay u kala baxen suna iyo shiica lakin manta waa ya muslimin
Hajabaan maraykan yahuud xulafadooda macal boqorada carbeed haguulaystaan mukaahidiinta
Ilahay ha gargaro her lubnan
ASC--WWB SHUGRAN AKHII DULMIDIID MEDIA
Scw
Adiguna waxaad ku faraxsantahay qaxa xisbulaah markaa aad baad lamidtahay ree suriya Aad uqosol
suaal yuhuud dhimasho ma jirtaa mise waa sidaan u baranay dhaawac lee jiro
WCS SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
Mareykaku isaqa dhiqtey qobolka bariqa dhexe siyuu carabta u uqu qala jabiyo
Wcs wr ❤❤❤guuuuuul iyo gobanimo
❤❤❤❤❤
SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM
xisbullaah cafis ha wey diisato suuriya
Waa layaab
Markuu saa leeyahy yahuudiga nacladu kadhacaday waxan soo xasuustay agadir ilahy suuratu xashar ku dhahay
(ماظننتم أن يخرجوا وظنوا انهم مانعتهم حصونهم من الله فأتاهم الله من حيث لم بحتسبوا وقذف في قلوبهم الرعب)
Asc wadaadadan quranka ka ganacsayaa wey na wareeriyeen
Iidhahdoodu kanaal walba waa yaaliin waan ognahay ee bes naga dhaha
Allah ha ka saqiro masakinta ku dhamaneyso
Asc shiekhow sideey udhigayaan maahan waasida saxda ah suuriya muslimiintii lagu laayey suuriya wx laayey dhamaan shiicoo idil sidoo kale yemen suniyiintii wx meesha kasaaray waa iiraan iyo dhamaanshiicoo idil ee maahan xuuti
Cadowga koobaad ee aanu keenahay waa shiicada cadowga labaad waa yuhuuda
Marka alle ayaa kusaliday ee
Muslimku yaahuu buu noqday. Muslim ba wa laga ahaa la'yahay😢!. Qabyalad iyo xasad ba ka buuxa.
Carabtaan waxbaa ka qaldan waa sida somalida
Sunigu waa waa munaagaqiin kuwa sheekhyada isku tilmaamaaya ee haday damiirleeyihiin xamaas bay u hiilinlahaayeen bal iisheegi dawlad suniya oo sida shiicadu ugarab istaagtay xamaas ugarab istaagay msrkaaa suniga waxaanmoodaynay iyo wuxuunoqday idmalaha ooshiicadaa nagafiican wali ma Arag shiico kudigsnaysa dad suniya oo gaalo laysay
Dagaalka Mareykan baa ku jira
Subxanall 🤲🤔
Shiikh koofi baqti
Wcs
kuwa kudiganayo wa kuwa yahuda unageyo
Victory 🖐️ for iseral
No Syria or human being not day ?
Waqtigan in laga hadlo shiica iyo sunno waa xaaraan. Waa ficil cadowga islaam sameeyeen, waxey rabaan iney islaam ka kukala dhantaalaan. Waa qalad in waqtigan xarbiga gaalada iyo islaamka la buun buuniyo waxa ay ku farxayaan gaalada. Islaam waa islaam, ninka hadda kala qeebinaayo waa gaal.
Waxba lama arkayo waxad kor uhayso ee warka uun noo wad mobilkin waxba lagama arkayee hhhh
Yuhuud dhimasho ma sheegato
Dagaal waxa lagu guleysta information.. hadi adan ogeyn cadawgaga madaxdiss mesha u ka jilcanyahay sidas aya gantalo banan ku dhaca u tureysa adne la ogyahay waxa cuntay xalay iyo sakay
Horta israel maxay dadka shacabka ulaysaa
yahuud waa yahuudana lacanad rabbi ayaa kusoo dag dagta marka dad lac nadeesan oo qal bigooda madoo baatay miyaa naxariis laga sugaa
Waxay raban dhulka inay ka jafaan dadka shacabka ah
Wahaabiyo yuhuudda ayey taageaan waa ognahay taas ee waxba ha isqarin
Waxa shekh wasiyasya afafii
Yahuuda waxa kabaqtiyay tira beel weeye
Israail hadhimato
falastiin alaatageeraaya
Waasidii tataarkii u Hadlayaynatayahu
Israel waxay rabtaa Carab OO dhan inay tirtirayo, carabtana ayaga ayaa isku maqan😢😢😢
Waxbaa diganaya lama rabee wax inoo sheeg
Muslinka in ay isku digtaan waa doqonimo
Sheekhow cabsi badnidaa iPod adoo usoo qaatay inaadan waxweyn tusiin ayaad hadana isagii gadaal gadaal ulasii carareysaa axsan iskaba daayoo dadka afka un uga sheeg waxaad soo aruurisay waanagu filanyahay warka keliya adoonba video isku daalin
Gaalo jabkeeda way qarsataa
haa wallaahi maanta ilaa shalay xisbullaah kantaalo ay roobka uga dhigtay siiba saaka mayeelee marka israa.iil intaas oo kantaal oo lagu tuuray kaliya waxaa dhaa wac may hal qof
Duqeynta xisbullah Nagar kuma dhinto Miya horta
Gonzalez Sandra White Susan Lewis Eric
Xisbullah kuye daroon io gantale tuurayan micnaha gantaladooda WA mucaawino miyaa coows umbu guuban lol 😆😆 hal askari xata madhawacaan nio 😅😅
tani soo laguma tilmaami karo dagaal diineed inay tahay
Weyba ficanthy hadii eey dhaheen ka taga iyo wax lamida
Carab ha wada gubtaan, mid midna ha loo qasho, marba hadday reer FALASTIIN iyo muqaawamada ku fiirsanaayaan sida arxanlaawayaasha YAHUUDDA u xasuuqayso.
Netanyahu waa runtiis aduunka meelwalba wax ku dili karaa xataa somali waa u easy inuu ciduu rabo laayo
war naga tag yahuudka carada ale ku dhacdey hanoo sheegin balayo kula tageertey argagixiso???????????????????????????????????????????????????????????????????????
Israil wax kama dhimato miyaa belaayada 😮
Sharif
Waxan yuhuudu ridayso maraykan ayaa siiya
Xisbulah weli wax lagu qanco nama tusin, waxan lama fiirsan karo carabta, wushin weeye bilaa qiyam ah
🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Dagaalka mareykanka iyo muslimta ayaa socdo Isreal askarteda waa fulayaal jab yar suniyiinta waa jaajuus Isreal u shaqeeyo reer palestin hal dawlad oo suni ah uma hiilin shiicada ayaa u hiilisay
Shekhow xaysiis bad nagu wareerisee
Inay ky baqsadan