DEG DEG: DAGAAL BUUXA OO DHULKA AH OO BILAABAN KARA SAACAD KASTA + WARARKII U DAMBEEYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 136

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x หลายเดือนก่อน +6

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s หลายเดือนก่อน +3

    Hisbullah iyo Hamas illahay ha guleyo insha Allah

  • @cabdulahiyusufmursal5360
    @cabdulahiyusufmursal5360 หลายเดือนก่อน +8

    Allow ugar gaar walaalaheena reer Palestine 🇵🇸 iyo guud ahaan muslimiinta ku nool caalamka

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b หลายเดือนก่อน +3

    Waa shuhado dadkaasi.❤❤❤lubnaan allahu akbar❤❤

  • @cabdicali8730
    @cabdicali8730 หลายเดือนก่อน +4

    ISRAIL DAGAAL MAWADDO WAA MARAYKAN IYO RER GALBEEDKA OO DHAN MARKII HORENA SOO DAJIYAY DALKA FALASTIIN YAA RABBI

  • @saidamahmoodali709
    @saidamahmoodali709 หลายเดือนก่อน +1

    Allaah yahuud ha jabiyo
    Waa masiibo

  • @CfataaxMaxamed-i3w
    @CfataaxMaxamed-i3w หลายเดือนก่อน +1

    Waa Aabe dadaalaya mansha Alaah

  • @Xamsemaxamud-z1e
    @Xamsemaxamud-z1e หลายเดือนก่อน +4

    Xamaas guul iyo gobonimo

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev หลายเดือนก่อน +2

    GUUSHA WAXA IS KALEH XMS XISBULLAH XUUTIYIINTA PALESTINE CADOWKANE ALLAH JABIYO
    DUCADA AN BADINNO MARWALIBA 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @saidali6960
    @saidali6960 หลายเดือนก่อน +2

    300 bay dhimashadu marasaaa, 1k ki dhawaadna, waa dhaawac, ilaahay umadaa ha u gargaaro.

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h หลายเดือนก่อน +1

    Allow ugargaaro musliminta yuhuuda Allaha ha jibiyo iyo maraykanka

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h หลายเดือนก่อน +2

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km หลายเดือนก่อน +1

    ama tageer dhe ama ayayda u shegdhe budhcada aduunka way dhacaysa insha allaah guul xisbula

  • @shamkehade5972
    @shamkehade5972 หลายเดือนก่อน +1

    Bro daqiiqadaha soo gaabi plz please plz

  • @XasanMuhumed-t8p
    @XasanMuhumed-t8p หลายเดือนก่อน +1

    Alllaah ugargaaro wllhen falastiin iyo lubnan

  • @kamaalosman4461
    @kamaalosman4461 หลายเดือนก่อน +1

    Amin Aamir, baa ku heel Dheer arrimaha Sawiro gacmeed, asaga noo weeydi racyi ka qabo.

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha gargaaro falastiin iyo lubnaan.

  • @MuuseToldo
    @MuuseToldo หลายเดือนก่อน +1

    ❤فلله خير حافظا و هو ارحم الراحمين ❤

  • @yahyeibrahimgmai
    @yahyeibrahimgmai หลายเดือนก่อน +1

    Inaalilaha waina ilahyi rajacuun

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 หลายเดือนก่อน +1

    Mowliid aad baad umahad santihin adiga iyo muxamed cade shere iyo like tuna wa xagayaga from buntiland mahadsanid

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s หลายเดือนก่อน +1

    illahay ha jabiyo israil iyo inta la socota insha Allah

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid

  • @SafiyohuseenHuseen-oh9sq
    @SafiyohuseenHuseen-oh9sq หลายเดือนก่อน +1

    Allow musliminta u gargar😭😪😭👏👏👏👏👏

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 หลายเดือนก่อน +1

    إنا لله وإنا إليه راجعون
    لاحول ولاقوة إلا بالله
    حسبنا الله ونعم الوكيل
    اللهم أنصر المسلمين في كل مكان
    Kufri caawimaad Kama Rabnee !-
    Muslim ciirsi ka waynay ! Caadiloow noo hiili!!❤ Adaa hiil -
    Kehe ! Yaa Rabi❤❤

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s หลายเดือนก่อน +1

    Israil iyo inta la socota illahay ha Jabiyo insha Allah

  • @ubaxcabdi4485
    @ubaxcabdi4485 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ku saxa sanyaha abahan hadan anigaba heli laah wan ku xirilahaa gabadhayda ❤❤❤❤❤

  • @SacadSiiarag-e5x
    @SacadSiiarag-e5x หลายเดือนก่อน +1

    Maliid xaji abdi wan ku salamay sxb .... xisbulah miyaanay haysan gantaalada hayparasooniga ee guuxooda ka dheereya ma xuutiyiinta ayay ka liitaan oo iyagu haysta gantalada guuxooda ka dheereya

  • @nuuxismaaciilfaarax3452
    @nuuxismaaciilfaarax3452 หลายเดือนก่อน +1

    Waa fiicantahay hablaha oodhami way ubaahanyihiin

  • @SSS78781
    @SSS78781 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️❤️GABADHA IN LAGA WASO MIYUU KA BAQAYAA.
    .

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 หลายเดือนก่อน +1

    Ma jiro gole amaan laakiin waa gole VETO kaliya waana loo shopingtaga meesha iyo waxooga baalaxoofto ah.

  • @CIISECABDULLE-f6h
    @CIISECABDULLE-f6h หลายเดือนก่อน +2

    SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid หลายเดือนก่อน

    Waa Aabbe wanaaagsan oo kafakaraya mabadgalyada Gabadiisa,haddii ay rabto was iskafuridoontaa.

  • @ahmedosman-yc2pu
    @ahmedosman-yc2pu หลายเดือนก่อน

    Facebook Kama dhageysan karo tv gaan ee maxan sameyaa

  • @Xamsemaxamud-z1e
    @Xamsemaxamud-z1e หลายเดือนก่อน

    Asc sawir gacmeedkani waa waaqaca taagan

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 หลายเดือนก่อน

    Asc.mawliid.xaaji.iyo.qumanaha.HBN.

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 หลายเดือนก่อน

    Mareykanka iyo Isreal 🚀🚀🚀 killers world 🌎 victoire falastiin Hamas xiisbuulaah yamane

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin ❤❤❤

  • @hassanmohamedabdullahi1858
    @hassanmohamedabdullahi1858 หลายเดือนก่อน

    Linkiga TikTogaada halkan noogasoodir

  • @AmraanMahdii
    @AmraanMahdii หลายเดือนก่อน

    Allow ugargar muslimiinta

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa หลายเดือนก่อน

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤❤❤❤❤❤

  • @DalkaSomaliMedia
    @DalkaSomaliMedia หลายเดือนก่อน

    Allaha Qabooji

  • @Saadaahmed-o2e
    @Saadaahmed-o2e หลายเดือนก่อน

    HISBULAH mahaysato diyaarodo? YA ALLAH kaqabo muslimiitaada dhibaatada yahuuda

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 หลายเดือนก่อน +2

    Warka Yuhudda Mowliid waa mid kaliya Cabsi galin ah,Mowliid waad ogtahay Dagalada Yuhudda iyo xisbullahi iyadoo Yuhudda eey diyaradahooda Cidamadooda lugta oo xiligaas aad u xoog badan eey wabiyeyn Xisbullahi,Yuhudda Xiligas Xuutiyinta majirin dalka Lebonon oo ah dal aan laheyn Cidamo aan awood laheyn, haddana kala mabda ah,kuwa Yuhudda lashaqeyo,mareykanka Reer Galbeydka Munafaqyada carbeyd oo iyaga dhaqalo kubixiya in kacdoon Shacab oo madaxda xilaalka haystaan waa kuwa Difac dhulka Carbeyd aan tagereyn, Awooda Rabiga ayaa leh,balse Yuhudda Diyaradaha waxa kaliya oo geysan karaan waa burburin shacabka barakac oo kaliya.

  • @abdimullahahmed384
    @abdimullahahmed384 หลายเดือนก่อน

    Buufiska siyaasiyiinta

  • @FuaadBarqad
    @FuaadBarqad หลายเดือนก่อน

    Golo amaan ma jiro waa maqaaxi maraykan leeyahay waa runtii wargayskaa

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน

    Mowliid 1970-kii dawlada shiinaha waxaa golaha qaramada midoobay ku metalayey dawlada Soomaaliya xilligaas oo China ka maqneyd golaha(yacni Taiwan ayaa markaas ka go'day kuna haysatay).

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 หลายเดือนก่อน +1

    Waa.lugu.dhax.jiraa.xis.bulah.

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t หลายเดือนก่อน +1

    Alaha unaxaristo dadka ku dhintay lubnan guul Ayaan urajaynaya xisbula insha alah

  • @NadiifoKiin
    @NadiifoKiin หลายเดือนก่อน

    Waa aabe dadaalaya lkn xoogaa tacadi ah baakujirah

  • @CabdifataxHarun
    @CabdifataxHarun หลายเดือนก่อน

    Alaha ugargadho musliminta falastin waxana aminsanahay inay noganayso meesha utalisa adunka guuuul fanalstin

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi หลายเดือนก่อน

    Golo aman wax layirahdo majiran kukala taga dheh meeesha

  • @LibanGondo
    @LibanGondo หลายเดือนก่อน

    She’s looking good

  • @YuusufUsmaaiil
    @YuusufUsmaaiil หลายเดือนก่อน

    asc waa qiso igawayn

  • @Saadaahmed-o2e
    @Saadaahmed-o2e หลายเดือนก่อน

    Maraykanka waa beentisa ciidanka wahay udirayaan yahuuda. YA ALLAH masiibo kurid maraykanka iiyo yahuuda

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 หลายเดือนก่อน

    Ha.daankadhibto.ragigeyga.dowladahii.islaamka.majirto.iskuduubni.waa.tafaraaruq.wadajir.ma.jirto.

  • @mawlidmuhumed8037
    @mawlidmuhumed8037 หลายเดือนก่อน

    Waa fother ila shanaya gabadhisa

  • @CIISECABDULLE-f6h
    @CIISECABDULLE-f6h หลายเดือนก่อน +1

    SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM

  • @maxamadbashircali2268
    @maxamadbashircali2268 หลายเดือนก่อน

    Kkkk walahi warun

  • @Baareey
    @Baareey หลายเดือนก่อน

    Sawir gacmedkaas runta ayuu mujiyay security caucil caldaalad iyo nabad kama shaqeeyan wadamada qarkood dulmiga ay geestan ayay ku tageran wadamada qaarna burburinta loogaysto wax kama qabtaan oo way ku fiirsadaan

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 หลายเดือนก่อน

    Wa Kheir carab o dhan hakubaaho dagaalka iyaga aya marekan saldhigya siyee

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye หลายเดือนก่อน

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanjama6224
    @hassanjama6224 หลายเดือนก่อน

    Madaxwaynihii ugu horeeyay ee somaliland maxamed Xaji ibraahim cigaal ayuu ahaa ninkii u doodayay shiinaha in lagu daro golaha amaanka waa khudbad taariikhiya oo duuban weli wakhtigaas uu cigaal ka ahaa raysalwasaaraha somaliya

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan5024 หลายเดือนก่อน

    Israil oo mar dhow burbur tay arkay insha allh

  • @sofiaabdulle2923
    @sofiaabdulle2923 หลายเดือนก่อน

    Dagaal an dajinayna hostana dab ay kashidayan waxas yay ushegayan

  • @yahyeibrahimgmai
    @yahyeibrahimgmai หลายเดือนก่อน

    Inaalila yuhud way nadaysay mawlid

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 หลายเดือนก่อน

    Gabar.waa.meskiin.inlaxafido.waa.kufiican.tahay

  • @kamaalosman4461
    @kamaalosman4461 หลายเดือนก่อน

    Sunniyiin Arabta oo dhan, gar ahaan Lubnaan, waxay noqdeen Jaajuusiin Israa'iil iyo Reer galbeedka. Aargoosiga xurguf dhaxdooda horey jirey owgeed

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet หลายเดือนก่อน

    Israel ma dagaalaman mana dagaalami karaan waxa dagaalamaya waa ciidamada mareykanka iyo hubkoodi hadana ciidamo hor luu soo wadaa ilaahay ha u gargaaro muslimta

  • @janaleguurdumii
    @janaleguurdumii หลายเดือนก่อน

    waw

  • @khalidxudayfa6564
    @khalidxudayfa6564 หลายเดือนก่อน

    Galaha amaan ku wuu kagaabiyay
    Masuuliyadii uu u aas aasnaa
    Halka uu gamcaha kalaabty Afkana uuka xidhay indhahana uuka eegayo

  • @abdirahmanosmandirir1543
    @abdirahmanosmandirir1543 หลายเดือนก่อน

    Maraykanku waa ku jiraa dagaalka. Sannad ku dhawaad ayuu socdaa dagaalka Gaza iyo midda waqooyiga Israel. Runtii kooxaha muwqaawmadu waxay Israel, Maraykanka iyo qaar ka mid ah reer Galbeedka ku dhufteen dhurbaaxo weyn. Dunidana waxay tuseen libaaxii iyo shabeeladiisii in ay jiir ay yihiin. الله اكبر. Carab way xoreeyeen.

  • @Gacanlibax
    @Gacanlibax หลายเดือนก่อน

    Horta duqayta israaliil waxaba kama disho miyaa ma cidla banaan ayay ku dhacaan wakuwan ayaga duqayntoodu lagu madhaye yaab

  • @abdimullahahmed384
    @abdimullahahmed384 หลายเดือนก่อน

    Cajiib runta ayuu kahadlay

  • @MohamedAhmed-lb7jb
    @MohamedAhmed-lb7jb หลายเดือนก่อน

    Mareynku isagaa dagaalka ku jiraa, ha rumeysan hadaladda uu leeyahay

  • @mursalsheekh355
    @mursalsheekh355 หลายเดือนก่อน

    Mareykanku isagaa israaiil ahba markaa waxan dunida islaamka ugu baaqayaa gar ahaan dawladaha islaamka iney toos usogalaan dagaalkan lama eegankaro xasuuqa laguhayo falastiin iyo lugmaan wadamada iraan masar sucuudiga urdun turkey sideg dega jawb ha ubixiyaan sidookale qaramada midowbey way kufashilmeen awoodii golahani lahaa halakala diro dibna haloo yagleelo awoodloosiman yahay waxaana lagaadhey xiligii laislaxisaabtamilahaa

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 หลายเดือนก่อน

    Dagaalku inuu faafo dhibkuna aduunka wada gaadho waan soo dhoweynayaa waayo caruur iyo haween ayaa gaza lagu xasuuqayey lana daawanayey

  • @AsaloAhmed
    @AsaloAhmed หลายเดือนก่อน

    Waxan odhan karaa odaygan waa oday xariif ah sidoo kale inantiisaa ayaa ah caga dabayyl fudud haween

  • @janaleguurdumii
    @janaleguurdumii หลายเดือนก่อน

    wa shuhado dadkasii

  • @mcguled5038
    @mcguled5038 หลายเดือนก่อน

    Haddii nin walbaa gabadhiisa kaamiro ku xiran lahaa wiil badan markeey soo socoto waa ka carari lahaa 😄 🤣 😂

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar aabahani waa. Aabe khariban maxaa udiidaya camara yar ooqarsoon intuu gabadha buur madaxa usaarayo waa iarkaay imaqlaay
    Markay musqusha ubaahatona

  • @BachireAbdidirye
    @BachireAbdidirye หลายเดือนก่อน

    Aabahaa uufiicin waasax iyo figrad aa uviican

  • @YusufDucale-d6j
    @YusufDucale-d6j หลายเดือนก่อน

    Allaha,gulaya,xamas

  • @AxmedxasanXasanashkir
    @AxmedxasanXasanashkir หลายเดือนก่อน +1

    Malaga yaabaa inay iiraan soo gasho dagaalka

  • @OMARMOHOMAD-ct7ee
    @OMARMOHOMAD-ct7ee หลายเดือนก่อน

    Dadka islamka ah inlalaayo oeydagalaman wau jaain wayo awalba saldana kuma eyna jirin waxay harsanaayen dhagarti yahud iyo nasaara

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 หลายเดือนก่อน

    dagaalka waxaa wado waa mareykan isagaa meesha ku haayo halaag allaha ku rido ciidamadaa la soo diraayo ha ku soo ladaan inshaaallaha

  • @bijimedia
    @bijimedia หลายเดือนก่อน

    Caalamkii oo dab ka soo hurayo israa'iil gardaro garab og qaramada midoobey in albaabada loo xidho kol haddii mareykanka iyo xulifadiisu kubad ku dheelayaan

  • @xirsi-x5m
    @xirsi-x5m หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @CabdilaahiYuusuf-q3b
    @CabdilaahiYuusuf-q3b หลายเดือนก่อน

    Waxan ayridayso xusbulah ma ashayba akaygaba wax dile xalku wa sidee nimanyohaw

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 หลายเดือนก่อน

    Talow.diyaaradaha.israail.ma.kaligoodbaa.weerada.mise.waa.lugulajiraa.......

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 หลายเดือนก่อน

    daanyeerkaa waa beenaale wey hoogeen allaha u siyaadiyo

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 หลายเดือนก่อน

    Gole ammaan ma jiree waa golaha sharta iyo iskaashiga sheydaanimada.Tuugo isbaheysatey.
    Mareykan iyo reer galbeedka sow ma aha waxa dagaalka ka wada bariga dhexe xasuuqa aan kala joogsiga laheyn hubkana u soo daabulaya.Muslimiinta Allaha u gargaaro meel kasta oo ey joogaan.

  • @Gacanlibax
    @Gacanlibax หลายเดือนก่อน

    Meesha maraykan ayaa dagaalka ka wada waxaba yaanay is nasakhin

  • @amraneahmed9036
    @amraneahmed9036 หลายเดือนก่อน

    Salida malayga meqo waye

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk.waa.qoslay.golaha.amaanka.waxaa.kataagan.?????????CALAAMASU.AAL

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 หลายเดือนก่อน

    Iran 🇮🇷 baa kaga baxday Hisbullah dagaalka waana khaa'imad laakiin iyadana Israel baa dagdag uweerari doonta ee wax ha iskaga celiyo xisbulaah weey udhamaatay iyada iyo Lebanon ba

  • @MaxamuudHirsi-tb6px
    @MaxamuudHirsi-tb6px หลายเดือนก่อน

    Adeer carabi runta isuma sheegto iyadaa isku maqan wanna dhuuniqaatayaal sida soomaalida wadaniyadna maleh kasoo qaad ilaa dagaalkii Turkish kii. Masar waana jawaasiis sida soomaalida

  • @MohaSamsam
    @MohaSamsam หลายเดือนก่อน

    War waxba kuma yaal kan waaa dagaaalkii lagu kala bixi lahaaa ee waaa inaaa jihaadka ka qeyb galnaaa

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaa.miyeey.xanuun.sanesa.tolow.

  • @bossman1024
    @bossman1024 หลายเดือนก่อน

    Anigu qalad ayan u arka waayo waa ceeb Iyo fadexo hadi kafam o wax layelo kamer Kama celin karto

  • @AbdiimusaSamoode
    @AbdiimusaSamoode หลายเดือนก่อน

    Yabka yabkii