- 385
- 6 039 984
MORAAL MEDIA
Kenya
เข้าร่วมเมื่อ 6 ธ.ค. 2020
QISOOYIN , SHEEKOYIN , WACYIGALIN IYO DHIIRIGALIN INTABA KALASOCO CHANNEL KA @MORAAL-MEDIA
Fahad Yasin Oo Ka Hadlay Waxa Waxa Xassan Sh Maxamud Uu Ku Sameynayo Shacabka Iyo Hantida Dowlada
Fahad Yasin Oo Ka Hadlay Waxa Waxa Xassan Sh Maxamud Uu Ku Sameynayo Shacabka Iyo Hantida Dowlada
มุมมอง: 7 525
วีดีโอ
Gabadhii Cabdikarin Oo Soo Hadashay Sir Badana Banaanka Keentay Iyo Mama Hodan oo Xaalad Xun Gashay
มุมมอง 6K20 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gabadhii Cabdikarin Oo Soo Hadashay Sir Badana Banaanka Keentay Iyo Mama Hodan oo Xaalad Xun Gashay
Sh Maxamed Idiris Ma'ahan Somali Ee Waa Eritrian🇪🇷 Lkn Hooyadii Baa Somali Ah Somalidana Waa Sidan
มุมมอง 13K22 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sh Maxamed Idiris Ma'ahan Somali Ee Waa Eritrian🇪🇷 Lkn Hooyadii Baa Somali Ah Somalidana Waa Sidan
Dahir Calasow Iyo Mama Hodan Oo isdagaalay Iyo Abdikarin Oo Sheegay Ineey Mama Hodan Qaadka Cunto yb
มุมมอง 2.8K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Dahir Calasow Iyo Mama Hodan Oo isdagaalay Iyo Abdikarin Oo Sheegay Ineey Mama Hodan Qaadka Cunto yb
Mama Hodan Waxeey Sameysay Waa Qiyaano Xad Dhaaf ah Midna Wey Qiyaantay Midna Noolashey Ku Cadaabtey
มุมมอง 14K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Mama Hodan Waxeey Sameysay Waa Qiyaano Xad Dhaaf ah Midna Wey Qiyaantay Midna Noolashey Ku Cadaabtey
Waziirada Somalia Wax Badan Beey Qariyaan Qaar Ka Mid Ahna Waxeey Ka Shaqeeyan iibinta Dalka Waa Yab
มุมมอง 9K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Waziirada Somalia Wax Badan Beey Qariyaan Qaar Ka Mid Ahna Waxeey Ka Shaqeeyan iibinta Dalka Waa Yab
Asad Hagio Markuu Muqdisho Tagey Maxaa Dhacay Iyo Team 27 Oo Kala Tagey Qilaafkooda Maxaa Sababay ?
มุมมอง 25K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Asad Hagio Markuu Muqdisho Tagey Maxaa Dhacay Iyo Team 27 Oo Kala Tagey Qilaafkooda Maxaa Sababay ?
Ceeb Sidaan Waa Xad Dhaaf Xassan Sh Maxamud Oo Wixii La Rabo Laga Sameysanayo Iyo Askari La Dulmay
มุมมอง 41K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ceeb Sidaan Waa Xad Dhaaf Xassan Sh Maxamud Oo Wixii La Rabo Laga Sameysanayo Iyo Askari La Dulmay
Asad Hagio Waxuu Kasbaday Dhamaan Quluubta Somaliyed Asagoo lixaadka La'a Ayuu Horumar Wacan Sameyey
มุมมอง 39K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Asad Hagio Waxuu Kasbaday Dhamaan Quluubta Somaliyed Asagoo lixaadka La'a Ayuu Horumar Wacan Sameyey
Farmajo Iyo Xassan Sh Oo Ku Tartamaya Quluubta Shacabka Somaliyed Iyo RW.Xamze O Xilka Laga Qaadayo
มุมมอง 31K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Farmajo Iyo Xassan Sh Oo Ku Tartamaya Quluubta Shacabka Somaliyed Iyo RW.Xamze O Xilka Laga Qaadayo
Tarxiilki America 🇺🇸 Oo Waji Kale Yeeshay Somalia🇸🇴 Waxeey Ka Mid Noqotay Dalalka Ugu badan Qoxotiga
มุมมอง 19K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Tarxiilki America 🇺🇸 Oo Waji Kale Yeeshay Somalia🇸🇴 Waxeey Ka Mid Noqotay Dalalka Ugu badan Qoxotiga
Shacabkii Somaliland Oo Baafinaya Madaxweynahoodi CIRO Kadib Safar Uu Ku Tagey Dalka IMAARADKA Yaab
มุมมอง 12K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Shacabkii Somaliland Oo Baafinaya Madaxweynahoodi CIRO Kadib Safar Uu Ku Tagey Dalka IMAARADKA Yaab
Shacabka Puntland Oo Ku Kucay Oromadii Kuwii Tuugsanayey Iyo Kuwii Shaqeynayeyba Waa Lasoo Qabqabtay
มุมมอง 7K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Shacabka Puntland Oo Ku Kucay Oromadii Kuwii Tuugsanayey Iyo Kuwii Shaqeynayeyba Waa Lasoo Qabqabtay
Somaliya Waxeey Noqotay Mashruuca Africa Ee Aan Dhamaan Waxaa imaanaya Ciidanka Masar iyo Kuwa Badan
มุมมอง 3.1K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Somaliya Waxeey Noqotay Mashruuca Africa Ee Aan Dhamaan Waxaa imaanaya Ciidanka Masar iyo Kuwa Badan
Kacdoonkii Dhalinyarada Somaliyeed Oo Dib Usoo Laabtay Iyo Oromadii Oo Lagu Kacay kuwana Wa la diley
มุมมอง 12K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kacdoonkii Dhalinyarada Somaliyeed Oo Dib Usoo Laabtay Iyo Oromadii Oo Lagu Kacay kuwana Wa la diley
Kenyanka iyo Somalida Wey Isku Maqanyihiin Dagaalkooda Ma Dhamaanaya Hadana Siyaasiyintaa Bilaabay
มุมมอง 14K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kenyanka iyo Somalida Wey Isku Maqanyihiin Dagaalkooda Ma Dhamaanaya Hadana Siyaasiyintaa Bilaabay
Tarxiilki Ugu Xumaa Oo Hada America🇺🇸 Ka Socda Somalidii Oo Yaaban dadki darbiga Kabodey O dhumanaya
มุมมอง 20K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Tarxiilki Ugu Xumaa Oo Hada America🇺🇸 Ka Socda Somalidii Oo Yaaban dadki darbiga Kabodey O dhumanaya
Biyo La'aan iyo Gaajo Ayeey Shacabka Somaliyeed La il-daranyihiin Meel Kasta Alle Ayaa Umaqan
มุมมอง 7K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Biyo La'aan iyo Gaajo Ayeey Shacabka Somaliyeed La il-daranyihiin Meel Kasta Alle Ayaa Umaqan
Farmajo Sababta Uu Ogatanaazuley Doorasho Qof Iyo Cod Ah Waatana Lkn Xassan Sh Oo Ka diidey Aya Raba
มุมมอง 27K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Farmajo Sababta Uu Ogatanaazuley Doorasho Qof Iyo Cod Ah Waatana Lkn Xassan Sh Oo Ka diidey Aya Raba
Wiilki Maxamed Siyaad Bare Oo isasoo Sharaxay Iyo Xassan Sh Oo Teendhadii Doorashada iibsaday Yaab
มุมมอง 16K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Wiilki Maxamed Siyaad Bare Oo isasoo Sharaxay Iyo Xassan Sh Oo Teendhadii Doorashada iibsaday Yaab
Ninkaan Waxuu Bahdilaya Dhaqanka Somaliyeed Iyo Diinta Islaamka Somalida Weey Ku Fiirsanayan Yaab
มุมมอง 8Kวันที่ผ่านมา
Ninkaan Waxuu Bahdilaya Dhaqanka Somaliyeed Iyo Diinta Islaamka Somalida Weey Ku Fiirsanayan Yaab
Trump Oo Lacgtii Ka Goostay Dowlada Somalia Iyo Itopia iyo Tarxiilki Dadka Sharci La'anta O Bilowday
มุมมอง 45Kวันที่ผ่านมา
Trump Oo Lacgtii Ka Goostay Dowlada Somalia Iyo Itopia iyo Tarxiilki Dadka Sharci La'anta O Bilowday
Farmajo Oo Ka hadlay Dhibka Dhalinyarada Lagu Haayo Iyo Xaalada Dalka Ee Murugsan Wiil La Ooyey Quus
มุมมอง 7Kวันที่ผ่านมา
Farmajo Oo Ka hadlay Dhibka Dhalinyarada Lagu Haayo Iyo Xaalada Dalka Ee Murugsan Wiil La Ooyey Quus
Gabdha Somaliyeed Oo Kaniisada U Shaqeeya Ayaa Hada Waxeey Wadaan Qorista Dhalinyaro Somaliyed 15-20
มุมมอง 52Kวันที่ผ่านมา
Gabdha Somaliyeed Oo Kaniisada U Shaqeeya Ayaa Hada Waxeey Wadaan Qorista Dhalinyaro Somaliyed 15-20
Adan Sahan Oo Reerkiisa Si Adag U Difaacay Waxuu Ka hadlay Sababta Eey Shabaab U Hogaamiyaan ISSAQ
มุมมอง 8Kวันที่ผ่านมา
Adan Sahan Oo Reerkiisa Si Adag U Difaacay Waxuu Ka hadlay Sababta Eey Shabaab U Hogaamiyaan ISSAQ
Tiktok America 🇺🇸 Waa La Fasaxay Mar Kale iyo Waxyaabihi Ugu Qosolka Badnaa ee Dhacay Ineey Xirneyd
มุมมอง 6Kวันที่ผ่านมา
Tiktok America 🇺🇸 Waa La Fasaxay Mar Kale iyo Waxyaabihi Ugu Qosolka Badnaa ee Dhacay Ineey Xirneyd
Reer America 🇺🇸 Dadkii 1-M ka Watey Maanta Waa Shamuuri Camal Tiktoka ugu Dambeyn Waa Laga Xiray Yab
มุมมอง 2.2K14 วันที่ผ่านมา
Reer America 🇺🇸 Dadkii 1-M ka Watey Maanta Waa Shamuuri Camal Tiktoka ugu Dambeyn Waa Laga Xiray Yab
Ninkii Tiktoka Lahaa Oo Soo Hadlay Waxuu Sheegay ineey Badbaadinayan Mardhow 170 Milian Xuriyadooda
มุมมอง 3K14 วันที่ผ่านมา
Ninkii Tiktoka Lahaa Oo Soo Hadlay Waxuu Sheegay ineey Badbaadinayan Mardhow 170 Milian Xuriyadooda
Abii Axmad Oo Qiyaanay Xassan Sh Iyo Axmad Madobe Oo Dowlada Somalia Dhulka Ku jiidey Mar kale Yaab
มุมมอง 9K14 วันที่ผ่านมา
Abii Axmad Oo Qiyaanay Xassan Sh Iyo Axmad Madobe Oo Dowlada Somalia Dhulka Ku jiidey Mar kale Yaab
Ciyaal Xamar Oo Somaliland Qabsaday MAAMADII Qaranka Ayeey Kala Wareegen War Nosoceliya Ayey Leyihin
มุมมอง 17K14 วันที่ผ่านมา
Ciyaal Xamar Oo Somaliland Qabsaday MAAMADII Qaranka Ayeey Kala Wareegen War Nosoceliya Ayey Leyihin
Unsubscribed
Fahad khawaarij yaa u xayeesiine
Waadaad kaan 20 saano kaahoor baan ogaan.
Ninkaas afka ka qaada somali meelkastey dhooban yihiin
Teendhadii waa La khaarijiyey oo waa La Iibiyey Maxaa tala Ah???.
😂😂😂😂😂😂
Maxamad idris waa somali buuxa laakin abihis ayaa kasojeda eretreya
Sida uu sheeqeena Allah xafidee noo sheegay qofka Muslinka waagii hore waxuu dagi jiray dhulkasta oo islaanka xakumo, laakiin qofkasta waa la ogaa asalkiisa waana loogu magac darijiray waxaa ka mid ahaa Soomaalida culumadeenii waagii hore waxaa la oran jiray dariiqada seyliciga taas waxay cadeyn u aheyd culumada Soomaaliyeed waagii Xukunka Islaamka aduunka xukumi jiray . Marka halaga digtoonaado hagar daamada cadowga aduunka maada waxuu ku soo noqday in kii laga xoog weeyn yahay la baabi'iyo taariiqdiisa iyo diintiisa iyo dhulkiisa ,taasoo ah ninkii reeta ayaa dhulka iska leh
Subxaanallaah ummada Somaliyeed waa wadama kale duwan in aad dhahdaan waa aqoon daro ,laakiin wax cusub ma ah in ay qabiilada isgalgalaan ninkan isku sheegaya aqoonyahan waxuu wataa taariiq ay qoreen dad cadageen ah oo iskugu jiro cadaan iyo carab kana xun dadkan iyo dhulkooda nimceysan marka waxaa loo adeegsan kuwa calool u shaqeytayaal ah ,ama ha ahaadaano kuwa isku sheegaya aqoon yahanaaa ama siyaasi. marka dhalinyada taariiqdooda sisax ha u bartaan yaan marwalba wax qaldan loo sheegin . Laaxowlawalaaquwata ilaa Bilaah.
Daaroodka laguma jiro beenta jooji lkn hawiye waa laga buuxaa
Sheekh idiris waa sheekh wanaagsan masha allah kadhamaada
😊M0 M0
Malada beenta umada ka daa wariyow ee hassan gurguurte hadii uu dhulka uu iibiyiy 260 million dollar ayaa lagu xayiray dibada ee xassan sheekh Switzerland miyuu doorasho ku qabanaa hantida qaranka 😂 ee muxuu ugu heyn waayay lacagta bangiga dhexe Somalia Hadaba xassab tuug talo malahan 😂 waqtiga ayaa sheegi doono Xassan Tuug dhalka wuu dhacay
Yaaraantii ayaa ku waxayn jirey
Waryaa edeb’yeesha sheakha Hooyadii ayaa Soomaali ah MJ qofka waxeey hooyadii tahey ayuu yahey. Soomaalia ayuuna ku’dhashey ee nagà xishooda and respect 🫡 your mothers 🙄🤷🏽♀️ waxaad idinka naago ajnabi ah ka’dhashaan ayaan aheyn Soomaali period. Coz qashinkeeda ayey ilmaheeda ku shubeeysaa maxaad ka ogtihiin waana la’gaaleysiinaa wax’nakama dhihi kartaan manà ka’qaadan kartaan waad ka’cabsataan an’nagaa noo booteeysaan, ordà Ciyaalkiina ka soo kaxeeysta naagahà idinka heysta oo diintiina laga badelaa.
Manta An Malin Ahen Oo Rabbi Tabaraka Wata'Ala La So Hoor Istaajiyo Waaxu Filanayeey Waxan Ahen Marku Kala Kulmo Rabbigisa Ayu Ogani Dona Boob Ka Xoolaha Umada Wa Mid Uu Alle Subhanahu Wata'Ala Raali Ka Ahen dulmiga Na Rabbi Tabaraka Wata'Ala In Umada La Dulmiyo Raali Kama Ahan Waale Allah Subhanahu Wata'Ala Xaaqa Haina Fahamsiyo Rabbi Tabaraka Wata'Ala Haino Dhambi Dhaafo Dhamantena
Benalatahay isagana ka Somali San kana wadinisan...
Soomaali kulisl soomaali waa isku Aabe ista isku eeg
Somali ya utalin kara mid wanka so hor jeda in la cayo iyo muqalo xun Laga dubo lkn arimaha kale. Ee siyasadisu XASAN sheq way xuntahay dalkana meelxun ayuu kuwadaa. Waa gesi nimo sida maxamed siyaad bare iyo sid maxamed c/ hasan masameynin xukun oo utali
War ka bax shekha warkisa weligii waa la ogaa wana nin soomali ah
War sheekh ka fuqa fayuus ayaa idinka cararaye
Dadkaan Xasan Shaikh hada kacalaacalaaya shalay waa u fiicnaayay birmade xasan Shaikh waa kuwii kuhaaijiray maalin iyo habeen hada waxey kucalaa calaayaan dhul manoola dad manoola dad nool daaye kuwii qubuuraha kujirayaa ka baxsan waayay wax deeqaaya male ayey kuleyihiin ha idinka saarto idinkaa shalay birmade birmade Xasan Shaikh kujaayee
Scw scw
.aamada dulmi aa laga galey iska dhaafa
Sheeqeena waA shiiqeena Somali iyo eiritareeya waA wllo Muslim ah
Waligay waan ogaa inuuhooyadiis wabeeneeye tahy asaguna waA sheeqeena That is All
Xasan Sheeq asaga ayaa is sheegay waa tuug wadanka halaga gaaro fadlan
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Waa idin ku mac dahay shali idinka ilmahiina iyo walaalahiina ku dhahay waryaa xasan waa tolka farmaajo daba gadiya maanta xaqii farmaajo wlhi oo bilahi talaahi dhamaan tiina woo idinka soo wada baxay yaa isgaaray wali wax idin dhiman
War xishooda sheikh kha amaan siiya subxaanallaah sheikh muxammed idiriis allaah ha ka raadhi noqdee allaah dartii ayan u jecelnahay kumanaan soo.iliyeed ayuu ka qiima badanyahay ee afkiina kareeba muraal media adiga maha cidan lahadlaya
Waar aaway caruurtiisii iyagu mawananbaa may aabohood ugargaaraan
😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
Asc war soo dhamaaday hadan sheekh maxamed idiris ayaad ku soo goostay war cusb
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Subxanallah
Suubhanllh😭😭😭😭sorry abe
Ninkan waa reer qandala ka baxa arintan daarood waa gob waxa kale waa ururis gunah😊
Badena
Canshurtena iyo berahena iyo ba
Waa soomaali walhi adigana waa nooga kaa qalinsanyahay waddaadkaan dhig muwadin dalkiisa jecel weete
Kama rabno lacg wayo canshur
Marna waan qoslay😂.marna waan ka naxay odayga waaba funny
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ xasan waa tuug waa tuug beenale allow nadhaafi aamiin aamiin mahadsenid
Illaahow ninkaan tuuga ku hayo na dhaafi
Kkkkkkk 😂😂 ajuran waa somali ee ninkan waa waa shisheyehaa kadhax kalumaystaa somalida
Xafida hullaah shiikheena
Nin hooyadiis soomaali tahay oo soomaaliya ku dhashay miyaa lagu dhegan yahay? Kumanaanka amxaarada iyo oromada leh ee soomaaliya maalin kasta ku dhasha bari maxaa la dhihi doona? Kuwa aan isku shiixin ha ogaadeen Obama hoyadiis baa maraykana wuxuuna madaxweyne ka noqday wadan yurub la siman!! Sheekha Rabbi ha xifdiye halaga xishoodo, oo fiyuus raadinta ha la yareeyo!
Arinta qabiilo reer bani Israel ah way dugenyihiin gobolka bari siiba bosaaso wana yamantii reer bani Israel ee muslintay waxaana ka mid ahaa abdilahi binu Saba. Waxayna dadku noogu yeeran carabtii yamaneed. Waydii dadka aad ka taqaan magaalada bossaso ee gobolka bari.
Waa sheekh aanu jecelnahay waana smali sida niyadiisutahay
Sheekheena waa soomaali afkiina suubsada
Somalia/ 1 somaal xoladaqato) & ugaarsatoo/ 2 biyo maal ) kalumaysatoo ) 3 Saab maal) beeralay)4 tumaal) farsamo yaqaan) waxbaan kale waa xisbi ) darod) Haye)DM) dir)waaxibiyoo)
That's correct! ! Lahjada hadii qhof cusub imaadoo lahjat cusub ayuu qaadanayaa