Sheekooyinka layaab leh ee wariye Waji.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

ความคิดเห็น • 25

  • @nafisaguleed2956
    @nafisaguleed2956 5 หลายเดือนก่อน +4

    Masha’allah alle Haku barakeeyo Maxamed weji adeer qaali ah❤️
    Anigu tumaal baan ifka ugu jeclahay Allah ha jeclaado janutul firdaws ha idinku abaaliyo🤲🏼🤲🏼one ❤️ tumaal

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah
    Allah haku barakeeyo

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 5 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid Wariye Mohamed ali waji

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 5 หลายเดือนก่อน +2

    Dhegeystayaal saaxiibayaal, waad salaaman tihiin.

  • @gacal17
    @gacal17 5 หลายเดือนก่อน

    Alle xaqa ha inawada fahansiiyo somalidena waa dadka kaliya ee farsama yaqanadoda caaya halka umadaha kale kufanan una bixiyen magacayo aan jecelnahay in la inagu yeero marka fagara yaasha joogna waxana ka mid ah ENG lkn anaga kuwena wan cayna wan dulminaa waan takornaa qof dhalinyaro ah ee isheegi kara majira sababta walalahen aan u caayno 😢

  • @ahmedabdullahi5107
    @ahmedabdullahi5107 5 หลายเดือนก่อน +1

    You are the best

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 5 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay dadkiisu waa isku mid waanku salaamay waxaad ka midtahay dadkii qiimaha la haa ee reer som land ala yaa inagu celiya bari samaadkii cimriga ala ha kuu barakeeyo caafimaad ku noolaw

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y 5 หลายเดือนก่อน

    Asc dhamanitiin odayga Waa ragedii mulqar anaba su ashadi layga racay waxan ahay abwanki qaranka balayo ma wato Ee halagu arko hana lagu maqlo umulqayrey ❤❤❤❤❤

  • @xamsewalaalo5240
    @xamsewalaalo5240 5 หลายเดือนก่อน

    Allah ha xafido rug cadaa m waji

  • @Khalidyuusuf-ep8kx
    @Khalidyuusuf-ep8kx 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sharaf iyo karaamo kor kaaga a ahaato soo jireen waji

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 5 หลายเดือนก่อน

    Waa hawiye Madhibaanku.

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 5 หลายเดือนก่อน +1

    Rugcadaa saxaafadeed oo leh waayo aragnimo iyo xeel dheeri.

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 5 หลายเดือนก่อน

    Is Farhan Daron taariikh ayaa keentay in la takooro walaaladeen.iyagoo dhalad ah inala Soman.waa na nimam maxamuud gorgaarte hawiye ah.

  • @Abdulnashville
    @Abdulnashville 5 หลายเดือนก่อน

    Waxan Wareysi mahan waa sheko qoftan macelinkarto ninkan waa kaaf iyo kalidheri
    I wish Abdisalan Hereri inuu wareysan lahaa ama Yusuf Garaad asw

  • @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn
    @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn 5 หลายเดือนก่อน

    ❤🔥🔥

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 5 หลายเดือนก่อน

    Wariye m cali waji nin reer somaliland ah noolaw runtii wax aan ka mid ahy dadka ku taageera wllhy anigoon reer ku eegayn waayo dadku waa wdo wllo from nin izaaaqa garahaan garxajis

  • @user-qk3xj5sm9l
    @user-qk3xj5sm9l 5 หลายเดือนก่อน

    Cuqdad waxa ku beeray wll kii ee dadka cuna qabataynta halag qaado

  • @cabdinasir8591
    @cabdinasir8591 5 หลายเดือนก่อน

    WARIYE MAXAMED CALI WAJI, WAA WARIYE AAN KA HELLO WARAYSIGIISA, SHEEKO XARIIRADIISA, HAL HAYSYADA DHAXAL GALKA AH, QALBI FURNAANTIISA, QABKIISA SOOMAALINIMO EE UU HIBADA U LEEYAHAY, HAYAANKIISA UU KA HADHI WAAYAY, ILAYN DOQONI WSY HADHI LAHAYDE, NOLOW, AAKHIRANA JANOTUL FARDOWSA CULAA AYAAN ILAAHAY KUU WAYDIIYAY.

  • @Abdulnashville
    @Abdulnashville 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ninwayn waxa ifiican inuunwareysto ninwayn mshlh sual raqiis wadataa qoftan ciyaalka xafada sorry

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac 5 หลายเดือนก่อน

    Wariye waji waa nin rageed adag waan taageeraa dawlada waxaan ka codsanayaa in ninkaa ilkaha loo galiyo xil sare na loo dhiibo

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂101 waji rijaal

  • @faadumojaamac1895
    @faadumojaamac1895 5 หลายเดือนก่อน

    Cuqdada yaa ku bery somalida kale ee ka ag dhow

  • @AliMANur-iw5kr
    @AliMANur-iw5kr 5 หลายเดือนก่อน

    Cuqdad but qabaa.

    • @AbdiSalah87
      @AbdiSalah87 5 หลายเดือนก่อน +1

      Dadka sidan u hadlaa waa dadka ku dhashay sifo qaldan. Waxay jecel yihiin inay dadka kale nabaradooda qodaan intaan kooda la soo gaadhin.

  • @mohamedmousse8127
    @mohamedmousse8127 5 หลายเดือนก่อน

    Mafiicna inuu markasta kusooceliyo