"Hilibkii Mee"Maxamed Cali Weji

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @alimuse7779
    @alimuse7779 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed cali weji dadkoo dhammi ma fahmaan inti ehelu caqliga ee xigmadda dhuuxi karta mooyee

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 ปีที่แล้ว +6

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WALSHY AMA WLLKY EE SOMAALIYEED ♥💖

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 ปีที่แล้ว

    Waa oday wanaaagsan oo farxad badan
    Adeer Jaarso waa inagga ee sidaa ula soco, maaha qawmiyad kale.

  • @hah7064
    @hah7064 ปีที่แล้ว

    Suxufi sare Waji kkkkkk Jaarsadu waa walaalaheen Soomaaliyeed ee maaha qoomiyad kale.

  • @theruler411
    @theruler411 ปีที่แล้ว +1

    Jaarso Somali waayey

  • @mahamudelmoge3455
    @mahamudelmoge3455 ปีที่แล้ว +3

    Waan naxay oo pause ayaan taabtay clip ka bisinka waxaa laga yaabaa ninkaasi inuusan fahamsanayn in dadka magacaas lihi aanay ahayn ee duqa yaan lagula boodin oon laga xanaaqin .
    FG : Waligaa cafis badnoow, ilawsho dhawow, oo deeqsinimo badnaw , dadka ayaad oogu fcnaane

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Hambalyo
    Insha Allah 2045.

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk kkkkkkk

  • @cabdiqanifaarax2383
    @cabdiqanifaarax2383 ปีที่แล้ว +2

    Jaarsada meel hakaga dhicin asalkooda adba waadiga gadoodsane

  • @engasadaxmed8800
    @engasadaxmed8800 4 หลายเดือนก่อน

    Oramada hargaysa joogra hadaad waraysato oo aad waraysto waxay sheegtaan jaarso

  • @Qurankareem0114R
    @Qurankareem0114R ปีที่แล้ว +3

    Jaarsadu Waa soMali Aboowe 🤣🤣🤣
    Odayga ugu ooyinta badan ayaa tahy Marka Laga hadlayo labadan Gabooye iyo TuMaal

  • @abdiabdi7436
    @abdiabdi7436 ปีที่แล้ว

    Maxamad cali waji been mushegin ee run ayuu shegay jaarsa na wa oromo m c wj wa somali

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedcalibulay1004
    @maxamedcalibulay1004 ปีที่แล้ว

    Ujeed cajiiba ree burco ayaa fasir doona kkk

  • @hamsecadaani7004
    @hamsecadaani7004 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhh Jaarsadii 🤣🤣🤣🤣🤣🤪