1/2 Waraysi | Taariikhda jabhadaha | Qoraa Xuseen Khaliif Jaamac.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 22

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 23 วันที่ผ่านมา +1

    Rijiim in la'rido waa sax buu leeyahay wuxuuna uhoos-tagay rajiim kale oo cadaw ah iyo heey'adihiisa sirdoonka oo ka shaqeeynayey kala qeeybin dhul-boob iyo leeynta dadka soomaaliyeed iyo isirkooda

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkani run buu sheegayaa, intaa ka badan ayaana ku dhacday Isàaq markii danbe. Cid runta sheegta la waayay.

  • @MaslahNor-v2w
    @MaslahNor-v2w หลายเดือนก่อน +2

    Qofkan oo kale waxba lagama faaiidin wareysigiisa, fadlan qofka aad bulshada Soo horfadhiisineysid fadlan, Waa in uu noqdaa.qof ka fog cadiifad qabiil, ee run ka hadal ujeedkiisu tahay

    • @cabdullaahiismaaciil5708
      @cabdullaahiismaaciil5708 หลายเดือนก่อน

      Adigu futo xumaataye maxaad ummadda kusoo kordhisay oon jaahilnimo ka ahay

  • @ahmedyare5857
    @ahmedyare5857 หลายเดือนก่อน +3

    Waan ka xunahay in aat buun buuniso Mengist
    Ethopia dhaqankoda a sababay dad is adoonsado ayuu ka soo jedaa sidaas ayaa keenty cabsida. lakin Somalidu waa dad laabta xur ka ah
    intaas aan ku biirin la ahay

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 หลายเดือนก่อน +1

    Saddex bilooda oo kaliye ay lagu dilay 50000 qof iyo waxa guryahogii ka caraaray 85000 iyo walib hantid la boobay iyo walib kufsiga iyo maydadka oo la gubo dad noolo oo la aaso iyo falaxumo oo dhan.

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 หลายเดือนก่อน

      Jooji beenta

    • @hashimmohamed4698
      @hashimmohamed4698 หลายเดือนก่อน

      @amaalabdi7185 maxaa been ah mad joogtay goobtiis iyada waxanad ogoy in aan waxa ka qorta waa dhaqan liita waxaan dhacayan waa xaqiiiq malah waxad lagu keenaya alaabtii la soo Bombay.

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 23 วันที่ผ่านมา

    Been in La'sheego ma ahan majeerteen cabdirashiid waxeey udileen doowlad majeerteen ineey helaan. Iyagoo cabdirashiid ku diidanaa inuusan nin qabiil aheeyn hase ahaatee siyaad barre baa ka qaatay. Isagii beey hadana inqilaab iyo jabhadnimo ku bilaabeen illaa maantana damacaas iyo lugooyadaas ayeey ku hayaan doowladnimada ummada soomaaliyeed iyo qaran-nimada soomaaliyeed

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 หลายเดือนก่อน +2

    Mingistu waa ninki riday afweyne iyo qudhunki soomaaliya yaalay

    • @kingMoha707
      @kingMoha707 หลายเดือนก่อน

      Ka bax meesha oromyhy oromku dhalay meeshaan kuma quseysee

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 หลายเดือนก่อน

      Ina abagadhe somali waxba laga wey diin maayo oromo

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 หลายเดือนก่อน

    Yaqyaqsi wareysi ah Ethiopia oo dalkaaga ayuu soo raacay heestaas waxay kusocatay Ethiopia

  • @cabeeysubkane
    @cabeeysubkane หลายเดือนก่อน +1

    Asc xuseen khaliif waa markii labad oo aan kula hadlaya ma garwaaqsan tahay inaad qeyb ka tahay burburka iyo dhibatada ka dhacday somalia?hadii haa tahay cafis weydiso somaalida

    • @cabdiaskari1640
      @cabdiaskari1640 หลายเดือนก่อน +1

      War waa lagii xoreyey somaliya snm iyo ssdf

  • @abdirahmanibrahim322
    @abdirahmanibrahim322 หลายเดือนก่อน

    War Yasin magaciisa oo sedexan cidda haysa haso qodho Bal?

  • @MohamedOsmanAden
    @MohamedOsmanAden หลายเดือนก่อน +1

    nin wayn baad sooqbatay

  • @ismailyusuf415
    @ismailyusuf415 หลายเดือนก่อน

    Ziyaad Barre , 1969 oct ayuu qabtay xukunka
    1978 ayaa inqillaab lagu weeraray
    1969-1978 = 8 sano iyo laba billood .
    Xukunka kuma raagin laba tearm oo USA waa sodeed sano . Daniel Arab moi 30 sano ayuu ahaa
    Julies nerari 1969 illaa uu ka dhintay , cali cabdallah salah 30 sano , Shiekh zaid. 30 sano ka badan
    Markaa lama odhan karo. ziyad barre waa dictator xukun ku raagey from 1978 illaa 1990 dagaal ayuu Kula JIRAY jabhadihii

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 หลายเดือนก่อน

      Ssdf iyo snm ba burburkii dalka ka masuula

    • @Hussein-Hassan90
      @Hussein-Hassan90 หลายเดือนก่อน

      Horta waa marka 1aad ee ninkan inqilaabay dawladdii shacabku doorteen, laabay sharcigii iyo dastuurki ay dhigteen, mid aanay raali ka ahayna awoodiisa ku dhaqan-geliyey, maamul anay raali ka ahayn oo aanay dhisana dusha kaga keenay, sidii uu keligii iyo inta u guulwadaysa jeclayd u maamulay, weliba 21 sanadood xukunkaas gacanku rimiska ku maamulayey, muwaadinkii/niintii ka hor timaaddana ama xukunkiisa inay saxdana isku daydana reernimo iyo shakhsi ahaan awoodii umadda ugu cadaajiyey oo macal aan dambi iyo falkale kay noqotana iyaga oo aan gelin reernimo u qoolay, ee bulshaddii Somaliyeed ee xariirta walaalaha ah dhibti ay u gaysatay tahay midhaha ilaa haatan Somali riiqay ee dhexyaal.
      Marka labaadna, millions bulshaddii Somaliyed ee xariirta ah ee dawladnimaday lahaayeen xooga cidii ka dumisay ee mid aanay dooan ku tookhaysay ay xukun jecaylkoodii u gaysatay in laggu xasuuqo, barakiciyo, hajuumo oo baylah doodii qaxoonti ay ka dhigto, weli bulshaddi isjeclayd ay kala qaybin iyo qaybi oo xukun loogu adeegsado. Iyadoo badh cadaw ah iyo kuwo muwaadiin guul-wadayaal ay ka dhigtay markay bulshadu aragtay Khaladaadkoodii iyo jariimooyinkii dawladnimo ee ay somali ka gallay nidaamka burcadda ah ee dawladnimadoodii boobay.
      Ugu dambayn, nidaamkaaa aad amaanayso dhaxalkiisii lagga dheehankaro halkuu ugu yimid 1969-kii iyo 1991-kii markii maamulka lagga tuuray halkii dawladnimaddii Somaliyeed kala joogtay.
      Markaas waxkastoo dhacay cidda masuulka ka ah dhibka Somali ku dhacay laba maaha, cidna lama labayso nidaamkii kacaanka ee mijo-xaabiyey dawladnimaddii curdinka ahyd ee Somali dhaxelkeedda lahayd iyagoo naggi iyo nabad kuwadda nool hoostedda.

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 หลายเดือนก่อน

    Waa beenlow kan hadalkiisu waa iska hor imaanayaa