Waraysi | Taariikhda Saxaafadda | Wariye Cagta Xaaji

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @aliali-mm5fn
    @aliali-mm5fn 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wariye Cagmadhige 1996 ciyaarihii Olympic aduunka ee atlanta Georgia usa 27years a go ayaa iigu danbeysay long time waagaa dhalinyaro ayuu ahaa waa salaamey saaxiib

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 4 วันที่ผ่านมา +2

    Cagmadhige waxa uu aad ugu fiicnaa ka soo gudbinta ciyaaraha ee garoonka Stadio Muqdisho siiba Ciyaarihii Gobolada. Waxa uu ahaa qofka ugu degdega badan xagga hadalka. Dhinaca xayaysiinta Ciyaartoda waxa ugu fiicnaa Warye Cawke AUN.

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 2 วันที่ผ่านมา

    MASHALAAH WARIYE MAXAMED AXMED XAAJI CAGMADHIGE

  • @waasugeguuremedia8115
    @waasugeguuremedia8115 3 วันที่ผ่านมา

    Waa baranamish faa.ido badan cagmadhige waa wariye qiimo badan noo badiya barnamishyada sidan oo kale ah

  • @AxmedfaaraxAxmedfaarax
    @AxmedfaaraxAxmedfaarax 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan barnaamijkan dhaxalreeb ka codsan lahaa inay baadhaan qofkii ugu horeeyay ee somali ah aqoon saxaafadeed Barta sidoo kale axmed cali askar in waraysi laga qaado waa muhiim

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Weriye Cagmadhige Waa Weriyaha kaliya ee aan Taageero Codkiisa, Weriyaha ii labeeyana waa Xeydara....